XASAN SHEEKH WAA CIILQABE QABYAALADA UGA WEYN TAHAY QARANKA WAANA SABABTA AAN U DIIDAY IN AAN TAA...

  Рет қаралды 24,272

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 114
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 17 күн бұрын
Guul balwan waxan kurajeeyni cibado wa nagsan , cafimad wanagsan iyo awlaad wanagsan.Amin
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 16 күн бұрын
VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤
@husseinmohamud353
@husseinmohamud353 17 күн бұрын
Balwan ur are gentleman who is humane and a realist. We support your transparency in journal reporting U have built trust in channel for many deprived communities guul guul weliga guleysoo.
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 17 күн бұрын
Cabdullahi balwaanow wallahi nin aqlibadan oo waxgarada ayaa tahay nin qabiil in aadan aheyn wey ii cadaatay qoslaYe wax lagu taageero in aysan mesha jiririn umadda wey u jeedaan waana kugu raacsanahay hawiye gurguurte in uu cawaan yahay wey muuqataa
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 17 күн бұрын
cuqdadiisa, caradiisa iyo ciilka uu qabo hala dhinto inshaa allaah.
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 17 күн бұрын
Xassan Sheikh iyo inta kale ee lashaqay sataba xaqa Allaaha tuuso😢 Guuleyso Abdullaahi balwaanow Ilaahay ha ku xifdiyo hadaad Afkaga ma saakinta dulmaan igu adeegtoh qofka daalimka ah na ruunta usheegtoh waa geesinimo ilaahay ku siiyey😊 Ee noolow intey nolooli jirtoh❤❤❤
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 17 күн бұрын
Masha Allah Balwaan waxaa tahay Muwaadin Somaliyeed oo ku hadlaya codka dadka Somaliyeed waxa socdan u soo bandhiga. Well done❤❤❤❤
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 17 күн бұрын
WERIYE C/LAAHI BALWAAN GUULEYSO❤❤❤❤❤
@AhmedDahir-io2wy
@AhmedDahir-io2wy 17 күн бұрын
Asc Mr Abdullahi balwaan mashaallah waa runtaa waxaad kasheegaysid Xasan Sheekh waa runtaa waana xaqiiqda dhabta ah ee jirta Somali oo dhan waa ogtahy wna lasocdaan... Guulayso aduun & aqiraba... Thank you so much mr Abdullahi balwaan.
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 17 күн бұрын
Waa dad aan ku aqoon inaad beenta necebtahay Runta aad ka hadasho waan ognahy
@mhashi7824
@mhashi7824 17 күн бұрын
Thank Balwan. You're an honest journalist. We need more impartial brorhers like you.
@Ruun-finder
@Ruun-finder 17 күн бұрын
Cabdullhi Balwaan wuxuu u walmaa Madax waynaha soomaaliya ❤❤❤❤.
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 17 күн бұрын
Hawiye DAMBE mw ma noqon doonaan ama WAA LAGU kala tagaa maxaa YEELAY WAA mw LABAAD EE HAWIYE OO BADA SOOMAAALIYEED IIBSADA
@Hw15243
@Hw15243 17 күн бұрын
Masha Allah Eeddo war Macquul ah ayaad noo sheegtay. Allaha ku xifdiyo You are always in our hearts and one of Somali Lion 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Vivo Somalia Guul iyo Gobanimo 🦁🦁
@kingmo9457
@kingmo9457 17 күн бұрын
Aftahan❤❤❤❤❤❤
@abdimusse9360
@abdimusse9360 17 күн бұрын
Manshallah balwaan ilahayhakuxifdiyo dulmidiid badtahay sax
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 17 күн бұрын
Xasan waa wareeray.
@HalimaRage-q6n
@HalimaRage-q6n 17 күн бұрын
Allaha ku xafido balwanow
@shukrilibax
@shukrilibax 17 күн бұрын
Guuleyso walal balwan geesi qaran sax weeye ❤✅️👏👏👏💯
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 17 күн бұрын
C.balwaaaaan. Salaaan. Sare❤❤❤
@shugtasaciid7631
@shugtasaciid7631 17 күн бұрын
Thank you balwaan Jir oo joog
@KaKa_641
@KaKa_641 17 күн бұрын
Thank you brother Walaahi waxaad tahey Nin maskax badan oo si fiican u fekera, baarakalLaahu fiik!!!
@mohameddiriye2304
@mohameddiriye2304 17 күн бұрын
Maashaa Allaah Balwaanow waad mahadsan tahay kheyr badan ayaan kuu rajeynayaa inshaa Allaah
@ahassan3661
@ahassan3661 17 күн бұрын
Allah ha ku xifdiyo Waa gersi somaliyeed
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 17 күн бұрын
Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤
@husseinalio2437
@husseinalio2437 17 күн бұрын
Good job Mr balwan
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 17 күн бұрын
Somali RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴
@normomin3790
@normomin3790 17 күн бұрын
Guul guul balwaan
@CabdicasiisDhagajuun
@CabdicasiisDhagajuun 17 күн бұрын
Good job
@omarhassan3633
@omarhassan3633 16 күн бұрын
Mahadsanid Mr Balwaan
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 17 күн бұрын
Balwaaniw mucaaradanimo qofku waa noqon karaa laakiin markaan qarka ka dhacadey oo fidano abuur ayaa isaku bedashay, war niyahow xasan mucaarad laakiin eedadau ha noqato dhaliil wax dhis oo ka wantoowado fidnada io ummada cudurka aad abuureysan waxaan kuu sheega inan kula jufo ahay aadana warkaag uga xumaaday.
@mohamedwarsame9588
@mohamedwarsame9588 17 күн бұрын
balwaan waa geesi soomaaliyeed guulayso inshallah
@faisaladan3102
@faisaladan3102 17 күн бұрын
inamacaadimaha balwaan
@mahamedyusuf5234
@mahamedyusuf5234 17 күн бұрын
Balwaan guleyso geysi batahay wariye dacad batahay maxaa lowayay wariye san uhadla oo fikirkisa dhibta masha allah balwaan
@MaxamedshinoShinomaxamed
@MaxamedshinoShinomaxamed 17 күн бұрын
Mash allh Waa xadis inta aad shegtay oo wax dambi ah lagaaga qori maayo intaba waad ku cadeysay
@AbdulkadirMusse-k1f
@AbdulkadirMusse-k1f 17 күн бұрын
Asc Sxb dagaalki sool ayad noohiilisay waxadna ju qorantahay degaanka magacaga sido kale Hassan gurguurte oo midnimada Somalias kalajeclayn meeldheer ayad ka istagtay thanks balwan
@MohamedJahweyn
@MohamedJahweyn 17 күн бұрын
Qabiiliiste run ayaaka sheegtay run sheeg ilaaheyna ajar ha kaa siiyo
@yusufabdiismael5934
@yusufabdiismael5934 17 күн бұрын
Ma anigaan yaabin,rabashkii uu ku hayey madaxweynelihii hore M.mxed c/llshi Farmajo
@blackpanther8219
@blackpanther8219 16 күн бұрын
I agree with you and now he sells our sea 🇸🇴💯%🇸🇴
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i 17 күн бұрын
Balwaanow halkaa ka hay wariye inagaa xasan gurguurte dad uxigna dulmina ku taageeri mayno
@kingmj5675
@kingmj5675 17 күн бұрын
Waa runtaa xaqiiq, Xasan Guurguurte aad buu u neceb yahay, Sacad & Marreexaan😢
@Aqlileey
@Aqlileey 16 күн бұрын
Cabdulaahi soomaali xafidulaah ishooda baxarka
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 17 күн бұрын
Hassan DHOQO Wa nin Xanunsan BALWAN run ba ka shegtay
@qaliifsaanya
@qaliifsaanya 17 күн бұрын
Sxb.hallagu.saxo.ma.riyo.ruun.cas.daaqayaa.weeye
@asliahmed4844
@asliahmed4844 17 күн бұрын
Juice kii aan la yaabanaa baad noo qeexday soomaali tolkeedoow ❤ guul bi'idnillah kariim AAMIIN ❤
@attoshhussein1915
@attoshhussein1915 17 күн бұрын
hassan bari ayu tagay lakin somali way jirayasa guul a balwaan
@User2-y6u
@User2-y6u 17 күн бұрын
❤❤❤
@xassandaahir6617
@xassandaahir6617 17 күн бұрын
Cabdilaahi balwaan waa xaas daarood
@AminaHassan-gg2fl
@AminaHassan-gg2fl 17 күн бұрын
Allaha ku xifdiyo
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 17 күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq ciilqabe qabyalada iyo dhul boob qaburah meydka dadka dhintay qufanayo qabilada isku dirayso hubka sharci darada dalka sogalanayo wlkn abdulahi balwan farintas iga garsi shacabka somaliyad dal iyo daba jogan dalka an bad badino an ka bad badino shufda argixisada madaxtooyada villa damajid oo hogaminayo odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
@NuurRooble-h8y
@NuurRooble-h8y 17 күн бұрын
Taariikhda ayaa xusi doonto hoosha aay soomaaliya u qabteen madaxweeyne xshm birima maneestar xamza wasiirka arrimaha dibada fiqi ninka u fadhiya united nationka soomaaliyashafle baale dalkii eyaa marlabaad nooleeyseen vivo soomaaliya❤❤❤❤
@ashkirmohamed107
@ashkirmohamed107 12 күн бұрын
Garashada Allah bixiya guleyso werye
@AxmedSheeq-b8b
@AxmedSheeq-b8b 17 күн бұрын
Waadmahadsan tabay claahi
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 17 күн бұрын
Hassan Somaliya uma naxo, gaar ahaan inta aad sheegtay Balwaanoo Reeraha awood yar iyagana ma daneeyo
@FadumaAbdisamed
@FadumaAbdisamed 16 күн бұрын
Scwbaalewaanguul
@HawoMuuse
@HawoMuuse 17 күн бұрын
Marshal tabart install gull iyo gobanimo
@HUSSEINSALAH25
@HUSSEINSALAH25 17 күн бұрын
😊
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 17 күн бұрын
CABDULLAAHI XASAN MUURSADE MADAXWEYNE UGA ROON MABA LRKIN WASIIRKA CADAALADA DASTUURKA LATALIYR AMNIGA OO LABA WALAAL AH SOCDAALKA WELIGOOD HAL XIL KABADAN MA HELIN ILAA SIYAAD MUURSADE XASAN WAA UHIILSHEY
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 17 күн бұрын
XASAN GAALO ITOOBIYAAN KENYATI BAKHTIGII U SUJUUDE DAAROOD WAA QOOMIYAD RAASKAMBOONI ILAA RAASCASEERAYEY ISKA LEH MAASHAALAAH MUXUU KA QAADI KARAA WARAABAHAA LA CUNSIIN XASAN DHOOQO IYO HAWIYIHII SA FROM JUBOLAND RAASKAMBOONI VIVA
@حليمةأحمد-ه7ت
@حليمةأحمد-ه7ت 17 күн бұрын
Guul balwa waa ku jecel ahahay nooloow
@ismailnoor7213
@ismailnoor7213 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdifitahKarahaye
@AbdifitahKarahaye 17 күн бұрын
Mayaadin baatahau
@Ruun-finder
@Ruun-finder 17 күн бұрын
Eedaysane Xassan Sh Maxamuud hadii uu nadiif ka yahay eedaha loo jeediyey ha garbaxo ha ogaado sharciga loo simanyahay.
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 17 күн бұрын
Neceebka uuu somalida qabo illa hada mafahmin. Waa nin wallahi aad iyo aad uxunyahay
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 17 күн бұрын
Xasan. Iyo. Muuse. Biixi. Waa. Ku. Heshiis. Baabi inta. Dadka. Iyo. Dalka
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 17 күн бұрын
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@sedson02
@sedson02 17 күн бұрын
Balwaanow waad Farmaajeesan tahay ee aamaan iskasi MW Xasan Sheekh .
@User2-y6u
@User2-y6u 17 күн бұрын
Madaxweyne looguma yeero karo Waa oday qabyaalad iste ciilqabe
@hassanaska
@hassanaska 17 күн бұрын
Noolow
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 17 күн бұрын
La Jer, Iyo se Soco
@Ruun-finder
@Ruun-finder 17 күн бұрын
Waa nasiibdaro in Madax wayne cuqdadaysan dal hogaamiyo waana ka muuqataa soomaaliya.
@marwasiad1832
@marwasiad1832 17 күн бұрын
Nin habaar qabo weeye ninka reer abtigiisa naceb maxaa laga sugayaa waa doqon aan caqli lahayn kalii cuna ah. guul balwaan
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 17 күн бұрын
Ciil waxaa qaba adinka oo Xasan ku Habsaanteen war hawlkale yeesha.
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 17 күн бұрын
xabaalo qote
@mohammudali5987
@mohammudali5987 17 күн бұрын
Xasan shiikh argosi buu ku jira ee madaxweyne ma ku fiicna xata dalka uma rona meelna kuma fiicna
@hassanaska
@hassanaska 17 күн бұрын
Nacam
@MohamedHussein-bu2qd
@MohamedHussein-bu2qd 17 күн бұрын
Adigaa maa shishayaa taxai nio wabakashakiyee dadawatakaan dowladaa mx kukudajiyee qabyaladi kudashe waas
@abdulkadirgelle9369
@abdulkadirgelle9369 17 күн бұрын
Waxaad tahay muwaadin somaaliyeed
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool 16 күн бұрын
Xasan waa majnuuun Hawiye looma cayn karo xattaa inuu Hawiye yahy shaki ayaa ku jira waayo waa manaxe aan cid na u naxayn waji miskiin hoosta ka malcuun
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 17 күн бұрын
Xasan sh waa waa baahane tuug qabyaaladiiste uma qalmo madaxwayne
@ihsanihsan3082
@ihsanihsan3082 17 күн бұрын
Asc wadani somalinimadu dhabkatahay
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 17 күн бұрын
Xasan xawaadluu necebyahay warka isii.??
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 17 күн бұрын
😂😂😂😂
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 17 күн бұрын
Xasan waa faqri wax helay layaab maleh faqrigu markuu hanti helo iimaankaa ka tego ileyn hantidu ma aho hanti uu aabihii ka dhaxlay ma aho hanta hooyadii ka dhaxlay waa hanti qaranka uu ka dhacay aqirkana hantidaa dalka ha taalo dibadda hataalo aqirka qarankii laga dhacay ayaa dib oola wareegayaa hadii alle yiraahdo xssan ceernimadii ayuu ku laabanaya taa way cadahay haleyga qoro
@fadumayusuf-bt9qq
@fadumayusuf-bt9qq 15 күн бұрын
asc ku dar abgaal waa neceeb yaahay
@MuxamedCali-sd2yh
@MuxamedCali-sd2yh 17 күн бұрын
Xasan. Dhul. Iyo. Bad iyo dad. Iyo. Dal.bawaadhamaa. Deen. Eeskaqat
@AxmednuurMacalim
@AxmednuurMacalim 17 күн бұрын
Soomaali.soomaali.dhalay
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 17 күн бұрын
Hassan waa nin tuuuug oo aaana xishoooon Xaqiidii waa nin so shaqotagay
@YusufalinuuxIlkacase
@YusufalinuuxIlkacase 17 күн бұрын
Hoyada iyo uskagad tahayba was cadaqate cadaqate dhallay waxad ku diiday boqol dolarba lagu siya kadibna boqolkasad ku cayey ducuf dicuf dhallay
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 17 күн бұрын
Asagaa shabaaba why boqol sababood baan arkay qabiilkiisa nacayibka asaaba usc ahaaye oo dadka xasuuqa. Ugu daran oo danbi ugu filan acuudu billah daarood asagaa madax u ah haduu rogauo dalka dhisdheh
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 17 күн бұрын
Xassan sh meel xun ayuu kudanbeyndonaa
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 17 күн бұрын
Xasan dhiiqo shansano oo farmaajo kashaqeen waaye waata wixii uu rabeye waa qabyaalada xasuuqo tuuga nimo dalkii uu xaraashataya maanta dhaxalkii uu shirikii iriri samaale ee lagu soo gomaamiye vila jabuuti waa kana dhaxalkeeda duqaan ciduu rabo male marka laga reebo jilibikiisa oo vilada ku harereye lkn waxakhatigaagi wuu dhamadaya madherege shansano oo u sii dhamaanaya shaqaduu qabatay waatan 👁️
@CabdimsxamudC.qadhabo
@CabdimsxamudC.qadhabo 17 күн бұрын
Xafidulaah wadani wanaaga dalkiisa jecel ayaad tahay runtana waad abaartay mw xasan sheikh inta taageertaa waa dad sidiisa ah oo ay xumaanto la wanaagsan tahay ama jaahiliin ah
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 17 күн бұрын
OK. Maxaa ka jira in Xasan Xaraash wato passport Kenyan ah oo uu ku qaatay magaca Ogadeen kenya oo Dr Gaandi siiyay 1992>
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 17 күн бұрын
Marexaan muxu katari karaa Kabalalx o kenyan iyo Ethopian wataa wax Ka qadi wayay Soomali iyo Muslim ba lokala baxa 😂hais daalin dheh xasanow marexan inu necebyahay Siyasadi o dhan bu katirtir is leyaha 😂
@bby6
@bby6 17 күн бұрын
Majerteen iyo mareexan bu ad uneceb yahay lakin asaga iska tagi doona Hassan munaafaq
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 17 күн бұрын
Hate ama nacayb waa wax cad inuu leeyahay xaarmaajo lamid ayuu ahaa laakiin baahi xaarmaajo kama muuqan
@BbcLonfon
@BbcLonfon 17 күн бұрын
Yaab Daarood toloo imisa bay ku iibsadeen ninkaan waa in loo celiyaa lacagtoodii ee umada lagaqabto hawiye is kudiraaya kolkii dhulbahante iska Soo aryay una cadaatay inuusan hawiye raad kulaheenin
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 17 күн бұрын
Wax lagu tagero ma jiro waa qabyaladiste isku dira qabiilada soomali maxay soomali isku dagashaa marku xasan sheekh yimado
@kiinadan6786
@kiinadan6786 17 күн бұрын
Nin wax garad ah ayaad tahay runtaa ku deeqda aakhiro iyo aduunba!
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 17 күн бұрын
Xasan munaafaq iyo beesha Habarjacelir,gaar ahaan Sacad. marabaan inay xorooban beesha murudade!!!!sababta adiga raadi!!!
@hannasharaf5459
@hannasharaf5459 17 күн бұрын
Ciil qabe waa adiga balwaan ah, adiga ma waxaa noo sheegee inaad mesha caqli ku hyso, Farmajo saan aa ugu dhageneed hadana xasan war ka dhamaaw madaxda.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
A. Madobe oo Xasan & Xamze u dhameeyay 3-Qodob oo lagu Jabay
15:55