Laxanka Wadaag - Cismaan Cabdikariin Gacanlow Aun

  Рет қаралды 28,357

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

Күн бұрын

Пікірлер: 63
@suleimanjamadirir6038
@suleimanjamadirir6038 2 жыл бұрын
Adeerkay Osman Mohammed Abdul Karim Allah How Naxariisto As miin
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Aamiin.
@NimoDaad
@NimoDaad 5 ай бұрын
Aamiin
@sakariyeosmaan1461
@sakariyeosmaan1461 Ай бұрын
Ameinnn iLahayyy ha naxaristo aaboH🥺💔🤲
@Yonis5
@Yonis5 Жыл бұрын
Walaalaha Hargeisa 🙏 Waa aas aaskii fanka casriga ah ee soomaalida
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 10 ай бұрын
Sidii rutub canab Raxmadi ku da,daad Ruuneey nafta Raaxadeed tahay❤ Cajiib waxay ixasuusisay boqoradaydi naima❤ 11/12/2023 sacadu waa 22:16
@sakariyeosmaan1461
@sakariyeosmaan1461 Ай бұрын
Aboo iLahayy Ha ku naxaristo 💔🥺🤲
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 жыл бұрын
War kabanku gacanti jiim u ekaa
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Sxb Kabankani Gacantii Jiim ka wayn baan is iri Waxay ila tagay Ismaaciil Yare iyo Kooxdii Walaalaha Hargaysa baa tumaya
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Waa laga yaabaa waa uun iska qiyaas sxb
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@malaayiinmedia3124 Aad & Aad sxb
@shukriyamohammed7547
@shukriyamohammed7547 2 жыл бұрын
Walal heelada nooosoo badi
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Haye Abaayo.
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 жыл бұрын
Cajaba Allaaaah Gacanlow Raggii Qaraamiga Yaasalam Mahadsanid Sxb
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Adigaa Mudan sxb Aad & Aad Cismaan Gacanlow Waa 3 Nin ee ugu horaaya Xaga Qaraamka Waa rageedii.
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 жыл бұрын
Ax Yaa Gacanlow 🥺 Sidaan godob qabo 🥺 Hurdada ma gam'ee 🥺 WarYaahe warYaahe warYaa 🥺 Maxaa laYga GoYnaYaaYee aan galaY
@muruh114
@muruh114 2 жыл бұрын
Wooof Caleeeek! Waa kuwaasaayaa Cajaladihii Duubistii Asalka ah ahaa🫀👏🏻
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Aad & aad sxb.
@NimoDaad
@NimoDaad 5 ай бұрын
Waa heesahaan ugu jecelahay heestan iyo xaafuun iyo subcis
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Cismaan Cabdikariim Gacanlow Aun boqor buu ku ahaa qaraamka 🔥🔥
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Si fiican sxb Waliba Raga ugu codka Macaan buu ku jiray🥰🥰
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Aniga soo labeeyo 🥺🥺
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 Haye sxb😆
@ahmmedisse
@ahmmedisse 2 жыл бұрын
Foorida ❤ Cajiib
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 жыл бұрын
🥺Ax Yaa Hees 🥺Ax Yaa Gacanlow ( AHUN ) 🤦Ax Yaa Duni macaankii iYo miidiiba ka dhamaataY. 😔anigu hadaanaY Heeska qaadaYn mid kamidaa fanaanadani ma dhagaysto badanaa ; 👇 🤦FaYsal Cumar Mushteeg 🤦Cumar Xasan RooraaYe 🤦Xasan DiiriYe Faarax 🙆SaYnab Xaaji Cali Baxsan Siigaale 🙆Xaliimo Cumar Khaliif Magool 🙆Shankaroon Axmed Sagal 🤦Cabdiqadir Xasan NageeYe 🤦Cabdilaahi Maxamuud Sulfa 🤦Cabdi Xasan Dige 🙆Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq 🙆Faadumo Axmed Dhimbiil 🙆Faadumo Cali Nakruuma 🤦Axmed Maxamed Good Shimbir 🤦Axmed GacaYte Yuusuf 🤦Axmed Cali Cigaal 🙆Khadiija FoodeY Nuur 🙆Khadra Daahir Cige 🙆Kinsi Xaaji Aden Aw Xuseen 🤦Cabdale Yuusuf HanuuniYe 🤦Cabdilaahi Nuur Cawaale XalwaYste 🤦Ismaaciil-Yare Cabdi Gari 🙆MarYan Mursal Ciise 🙆Qamar Cabdilaahi Harawo 🙆Xareedo Ismaaciil DuniYo 🤦Maxamed Mooge Liibaan 🤦Maxamed Yuusuf Cabdi 🤦Maxamed Nuur Giriig 🤦Muuse Ismaaciil Qalinle 🤦Axmed Cali Haaruun Dararamle 🤦Maxamed Axmed Kuluc 🤦Maxamed Aden Dacar 🤦Cumar Dhuule Cali 🤦Xasan Aden Samatar 🤦SheYmire Dacar 🤦Cabdikhadar Xasan Laari 🙆Hibo Maxamed Cudoon 😎Ugu danbaYn Alle hawnaxariisto🤲intii dhimataY, inta noolna cimri dherer iyo cibaado suuban aYaan urajaYnaYaa. 👉Bal adna kudarso dookhaa cajiibee🙋
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Maxaa lagu darsadaa sxb waaba wada qortaye😅😆lol.
@mohamedabdikadir417
@mohamedabdikadir417 2 жыл бұрын
yaa salam! ninkani waa dadkaadi dee
@mohamedabdikadir417
@mohamedabdikadir417 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Cajiib! nio Cismaan Gacanlaw miyaanu heeso caadi ahba qaadin laxanadan uun ban ku arkaaye
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@mohamedabdikadir417 Cid ka heesa badanba ma leh Laxamaduuse Boqor ku ahaa Sahwi Go'doon Mushaax Haween u samir Mahadhada jacayka Lex jeclada dhawra Heesahaas iyo Heeso kale oo talantaali ah ba waa qaadaa sxb.
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 sxb intani waa mucdii iYo Miidiiba🤦
@omarsaid5391
@omarsaid5391 2 жыл бұрын
Viva isaq
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
😂😆 waa hagaag sxb.
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 10 ай бұрын
Foodhida muusigga dhextaalka u ah..... waa heer 4aad
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 8 ай бұрын
Somaliya midnmo
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
Classic song' somaaladi hore cajib 1966
@Yonis5
@Yonis5 Жыл бұрын
Ma aha 1966kii sxb, way ka horaysay oo 1958kii waana kooxdii la odhan jiray walaalaha Hargeisa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 8 ай бұрын
Nice war waa kuwaan malaha dadkii raaxeeyaha laga soo qishay si cajiib ah bay u qaadayaane tlow ma iyaga lga soo copy gareeyay.
@Khaliil123
@Khaliil123 Жыл бұрын
Wxn xasuusty 2018-2020 ee aan arday PhD ka ahaa Malaysia. Culeyska diraasada iyo cidlada qurbaha ayaan ka weheshan jiray. Alla waqtiga tagay xasuustisu macanaa!!! Gaar ahaan marka uu yhy mid hididiilo iyo nanayaayiro xambaarsan!!! Hda waa 15/02/2023 wxn shaqo u jogaa Jowhar. Wxa xasuus mudan in 16/02/2021 aan PhD da ku difaacday Jowhar.
@MohamedAli-qz7gy
@MohamedAli-qz7gy 11 ай бұрын
❤ hanbalyo dr
@Codayev
@Codayev 9 ай бұрын
Congrats dr, I used to live KL from 2004 to 2010. I got my PHD from UIA. It was really good old days!!! Greeting from USA
@Khaliil123
@Khaliil123 9 ай бұрын
@Codayev I also did my PhD at UIA in education. Nice to know u brother. Currently in Mogadishu
@musedhere5561
@musedhere5561 10 ай бұрын
Doon baan bad dhexdeed dawariyaayeey
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 жыл бұрын
Foodhida.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waxaa Tumaya bay ila tahay Cabdulaahi Xamari iyo rageedii.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Khadar Hogad Iyo Khabiir Salaamullah 🙌🙌
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Salaamulaahi calaykum sxb🙌👍
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso yaa salaam gacanlow
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 8 ай бұрын
Somaliya midnight Ayaan baaqa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 10 ай бұрын
SHARE 2:16
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 10 ай бұрын
LIVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 10 ай бұрын
LIKE
@Garyaqaan78686
@Garyaqaan78686 Жыл бұрын
War khabiiir Foodhidan waa kuma?
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Ma hubo cida tumaysa sxb.
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 Жыл бұрын
Cismaan wuxu ahaa nin sharaf leh, oo xishood badan oo duntii hore ee Somaliland ah dadkana kala yaqaan .heesaa keliya ma ahayn .wuxu aha nin ahlu diin ah .
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Masha Allah ilaahay ha u raxmado.
@Alxub75
@Alxub75 Жыл бұрын
2023 iwatching
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 10 ай бұрын
SHORTS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 10 ай бұрын
LEGETA
@shukriyamohammed7547
@shukriyamohammed7547 2 жыл бұрын
Walal heelada nooosoo badi
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa hagaag wllo.
Laxanka Beerdilaacshe - Cigaal & Magool Aun
10:47
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 13 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,6 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН
Cismaan Maxamed Cabdikarin Gacanlow | Mahadhada Jacaylka.
8:17
Waagi jaceylka
Рет қаралды 2,5 М.
Laxanka Murug - Maxamed Saleebaan Tubeec Aun
7:36
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 17 М.
Laxanka Beerdilaacshe - Boqorada Codka Aun
10:54
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 59 М.
Cisman Cabdikariim l Cismaan Gacanlow Ahun  | Heesta Godoon
10:25
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 25 М.
Laxanka Jawhara Luula - Maxamed Yuusuf Iyo Magool Aun labadaba
8:42
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 38 М.
Magool Hees macaan
8:24
VivaSomalia1
Рет қаралды 685 М.
Laxanka Muxibo - Cismaan Cabdikariin Gacanlow Aun
13:24
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 1,4 М.
Laxanka Hayaan - Xaliimo Khaliif Cumar Magool Aun
8:07
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 14 М.
Cismaan Gacanlow (AUN) Ruuneey
7:04
VivaSomalia1
Рет қаралды 414 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57