CIYAAR SOMALI {BARIYO AMA CEEROGAABAAWI}

  Рет қаралды 52,147

Tixraac

Tixraac

Күн бұрын

Waa ciyaar aad u xiiso badan kuna fadhida aqoon dheer iyo farsamo quruxsan. Dayaanku waxa uu u dhacaa sida fardo gelbisa ama la tartaminayo, waxa badi laga ciyaaraa lugaha oo ragu kabo Buudh ah ku ciyaaraan, sacabkana waa lagu jiibiyaa. Waa ciyaar loo soo xaragoodo oo hu' fiican ama xarago lagu ciyaaro.
Dumarku kaalin aad u yar bay ku lee yihiin oo ciyaar rag. Waa ciyaar muujisa degaanka iyo dadkaba.

Пікірлер: 14
@abdullahi1988
@abdullahi1988 15 жыл бұрын
oo suufiyada baadba moodaa qolyaha layiraahdee i like it bro thankx
@mushtaqsaeed8773
@mushtaqsaeed8773 4 жыл бұрын
Soomaali meel walba thanks qabyaalada ayay ka eegaya meeshu was ciyaar waana ciyaar gobal ku tilmaanan gobalka cid walba waa degtaa markaa gobalka u daaya reer ceerigaabo
@mahdimaxmuud2020
@mahdimaxmuud2020 8 жыл бұрын
wararaco yaa inan ciyaar siiyey
@adhile1
@adhile1 13 жыл бұрын
wooooooooooooooooooow macaan habeen intaag geela xarada ku hubsaday an sacaab ka deyankisa raacay cayartan waa 3 gebol togdheer sanaag sool waana ceerigaabo saxada ah waatan
@farhaanahmed5637
@farhaanahmed5637 2 жыл бұрын
11sano kadib zxp xgeed joogtaa
@calijaamacaadam3631
@calijaamacaadam3631 8 жыл бұрын
yaa salaam waxaasaa ciyaara wlhy waan u khamradoodaa
@mahdimaxmuud2020
@mahdimaxmuud2020 8 жыл бұрын
woooooow woooooow yaa ciyaaray
@mktarcali1212
@mktarcali1212 3 жыл бұрын
Waa ciyaar macaaaa.
@aliyusuf8259
@aliyusuf8259 8 жыл бұрын
way kadhacdy
@nugaalgodan7125
@nugaalgodan7125 7 жыл бұрын
nimnkan wxan ku qiiyasiya inay yhiien #dhulbahantahe bari ee ceerigabo ilaah bas naga oag
@lululu8430
@lululu8430 6 жыл бұрын
Nugaal godan mahee waa haabr youniata ceergaaba dega ee nugaashaada ku eekow dulkeena waxba kama taqaanid ceerigaabo habar Younis baa ugu badan cida degta, warsagali habar jeclo waana dega dulbahante waaba minority bey ku yihiin magaalada, takale ciyaarat ceerigaabawi baa layidaaha oo habar Younis iyo warsangali baa ciyaara habar jeclo iyo dulbante iyo ragaa bariga mj jhaandeertaa bey ciyaaraan waxa kala baro ciyaartu qabil kaliyo kuma eeka markaa jaahilnimodaada naga leexi
@saeedmire4572
@saeedmire4572 4 жыл бұрын
@@lululu8430 qiirshado wa wxa qaali aha Dhulbahante ba ceerigaabo minirtyi ka aha Walee been bad sheegtay qoofyahow Habar yooniis bari waagii ay buuraha ka so daageen wa lagu yaaqan qabka ay ku so daagena wa la yaaqan Marka ha iska sheekayso
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl 9 ай бұрын
@Lululu8430 Ceerigaabo degaanba naalaye Axmed oo dhulbahante ah baa u leh magaalada iga u badan cuqdad baad u dhiman kartaa. Ciyaartan Ceerigaabadana waxaaba khaas u leh bariikaye oo niman naalaye Axmeda ah. Caliyow ciyaar daa waa cirkow caad laga waa waakii Cali Yare shibiin ingiriis ku lahaa awooweyaasha markuu fiidka seexin jiray
@aliyusuf8259
@aliyusuf8259 8 жыл бұрын
way kadhacdy
Ciyaar Soomaali (BARIYO) 2
8:02
Tixraac
Рет қаралды 48 М.
JAANDHEER GOBALKA SOOL by faadhyoon
15:03
Hassan yare
Рет қаралды 476 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 68 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 36 МЛН
SAYLICI  - CAYAAR SOMALI -by: Arrowtail
4:31
Abdulwahed Salah
Рет қаралды 240 М.
ciyaarta Jaandheerta ceerigaabo Qayb Cusub 2019 HD'
7:33
XOGOGAAL
Рет қаралды 33 М.
MUUQAAL QURUX BADAN IYO CIYAAR JAANDHEER QAYBTII KOWAAD #part1
4:51
GAWLALAALE MEDIA
Рет қаралды 64 М.
foodcade iyo fooley - cayaar jaandheer qaybtii labaad  #subscribe_like_comment
47:45
aflahar official channel
Рет қаралды 75 М.
JIIDALI OO U DABAAL DEGAYSA GUUSHA HORDHACA AH EE XISBIGA KULMIYE
8:13
Mashruca Wadada Cerigabo
Рет қаралды 10 М.
jaandheer xiiso leh dhalandhool vs dhible [kardhiye]
15:04
Shaafici Dhaanto🇱🇷
Рет қаралды 29 М.
Ciyaar Soomaali (BARIYO)
8:02
MJ Duran
Рет қаралды 9 М.
jaandheer  by xasan faadhyoom
10:44
Hassan yare
Рет қаралды 434 М.