Waayojoog: Maxaa kala qabsaday Cige Daris iyo Siiga Dheere. Halgamaa Faysal Dheere ayaa ..

  Рет қаралды 54,802

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: Maxaa kala qabsaday Cige Daris iyo Siiga Dheere. Halgamaa Faysal Dheere ayaa Goob joog ahaa
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 56
@shacbaanahmed
@shacbaanahmed Жыл бұрын
Faisal dheere mujaahid dhaba ilaahay haku sharfo mujaahid oo cimriga hakuu dheereeyo.
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
You are always in our hearts. Long live the SNM freedom fighters. Love and respect from Gabiley region of Somaliland. Thank you Mujaahid for our freedom you've created for us.We will remember you.
@Hanad2976
@Hanad2976 Жыл бұрын
Waa sheeko xanuunbadan. Waase taariikh
@ahmedmahamud1013
@ahmedmahamud1013 Жыл бұрын
Wixii siyaad barre la dagalamay Waxay ahayen badana habar yoonis
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
❤️
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Geesiyaasha Habar Yonis iyo Habarjeclo qalbiga ayay nooga yaalaan. Respect and love from Gabiley region of Somaliland.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
ahmedmahamud1013 ma kaadhabaa oo haday siyaad bare la dagaalameen hy maxaa iminka nasaqay????
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 4 ай бұрын
Maxad ku ilowday dadkii kale.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Isaaq umuu kala hadhin way ka midaysnaayeen halgankaa
@hinda1515
@hinda1515 Жыл бұрын
asc walaal waa intii dhimatay allaahu u naxariiso amiin yaa rabi
@maxamedclaahiayaanle3369
@maxamedclaahiayaanle3369 Жыл бұрын
Mujaaahid qaaliya guuleyso tacabkiii mujaahidinta
@shacbaanahmed
@shacbaanahmed Жыл бұрын
Sheekadaas oo aan qoraal ka sameeyey waxaan maqlay islaanta curyaanta ah waxaa la odhan jirey AAMINA-LUGO, LA dadka soomaaliyeed qofka ilaahay iin u keeno laxaadkiisa naanays ayay uga dhigaan taasoo ah wax aad u baaddil ah. Aamina waxaa qabi jirey wadaad isagu suufi ahaa oo aan maskaxdu taam u ahayn oo AW-CALI la odhan jirey oo reer oodweynihii 1980-kii 1990-kii ay ku garanayaan inuu oodweyne joogi jirey reer ahaanna wuxuu Maxamed-Daauud (Guuyoobe).
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Masha alla mujaahid faysal long life adeero
@shacbaanahmed
@shacbaanahmed Жыл бұрын
Waxaan arkay dad ka hadlayey beri dhoweyto magaalo ku taalla galbeedka koonfureed hargeysa taasoo ah magaalooyinku dadka iyo jabhaddu degeen markii uu dhacay dagaalkii 1988-dii ee faqashtu isugu soo ururtey magaalooyinka waaweyn kuwaasoo u qaatey in markii ciidan SNM ahi lasoo degey ay iyagu noqdeen meesha waddankaba SNM joogto kuna celceliya waa meeshii waddanka laga xoreeyey. Waxaan ka maqlay reerka halka dega oo KOOBBI-GAREEYEY kelmeddii Sheekh shukri ku yidhi ninkii kibrey ee ku yidhi dadka tuji oo berri afur, ee uu ku yidhi ilaahay ayaan u soommanahay ee ugu jawaabay odaygaaga xunka ahi berri waad arki waxa kugu dhaca haddaad dadka tujin weyddo salaadda ciidda. Kelmeddii ahayd ILAAHAYBA ISKEEN TUSI MAAYO INSHA-ALLAAH. ayaay magaaladaasi sheeganaysay. Runtii waa yaab, dhulkii faqashtu saldhigyada ku lahayd ee ka baxsanaa magaalooyinka waaweyn ee hargeysa, burco, berbera, ceerigaabo faqashtu wey kasoo xerootay markii uu dhacay dagaalkii 1988- dabeeto jabhaduhu iyo dadkii waxay cammireen dhammaan tuulooyinkii hawdka togdheer iyo hargeysa. Tuulo kastaa waxay noqotay caasimad yar, tusaale, HARADA-GUBATAXIL waxay noqotay GOBOL-DAGAALEED waxaa saadku u yaallay 8aad oo uu Faysal dheeraha halkan ka hadlayaa ka mid ahaa waxaa badhasaab ka ahaa MAXAMED DAAHIR QASIIS allaah ha u naxariistee jiif-caaqilkaa. Tusaale ahaan , Habuura, waraabeeye, harada , haro-sheekh, ballidhiigh, xaajisaalax, Lebisagaalle, benderwanaag, qori-jablay, sallaxlay, ina guuxaa, balli gubadle, balli-cabane, dabaylka, magaalooyin sheekh iyo buuraha u dhowaa oo walaalaha 6A, iyo 6B dhulkaasoo dhammi saldhigyo ayay noqdeen. Haddaba halgankeenna iyo magaalooyinku sidey u kala horreeyeen halloo garto iney mudnaanta kala lahaayeen waayo ninkla SNM kusoo biirey 1981-dii ee la bishay sida DAYAXA iyo ka markii waddankii la xoreeyey 1991-dii is keenay ama xataa qaar badan oo ina wareeriyey oo markii waddanku soo dhowaa xorriyaddiisu xamar ama qurbaha kasoo qaxay maaha inuu sheekada halganka saami ku darsado oo uu wax weyn oo khatara inoo sheegto sida kuwa inoo jooga hadda meelahaas.
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 19 күн бұрын
HALGANKAA SNM WUXUU AHAA JIHAAD FII SABIIILILAAH .... NINKII QURAANKA BEENIYAY EE SIYAAD BARE AYAA HEERYADIISII LAYSKA QAADAAYAY ❤
@ibraahimmaxamed6352
@ibraahimmaxamed6352 Жыл бұрын
alle how naxariisto mcn shukri
@Bashatalents
@Bashatalents 5 ай бұрын
Wey jirtay islaantaasi Waayo markaa cararuurtii lala qaxay ayaan ahaa harrada ayaanu joognay sheekadana goroyoxun ayaanu ku maqalnay anigu.inan yar ayaan ahaa wax kasta laakknse midh ayaan u garanayaa weli u xasuustaa bishu waxay ila ahay wax badan markaa isla wakhtigaa ayaan maqlayba
@xasanmaxamed-eo7cc
@xasanmaxamed-eo7cc Жыл бұрын
walahi wantagera oo ad ban ulasocda wareysigaga mujahidinti waxan kacdsanayena sida warkan okale inaad duloyinki iyo holgaldi eyfulinjire snm ina natusdo magaloyinka sid ramale mayaro iyo bankatunyo wayo wareysiyo badan beey kujiran magaloyinkasi fadlan natus insanagadhiman
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 Жыл бұрын
Xildhibaan saleman food soo qabo naasirow
@hargeisa24h
@hargeisa24h Жыл бұрын
Danbar Keeda Mandeeq Fulii aan Doonin ba dhama !!!! Faisal iyo Kooxdiisa hadanay Xaaxi ku Dhalan lahayn Rag badaan oo minka Sheekaaya ayaa Buule iyo Gaani Maxawsta iyo Biyaha Suuliga Ugayn lahaa sidii Jirtay ....
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Waxaa Ka liito kuwa khaniisyada u istaagayo
@yuusufabdi5616
@yuusufabdi5616 6 ай бұрын
Waxan bari hore bay ahayd 90 dagaal. Baa ka danbeeyey maalinkasta sheekada ka dhigateen.
@qoorc499
@qoorc499 4 ай бұрын
Waar. Waxkale. Kasheekeeya. 1994. Kasheekee. Adiga. Ayaa. Cadow. Isku. Ah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
HALGAN ADAG AYUU AHAA OO ISAAQ MID AHAA ISAAQ WAA PAWER MARKAY ISRAACAAN GABEED ILAA BARI
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa waxa ka danbeeyey muuse shaNi o ku xaaray dalkii
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Calal Towxiidka Lagu Qoray meesha larabana Lagu jiido khaniisyana loogu yeerayo Waxaa Ka dambeeyo waa halaag
@fatimasalad8325
@fatimasalad8325 Жыл бұрын
Somalia dhibka aad galiseen ayaa ka dhamanla
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 Жыл бұрын
Siyaadnaa galiyey
@ExYahyeHunter
@ExYahyeHunter Жыл бұрын
ʜʜʜʜ ᴅʜɪʙᴋᴀ ᴀɴᴀɢᴜ ᴍᴀᴀɴᴀɴ ɢᴀʟɪɴᴇ ᴀʏᴀɢᴀᴀ ɪs ɢᴀʟɪʏᴀʏᴀ
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
In waliba lagu kufsado ayaad istaahishaa. Laakin Cid kurabta ayaa jirin
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
fatimasalad8325 dhibka dalka kacaankii baa geliyay iyo daarood u nacableeyay hakugu taagnaato
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 5 ай бұрын
Xoolo ayaad tahaye taariikhna waxba ka aqoon
@xasanmaxamed8302
@xasanmaxamed8302 11 ай бұрын
Hhhh
@XamaeMuuse
@XamaeMuuse 7 ай бұрын
3:37
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur Жыл бұрын
Barnaamijk Wiigi 2 cisiho nooga dhig
@user-bw1dc1uz9o
@user-bw1dc1uz9o 4 ай бұрын
Wallee idoorbaan been iyo faan laga waayin
@mohamedabdisamad
@mohamedabdisamad Жыл бұрын
Taalabuur teg inaadeer🤣
@mohamedegal3268
@mohamedegal3268 Жыл бұрын
Somali dadka ugu beenta badan 😅
@abshir2010
@abshir2010 7 ай бұрын
Idoor beentaan ayee isku seexiyaan war bisad laangaab ah aya tihiin. Cid aad weligiin ka adkaateen majiro.
@ugbaadeisa7870
@ugbaadeisa7870 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 walee ninka ragga guushisa u qir xoola tahee
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 5 ай бұрын
Wa ragii kuwasay zidaasad u ilaabi la dahay ragan
@abshir2010
@abshir2010 5 ай бұрын
@@ahmedfarah8316 Idoor wada maqaaniid ah iyagaa la wasaa ee anigu waa edbiyaa laangaabka markuu kibro 3000 Idoor ayaa hal subax afka ciida 500 ii xiran. Dameer laangaab gun ciilan.
@cabdixakiin4865
@cabdixakiin4865 Жыл бұрын
Waar dadkan aad magaca uraadinaysaan naga daaya
@Hanad2976
@Hanad2976 Жыл бұрын
Maxaa kaakhaldan sxb?????
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Жыл бұрын
Mxaad u bahanthy adigu oon ka cawinaa
@cirguje40
@cirguje40 Жыл бұрын
Maxaa ku haya aabahaa ma kabo qaadkii faqahta buu ahaa miyaa niicle yahow
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Adeer hadaan ilaahay kula dhalin faysay dheere iyo raggii la midka ahaa maanta waxaad ahaan lahay ,, slave,, ilaahay ayey tiisa tee nimankaa garxajis waa nimankii meeshan xoreeyey ka naxoow nafta waa...
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Waa ragii aabahaa iyo hooyada futada xabada kaga aasay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Magacaa siiga dheere waxan ka fahmay ninkaas markuu siigaysanayo biyahu hore ugamay iman jirin 😂
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam Жыл бұрын
Dabeeshu ciida ay kiciso ayaa la dhahaa “siigo”
@cirguje40
@cirguje40 Жыл бұрын
Maxaad ninka ku haysataa ma hooyadaa buu kuugu hor foorariyay niicle yahow
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@cirguje40 walee sheega ma dhaafto nin dhillo dhashay inaad tahay waa ka muuqata in aan hooyada wasay waa suragal
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 153 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 29 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 55 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
WaayoJoog Q 5aad: Halgamaa Faysal Dheere
26:18
CBA TV
Рет қаралды 37 М.
Daawo mid kamida mucjisooyinkii  mujaahidiintii  Ururkii SNM
30:34
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН