Cooking Challenge Woman VS Men🧑‍🍳 🥘

  Рет қаралды 289,934

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 711
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Жыл бұрын
Only 12k kaga hadhay qeys 500k ka gaarsiiya intanu sanadku dhamaan akhyaarta sharafta leh 😊🎉❤
@mohamedsaqaweshiikh3502
@mohamedsaqaweshiikh3502 Жыл бұрын
😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊766
@hindamaxamudibrahim3881
@hindamaxamudibrahim3881 Жыл бұрын
👍 ok
@ManaanmohmedshikhmuminMa-jh7nb
@ManaanmohmedshikhmuminMa-jh7nb Жыл бұрын
​@@mohamedsaqaweshiikh3502❤❤❤
@saynabyusuf4699
@saynabyusuf4699 Жыл бұрын
Wall qays mafiicanthay😊🎉
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Жыл бұрын
@@saynabyusuf4699 waan wcanay quruxey 🤗❤
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. Жыл бұрын
Yaa Badiyay ayaad isleediin sxbyaal, barnaamijkan part two makasoo samaynaa 🤣🤣🤣
@farxaanfaarax-yx9fq
@farxaanfaarax-yx9fq Жыл бұрын
Haa gudoomiye team raga badaiyeu
@farxaanfaarax-yx9fq
@farxaanfaarax-yx9fq Жыл бұрын
Part two iYo tree
@ebtisammafirin9545
@ebtisammafirin9545 Жыл бұрын
Yep we neeed part 2
@AwoAhmet9
@AwoAhmet9 Жыл бұрын
To be honest you both groups did great job Mashallah but I will pick the guys coz of the seasoning and the way they seprated the chicken and the vegetables than combined again Congrats to ya all 🎊🎉
@CaaQiLkaH_55
@CaaQiLkaH_55 Жыл бұрын
Haa zxp qeysow is isa zoo adkeeya dheh xamda iyo muna
@haajimuse1286
@haajimuse1286 Жыл бұрын
Faarax wuxuu jiko bilaabay xilligii nabi maxamed scw
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Жыл бұрын
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Team ka hablaha ayaa badiyay aragtideyda ✅😃 sababtoo ah hablaha ayaa markasta xariif ku ah dhanka cunto karinta well done 👍 🎉
@cisalaan3436
@cisalaan3436 Жыл бұрын
Many hotellada uga shaqeeb waayen habluhu haddy cunto macan yiin😅
@boqoradajiliinka6668
@boqoradajiliinka6668 Жыл бұрын
@@cisalaan3436bilaa samir baan nahoo kama shaqayn karayno hanoo qapanina 😂😂
@MarioHassan-tr6kf
@MarioHassan-tr6kf Жыл бұрын
​@@cisalaan3436oo idinka maxaa guriga uga shaqeyn weyseen hadaa wax isku heysaan ader meel fariista idinkoo raali ah 😂😂😂😂
@cisalaan3436
@cisalaan3436 Жыл бұрын
@@MarioHassan-tr6kf 😅😅😅😅😂😂😂😂😂
@cisalaan3436
@cisalaan3436 Жыл бұрын
@@MarioHassan-tr6kf you are so funny wllhi
@sooraanwaysacade
@sooraanwaysacade Жыл бұрын
The chief did take any courage decision because he was respecting both of you. The next time it should be one choice. I think those from bangladesh they know alot.
@enaali76
@enaali76 Жыл бұрын
Gabdhaha toodu waa bilaa udgoon wxbe kumaydarin😂😂Qays legend❤
@apdirahinfarhan5984
@apdirahinfarhan5984 Жыл бұрын
KZbinrkan 1m bu uqalma 10k uga hadhy 500k garsiya qayska boda quran bage Sar sidi tik tok kle keep going ❤🎉
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Жыл бұрын
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.
@ahmedboss5207
@ahmedboss5207 Жыл бұрын
Warya hamdadu wa ciyaal cag wayn shaw muna idinla tartantay😂😂💚
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Four legends always man's and women's best cooking is food's 💯💯👍👍❤😍❤😮😮
@Kowtherjanno
@Kowtherjanno Жыл бұрын
Team Qays Qeyser baa badiyay👌💯😋 halkaan bay iiga soo carfaysaa😢😂😂
@faadumofani5615
@faadumofani5615 Жыл бұрын
😂😂 been ha usheegin Cunta wada saliid ah 😂
@Tushleey
@Tushleey Жыл бұрын
Dumarland is not easy 😂
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Жыл бұрын
😅😅😅Alla wilashu afsomali badanaa ayago kabaqayo iney gubtanbey leyahin inan baqeyno ha umaleynina salida indhaha kailasha naa kulahaa 😂😂😂 bye the way prt two nagu sodara wan idin wadanaye🙏🥰
@munamqalib9304
@munamqalib9304 Жыл бұрын
Qays: ii qabo Saaxibkii: Keen Qays: I caawi Saaxibkii: Seen lagu caawineen 🤣🤣🤣
@Dawo179
@Dawo179 Жыл бұрын
Ninka saaxibki ha igaga odhan NIYADSAME aya la dhahaye🤌😩😂😂
@ahmednasra7857
@ahmednasra7857 Жыл бұрын
Xaga codyntana hadii dib ugu noqdo wiilasha ayn siyay ani wayo wax yalaha ay isticmalen may isticmalin habluhu sida tonta filfisha kamsarta iyo chicken ka oo ay wiilashu yar shilen marka hore grupp B well done 👏🏽👏🏽👏🏽
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын
inta Daawaneyso Muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 free sudan 😢 aan u duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna ❤️❤️ Jumca Mubarak❤️.
@Ezmailmohamed
@Ezmailmohamed Жыл бұрын
War habluhu maxay murti ka buuxda masha allah 🎉❤❤❤❤
@sheikhsaeed5039
@sheikhsaeed5039 Жыл бұрын
Raga❤number one aqoonta aan cunto kariinta uu leyahay hadan ku eego 🖐🏿
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 Жыл бұрын
Keep going my pro Qeys qeysar 💪❤👍 👌
@Sideerabtabbe
@Sideerabtabbe Жыл бұрын
First comment from caynabo ❤ Qays qayser ❤❤❤❤
@Efootball____official-e2i
@Efootball____official-e2i Жыл бұрын
Qeysqeysar legend of the legend ❤ wanku wata tliye 🥰
@MohamedqalitMohamethino
@MohamedqalitMohamethino Жыл бұрын
Qayssoww king cayda ayay kugu soo dhiseene mxd ka leedy hblaha habluhu dhly ❤❤ lkn gar io gardaraba adaanu ku wadanaaa keep going pro
@IsmailAnaan
@IsmailAnaan Жыл бұрын
Niyow yaa kusoo dhisay
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Жыл бұрын
Iga daba geee ma ogiye😂
@MohamedqalitMohamethino
@MohamedqalitMohamethino Жыл бұрын
Team moqdsho tik tokers
@fardowsa715
@fardowsa715 Жыл бұрын
Hdaan dumarland nahy hda kadib wiilsha ka dambaynah 😂keep going guys ❤
@Muxiyadiinnimcaan-bn9lp
@Muxiyadiinnimcaan-bn9lp Жыл бұрын
Hamda hiil habled Wakhtigiiba mah mah ayay ku lumisay😂😂
@m.h.c6849
@m.h.c6849 Жыл бұрын
CUNTADINU WAA JIINA WAYIINA QAYSOOW…❤❤😂😂
@niciimaahmed3983
@niciimaahmed3983 Жыл бұрын
afàrtiinaba wan idin wataaa lkn macalin waxbadan bartay waa qaays qeyzar part two please the best teacher qays yare😂❤
@israbashir6280
@israbashir6280 Жыл бұрын
Group B. Badiyay Rafad badan kadib waxay kle Haablaha dheer yihiin xawashyada isticmalkooda dhandhanka iyo udgoon uyelaya cuntada lkn qaysow cuntada walaqiday kq dhimitay ina adee qadada sifacn uqabso cuntadaa yay kaa guban bal sida kle 10/10 idin siyay 🥰🥰🥰
@Learntheworld-q4i
@Learntheworld-q4i Жыл бұрын
Maanta Anaa U Horeeya Ee likta ha ila dhaafina Qeysow Baydhabo kaaso salaamayaa
@nimcomaxamuud8753
@nimcomaxamuud8753 Жыл бұрын
Hablahaa Guuleystey wixii ay sheegayeena wuu kusoo baxay insnada oo ah in maqligaba laga fogaanayo hambalyo xaliimooyin❤❤❤
@ismacilmahamed5440
@ismacilmahamed5440 Жыл бұрын
Mansha alaah ninka Africa wan ka cunaya cuntaduu sameeyo marka waa nice walhi ha moganina indho birtaa ❤❤❤
@XafsaCabdle
@XafsaCabdle Жыл бұрын
Coming soon 500 wllku🎉❤❤
@Xxxxxxxxxcff
@Xxxxxxxxxcff Жыл бұрын
Love from Rwanda 🇷🇼❤❤❤❤❤
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 Жыл бұрын
hhhhh me too wallahi, rwandan jooga ana
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 Жыл бұрын
Cahirkan waan ubaahnaaba, cuntada waan karsadaa, serial ban nafta iskaga qaadoo😂
@Xayati_i
@Xayati_i Жыл бұрын
The girls chicken has no flavor whatsoever😂. The boys are the winners❤.
@sihaammaxamedfadumomacalin2522
@sihaammaxamedfadumomacalin2522 Жыл бұрын
Dumarka waliga hala tartamina😂🎉❤
@sihaammaxamedfadumomacalin2522
@sihaammaxamedfadumomacalin2522 Жыл бұрын
😂❤
@Longing127
@Longing127 Жыл бұрын
MashaAllah Qays is a chef 🧑‍🍳
@mohamedfaysalaadam
@mohamedfaysalaadam Жыл бұрын
wlhi ninkan qeys wan tageera gul zhp👏
@hothoqueen2797
@hothoqueen2797 Жыл бұрын
Teamka wiilasha aya badiyay aragtiidayda waayo xawasho badan ayay isticmaleen markii ugu horaysaynaa digaaga gaarbay u shileen hablaha qudhoodu ma xumaa ee baradhada wayka dayn lahayeen inay gaar u shilaan bay ahayd
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 Жыл бұрын
Mss ilaguurso iyo mr xiisoole aa wada jooga 😂😂😂
@SiicModel
@SiicModel Жыл бұрын
Kusali nebi maxamed scw scw ❤
@nasraabdi3471
@nasraabdi3471 Жыл бұрын
Qeysow dabkaadba ka baqeysaa gormad cuno mcn karisaa group A is not easy ❤😂
@eidsead3143
@eidsead3143 Жыл бұрын
Boys win the race but ladies win the heart 😂
@FARMADHIGE
@FARMADHIGE Жыл бұрын
Qays qaysar wanaga buustay taliye 😂😂 xaliimoyinka
@MukhtaarZiyaad
@MukhtaarZiyaad Жыл бұрын
Muna FaysaL is The Best ❤
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Team hablaha ayaan taageersanay mar walba mam cookies have always healthier and yummy ❤❤❤❤
@halimasharif4569
@halimasharif4569 Жыл бұрын
Inamadu wax ma kariyaan ha hadho maashlaah allah ha idinbarakeeyo waa muuqaal aad u qurux badan oo dhirigalina wadara 🎉❤
@ClfitaaxMaxamed
@ClfitaaxMaxamed Жыл бұрын
M a allha wllkey qeys qeysar keeping bro. ♥️❤️❤️ Aniga waxan joga canada wxaan ka mid ah dawadayashad wllo horay u soco
@Khadrahabu
@Khadrahabu Жыл бұрын
Waar nio wiilashaa sugay bahasha habka diyaarintan ka helay macal shaaxidka kkkkk m.a❤
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Cunto waa Cunto dumar kariyo oo macaan waayo gacantooda macaan 🙏🙏🙏
@AbdirahmanNuur-g8z
@AbdirahmanNuur-g8z Жыл бұрын
Cuntada ugu macan raga Kariya waayo hadheel yaa kariya 😂😂😂😂
@ayaanedabsan4707
@ayaanedabsan4707 Жыл бұрын
Dumar laaan waan idin wata habalyo 😊❤
@najiibxasan8438
@najiibxasan8438 Жыл бұрын
Reerkayaga anaa cuntada u kariya😂Hablahayaga ana ka cunto mcn xita ciyaar bad haysane😂😂
@marwo1198
@marwo1198 Жыл бұрын
De wll ani waad iga fcnthy maad ibari😂😊
@Faiza-el4nr
@Faiza-el4nr Жыл бұрын
De wl intgram noo sheeg wiil cunto kariya meel looga tago majoogne
@safiaelmi7279
@safiaelmi7279 Жыл бұрын
Masha Allah waa tartan cajiiba laakiin muna sida ay wax u jar jarayso waligeed cunto may karin
@jannoomer7263
@jannoomer7263 Жыл бұрын
Kkkk hablaha badiyay aragtidayda wiilashuna waa dadaaleen😂saliida say uga baqayaan😂
@Ahmed-maaniyo
@Ahmed-maaniyo Жыл бұрын
Laba hablood iyo laba inamood tartansiya Qaysow Aniga igu soo darana cook baaan ahyee 😅
@nasrudinahmad1108
@nasrudinahmad1108 Жыл бұрын
Dhanka xikmadaha xaalimo calool dahab ayaa inaga wata😂😂😂
@MohamudDek-f8u
@MohamudDek-f8u Жыл бұрын
Muna Faysal Moyee.gabadha kale qurux badanaaa Oo qosol macanaa
@Maasal123
@Maasal123 Жыл бұрын
What ever east and west haliimo isthe best ❤🎉😂
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o Жыл бұрын
Way ku camirteen naa wiilasha daaya hamda and muna❤
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 Жыл бұрын
Hablow waligeen banan idinku gaareyn shaqa guri ee kusocda hamda muno faysal actarada qarniga 😂😂😂❤❤
@AxmedcabdiYusuf-m1c
@AxmedcabdiYusuf-m1c Жыл бұрын
Waawaynka waxaan soconaa kaliya habeenka
@Maxamedibraahim-xv4nt
@Maxamedibraahim-xv4nt Жыл бұрын
Habluhu wey wacan yihiin ileen dabka ayey isku yareeyeen qeybaha xigaa aan aragno Inshaa Allah
@sahalmahamed076
@sahalmahamed076 Жыл бұрын
Chp hadan 1m subscribers gacan taYda ku jidho waku siin laHa ceep goin chp mcn
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw
@qadriinainaabdi2685
@qadriinainaabdi2685 Жыл бұрын
Dabacasaye maxaa la dhahaaa sxboo qeysow😂😂😂😂😂
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 Жыл бұрын
Mansha allaaah walalo qali hablaha gulestay ee dhibka ka daya 😂😂😂😂😂😂😂
@ZakarieMarcelo
@ZakarieMarcelo Жыл бұрын
Waanu suggested doonaa qays qeyserow waxa aa tahay nin lajan ah waxa kamid ahay taageera haaga koobada❤❤❤❤❤❤
@JoSeph21666
@JoSeph21666 Жыл бұрын
Wiilka dheer afsomaligi oo Qofaa😂😂Wa shakiyee ma rer Buraa😂😂
@ubaxcabdi1193
@ubaxcabdi1193 Жыл бұрын
مشاءالله تبارك الله ♥
@Luul851
@Luul851 Жыл бұрын
Anigoo gabara baa wiilasha ucodeeye naaxaliimo waaxay dhooqadaa walaaqde 😂
@MustafeCabdilaahi-st8tw
@MustafeCabdilaahi-st8tw Жыл бұрын
Qayser idol model ayaad noo tahay🎧
@nimcanbihi6576
@nimcanbihi6576 Жыл бұрын
Xaliimo sida aad wax u karinayseen waaban ka yaabanaa lkn qayr iyo cunto qurux badan oo waxkasta ku jiraanaa ayey sameeyeen❤❤❤❤
@zaarabeautyofficial5857
@zaarabeautyofficial5857 Жыл бұрын
Team hablaha wn ku jiraa guul hno❤❤
@deeqasaleban346
@deeqasaleban346 Жыл бұрын
Diyaarintaa lagu kala tegay waa run habluhu mala milixba kumay darin😅
@user-sm6y4ck2b
@user-sm6y4ck2b Жыл бұрын
M.a qays qayser ayaa si m.a u kariyey❤
@Filfilo1122-
@Filfilo1122- Жыл бұрын
Lafka qayn waku jabiza😂dumarland is not easy 😂😂
@heegantechnology
@heegantechnology Жыл бұрын
Habluhu si miskiinnimo ah ayey wax ujarjarayaan kuwa hudheelayaasha ah waan ka yaabay 2 seconds ayey ku jarjaraan wax kasta
@MihimMed
@MihimMed Жыл бұрын
Keep going m'y Queens 👸
@khadarseat9316
@khadarseat9316 Жыл бұрын
Next one I’m ready for casumada I.a 😂
@mahamuudabdiwahidiigub3015
@mahamuudabdiwahidiigub3015 Жыл бұрын
Idinka ma ahan waa kuwan😂😂😂😂😂
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Dad qaliya wan idin wata Boqoradeyda Muna faysal iyo xamda qeys niyadsame❤
@Broxalane
@Broxalane Жыл бұрын
Fav .KZbinr ❤Guulayso Zhb
@JimcaaleCali-il6kt
@JimcaaleCali-il6kt Жыл бұрын
Mon ❤❤❤❤❤❤❤
@abdikarinmukatar4533
@abdikarinmukatar4533 Жыл бұрын
Ragu waxey kufanayan hal ama laba cook oo wawen lkn dumarku all wa professional 😂😂😂😂😂😂 hana cebeynina adinka balayo lugihina kudontaye
@Gulledyare-g4o
@Gulledyare-g4o Жыл бұрын
Qays qeyser legend of the legend vs hamda io mouna queens keep going bro and sister ❤
@KhadraAbdiwali-b1x
@KhadraAbdiwali-b1x Жыл бұрын
Aniga waxan kahelay sida ay wiilasha udiyaarsadeen waa qaab sheef ookale
@SubeerXamse
@SubeerXamse Жыл бұрын
Manta edit kaagu waa 10/10
@NimcoAadm
@NimcoAadm Жыл бұрын
Dabka laska gabiya de cutada dabku ku yaryahy ba mcn itasi waaa talo ❤❤
@CaashoCali-zp2zx
@CaashoCali-zp2zx Жыл бұрын
Www masha Allaah horay usoco wllo❤
@Hanish139
@Hanish139 Жыл бұрын
Muna iyo hamda yaa isku keenye hadalkii ka dhamdye😅
@AxmedApdi-x5w
@AxmedApdi-x5w Жыл бұрын
Qayzow zxp maxd iLa so hdli waydy hlkaas ayn ka tilmaami lahaaye .
@hanadhanadosmaandan408
@hanadhanadosmaandan408 Жыл бұрын
Keep going qays qayser ❤️🔥
@khayriamahamed913
@khayriamahamed913 Жыл бұрын
Yow chef friend kaga tonta sidu tonta u tumayo 😅😂😅
@rodasiciid7236
@rodasiciid7236 Жыл бұрын
men 1o/1o wow❤
@ilyanahmedmalin3698
@ilyanahmedmalin3698 Жыл бұрын
Xamda hiil hableed iyo muna feysal❤❤❤❤😘😘
@mohamedmuuseomar5783
@mohamedmuuseomar5783 Жыл бұрын
Qays qeyser the best youtuper❤🔥
@Abdirahman_Galde
@Abdirahman_Galde Жыл бұрын
macalinku gabadh ha noqdo😂😂😂😂😂
@MuhamedShine
@MuhamedShine Жыл бұрын
Hlkaaa iyadah hamda bileeeddka dhulka dhig dheh 😂😂abdirahman abdi wali
@Livekudhiigle12
@Livekudhiigle12 Жыл бұрын
Qays waa nin soo jabaye 🎉🎉 congratulations 🎉 pro 😂❤
@YassinZultan-gr6wz
@YassinZultan-gr6wz Жыл бұрын
Walaalo noo soo dhiga maalin kasta sababta oo ah waxaanu baranay sida chickenka loo kariyo please😊😊😊😊
@Abdiqanisaleban1
@Abdiqanisaleban1 Жыл бұрын
Qays Qayser is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂
@yaxyecilmi6574
@yaxyecilmi6574 Жыл бұрын
Hamda hiil hablled gajo ayaa laga korinaya 😢❤
Yaa caqli badan qaysqayser vs maaweell / who is the smartest one
22:24
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Street Food in jigjiga
12:08
Qays Qeyser
Рет қаралды 361 М.
Egypt aduunka maxay kaga duwan tahay ramadaanta🇪🇬
10:06
Dhakhtarrr
Рет қаралды 201 М.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 585 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY? HAA IYO MAYA Challenge
17:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 147 М.
ABDIKARIIN ALI SHAAH SCHOOL
16:22
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 297 М.
Guess the singer
28:24
Qays Qeyser
Рет қаралды 279 М.
Cuntada Wadooyinka Hargeisa | Street Food in Hargeisa
14:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 619 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.