Copy of Dalkeygow Dushaadu waa Barwaaqee

  Рет қаралды 27,900

Abtidoon Aw-Baahalow

Abtidoon Aw-Baahalow

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@suldanpashir
@suldanpashir 5 жыл бұрын
Wlhi ilinta wn cishan waayay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somaliya allah quluubtoda isku keeeno
@amiirkaumada9957
@amiirkaumada9957 2 жыл бұрын
Waa 1993 shirkii adiss ababa ee isku keenidii jabhadihii iyo kooxihii mucaraadka ee somalia 🇸🇴 wakhtigaas Waxaa soo agaasimay shirka malez zenawi Heesta waxaa qoray cabdi muxumed amiin Laxanka Axmed naaji sacad Somali conference Adiss baba 1993
@azuhazan4148
@azuhazan4148 2 жыл бұрын
Mahadsanid tariikhda aad nasiisaay 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 Жыл бұрын
Walaashey baa ka qeybgishay shirkaan oo sawirro iyadoo la sawiran Axmed Naaji, Xasan Aaden iyo fannaan iyo madax kale arki jiray.
@Umukheyrosman
@Umukheyrosman Ай бұрын
Waka xumahy dalkeeni sidii aad ku ogeeden mhn😢intii dhimaty ilhy ha u naxariisto ,finaanin cod iyo cqli ilhy iskgu daray thiin,wlle dad wa dadki dadkii hore😢wa qiiroday wlh dalkyga saan u jeclahy mid la sii joogi karo uma eka.2024🇸🇴🇸🇴
@mohamedmohamudabdukadiribr4370
@mohamedmohamudabdukadiribr4370 9 жыл бұрын
hees hees dhaaftey ilmada ma cishan kartid marki aad dhageesaneesid waa hadii aad wadani dhab ah tahay Allahayoow Nabad Allahayoow Nabad Allahayoow Nabad
@jimcaalexasancumar27
@jimcaalexasancumar27 2 жыл бұрын
Dalkeygow meel kugu doorsanayo miyeey dunidaba kuba taala 😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🤲🤲
@hazannnour4377
@hazannnour4377 3 жыл бұрын
Danlaawe inaan ahaado qaxooti inasn dan moodo😥dalkeygow🇸🇴 dushaadu waa barqee dalkeygow cida kugu doorsanaayo miyay dunidiba kutaalaa🇸🇴
@MunaXuseen-h6n
@MunaXuseen-h6n 5 күн бұрын
Wlhi anoo oyayaan qorayaa qoraalkan qoraalkan anoo Dalkayga wax kusoo kordhiyaan sooboqan xili hammi dhoof igalay lakin anoon bixin ayaan macaanka dalkayga hooyo leyahay ogaday malinkaad waxad rabtay kawaydo ayaad macaanka dalkaagu leyahay oganaysa frome hargaysa qoraalkan dib ayaan udon boqan donaa malin uun insha allah
@hassanluckysky6643
@hassanluckysky6643 2 жыл бұрын
Tears came out my eyes
@HaaniIbrahim-w8y
@HaaniIbrahim-w8y 18 күн бұрын
Hadaan rabnaa inaan wadanka kasoo tagno
@mohamedmohamudabdukadiribr4370
@mohamedmohamudabdukadiribr4370 9 жыл бұрын
+Abtidoon aw baahalow mahadanid sxb
@CIGE179
@CIGE179 6 жыл бұрын
🇸🇴💙
@daahiribraahimkuulowdaahir7141
@daahiribraahimkuulowdaahir7141 2 жыл бұрын
Waa hees wadaniya inaba caadimaha
@medhoch9233
@medhoch9233 11 ай бұрын
😢s😢
@ikranomar5485
@ikranomar5485 5 жыл бұрын
Ilinta wan ceshan waye wlhi allh nabd noga dhigo dalkeena😭😢
@hudamohamed9057
@hudamohamed9057 4 жыл бұрын
Ikran Omar amiin wlhi wan khirody 😢😭
@MaalmoFilms
@MaalmoFilms 2 жыл бұрын
❤️ 🩸 🇸🇴🥺🥲
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Sidii baa wali Qoxoti loyahay 😢
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 жыл бұрын
😭💪🇸🇴
@fatumarune1091
@fatumarune1091 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭🤲
@FOOTY277
@FOOTY277 Жыл бұрын
Inta badan waxay ku dhinteen qoxooti nimo iyagoo wakhtigu u samixi wayay in ay guryahoogii ku noqdaan. Somalida dabigay gashay weynaa kii reer bini Israel wuxu ku dhamaaday 40 sano inaguna afartankii weynu gaadhnay intay xabadu qaraxday
@azuhazan4148
@azuhazan4148 2 жыл бұрын
2022 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@ahmedelmi1264
@ahmedelmi1264 3 жыл бұрын
Every community became one(1) what's wrong with soomaali?
@mohanhasan7027
@mohanhasan7027 2 жыл бұрын
Bs
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 2,7 МЛН
Dalkeygow Dushaadu waa Barwaaqee
6:34
Abtidoon Aw-Baahalow
Рет қаралды 16 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 60 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
Riwaayad dhaylo jecel
1:30:01
Hawraar Music Production
Рет қаралды 179 М.
Faaduma Qaassim Hiloowle - Dalkeygoow
5:24
Mohamed Aden
Рет қаралды 223 М.
Oktoobareey
4:50
Hashim Awad
Рет қаралды 404 М.
Dalkaygoow
5:14
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 1 М.
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 5 МЛН
FADUMO QASIM (dalkeygoow)
7:55
asad asadyare
Рет қаралды 46 М.
XASAN ADAN SAMATAR SOO DHOWEYNTI LONDON WACADARO
1:25:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,2 МЛН
Hibo Nuura iyo Abdulqadir Jubba: Sadriga iyo Laabta
7:49
somali music collection
Рет қаралды 29 М.