Nuradiin the one and only Somali oud player nowadays may allah protect and bless you 🙏👏❤️🙏
@somaliasomalibaleh7822Ай бұрын
Heestan Rifton baa la yiraa . ilkn waxaa xudeeydi uu u qaaday gabar Ruun la yiraah weey nooshahay ogaanteey. Dhulka mareeykan ama canada beey ku nooshahay lkn abwaanka musition xudeeydi alla ha u naxariisto.
Mankisa ninba Mel mashqulinaye Mel fogba ana leyga Muqdaye
@ابومحمد-ن7خ9ن3 жыл бұрын
waxaan ahay ruux la kala jarayoo jabuuti iyo jawhar kala jira arooryada hore daruur onkodiyo u fada roobku way udkoontahay damam iyo khobor ma doonayoo dariiqa togbaa i daashaday halkuu cantar geela soo mariyiyo midwibaan murti kaaga tiriyaa allaya cisalum waxaad iso xasuusiseen faysal cumar mushteeq