canjelo bur laan 😱calosha lagu jaro 🏋️ healthy breakfast recipes

  Рет қаралды 226,376

FARHIA KUSHIN

FARHIA KUSHIN

Күн бұрын

BISMILLAH RAXMANI RAXIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

Пікірлер: 116
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 ай бұрын
Caloosha waxa jara exercise iyo cuntada oo yarayso qiyaasteeda guud una badan khufrad, sonkorta oo layska yareeyo fuit and vegetable. Sixnigaa ku hor yaal kaligaa aad buu u wayn yahay iyadoo cunto caafimaad le ah sida kale cunto wanaagsan baad samaysay good job sister
@BatulaIsmail-c7i
@BatulaIsmail-c7i 9 ай бұрын
No disrespect i did get it with your English
@HusseinMohamed-z9t
@HusseinMohamed-z9t Жыл бұрын
Masha Allah Waa dadaaleeysaa Kudar Walaale Halqaado chia seed iyo hal qaado flex seed Masha Allah
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 11 ай бұрын
Masha Allaah qali markaan saas u arkaan samaystay mahadsnd abayo
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 10 ай бұрын
Dadka qaar ayaa maydhin oo Iyagoo qalalan ama dry ah mashiin ku ridqa ka dibna bur ku dara oo canjeelo kaaa sameysta qaar kalena intay isku ridqaan qamandi,garow iyo gallay ayey canjeelo ka dhigtaan,wax dhibaato ahi miyey ku jirtaa?
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 10 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله Walaal haddii iyadoo la maydhin ama la nadiifinin oo la ridqo hadhuudh 5kg gallay 5kg,qamandi 5kg ,sisin 5kg,in xulbad ah,inyaroo xabbata sawdo ah iyo waxooga toona ka dibna laga sameysto canjeelo ama sida shuurada u sameysid ma wax dhib ah ayaa ka iman karaa? Mahadsanid.
@SalmaHaaji-jl6fm
@SalmaHaaji-jl6fm 10 ай бұрын
Masha alh
@GgahabababaGbnansbsb
@GgahabababaGbnansbsb 11 ай бұрын
Maansha allah ukhtii alle hahu bakeeyo
@SeynabCabdiraxman-n5x
@SeynabCabdiraxman-n5x Жыл бұрын
Masha alh quruxay kabadan ayad uqalantaa
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah food healthy i liked yummy cafimat ku cuna hore usoco abayo ❤❤❤
@CaamirXuseen-bl7sk
@CaamirXuseen-bl7sk 10 ай бұрын
😮❤😂🎉😢😮😅😊
@fatumabisharali-cb3nm
@fatumabisharali-cb3nm Ай бұрын
Mashaallh tabarkallah
@idilomar3051
@idilomar3051 11 ай бұрын
Shukran xabiibti runtii meel fudud ayaad wax iga tustay allaha ku barakeeyo
@AsmiNaBbe
@AsmiNaBbe 19 күн бұрын
abayo alaab inaan kaa iibsado doonaya ee halkee kala soo xiriiraa
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 Жыл бұрын
Masha Allah tabaaraka allah
@balqizaabukar1454
@balqizaabukar1454 Жыл бұрын
Mashaalah abayo ilahey gacantada ha ku barakeyo abayo bacda aad ku daboshay canjerada iltee kaso gadatay isheek abayo adigo mahadsan
@zetunodowa8308
@zetunodowa8308 11 ай бұрын
Manshaallah wa Qurac an ubahnen runti mahadsante
@bellahaji9884
@bellahaji9884 10 ай бұрын
Masha Allah❤❤
@CILMIABUUKARCABDI
@CILMIABUUKARCABDI 11 ай бұрын
Mansha allaa
@MaryanMohamed-j4s
@MaryanMohamed-j4s 11 ай бұрын
Mashaallah
@AaAa-sn6dh
@AaAa-sn6dh 11 ай бұрын
Mash allah
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 10 ай бұрын
ASC Walaal Huruuda cunnada lagu darsado iyo ta dumarku jidhka ama wajiga ay marsadaan ma isku midbaa? Mise way kala duwan yihiin?
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 11 ай бұрын
Assalamu walalo waxan jogi dhigan jiray macada islami ah 40 ilaa 50 wadan aya wax kabaran jiray mar waxan so ogaday in walidinta somalisomalida ayna barin sida faraha wax logucuno dadka somalidu sacabay kucunan adbay nogu qosli jiren arintas kubararuji walidinta😢
@AbdulahiAhmed-x9d
@AbdulahiAhmed-x9d 11 ай бұрын
Maashaa alaah
@user-Aney22
@user-Aney22 11 ай бұрын
Abayo ani hada skabulo ahy oo mel keligy an ku nolahy wax an kari karin side yela ina calsha iska jara raba😢
@sahramohamed2470
@sahramohamed2470 Жыл бұрын
Walal qofka nuujiso qal tufaaxa macabikaraa thanks
@maryamnasir537
@maryamnasir537 11 ай бұрын
Maya
@farhiakushin
@farhiakushin 11 ай бұрын
Kan samey👇 kzbin.info/www/bejne/raLEoatngZ1pqdkfeature=shared
@Qadaro223
@Qadaro223 9 ай бұрын
Waaw I like it
@ShukraanAli-b6t
@ShukraanAli-b6t 11 ай бұрын
Mshallh❤
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 11 ай бұрын
Mansha Allah
@FaadumoMaxamed-h2u
@FaadumoMaxamed-h2u 10 ай бұрын
Hooyada cunugga nuujisa ma sitacmeelikartaa❤
@astaghfirullah4406
@astaghfirullah4406 11 ай бұрын
masha Allah
@farhiyaismail6928
@farhiyaismail6928 11 ай бұрын
Masha Allah gacanta illahay hakuubarakeeyo ❤
@BatulaIsmail-c7i
@BatulaIsmail-c7i 9 ай бұрын
Burka amawalaqatay brotinkisa yaryahay 😂😂😂
@yasminabdi3603
@yasminabdi3603 Жыл бұрын
Mashallah
@HabiibkMohamed
@HabiibkMohamed 29 күн бұрын
Misir maxaaa kawadaaa wllshy
@ilhaan2863
@ilhaan2863 11 ай бұрын
Masha alaah abayo
@khadijaadenm4043
@khadijaadenm4043 Жыл бұрын
MaashaAllah ❤❤❤
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 Жыл бұрын
Masha.Allah❤❤❤❤❤
@anr4578
@anr4578 Жыл бұрын
Wow masha allah machineta aadku shiiday waa noocee😊
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 11 ай бұрын
Waa me hine qaaliya north American laakiin malah waa nova Europe yaal ku jaban yahay .laakiin mid kasta aad haysto ku shiidayaa.
@OmarbileMohamed-co1rr
@OmarbileMohamed-co1rr 11 ай бұрын
Mahadsanid Farxiya
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 11 ай бұрын
Misirtah waxa layiradah Cadas kah axmarkah waanah loqad caribih ah
@ZeynabArab-vz5ky
@ZeynabArab-vz5ky 11 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍
@OumarKamil
@OumarKamil 10 ай бұрын
Machallah ❤❤
@zeynabxassan1005
@zeynabxassan1005 10 ай бұрын
Abayo ano nujisa ma isticmali kara Cano la aan amay ledahay
@mirry6140
@mirry6140 11 ай бұрын
Can you please post ingredients&recipe in English???
@seojiwoo37123
@seojiwoo37123 10 ай бұрын
Lentils, sesame seeds and yeast and egg
@ijuhhy9831
@ijuhhy9831 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 10 ай бұрын
V heathy
@LabasuulMuxumedCali-ew8qu
@LabasuulMuxumedCali-ew8qu 11 ай бұрын
Masha alaah abayo mcn ilaahay ha ku barakeyo❤❤❤❤❤ ajir iyo xasanaad ilaahay hakaa siiyo❤❤❤❤❤
@CaamirXuseen-bl7sk
@CaamirXuseen-bl7sk 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤iaiaia7aiw
@Malika-p5b
@Malika-p5b 11 ай бұрын
Maasha allah
@MiniAde_cooks_nothing
@MiniAde_cooks_nothing 10 ай бұрын
Maansha alaah shukran qali❤
@ima6291
@ima6291 Жыл бұрын
But was ku daray wlshey oo wey cadahay hadi kale fududeyo ey noqon lehed wlshey waxna waa kula fahmeyna
@abdirahmanguure5004
@abdirahmanguure5004 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤😊
@anasxasan9950
@anasxasan9950 10 ай бұрын
Maaasha allh
@abdullashire9236
@abdullashire9236 10 ай бұрын
Misir waamaxay manage miyaa
@Ayaanmahamettt
@Ayaanmahamettt 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 11 ай бұрын
misir misir lewaayo
@MrDiria-rd4rw
@MrDiria-rd4rw 10 ай бұрын
saliiDaaa ayaa i bahanahaya wll
@farhiakushin
@farhiakushin 10 ай бұрын
Ilasoxorir+254790610603
@Hooyomacan76yemailc.m
@Hooyomacan76yemailc.m 11 ай бұрын
Shakshuuko ayaad I nacsiin rabtaa apaa😢😮
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Masha Allaah xabibti guul insha Allaah
@Helenebakers
@Helenebakers 11 ай бұрын
Sinsin wa mahaye humo???
@HafsaIsmail-gf8lc
@HafsaIsmail-gf8lc 11 ай бұрын
mashAllah
@nabilaadam5323
@nabilaadam5323 11 ай бұрын
Qof macaan qabaa macunikaraa Abaayo
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 10 ай бұрын
Asc abaayo macanto ❤❤❤❤
@mohademaker3497
@mohademaker3497 10 ай бұрын
What is sisin in English
@umuhudeifashafi4195
@umuhudeifashafi4195 11 ай бұрын
Wankahelaye caruurta malasiinkara
@deeqabashiir8200
@deeqabashiir8200 11 ай бұрын
Hbnki miyaa lashidaa mise subuxii
@rahmahajji
@rahmahajji 11 ай бұрын
As salaam Aleykum you mix misri and
@ugaasoali3717
@ugaasoali3717 Жыл бұрын
Canjelada ukunta aad ku dartay talajada malagalin kataa subaxi laboxabo kabadan makubtee
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 11 ай бұрын
Misir English waxa lagu dhahaa lent
@af4864
@af4864 11 ай бұрын
Sisiin ah, whats that ?
@AhmedYare-z1g
@AhmedYare-z1g 11 ай бұрын
M.a abayo
@aminamaxamedgoulled1259
@aminamaxamedgoulled1259 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hoodohoodo
@hoodohoodo Жыл бұрын
Faxiya salida halken ka hela
@barlindeqow6988
@barlindeqow6988 Жыл бұрын
Coounat oil hadan isticmalo kawaran
@farhiakushin
@farhiakushin 11 ай бұрын
Kafican
@shamsomohamed7587
@shamsomohamed7587 Жыл бұрын
❤❤ Maasha allah
@boganmacalin748
@boganmacalin748 11 ай бұрын
Salida..wameqa abayo
@fairhonestjustice7918
@fairhonestjustice7918 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiirojaxeer7746
@samiirojaxeer7746 11 ай бұрын
Farxiyaay intaas hdaa subax welba cuno macaa too bayaa😰
@farhiakushin
@farhiakushin 11 ай бұрын
Haa waa inad jimicsi sameysa kugu filan
@fadumomatan8300
@fadumomatan8300 11 ай бұрын
Thanks sistar
@luuleyhaaji7668
@luuleyhaaji7668 11 ай бұрын
Cadas Aya la dhahaa digirtaas
@seynabosman
@seynabosman 11 ай бұрын
Chapti kasoo sameey
@MaryanMohamed-j4s
@MaryanMohamed-j4s 11 ай бұрын
Ayan raba
@hoodoxasan3292
@hoodoxasan3292 11 ай бұрын
Soo badi farxiya
@MaryanMohamed-j4s
@MaryanMohamed-j4s 11 ай бұрын
Màkiinada ayan rabaa
@fahimahajji3544
@fahimahajji3544 Жыл бұрын
What is misir in english
@jamiilamohamed2374
@jamiilamohamed2374 Жыл бұрын
Lentil
@kaltumasalat6152
@kaltumasalat6152 Жыл бұрын
Lentils
@hannanahmed6056
@hannanahmed6056 Жыл бұрын
Lentil
@abdillahiassowehayan202
@abdillahiassowehayan202 Жыл бұрын
lentils
@fahimahajji3544
@fahimahajji3544 Жыл бұрын
Thanks guys
@marwaabdullahi9545
@marwaabdullahi9545 Жыл бұрын
m a
@anr4578
@anr4578 Жыл бұрын
Adoo caysh kasameeynaayo noosoo gali 0:55 😊
@zamzam5255
@zamzam5255 Жыл бұрын
QAALKA TUFAAHA QOFKII QAABO GAAS MAA CAABII KAARO
@ubaxzalan3632
@ubaxzalan3632 10 ай бұрын
My Abaayo iska ilaali
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 ай бұрын
Misirka
@luuleyhaaji7668
@luuleyhaaji7668 11 ай бұрын
Caddas
@yasminabdi3603
@yasminabdi3603 Жыл бұрын
Asc
@fadumofani1593
@fadumofani1593 11 ай бұрын
Usually 😢😢😢😢😢😢😢😢hvkvi
@MaryanMohamed-j4s
@MaryanMohamed-j4s 11 ай бұрын
Taleefonka
@Feyla731
@Feyla731 11 ай бұрын
Masha Allah
@nimcohusein9365
@nimcohusein9365 11 ай бұрын
Masha Allah❤❤
@najmaabdirahman8986
@najmaabdirahman8986 Жыл бұрын
MashaAllah
@mariaadanfarah6729
@mariaadanfarah6729 10 ай бұрын
Manshalaah
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 7 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 19 МЛН
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
Why didn't I know this recipe before?❓ Healthy and cheap food!
8:04
Yemek Tariflerim
Рет қаралды 14 МЛН
canjelo bur laan calosha lagu jaro 🤤  healthy  recipes
7:22
FARHIA KUSHIN
Рет қаралды 10 М.
Chickpeas are better than meat when cooked in this easy way!
5:44
هدوء الطبخ Peaceful Cooking
Рет қаралды 4,1 МЛН
qabkan usamey sawayada 🤤 make this way chapati delicious
4:21
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН