walal salada ka dib maxa uga dhigi weyday qudbadada 😢
@adanbare-f3q7 сағат бұрын
Jubaland guul guul❤❤
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv16 минут бұрын
Haa dalka afgenbi qarsoon bukadhacay khawarij ta ayaana talada la waregtey
@ysooyaalka61726 сағат бұрын
Aad iyo aad waxaan u dhaliilayaa siyaasiyiinta, qurba joogta iyo wax garadka beesha Mareexaan in ay Reer Gedo midayn waayeen oo Gedo noqoto meel mar kasta fidno iyo tafaraaruq loo Soo raro.
@batulasmail82613 сағат бұрын
Ree Gedo kuwa horjoogayaasha u ah marki labrabo in Gobalka Dagaal lagaliyo ayaa laga soo kala diraa Muqdisho iyo Kismaayo
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv18 минут бұрын
Reer Gedo mar haddiiba ugaas kiina mogdisho fadhiistay oo sidaan laga saxiixdey oky weeyee islaaya oo burburiya guryihiina qixiya matadiina oky weye HSM kursiga uu helayo Waad kufarxidontan haa wada shaqada
@adanabdullahi2108Сағат бұрын
In fact this is mean reason Somalia will never get peace people a praying and this cowards are discussing petty politics shame on you