Cbdrxman Ciro ayaa bajiyay dhacdo hore logu balan qaaday oo ka dhici lahayd Jabuuti|18Dec2024

  Рет қаралды 10,652

Doowlanimo Tv

Doowlanimo Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@ismailhagisaeedabdi
@ismailhagisaeedabdi Күн бұрын
Verry good thank you
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 13 сағат бұрын
Well said
@MohsmedFaatah
@MohsmedFaatah 23 сағат бұрын
Madaxweyne ciro ha iska ilaaliyo cadwga somaliland ee madaxda jabuti, isaguna ha iska ilaaliyo, madaxweyne ciro, hadii uu tago kabihiisa ayuu deydayi🎉🎉🎉
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Күн бұрын
Kuma dhacdo inay timaado jabuutay inay dalkayaga timaado geele iyo kooxdiisa oo neceb arkikarin jiritaankeena oo waxay arkaana ugu neceb aqoonsigeena😮😮😮😮😮😮😮😮
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Күн бұрын
Jab butti madaxwaynuhu yuu tagin way sixrayaane balaayo idiin timaaday
@davidvictor4625
@davidvictor4625 Күн бұрын
Oui je suis d'accord avec vous 😅❤
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Күн бұрын
Sababtu waa dadka Somaliland oo diiday in cadawgooda Djibouti iyo failed state Somalia dalkooda cag soo dhigaan.
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 17 сағат бұрын
Yusraaay waa Qayb xuntahay: karuure tv:
@subeerchannel3008
@subeerchannel3008 Күн бұрын
Waxan kasoo horjeednaa in madaxweynaha cusubi jabuuti xaflad usameeyo
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Күн бұрын
“Labadii xaq daro ku heshiisaa xaqa ayay ku diriraan”. Muse iyo Geele iyagaa isku shushuban jiray markii dambena isku dhacay reer Jabuuti iyo Somaliland cadaawadi kama dhexeyso
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Күн бұрын
xaflada waxaanu ku haboon Mr.Abii axmed iyo Mr. Donald Trump the president ofUSA iyo saaxiibada jumhuuriyada barakaysan ee noqotay "THE SINGAPHORE OF EAST AFRICA" cadaw masoo dhawaysano.
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Күн бұрын
Malaha anagoo bariga dagaal nagaga socdo xisbigan wadani xaflad qabsanmaayo oo xafladu sawtii dhacday ee sida sharafta leh udhacday 😮😮😮😮maxaa looga baahanyahay xaflad
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d Күн бұрын
Waxa la rabay naago iyo rag meesha ka niikiya lacagata lagu niikinaayana Ceergaabo ayaa u baahan. Ala maaxaa ku dhacay tii Buraanburi jirtay ee Ugbaad Aragsan iyo Qadan Qaran Qaranku Dumar noocaasa Uma baahana marwooyin ayuu u baahan yahay xishood iyo Edeb leh oo ma tala Dumarka Somaliland
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Күн бұрын
@@HaboonDucale-k2d “ mar hadaan ka gabyey go’aygiina ka qaatay maxaa iiga gidhiisha”. Ugaad iyo Qaran wey guuleysteen xilkoodiina way ka soo bexeen nashasho ayay ku jiraan
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Күн бұрын
No No xaflada waan kaso horjeydda waar ummadah haloshaqeeyo jabuuti waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland maxa locasimaaya waar Cirro maxa kasiia
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Күн бұрын
Dowladu cidii Dan u ayee lahadlaysaa
@ahmedjama1651
@ahmedjama1651 Күн бұрын
Kadaa halkaas indr Djibouti haynugu soo celin ha odhan dib ubadi doona waayo geele intuu nolyahay waa cadawgena
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Күн бұрын
Ninkaa (dhukur) xoghaya waddani isagoon cidna la tashan ayuun buu si ka fiirsasho la'aan ah ugu dhawaaqay xaflad 2aad. Midda kale Jabuuti lafteedu maxay ku fali ciyi waa ka baryay
@Abclll-i3h
@Abclll-i3h Күн бұрын
Reer sland ma necba reer jabuti laakin reer jabuti iyaga reer sland neceb. Wax lagu sameyayna ma jirto. Siyasada jabutina maaha siyasad xiitaa ogol jiritanka sland . Markaaaga yeeli mayo. Dadku haday is wada raacan ooh iska daayan reer hebel cidna sland waxba ka qaadi mayso
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 Күн бұрын
Wa talaxumo xafladi wey dhacday maxa tukale laga raba,ama li qarash gareynaya,umada bahaan halo tudho,kijiqsidi mucaradnimo bey wali wadan sidi fodleyda😀
@haydar378
@haydar378 Күн бұрын
Lacagta ciidamada xoolo wa inaan ugu qalnaa no xaflad i
@subeerchannel3008
@subeerchannel3008 Күн бұрын
Dagaal hubaysan ayaa lagaga hor imanayaa xukumada madaxweyne cirro rabitaanka shacbiga
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Күн бұрын
Shacabka Sacad Muse miyaa?
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 Күн бұрын
Subeer Awal dagaal hubaysan kagama hor imanayso Xukuumada madaxweene Cirro,dalka nimaan lexejeclo ka lahayn ayuun baa dagaal qaranka kala hortaga.
@EidXaaji
@EidXaaji Күн бұрын
Xisbiga Wadani iyo mdxweyne C/raxman marka Horreba May wadda Socon .Ninka Galaal layidha Aqoonsiga Slandba waka so Horjeeday .Wadani Xirsi iyo Galaal ma metelan madxweyne Craxman
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Күн бұрын
Somaliland waa la soo weerarayaa. Yahuud iyo Itoobia oo Maraykan la socdo ayaa Baddii Somaliyeed qaadanayaa. Hurdada ka Toosa.
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 17 сағат бұрын
Yusraaa!!! Markan buurtaadii daalo waa saarantahaye Haka soo Dagin!!! Waa 1988: Qayb xumaa!!! Kaa ina geele doonfaar baa kaga Fiican. QAYBTA. kkkkkkkkkk Wasiir Cayaaar baa ka heley.!!! Dhilooy. Waa daagal Nooo Cayaaar!!!!
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 17 сағат бұрын
Nayaa 1988kii Qamri baad ku Cabaysay moscow dhillo. Halka soo dagin Buurtaada Daallo: Naag dhillo:
@somsessl1310
@somsessl1310 Күн бұрын
Ubaxle noooloooooow
@nathra7351
@nathra7351 23 сағат бұрын
Jabuuti masoo galayaan somaliland xaaraan baay katahay gudaHa hrg
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 17 сағат бұрын
Yusroooo ama Araweelo waa dhilooo isaaq. Naa haka soo dagin Buurtaada Maantana: waa 1988: Walaal !!! Naa waa dagaal. Dhiloo Wax iska Cili kkkkkkkk
@MubYus
@MubYus Күн бұрын
Ma xaflad ayuun baa lagu jirayaa, dadka goorma ayaa loo adeegayaa? Yaaab.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Күн бұрын
Cumar Geele lacagtii uu Muse gurigiisa ku qarsaday ayuu inoo soo celinayaa bal suga oo ha degdegina
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Deg Deg: Ibrahim Caydiid oo Sir Weyn Fashiliyay iyo Xogo Xasaasi ah
20:14