Adiga naartii lagugu shidye wuxuu hortaagnaa baad samayseen markaad mingiste u tagteen oo uu hub idiin soo dhiibay oo idin yidhi qabiil ku dagaalama naartii alle kugu fogeeye
@abdirisaaqmaxamed386929 күн бұрын
Maxamed siyaad adigoo waxba ahayn ayuu dad kaa dhigay ee hada ma joogo maxamed siyaade hadii ad dhaanto maxaa hal habeena ha ahaate u dhisu waysay dawlad soomaaliyeed oo mid ah hadase maxamed siyaad shaqsi ahaan u necbayd wuu kaaga tagay xukunkii iyo dalkiiba ee maxaa wadanka iyo dawladnimada u ilaalin wayday ileen maxamed siyaad shaqsi buu ahaaye taasi waxay cadaynisaa in wayaanadii maxamed siyaad dagaalka la galay ee itoobiya ku tiri orod dalkaaga soo bur buri adna haye tiri dee caano ka dhan waa adiga dawladna haysanin aqoonsina haysanin ee maanta anba waxva ahayne
@qalbiwaxjecek42978 жыл бұрын
cidi mooda qabyalad in wax lagu dhiso bal 1diyarad qabiil sameystey ma jiraa oo taa oo kala ah.Dowladi somali laheed dad baa ka dhigey in ayago lahaayeen waxaa dadku wada sameystey bal manta aweyn ayaguna🔫😭.kuwi waxii oo dhan baa,bah ka dhigeyna aweyn manta😥🔫 ?
@abdihakin9199 жыл бұрын
diyarradahan somaliya miyaa iska laheed wan amini la ahay
@abwaanarmaajodariqtosane16857 жыл бұрын
Illahow abe siyaad IYO dhamaan ciidamadi dalka uso dagalamay ee udhintay illahow janadi fardow kawarabii aammmiiiiin
@kalidabdalla52947 жыл бұрын
wlahi anigu waxan ahay qof reer waqoooyi ah adan qaar ka mid ah reerkoodu ciidankii dawaladii dhexe laysay hadan waxan jeclahay in dib iskugu so noqon isna saamax no amiinta inoo dhah ilahay isku keen dhaweeyo
@aminoguled30107 жыл бұрын
Kalid Abdalla walal aamiin alle somaliya mida hasoo celiyo anaa kula ah reer waqooyi midnimo kula jecel yaa inaga xiga somalinimada
@sadamyusuf86766 жыл бұрын
Waryaa ma tihid ee waxaad tahay sheego stupid yahaw
@hassanyassin25466 жыл бұрын
Soomaali hajoogto waqooy galbeed konfur bari kala ma maraana markasto cadowgeena waxuu jabaya markano gacmaha isqabsano
@alahlemuse29976 жыл бұрын
Kalid Abdalla ilaahay ha mideeyow
@geelegeedi29488 ай бұрын
Amiin Wll Noolow
@qoslayecade51209 жыл бұрын
Ilahay mahad iskaleh saana rajenayana inshaalaah
@ilkacase43367 жыл бұрын
Duuliye sare Max Jaamac Caamir AHUN Taliyhii Saldhiga Balidoogle 1975. & Duuliye Sare Abuubakar Muuse Guuleed (Sanyare) Duuliyihii gubey raadaarka buurta kaaraamardha saarnaa 1977 geesi Soomaaliyeef AHUN.
@kaiseadem32365 жыл бұрын
Ilkacase saaxiib Caamir iyo Sanyare kaliya aayaad ka xustay, laakiin waxaa kaloo halkaan ka muuqdo duuliyayaal qaali ahaay, sida Duuliye sare Xaayoow iyo Duuliye Sare Axmed Ciraaq oo ka mid ahaay duuliyayaashii ugu da,da yaraay Belidoogle, intii dhimatay ilaahay ha u Naxariisto wixii noolna ilaahay cimjriga han u barakeeyo, runtii ragtaan meesha kan muuqdo xasuustayda kama baxaan waayo maalin walba waan la kulmi jiray waxay ii ahaayeen dhamaantood waalid waayo waxaan ka mid ahaay caruurtii ay dhaleen ciidamadii Belidoogle gaar ahaan ciidankiin komandoowsta(Danab)
@kaluumuch25378 жыл бұрын
Allahu akbar kuwiii sameecadda iyo sharafta. Nooyeelay aduunkna. Natusay waxaan ee dhahay dadka nagabarta janatul fardawza allah ha idn geeyo qabrigana Allah ha idiin waa siciyo intii dhimatay intii noolna allah ha idin xifdiyo Allah
@dhiigazoomaliland73987 жыл бұрын
Abdul Nassir Muhammad alle ha cadaabo maxay tahay sharaftay kuu yeeleen umaday cadaawad dhex dhigeene
@madaale10007 жыл бұрын
dhiiga zoomaliland cuqdad ayaad meelkasta la taagantihiin anigu hawiye an ahay Somali oo dhan aya is dagalay mxa kaligaa cuqdadu Ku beeray isaaq adinkuba waxbaad dagalka u jirteen hadane dad baab wali dishaan oo maamulikiina Rabin
alle cadaabtii haka waraabiyo waakuwii lagu xasuuqay shacabka soomaliland lkn uma ciilqabo hadaan dhulka hoos mariyay
@daariqahmed82977 жыл бұрын
dhiiga zoomaliland : ilahay haka badbadiyo adiga waayo qofku marku khaladka isagu maskaxdisa ka keenu inader khalad leeyahay se adigu waxad tahay nin dadkisu qol KU xidheen sidii dad waalan . Raggan aad arkaysa'i way shihideen ee iska daa hadii aadan u ducaynayn oonadba aqoon u lahayn , raggani waa raggi amxaaro cashar u dhigay ee ethiopia qabsaday , maantana adiga addisa ababa amxarada KU gumaysan lahaa se awowga ama abaha baa rajada babiyey oo cuqdad bilaahay ka dhadhiciyey . Makula tahay waxaso diyaradahi inay hargaysa duqeyen adiga caqligaga , waa maya hadii aad caqli leedahay waayo raggan macal maydkodu maanta somalia kuma aasna dhulkii ay xooga KU qabsaden ee itopiayey KU aasan yihiin , waxa jira macal qaar aan la asin oo jihaday , raggi waka adiguna xamar iyo meel dhow baad KU meeraysanaysa maanta , war nimankani afrikay rabeen inay hargaysa caasimad uga dhigeen
@AhmedMohamed-og2bu7 жыл бұрын
SNM argagaxiso beey ahaayen mingise oo dagaalwadaniyad naga dhexeyso ayaa hub soo siiyay oo yori somaliya sodudumi ayagoo qabiil kusocda magalada inteysogalen bay layen wixii dowlada ushaqeynayay oo aan aheyn isaaq waxey kuleyihin maxa naloolaayey kuwey ayaga laayen ma fattatirbaa
@amaarmohamud44019 жыл бұрын
video yada noocan oo kale waa ay iga ilimaysiiyaan waayo ma aanan arag wadankeygoo nabad ah waxaan ku dhashey isagoo dagaalaha maanta noqdey nin wayn wali aan kasoo kabsan oo waxaa kasii daran cadowgeena in uu na duleysto walibaa tii ugu xumeyd, waa ay nakala qayb qaybiyeen nakala goo gooyeen khilaaf bey nagu dhex abuuran kadibna nagu qoslaan kadibna dadka madaxda inoo ah dhamaanto min dowlada dhexe ilaa gobol farta iyaga oo loogu yeerayo adis tagaan. waxaa cadeen kuu noqon karto madaxweyne walbo oo la doortaahi bal u fiirsada haduu yahay mid gobol ama dowlada dhexe safarkiisa u horeeya waa in uu noqdaa addis ababa haduusan noqon kiiisa labaad maxay ku tusinaysaa taas. in loo soo qorayo waxa uu qaban lahaa in uu kursiga hayo mana is waali karo waa in uu dhahaa yes sir. mida kale eega ethio mamul goboled walbo wadanka ka jiraahi iyada ayaa dhisatey mid walbanah waxaa u jooga cunug xun oo ka awood badan waxa meesha jooga markuu rabanah farta ugu yeero waayo "" lax walbaahi meesha ay is dhigto ayaa lagu gowracaa"" anagaa is dhigney weyna na gowraceen hilbahaynii ayey cunayaaan ogaadanah kenya ma dhaamto
@nimcomaxamedxasansss33889 жыл бұрын
maasha allaaah wlhi wan ooyay aaway diyaaradahan waa yaab hawiyaa cunay sun laguu Qas insha allaaah
@mohammedjama30168 жыл бұрын
airport wa bali doogle wuxuna ku yala gobolka shabelada hoose
@faisalabdi90298 жыл бұрын
wa kuwii hargeisa iyo burco lala dhacay
@aghader87517 жыл бұрын
faisal Abdi Xaqiq wlh wan ka xumahay lakin iska samra ilaah aya a badalkeda nisineye
@omardek45127 жыл бұрын
faisal abdi alla maxaan difaacnay Hargeisa iyo Burco
@daariqahmed82977 жыл бұрын
Hhhh 😂😂 been baa lagu sheegay ciidankani waa raggi ethiopia baabiyey hargaysa laba diyaradod iyo burco baa KU filna se ciidankani waa mid qaran ee idinka wax garadkiina iyo kuwii wax laydin baray idin khiyameen si ay iyaga kaliyu u libanan se ilahay uma suurta galin oo qaranki somaliyeed bayba baabiyeen jabhadihii dalka ka kacay , majeerten baa ugu horeyey , idinka KU xigay , hawiye KU xigay de maanta maxad haysatan sadexdinuba dadka ugu badan ee inkaartu KU dhacday waa idinka