Abwaan Yam Yam Gabaygii Doofaaar Jilbaha Aastay iyo Jajab

  Рет қаралды 131,522

Ali Yasin

Ali Yasin

Күн бұрын

Abwaan Yam Yam Allaha unaxariistee wuxuu ahaa Abwaanadda Soomaliyeed kuwooda ugu magac iyo Murtid dheer waxaa loogu wici jiray Abwaankii Dhulbaraha waxaaana uu Tiriyey Gabayo iyo Suugaaano dhaxal gal ah Insha allah Buugtii Qoray in ladaabaco dhawaan ayaan Rajaynaynaaa.
Ali Yasin Gurbe

Пікірлер: 62
@kaysebadel7596
@kaysebadel7596 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan YAMYAM ma uur ku baale ayuu ahaa mise wax inaga qarsoonaa ayaa u muuqday ilahay amarkii Wakhtiga uu ka hadalayo sida ay soomali isu qayb qaybin doonto
@miskisuldaanabuntucali
@miskisuldaanabuntucali Жыл бұрын
Sxb ninkan nin cajiibu ahaa waxaa lagu nàanaysi jiray abwaan kii dhulbaraha alow unaxariiso balse waxaa nasiib daro ah in cabdi good af burbur inuu hees uu leyahay oo uu San ogayn uu caayo aduun
@shukridool3903
@shukridool3903 3 жыл бұрын
Cajiib cajiib cajiib alow kuu naxariiso allow abaalkaaga kayeel Jano firdows iyo Jano Naciimo.
@garyaqaan143
@garyaqaan143 Жыл бұрын
Hadalka uu waaga ka digayo maanta ayay taagantahay. Abwaanada Soomaalidu waa maskax iyo milge guuraya oo wax ka faa’iideysta la’ wlhi ❤😅
@maaxcalimaax1163
@maaxcalimaax1163 3 жыл бұрын
Cajiib sidii uu abwaanku sheegay bay noqotay, Naxariis iyo Nabad ku led YamYamow.
@abdinuraden968
@abdinuraden968 2 жыл бұрын
Allow unaxariiso Yamyam, Indheergarad hadaad maqashay wakaas, maalinka wixii umuuqday oo dhaboobay ayaan haynaa maanta. "Qabka Jabay Ayaa Iiga Daran Qaranjankeygiiye"
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 3 жыл бұрын
Allahu Akbar Alle hakuu naxariisto dhawr & toban gu' ka hor jajabkii uu arkay, bal eega dhowr iyo tobanka nin ee isku reerka ah ee wada Madaxweynaha raadinaya! jajaba
@khadijahali252
@khadijahali252 5 жыл бұрын
Af ku badle ayuu ahaa abwaanku waa yaab markui sidaa waxaa u saadaashay ma jirin federala la sheegayo yam
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 8 ай бұрын
Beesha cayayaanka iyo xasharaadka is casuumay ilaahow kuu naxariiso xigmad miiran
@lukmanjaama2865
@lukmanjaama2865 4 жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso QARAN JABAY HADII UU QAB JIRO WAA LAJIRINLAAYE QABKA JABAY AYAA IIGA DARAN QARAN JABKEYGIIYE
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso yaa rabi lagand cabdulqaadir xirsi yam yam
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Abwaanadu Garab-daar bay leeyihiin. Aun YamYam, isagoo sooman baa goor makhribkii u dhow oo uu afur u socdaa baabuur ku jiidhay Colombus Ohio.
@khaderawalehabdi8334
@khaderawalehabdi8334 11 ай бұрын
Sxb garab-tar ma taqana bal wax iga sheeg ?
@axmed_deeq
@axmed_deeq 11 ай бұрын
@@khaderawalehabdi8334 weli ma maqashay qof ka hadla wax dhicidoona oo dadku yidhaahdaan Jiman amaa shayaadiin baa la shaqeeya ama qof kale oo dhaha hadeynaan waxaa sameyn waxaasaa dhicidoonaa oo wixii dhacaan ama qof aad isla joogtaan oo kugu dhaha hebel baa inoo imandoona beri iwm, dadka noocaas ah baa la dhahaa garab-daar bay leeyihiin. Waxaan rajeynayaa inaad fahamtay ?
@deeqaosmam2902
@deeqaosmam2902 2 жыл бұрын
Intii hore been, haday taagan tahay wuxuu sheegaayey 90shamaadkii, illaahow na astur. Illaahay ha u naxariisto abwaanka janatul firdowza ha geeyo aamiin Aamiin
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 2 жыл бұрын
Aad iyo aad wlh Haday taagan tahay
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 7 жыл бұрын
Illaahey how naxariisto Nin dadka ka horeeyuu ahaa
@abyan1351
@abyan1351 5 жыл бұрын
Subxaana allah allow ku naxariiso Garaadku waa 100% masha allah
@mohamedyusuf6210
@mohamedyusuf6210 2 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto nin wadani ah oo wax wayn arka ayuu ahaa
@maxamedmuxyadiin5635
@maxamedmuxyadiin5635 7 жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto waa caqil odoros fayaw
@sacidodirir9841
@sacidodirir9841 6 жыл бұрын
alahu Akbar ya ushegay ilahow u naxariso
@shukridool3903
@shukridool3903 3 жыл бұрын
Tolow miyaa la diley ???
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 2 жыл бұрын
Allh unaxariiisto abwan yamyam shilgaari ayuukudhintay dalka maraykanka
@maryanigal3349
@maryanigal3349 2 ай бұрын
Allow kii naxariiso in uu iga ayaad moodaa cajiib in loo waxyoodaad moodaa
@sacdiyohonest3069
@sacdiyohonest3069 5 жыл бұрын
illahy janatul fardowso haku KEEyo
@nuuriyecali7274
@nuuriyecali7274 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto abwan yam yam
@xasanmaxamedxaashi2923
@xasanmaxamedxaashi2923 7 жыл бұрын
allaw kunaxariiso
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 ай бұрын
❤Allaah Hakuu Naxariisto
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz 5 ай бұрын
Allah unaxresto abwankA
@rayanahasanabukar4391
@rayanahasanabukar4391 2 жыл бұрын
maasha laah ilhoow kuu naxariiso xigmad qofkii fahmaya fahmaya
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 6 жыл бұрын
Walee waa nin khiimo ale siiyay. Geesi aragti dheer
@garaadcirocaduur6497
@garaadcirocaduur6497 6 жыл бұрын
dhulkaygaa jajaban baa iiga roon cido jardiinkoode
@IbraahinSaleebaancilmi
@IbraahinSaleebaancilmi 5 ай бұрын
Allaha u naxariistee Halyay buu haa
@nuurkhadar7968
@nuurkhadar7968 7 жыл бұрын
allow kuu naxariiso maxa somali nin qayma leh kadhintay
@drxaayoow2105
@drxaayoow2105 4 жыл бұрын
maamul goboleeed ayuu sii saadaalshay iyo madaxweynayaal tira badan 2004.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 ай бұрын
Xaqiqdi wa walahi nin kasta wadan wato Waxa la Leyahay Xukun ku sareyna bacid ma dhali karta Haa Leyahay Xukun u muqdo ma dhali karo bacid aniga bani adan ahay ma dhahayan rag wa kuwi hore
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 ай бұрын
Shirki eldoret karbash xalal Waxa iga hor muqdo
@farhioilmi1077
@farhioilmi1077 7 жыл бұрын
Masha allah masha allah masha allah
@abdiwahidabdiraxman13abdiw96
@abdiwahidabdiraxman13abdiw96 2 жыл бұрын
Awoowgey allow kuu naxariiso
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 5 жыл бұрын
Alle hakuu naxaristo
@mohamedsayid7757
@mohamedsayid7757 4 жыл бұрын
Allah ya raxma raaximiin abwaan yam yam
@ahmedmohamed-sx6ms
@ahmedmohamed-sx6ms Жыл бұрын
Sanadku waa sanad kee asaxaabey
@cabdallaadan4294
@cabdallaadan4294 4 жыл бұрын
allaah haw naxariisto abaanka wanala taliyey ym ym dofaarka jaqa jawhar w/omadaxwayne leh basosocota
@khadijahali252
@khadijahali252 7 жыл бұрын
Ninkaan ma uur ku baalaa waa yaabi. Ilahow u naxariisto
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 8 ай бұрын
indheer garad aan lagu dhaqmin taladiisii iyo xigmadiisii
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 3 жыл бұрын
Subxaanalah runtiis weeye
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 22 күн бұрын
Cajiib cajiib war xigmadan maxaa lo qariyay
@sacdiyohonest3069
@sacdiyohonest3069 5 жыл бұрын
الله اكبر
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 3 жыл бұрын
Horta abwanadu waxay shegan wa la arka
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 ай бұрын
Waxa iminka na heysato waye nin kasto inu tulo gosto madaxweyne ka ahay yirahda gareyna wa nala kala qeybin mid midka kale dayi karo ma leh 😂😂😂😂😂
@mukhtaarahmed1114
@mukhtaarahmed1114 5 жыл бұрын
Cajaa,ib qabiirsanaya yamyam
@labtechnology4462
@labtechnology4462 3 жыл бұрын
waxaan maaanta layaaapay ayuu ka hadlay
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 11 ай бұрын
Dhacdey imika
@sadikmohamedali6942
@sadikmohamedali6942 6 жыл бұрын
Waxaan jirin wax jira kii u naca waa u garad jabane dhag musbar ku jabey baa dubuhu maqal u jideyne
@maxamedcarabeey7989
@maxamedcarabeey7989 2 жыл бұрын
Kkkkk
@xalimaahmed2199
@xalimaahmed2199 2 жыл бұрын
..
@raahaabdullahi1979
@raahaabdullahi1979 5 жыл бұрын
Waxasaas runtu
@ashasamater2106
@ashasamater2106 2 жыл бұрын
Crib
CAKU GEELU MUU DIDO- C.X. YamYam
23:13
Bartamaha
Рет қаралды 60 М.
SU'AALO IYO JAWAABO MUHIIM AH || Sh Maxamed Cabdi umal
1:05:12
Daacad Tv
Рет қаралды 20 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 27 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 29 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,3 МЛН
Abwaan Dhuurcas "Gabayo iyo Taariikh"
10:33
Balli-Hawd Channel
Рет қаралды 8 М.
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 83 М.
Dareenjiitayaasha Maansada - CabdilQaadir Xirsi (Yamyam)
14:13
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 6 М.
Maanso: Abwaan Cabdulaahi Macallin  Axmed (Dhoodaan)
52:10
IFIYE TV
Рет қаралды 305 М.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 562 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Gabayo goos goos ah iyo abwaan yam yam 👍❤️
14:15
Murti Dhawr
Рет қаралды 39 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 27 МЛН