Nin Daar Ku Jira Cismaan Gacanlow (AUN)

  Рет қаралды 154,333

VivaSomalia1

VivaSomalia1

Күн бұрын

Please Like & Subscribe
Mahad Sanid

Пікірлер
@biggpappa2966
@biggpappa2966 3 жыл бұрын
😭😭😭 I love my country and people 💙💯 hees oo aad qurux badan waaye wlh.
@khaalidbihi85
@khaalidbihi85 4 жыл бұрын
Qamar sugani qaday manta 17/9/2020 Inuu ciyaayo modaa Ninkasii siduu qadayo allah naxariisto Fankii hore walee fan Inta iguracaday ha ban u hayaa
@sagalaadan5312
@sagalaadan5312 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@sareedonasiibdhalay8465
@sareedonasiibdhalay8465 6 жыл бұрын
Nina tufaax buu ku tilmaamay meelaha u rabo inuu tilmaamo nina dabada rux buu ku heesayaa sida ilkacase iyo khayrkiisa Fan waa kii hore wallee
@sareedonasiibdhalay8465
@sareedonasiibdhalay8465 6 жыл бұрын
Thnx wll qaali adba qiima leedahay hadaad heestan dhagaysanayso
@mahadow
@mahadow 6 жыл бұрын
ilkacasaha waxaba ka datan BALADAGAN muu ahaa misse futodegan
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 жыл бұрын
sareedo nasiib dhalay Waarageeni Sharafta Lahaa O Afkukaduwaya Wixii keenaya. Talaxtag! Alle how Naxariiste
@moabdulahi8418
@moabdulahi8418 5 жыл бұрын
sareedo nasiib dhalay magaca ayaa wax kasta kuu sheegaaya masha Allah magac igu ween waaye wlhi sareedo😭
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@jacfershow1869
@jacfershow1869 7 жыл бұрын
Tufaax kataagan tolmoonbaan habeen walba taabo leeyahay qofkii fahmayoow like abti igu qabo 😂😂😂
@Welisiraatay
@Welisiraatay 7 жыл бұрын
Inanka Reerka: maanta kuwa heesa sidaan hadalkaas ma u dhigi karaa. allaha u naxariisto Cisman Gacalow
@jacfershow1869
@jacfershow1869 7 жыл бұрын
May runtii kuwa hadda laba eray iskuma darikaraan
@asimahmed621
@asimahmed621 6 жыл бұрын
😂😂
@cumarmuxumed3000
@cumarmuxumed3000 5 жыл бұрын
😍 😍 😍
@apdirahmanabdilahi5763
@apdirahmanabdilahi5763 5 жыл бұрын
Hhhhh nin wayn
@saidojama1170
@saidojama1170 7 жыл бұрын
ilaahay cusman gacanlow shamis obokor iyo kuwo badan oon jeclyahay naxriis waasic allaha siiyo janadi fardowso aheed allaha ka waraabiyo waligey dad aan u dhigo hees kama dhageysanin daacadnimo dad jeceel iyo walibo alle ka cabsi ilahow dhamaantood u naxariiso ameen yaa allaah
@Dabayl
@Dabayl 6 жыл бұрын
Walaalaha koonfureed, heesha aan sharaf ku wada dhagaysano. Qiira caantaynka ah , hanagu wareerinaa.. Waddankii intaad kufsateen, baad hadal haysaan.
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@fawzihadjiahmed8905
@fawzihadjiahmed8905 5 жыл бұрын
😂😂adam weli way ina dapa socdaan wll inagaa afsomaliga u dhigi jirney qadaadweynta
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Dhurwaa hargeeysoow idina maad dajinee dhankashii waa kufsateen
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
@@fawzihadjiahmed8905 afsoomaali maxaad ka ogtagay dabadaad kaga taalaaye.
@amaaljanno7157
@amaaljanno7157 Жыл бұрын
Waayo waayo inan waaga jirno finan laheydaa hderna Socdaal iyo Sharma poy baa heeso ah udhageysanaa Subxanallah
@mohameddhoodhe4059
@mohameddhoodhe4059 7 жыл бұрын
Cismaan Allah yarxam Alle godka haw nuuro ( cagaarka ka baxay caleen weyn iyo yaalee cosobaan cidi daaqinbaad tahay)
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Cismaan Gacanlow
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
ilahow u naxariiso adero cisman gacan low janada gee wuuxuu aha wadad marki danbe heesahana wuu ka hadhay masajidka ku tukan jiray
@barahabulshada9003
@barahabulshada9003 3 жыл бұрын
Aamin
@AbdallaOsmaanMohamed143
@AbdallaOsmaanMohamed143 3 ай бұрын
Aamin aabe alle ha unaxariisto
@feyrXaaji
@feyrXaaji 4 ай бұрын
ax yaahees Ayeyday Baan kusooxasuusta Heestan 😢❤
@hawlkarfernandez3887
@hawlkarfernandez3887 3 ай бұрын
From keyton tiktok ❤
@drxaayoow2105
@drxaayoow2105 4 жыл бұрын
TUFAAXA KA TAAGAN TOOLMOON HABEEN WALBA TAABA LEEYAHAY 😍😍
@mohamedsomali5612
@mohamedsomali5612 7 жыл бұрын
Axey ax yaa Soomaali, ax waxan arka Soomaalidii asalka aheyd sawiirantodii .
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
Mohamed Somali 😢😢😢😢😢😢😢
@tahliilyare8090
@tahliilyare8090 Жыл бұрын
old is good💯💯 my allaah give you his jannah😢😢
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 7 ай бұрын
Allaha u naxariisto abwaan cismaan gacanlow .
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 жыл бұрын
Eshcalaa Heesihii qadiimiga Ahaa Gacanlow Allah Yarhamuh 🥰
@abdikariimbicirif3860
@abdikariimbicirif3860 3 жыл бұрын
Cisman Maxmed C.kariim {Cisman GacaloW} Adeer alle haku naxariizTo 🤲😔 WaLaL Qofka ChaneLka LeH wxN Ka Cod San Laha In uu Ka Saaro Marxuumka HeesiHiisa Waayo uu Ka Toobad keeney Marka Adna Danbi Ha Shaqeysan isagana Ha U Shaqeyn WaLaL 🙏
@abdifatah4651
@abdifatah4651 Жыл бұрын
Nin daar kujiraa daruur ma. Arkee Ileen. Xalay roobki baada ay.😪😪 intii. Xaalad adag ku jirto ama soo Martay oo fahantay arayadaas. Like saaro .20/1/23
@ahmedbaliil9137
@ahmedbaliil9137 Жыл бұрын
Heesta ugu jeclhy heesaha somalida dhan ❤😢
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto 😓🤲🏼❤️
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 7 жыл бұрын
Cismaan gacanlow iyo kooxdii walaalaha hargeysa heestu waa qaraami.gacanlow waa reer burco
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
cabdirisaaq maxamed waa habarjeclaa ka macaan 😂😂😂
@AhmedMohamed-ju3oq
@AhmedMohamed-ju3oq 5 жыл бұрын
cabdirisaaq maxamed waa qof somali ah oo af Somali ku heesayo
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 8 ай бұрын
Caawa ayaan dhagaysanayaa heestaan aadka umacaan iyo hobolkii hobolada cismaan raaxeeye anigoo waliba biri exam samaynaya, madaxa ayaan ku dagsanayaa maadama aan cyber security kuwareeray oon biri samaynayo. 21-04-2024 AT KAMPALA,UGANDA 10:26PM
@suweyz2788
@suweyz2788 3 жыл бұрын
Anagana hada Socdaal io Faladagan aa noojogo Xiligan Awowayasen hesahan dhagesan jiren 🥺❤️
@nawaadxusen9879
@nawaadxusen9879 3 жыл бұрын
Aabaha aa dhagaysan jiray halked uga dhigtay wax fog waa 1950 ila 1960 😂
@suweyz2788
@suweyz2788 3 жыл бұрын
@@nawaadxusen9879 Aabahay waa 48 jir 1973 dhashtay hestana waa 1950th to 1960th Awowwahy ayeyade ku shukansan jirey🤣🤣🤣🤣
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Tuaaxan katagan toolmeen maxuu ahaa ayaa garanaya suweets haye
@CabdFatah
@CabdFatah 6 жыл бұрын
Tufaaxa ka taagan toolmoon baan Habeen walba taabo leeyahaye😍
@nrx8684
@nrx8684 5 жыл бұрын
I love heestan classicalka ah
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
Sidii horimaad hilaac ku jiraad ya leel habeenkii iftiimisaa Harar e Sidii yeyda Hawd hurdada ma ledoo ya leel il baan ka hurdaa habeenkii ya leel
@abdisamedibrahim2035
@abdisamedibrahim2035 4 жыл бұрын
Masha allah axyaa hees
@marshal1542
@marshal1542 7 жыл бұрын
Sidii yayda hawd Hadh uuma ladoo Il baan ka hurdaa Habeenkiiyee
@faysalyusuf4741
@faysalyusuf4741 5 жыл бұрын
Abdisalaan heestu waa sidii yayda hawd horuuma ladoo....
@faysalyusuf4741
@faysalyusuf4741 5 жыл бұрын
Ilbaan ka hurdaa aleelkiiy'e
@abdirzakahmed9296
@abdirzakahmed9296 5 жыл бұрын
Sidii yayda hawd haruuma ledoo il baan ka hurdaa habeenkii
@marshal1542
@marshal1542 Ай бұрын
​@@faysalyusuf4741Mahadsanid indr
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
talo keena ilma'deryaal fankii somaliyeed uu lumey cidi mahayso midhaha cidii lahayd laxanka xttaa mararka qaarkood cidda qaadeysa ama asalka ulahayd qaadisteeda
@kaledhozen3462
@kaledhozen3462 7 жыл бұрын
dhallaankii SNM midhaha Cagaf IYo sulub Baa wada lahaa codkana qarshe saaaxiib
@saidojama1170
@saidojama1170 7 жыл бұрын
dhallaankii SNM walal macaan isku mar baan baa'banay qaran, fan, fanaan, wariye caalami ah oo professional ah mar qurey wada dumeen
@saidojama1170
@saidojama1170 7 жыл бұрын
ilaahay hana soo hambo celiyo inshaallaah
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 6 жыл бұрын
waar miyaad waalen tahye keydka daxafka hargysa ayuu yaala heesa iyo gabeydii aad u bahantehye buug ba lagu qoraa youtube meel caruur buu noqdey ma garty
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 жыл бұрын
Fanku ha ii jooge’e aaway wadankii, aaway qarannimadii Soomaaliyeed. Sawtan xayn yarba gidaar lagu leexshay ee xataa xayntiina aan loo ogolayn inay dhinaca u dhaqaaqdo.
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 7 жыл бұрын
sareedo axmed wax kala saar wiilashan dumar intay soo ururiyaan dabdood uma ruxi jirin dhar ku dhegen oo cawrad sawiraayana ma xidhanjirin midakale raga cawradoodu waa inta u dhaxaysa xudunta iyo labada ruug tankale fashionku waa dhaqan shisheeye. midakale raga iyo dumarka isma dhexdabaalanjirin midba meel gooniya.ayuu joogo jiray
@abwaannaasir8106
@abwaannaasir8106 6 жыл бұрын
ilaahayoow kuu naxariiso
@cabdilibaan7198
@cabdilibaan7198 4 жыл бұрын
Alow unaxariiso cisman gacalow
@ClkariiKaafuu
@ClkariiKaafuu Жыл бұрын
❤❤❤
@abdirahmanfarah1629
@abdirahmanfarah1629 Жыл бұрын
Tufaaxa ka taakan tool moon , habeen walba taabaan leeyahay
@sayidismaacil6110
@sayidismaacil6110 4 жыл бұрын
Inta ilso argty inuu qamar heestan kufsday😂😂
@zircabdiwalijaamac840
@zircabdiwalijaamac840 4 жыл бұрын
Heeso waa kuwii hore uun
@zircabdiwalijaamac840
@zircabdiwalijaamac840 4 жыл бұрын
5 bilood kadib markalaan dib ugu soolaabtay dhagaysiga heestan
@dayib5maxamed
@dayib5maxamed 6 ай бұрын
Ereyada cabdisinimo
@saidojama1170
@saidojama1170 7 жыл бұрын
VivaSomalia mahadsanid walal
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Thanks sa,ida
@sareedoaxmed1415
@sareedoaxmed1415 7 жыл бұрын
culimadii haysatay wiil kii dhaqan ka xidhnaa ee shaadh la,aanta ku haysatay sawiradan miyaanay daawan soomaalidii hore shaadh ma xidhan jirin!!!!!
@cliali5836
@cliali5836 6 жыл бұрын
Heelo weeye e maaha hees erayada waxa leh ragii LA odhan jirey kabacadii waana diriwaladii
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waa heesihii qaraamiga ee fanka lagu aas aasay
@ShaaficiCiise-nm5ev
@ShaaficiCiise-nm5ev Күн бұрын
sida yeyda how'd horo uma ladoo ilbaan kahurda habernkii
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan ismaaciil cagaf
@saidhajinour2271
@saidhajinour2271 3 жыл бұрын
Fadlan magaca heestan hala ii sheego
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Waa Qaraam Sawdkana Waxaa la yiraahdaa Heello
@abdirahmanfarah1629
@abdirahmanfarah1629 Жыл бұрын
Cosob aan cid dhaafin baa tahay
@adnahassan8663
@adnahassan8663 6 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto.
@faysalibrahim9045
@faysalibrahim9045 5 жыл бұрын
Waah waah hees iyo badh
@abdifitaahmuhudiin2505
@abdifitaahmuhudiin2505 5 жыл бұрын
Wayo wayo
@tereab778
@tereab778 4 жыл бұрын
Tufaaxa ka tagan heblayaaan haben walba taabo leyahay 😔
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 2 жыл бұрын
😂😂😂
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 4 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@marshal1542
@marshal1542 7 жыл бұрын
woof eesh calaa hees
@hadiyahali5441
@hadiyahali5441 4 жыл бұрын
halkaasaa lagu kala haray walahi horaa loo yiri rag waa ragii hore hadalna waa intuu yiri waxaan qirayaa aabayaasheen inaysan rag macna iyo qawlba leh ka danbeyn
@muuseaadan8681
@muuseaadan8681 5 жыл бұрын
Axyaa hees macaan
@mahadow
@mahadow 6 жыл бұрын
maxaa waaye tufaax oo lataabanaayo kkkkk waa la cunaa lee maahinoo kkkk
@AhmedMohamed-ju3oq
@AhmedMohamed-ju3oq 5 жыл бұрын
Mahad Ali mid kan lacunayo ka macan waye Lol Lol
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Sidii yeyda hawd horuuma led ledoo ilbaan ka hurdaa alaylkii
@ZainabProductions
@ZainabProductions Жыл бұрын
Lyrics please
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 4 ай бұрын
Sidii hoorrimaad (Roob) hillaac ku jiro baad habeenkii ifitiimisaa Herer. Tufaaxa (Naaska) kataagan toolmoon baan habeen walba taabo leeyahaye. Cagaarka kabaxay caleen-wayn (Tuulo magaceed) iyo cosob (Doog) aan cidi daaqin baad tahay. Nin daar kujiraa daruur ma arkee ileen xalay roobkii waa da'ay. Sidii yayda hawd hadh uma ledo Ee il baan ka hurdaa laylkii.
@ZainabProductions
@ZainabProductions 4 ай бұрын
@@Mohamud_A._Xamaraawi thank you mahadsanid
@ZainabProductions
@ZainabProductions 3 ай бұрын
@@Mohamud_A._Xamaraawiwhat’s the translation of nin daar ku jira daruur markee
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 3 ай бұрын
@@ZainabProductions nin guri gudihiisa kujira roob isma arkaan weeye micnuhu.
@ZainabProductions
@ZainabProductions 2 ай бұрын
@@Mohamud_A._Xamaraawi I don’t understand somali
@buulecaafi5578
@buulecaafi5578 7 жыл бұрын
anaa.kula.arka.walaal
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 жыл бұрын
Qaraami wacan
@dasarisrinu4447
@dasarisrinu4447 5 жыл бұрын
very good foke songs in somalia
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 4 жыл бұрын
Thanks 😊👍
@zaimajahas6988
@zaimajahas6988 4 жыл бұрын
Like saar
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhh akh Dee heesta macaan waa maxay waraabayaashan Ku dul sawiran ma kuwii libaaxa liqi jireybaa waaw inanta somaliyed mar walba nuur ayey ahayd iftiimaya
@cabdiraxmaancoowl7484
@cabdiraxmaancoowl7484 5 жыл бұрын
Waa awoowayaasheen ee cay ma mudna inantaay
@racwixasan4001
@racwixasan4001 6 жыл бұрын
heesihii walaalaha hargaysa waa kuwaa birqalax ayay noo garaaceen iyo laxan bilaa dhadhan ah reerkoonfur xiligii ay naduufsadeen
@farahalas3312
@farahalas3312 4 жыл бұрын
After Qamar sugaani
@qaraamyahan
@qaraamyahan 4 жыл бұрын
Qaraamkan magacii?
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waa hees qaraami ah in kastoon heesaha qaramiga xiiseeyo balse laxanka ma hayo magaciisa Laxamada kale ee Gacanlow sida layaabka ah u qaaday Balwo Dhalad Raaxeeye Hud hud Waryaahee Muxibo Iyo laxamo kale
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 жыл бұрын
Anaaba raadinaya saaxiib
@abdullahimohamood7110
@abdullahimohamood7110 7 жыл бұрын
esh
@trustar4life
@trustar4life 5 жыл бұрын
Yaa garanayaa cospbaan cididaaqinbaatahay
@msalwemudugi
@msalwemudugi 5 жыл бұрын
Alyacni geenyo aan fuulimaad baran sowmaaha?
@yasinawad4166
@yasinawad4166 5 жыл бұрын
Cosob aan cidi daaqin bad tahay Cosob waxaa weeye marka roobku dao cawska ama caleenta so baxda ee fresh ah oo wali xoola cunin
@AhmedMohamed-ju3oq
@AhmedMohamed-ju3oq 5 жыл бұрын
Waa gashanti Lol an latabanin
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
reer koonfurka sidasay u qawanayeen berigi hore haday maryaha barteen hahahhaaa
@Gu7ed
@Gu7ed 3 жыл бұрын
2021
@abdulkadirosman4330
@abdulkadirosman4330 Жыл бұрын
Ruuf
@mohammedjama770
@mohammedjama770 4 жыл бұрын
Kuwa dislike saaray waa kuwii faladagan
Cismaan Gacanlow (AUN) Ruuneey
7:04
VivaSomalia1
Рет қаралды 423 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Shego Band & Nimo Yasin (Nin Daar kujiraa)
5:12
BEYTURASVISION
Рет қаралды 100 М.
Farsakaagii Laga Badi
6:20
ADDE JAMA
Рет қаралды 6 М.
Nin Daar Ku Jiraa.  Cismaan Gacanlow (AUN)
6:50
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,3 М.
Waayeel dadow | maxamed mooge | lyrics
7:20
ciiro warsame
Рет қаралды 28 М.
Cisman Gacanlow Ahun & Amina Cabdillahi Ahun | Cishqi bay Ruuxayo
3:49
Laxanka Wadaag - Cismaan Cabdikariin Gacanlow Aun
9:51
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 29 М.
Cismaan Gacanlow Iyo Iftin 🔥Iyo Heesta "MAANTA CIIDE MA IS-MUDANA"
5:24
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 36 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН