Oktoobareey

  Рет қаралды 369,578

Hashim Awad

Hashim Awad

12 жыл бұрын

Wadani

Пікірлер: 155
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 2 ай бұрын
Maasha Allah waxan joogey Borame Dugsigii dhexe great day was Allah u naxariisoAbdi Bashir indha buur fanaan laxamist Midho sameeyo. Badanka heesaha wadaniga isaga saeyey AbdiBashiir indha Buur Habargidir Sacad reer Nimcaale Allah u naxariso waxan ku xasuusta Gobanimada somaliyeed ee galbeed kooxda Heegan iyo Arligaygow
@YuusufHassanAhmed
@YuusufHassanAhmed 26 күн бұрын
Aamiin
@hudesigner5319
@hudesigner5319 3 жыл бұрын
Ifafaala gaaraa lagu arkaaaaa Lagu asteeyaaaaa Lagu aqoooonsadaaaaa Ujeedaduna waa Isticmaarka iyo U adeegyadiis Markay na ajaleeeeen Oog nagu shideeeen Beeshu eedayoy Axdigii jabsheeen Indheer garadkii kacay Adigaaaa lahaaaaa Octoobarey adigaaa lahaaaa Urugadii bulshada ka uur gubashadeed Cadow iligta dara ka af qabashadeed Ambadkeedii lumay isu ururinteed Onkad iyo hillaac u odorasideed Ilayskii xornimo ugu baaqideed Adigaa lahaa octobarey adaa lahaa Aaniyo qabiil iil kaga xirkeed Eex iyo dilliin iyo dhac ka aasideed Bangiyada anfaaci albaab uga furkeed Warshadaheeda ugub u irmaaninteed Aaran iyo doog ku agaasinkeed Adigaa lahaaaa Actoobarey adaa lahaa Ubad iyo duq iyo doon iyo abeeer Oomaniyo wabax isu wada duwgeed Israac iyo midnimo u adeegisteed Adigaa lahaa Oktòobarey adaa lahaa Heesta erayadeedu wataas. Waan ogaha inay jiraan dhalinyaro badan oo erayadeeda wax badan ka fahmi waayey sidaasan idinkugu qora
@libaax-yaale5571
@libaax-yaale5571 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul In badan baan raadiyey bal in qof un ereyadeeda qoro ugu dambayn waan helay. Mahadsanid in badan👏👏
@hudesigner5319
@hudesigner5319 3 жыл бұрын
Adiga mudan sxb
@jiijacrxmn5649
@jiijacrxmn5649 2 жыл бұрын
M.a. wall mcn plz ayado qoral ah noo soo gali qebta cmntiga heestii octopar waa tee 21 ogtopar plz plz plz wal waqtigeda malba ka dhiman waa ku so radin dona waa kaa suga waxaan rajeyna farinteyda inaad arki donto i.a. by
@cabdicaafi4708
@cabdicaafi4708 2 жыл бұрын
@@jiijacrxmn5649 Waa Tanoo Dadkaayagii waa TISQAADOO Waa Tanoo Dhulkaayagii waa TANAADEY Waan Isku DIIRSANAY tub wada-marnay Waan isku TOLANAY tub wada-marnay OCTOBAR OCTOBAR, waa tee -waa tuma? Wa taayadii! Haday,tahay teenii, Taariiq ma-leedoo Maxaa, lagu tilmaamaa? Waxaa lagu tilmaamaa maalintii dhagaxtuur OCTOBAR Waxaa lagu tilmaamaa maalintii calanka lataagay OCT Waxaa lagu tilmaamaa TOWRADEENA dhalatey 21oct Waa Tanoo, isku TAGEENAA haboonoo Waa Tanoo TACAB-GALKEENAAN utaaganee Waan TABAR-YEELANEY tub wada-marnay Waa TALO-RAACSANEY tub wada-marnay OCTOBAR Erayadii Abwaan Siciid Xarawo.
@updisalah778
@updisalah778 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wll 100% Anigaa ka kaw ahaa dadka sanado badan waliba fahmi la.aa ee Caawa aad fahansiisay Allah maskaxda hakuu barakeeyo
@osmanali2896
@osmanali2896 6 жыл бұрын
21 October wiilkeyga cuuradka aya ee daashay alxmdulih guul iyo gobonimo SOOMAALIYA ✊
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
Malin weyn dhashay masha Allah xifdulah cute ❤❤❤❤
@seidabdi751
@seidabdi751 5 ай бұрын
WAA CABDALTAWAAB
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Markaa Dhegesanaya Heestana jiririco ayaa jirkeyga Ka kaceyso waayo siduu wadankeena u Qurux badnaa dowladeena Awooda badneed Allow inoo soo celi dowlad u eg Aabe siyaad dowladii kama dambeen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭 Soomaliyee aan Qabiil iska dhaafno Wlhi markaas Calaamka gaari laheen waliba aan iska deeyno dowladahada deriska nala ah ku diirsanaandooda October Adaa lahaay manta waa 21 October 2022 🇸🇴🇸🇴
@alisahal4857
@alisahal4857 2 ай бұрын
Midhihii iyo laxankii aun mujahid cabdi bashiir indhabur
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Cabdi Bashiir indha buur
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS 8 ай бұрын
Eraysdii Abwaan Bashiir Indhobuur
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Erayadii iyo Laxankii Abwaan Cabdi bashiir indha buur
@mahdiali8874
@mahdiali8874 3 жыл бұрын
Erayadii iyo laxankii AUN abwaan. Colonel. Cabdi bashiir indhabuur. Kooxdii heegan ee ciidanka police ka soomaaliyeed.
@zeynababati1939
@zeynababati1939 3 жыл бұрын
Heestaan xusuus ayey ii tahay dadka qaday ayaan ka mid ahaa anigoo ardayda dugsiga sare Jamaal cabnaasir soo dhameyay xalene ku joro nala keenay tiyatarka waa xusuus
@MohamedAliGaashaan
@MohamedAliGaashaan 2 жыл бұрын
Hanti qaran 🇸🇴 Zeynab baa tahay❤️🙏
@jamilomaxamed770
@jamilomaxamed770 Жыл бұрын
Adaba.nasibkas.lahaa.walhi
@badriabib9525
@badriabib9525 Жыл бұрын
Hanti qaran runtii
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Wan yara lakin wan xususta wayo wayo somali hore umaso Marin nimcadan dibna uma somarin
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 11 ай бұрын
Heestan Kooxda Heegan ayaa qaaday ee Ubax kacaan ma qaadin.
@diamondqueendiamondsahan3687
@diamondqueendiamondsahan3687 6 ай бұрын
2024 can’t stop listening to this ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@somprag9282
@somprag9282 6 ай бұрын
Ilaahay ha uu nahariisto golaha saree iyo soomalidi hore
@relaxy9457
@relaxy9457 3 жыл бұрын
Xaadaday ayaa dhaqaaqda markaan maqlo heestaan waxaan laba jibaaraa dadaalkay ardaynimo si aan wadankay wax ugu qabto.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
Alaha kugu sacido dadal kaga ❤❤❤❤❤
@maxamedhaybe9019
@maxamedhaybe9019 6 жыл бұрын
Maasha allah allow qarankii iyo sumcadii somaaliyeed no soo celi vivva somaalia
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 4 жыл бұрын
Octobarey adaa lahaa waxan dhegeysanayaa maantoo tariikhda tahay 2/3/2020 dagaalka beled xaawo kasocdo awgeed
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Waa Erayadii Abwaan cabdi bashiir indha buur
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Waa abwaan Waddani ah. ALLAHA U NAXARIISTO
@khaalidomar5901
@khaalidomar5901 3 жыл бұрын
Nabadan insha allah malin baan heli doona love you dalkyga hooyo aad baan u jeclahay 💙🇸🇴💙
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
Amiin ya alah
@maxamedismail5610
@maxamedismail5610 3 жыл бұрын
Soomaali dawladaa mid lamid ah horteedna may arag dabadeedna may arag allahayoow sumcadii umada somaaliyeed soo celi.
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 5 ай бұрын
Wayo iyo wayo Nabad cana leh maxaan somaranay Wagaas qolada miinabariistan ahay 74 olalahahii Farta somaliga araaduuna miiga farta lagubarijiray wagaas ayaan school 1 ila 9 laad hambalyo hambalyo
@libanjama4217
@libanjama4217 Жыл бұрын
Ubaxi KACAANKI barakeysana ee aabo siyad Allaha unaxaristo
@cabdinasirdaahir1583
@cabdinasirdaahir1583 5 жыл бұрын
ilaahay dwladi hore iyo midka wanagsan hanoso celiyo
@fadumoali7300
@fadumoali7300 7 жыл бұрын
Dhul Agon noqday laakiin ilaahay ba u maqan insha allaah guuuuul
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@abdirizakrasaas2214
@abdirizakrasaas2214 5 жыл бұрын
Caruurta 3 ka mida ayaa oktobar dhashay oo waliba Cabdullahi cabdirisaaq wuu dhashay talaado 21 oktoobar 2008
@AbshirAbshir-100
@AbshirAbshir-100 6 ай бұрын
AIIah u naxariisto halyeeyadi uu Aabahay ka mid ahaa ee aaday kuna shahiiday dagaalki 77 ee xoraynta Soomaali Galbeed,amiin ya Rabbi..
@mfayz980
@mfayz980 6 ай бұрын
Alle ha u naxariisto wll 😢
@AbdulrahmanMoha-bo8pe
@AbdulrahmanMoha-bo8pe 18 күн бұрын
Aamiin
@M.Adam.M937
@M.Adam.M937 2 жыл бұрын
🔥 still a fire tune in 2022
@somprag9282
@somprag9282 11 ай бұрын
And not a lie spoken. Still flames in 2023 🔥🇸🇴
@cumarmohamed2412
@cumarmohamed2412 8 ай бұрын
Still 22/11/2023 Wednesday
@samiaabdikadir4627
@samiaabdikadir4627 2 жыл бұрын
21 october 2021🥺💔🇸🇴
@ilyaasgeelle6054
@ilyaasgeelle6054 4 жыл бұрын
Ummad dawlad iyo qaran soomaaliyeed oo aan luminayay ayay ahaayeen
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
Allayaraxma Aaabe siyaad
@Shanlayste
@Shanlayste 10 ай бұрын
madawanaysaa 2023 😢🇸🇴🫡❤️‍🩹❤️‍🩹
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Masha allah 🇸🇴💕
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 4 жыл бұрын
Octoober anga nasiib uma yeelan inkastoo an dhashte 1989 wan yaraa runtii
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
Aheey ah Ilaahow noo soo celi Sharafti iyo karaamadi
@user-lz6bs8uc8e
@user-lz6bs8uc8e Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Adigaa Lahaa OKTOOBAREEY
@cadaanimaxamed4590
@cadaanimaxamed4590 5 жыл бұрын
Soomaalia dowladaan fiican ayey isku dumiyeen markaa dowlad ma rabaan ma la dhihi karoo
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Ninkii heestaan sameeyay, Isla iyagii uu amaanayay ayaa dilay.
@abdirahimkeynan5630
@abdirahimkeynan5630 4 жыл бұрын
jaalle ziyad barre
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c 6 ай бұрын
SSC KHATUMO KACAANKA BULUUGA GUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE PUNT STATE GUUUL NAMASTE NAMASTE NAMASTE ❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE NAMASTE
@YuusufHassanAhmed
@YuusufHassanAhmed 26 күн бұрын
Allayaraxma aabe siyaad
@AbdiRahman-ko5wj
@AbdiRahman-ko5wj 7 ай бұрын
ERAYADA IYO LAXANKA WAXAA SAMEEYAY AUN ABWAN CABDI BASHIIR INDHABUUR LUUQDII KOXDA HEEGAN EE CIIDANKA BOOLISKA SOMALIYEED
@caddeheey2013
@caddeheey2013 2 жыл бұрын
21kii October never die
@yaasirabdirizak2113
@yaasirabdirizak2113 5 жыл бұрын
Aniga heestan waa qoraal ah ama lyrics ah yaa iso qoraayaa
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@maxamedjakir
@maxamedjakir 2 ай бұрын
Thanks
@liibaanmaxamed1918
@liibaanmaxamed1918 11 ай бұрын
aun abe siyad😢😢😢😢😢😢😢
@cadoowmahamad9253
@cadoowmahamad9253 7 жыл бұрын
dhul agoontoobay walhi
@khadrahassan8473
@khadrahassan8473 6 жыл бұрын
Walaahi waa dhul ogoon toobay
@user-hu9yp4qo8t
@user-hu9yp4qo8t Жыл бұрын
Sheekh Cabdiqadiir
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaleed midninmo
@jimcaalecali-cf1yc
@jimcaalecali-cf1yc 3 ай бұрын
2024 ❤
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 6 ай бұрын
Daroodkii ma hadlaayo eemaxaa hawiye wareeriyay waa lkala gobsnyahay hawiye ku likood ilaa borofisoradii waay ooyayaan eemaxaa ku dhacay waayaab walee hawiye ooyaaya soomaaliland guul inshalaah hawiye oohin inshalaah aamiin ❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯✌✌aadan hargaaysa
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Allah jalle Maxammed siyaad barre🫡
@abdinurgure8134
@abdinurgure8134 7 ай бұрын
Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre
@JEYTHAN-TV-pRo
@JEYTHAN-TV-pRo Жыл бұрын
Octoberey adaa lahaaa ❤❤❤❤❤❤
@khadarahmedadem
@khadarahmedadem 8 ай бұрын
Woow markii aynu laheyn Dowlada sharafta leh balse Nasiib daro aynu Gacmaheena ku burburiney😢
@anishabantu780
@anishabantu780 Жыл бұрын
2023❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaalia
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅 I love October
@user-fb3xw5xf5e
@user-fb3xw5xf5e 2 ай бұрын
❤❤❤ OKTOBAREY ADAA LAHAA❤❤❤ALLAHA U NAXARIISTO: MUDANE MADAX/WEYNE HORE:: MOHAMED SIAD BARRE❤. JANADDA LA GEEYOW:: WAA LAGU TEBAY, OO WAXAA DALKII KAAGA DANBEEYAY :: HOROR & WARAABE DAD & DUUNYO QAAD AH.
@user-uh2ys4pu3n
@user-uh2ys4pu3n 7 ай бұрын
Alla yacisak walle dawladi tasay ahyd
@CafiAhmed
@CafiAhmed 20 күн бұрын
2024😢😢😢
@user-eo4np3ww1r
@user-eo4np3ww1r 3 жыл бұрын
Faqashtii Kudaafad ayay ahayd Ilaahay Naarta Haku Fogeeyo Nikankii Diinta Munasalka ah iyo Quraankii Ilaahayba beenayay Siyaad bare Salmaan Rushti Oo Kale ayuu ahaa
@NajmaAmerica
@NajmaAmerica 9 ай бұрын
Duli bad ku noshahay hada idooray
@AdanMuxumad-qc3kp
@AdanMuxumad-qc3kp Жыл бұрын
Guuul iyo gobanimo
@seidabdi751
@seidabdi751 3 ай бұрын
AUN WIXII GEERIYOODAY
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Via Shacabka Ssc
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 4 жыл бұрын
Mashaa allah tabaarakalah Ilahow qaranimo way noo soo noqotay Ilahow cadawga kaqabo farmaajo iyo qayre iyo intii qaranimadi jecel oo dhan
@CafiAhmed
@CafiAhmed 20 күн бұрын
😢😢😢❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@somprag9282
@somprag9282 4 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@liibaanmaxamed1918
@liibaanmaxamed1918 11 ай бұрын
xiliga kacanka cuntada cuni jirnay every day iminka festo malmaha ah iyo casumad kaliya la sameyn kara marka u kacanka jogayna every day abahey no dalbi jiray in bahi nolol ah na geliyen dhismahi quruxsanana dumiyen wax na dhiseyn 😂😂😂😂marka guri la duminayo wa waqti yar marka la dhisayana wa waqti badan 😂😂😂😂😂😂😂😂
@seryu8204
@seryu8204 Жыл бұрын
Wadamo jira ayuu soomalgu u yeedhin jirey
@shamsamohamed578
@shamsamohamed578 5 жыл бұрын
Carpets 📱⭐🦋🕊️
@hassenhero1745
@hassenhero1745 10 ай бұрын
October somali 😢
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 12 October and 21 October festival somaliyed aheyd dhulka cidamada mari jiren dhulka cidamada tarabunka Bob ku degan yihin 😂😂😂😂😂
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 10 ай бұрын
Eshcalla dawlad allaw tiyo kale nodhali
@aminaqurux7702
@aminaqurux7702 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kayhass2510
@kayhass2510 6 ай бұрын
Aduunyo Qabrigii Siyaad barre Xabashi ba maanta haysata gedo. Somali way jabtay dhulkedii habashi ba qaadatay.. Ilahay Somali ha ka dulqaado dhibka gacmaha isqabsada hadii kale waa la idin gumaysan Sida Falastin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun
@mohodinPliano
@mohodinPliano Ай бұрын
Somali mideysan❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
African lion aheyn 😂😂😂😂
@guuusha3699
@guuusha3699 4 жыл бұрын
In kasto anan Siyad bare jacleyn hadana heesihisu Aad bey cajiib u ahayeen.
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Kkkk hesaha asaga malayn
@mohaaupdull9016
@mohaaupdull9016 3 ай бұрын
Qaraax leee kuheystaa hadaa maxaa heysaa hadaa siyaad bare hadu.xumaaa somali wexey dib ogabexeynin adhigo kala kujiraaa
@maarakuwaatare8735
@maarakuwaatare8735 8 ай бұрын
Siiyaad walagu dar saday wlh
@mayowhassanaadamamaasarifl4391
@mayowhassanaadamamaasarifl4391 4 ай бұрын
0:33
@sh-ka3494
@sh-ka3494 4 жыл бұрын
Ogtobar cid kasto ufuruntahay ganacsi waxa qasab kuahaa iney keento qof aba lacag bixiso waxad ukoreysa oo adan aqon micna maamul ood iska firsaneysid sida adunko kale ooga shekeysid anigo iyahay oo shaqoyin baqalad lacag inlagabixiyo fahamsanen oon kuxisbtamin wardiyo la aanta nabad gelyada dhisida nal wado darjin wax hada adunka eey dadken uguroran oodhan laheen baa mel ifurun waqti yar baa ogtobar ken aba kalay ardayna ma ahen weligey banoni ciyar tenis midkasto iskulka waa didi jiray dooq ma ahen ilaa mida tirakobka guryaha balse sirwal madax banan cadi iiaha ila daba qab majeclen bulsho dan la aan majeclen isla suq seef jadid kasogatay intey sisocden amar kasoqadanayan iney ijidin goansaday oo cid kala hadlesa maleh doowlad gudahan galay kii iskudayo sefta taqan oo sixur usoriday mid kaboday ana bananka masobixin kudaha dher kuma juro waxay gartay waldki ma garan sidi lagu xaliyay koley ledaa maba racin waa iska firsan jiray ina noqda lafirsade majeclen horta dunidan nabada ah lororaya maxay kabadalantahay tii siyada isxisabin bidaqo canshur xugun oo mesha doonto tagi karin yaabadna iyaga iyo siyad hada iyo dan maxa nala gudbon xalasha maalin baa laqashaa mase xalaasha sidi baqtiga la qarsada sidii sucudi bidaqo baan yelana guriga si bananka si kesax ooqadana mase adunka kale sidis jaantaa rogan ilen iskukenken baa nahay gaalna maisdhihi karno muslinba nahay alaah caasi nalakaheli danta gobolke soodhaweyay oon uekana obaladen mase doowlad sugayal aansameysan madaxweyne baa qadana sida muqdisho gado iabital ayishey lacag la aan hada hataa ayagoo kabaahan gurikasta lagucuna malmalado buskud mishari salid lacag kaar suuqana lagu iibiya malay kuli shahar dagmo dagmo logusiya xurumo yaryar imsed magasayi kuwa badiyo kuwa aan daganen kaarar sedeytahay ma aqan wax leebacjidaya imsejnalagasiyay waxa siyad gadashi wax udhismi waayay dagaladi dad lodiri jiray qofki dhawacmo diinyo aba xaq uusinjiray mushaharkisna bilkasta wuulaha isago shaqeyn markasey. Xabad kas isugu dhuftan meelsahlan xag aykuganacsadan iyo xuriyo shicb kamidnoqdo mushahar jogto caqlawada cunay gabay maqli jiray hadey canshurti reerutal latabahen waatilab ninki udhunta dhef shirkaa dhabarka toogasho udhawa
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 13 күн бұрын
😂😂
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
African lion aheyn
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@XasanMilateri-wt6jx
@XasanMilateri-wt6jx 10 ай бұрын
Eas
@mubarakgiire5453
@mubarakgiire5453 4 жыл бұрын
October tii lagu hungoobay
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
Hal nin dalkena warshado ma leh ku fikirayo ma leh dalkena Hal markab dagal ama markab xamulka qado ma qabno Hal Diyarad dagal ma qabno Hal air basinjer raco ma qabno Hal siyasi inta kurbo ku heyso ma leh dalkena wa qawan yahay suit xiran dabaq dher dhisan iyaga bahan dalkena bahi tiran iska daye is garsin ta private korontada private Hal mator weyn wakalada biyaha Afgooye biyaha dhigan shacabka biyaha dowlada caban Hal motor weyn xarunta energy eneyo dhigan korontada dowlada laga ibsado lacag habka ku heli lahayen kuma fikiran iney adunka tugsadaan save ku ah 😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Laascaanood Guulwacan gurba Joogta Waxaa Orhan La,aa Habarfadhida Legtu La U Fudaaaàaaaaaqaaaa
@abdirahmanadam8869
@abdirahmanadam8869 5 жыл бұрын
Siyaad isagaa masuul ka ahaa sida maanta somalia tahy waayo hadduu doorasho wadanka ka qabanlahaa waxan is leehay sidani ma dhacdeen
@waxqabadchannel6668
@waxqabadchannel6668 5 жыл бұрын
Abdirahman Adam walahi tasan been aheyin
@siciidmaxamed8692
@siciidmaxamed8692 4 жыл бұрын
Ilahay haa soon ceesho
@zaaaraahmed4740
@zaaaraahmed4740 2 жыл бұрын
Doorasho qaban lahaa kulahaa dadka doorashada rabaan intuu wadanka saas uhormarinaaye intee jireen somalidan wlhi yaab leyihiin markoo wax dayacnyhy uma jedan lkn markaa jafjafatit kukula soo dhagayan
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Ben sheg o mid run u eg sheeg ma nin dhintay dhowr iyo 30 ka hor ba masul ka ah waxa hada dhacaya cidi burburisay ba masul ka ah ithopioa inte nin baba xukunka laga turay 3 nin walina wadankoda wA dhisan yahay
@xuseencabdiaxmed6383
@xuseencabdiaxmed6383 4 жыл бұрын
Aniga sameeyay heestan ano somalilan
@40156
@40156 4 жыл бұрын
Heesaha October waan iska jecelay inkastoon somalilander ahay
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Bariga s lander ma jirin wa casimadi muqdisho hadan khaldanayn 5ta nin e ugu saraysay midkamida rer hargaysa bu aha
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
African lion aheyn cidamada qabil koda ma u go eyn cidamada qaran ka somaliyed ahayen hub ay micno daro u ridan iska daye xita bastolad watan qof kuma tagi karin I'd care koda loga baqi jiray Nagta nin cidamada ah u jacel u shegto waxay aheyd mid ilah nasibka u ficneyay heblayo nin askari heshay la dhihi jiray service koda iyo nolosha Guryo lahayen iminka askari mushar an wax u tareyn iyo qimo dhaca magaca cidamada nagta u yimid nin cidan ah heblayo wa Moriyan askari iyo hub rag wato dhahna dilka macno darada hubka ridan Bulshada argagax ku ah lagu nacay iyo qabil qalbiga save ugu ah 😂😂😂😂😂😂😂
@user-ss7hx5ne9y
@user-ss7hx5ne9y 7 ай бұрын
Soma laba neso
@seidabdi751
@seidabdi751 6 ай бұрын
NIMANKA AMSE NAAGAHA INTERNET-KA AMSE GALSHA-DA/DU SOO GALSHAY HEESTANOW!!! WEYDIIN WAXA A! MA ZIYAAD BARRE AYAA MAGACIISU AHAA OGTAWBBAR SIYAAD BARRE ??????????????????????
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 жыл бұрын
Heestaan waxaa alllifey abtigey(AUN) caadinamaahayn wuxuu ahaa nin halabuurka lagumanaystay. Sxbkiis ayaa dagaalkii udhintay markaasuu lawareegay Heegan
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Cabdi bashiir indhabuur, miyaa abtigaa ahaa? Allaha u naxariistee.
@FarahAbdul
@FarahAbdul 6 жыл бұрын
October 21 wax lagu farxo ma aha waa maalintii la afgabiyay dawladii doorashada ku timid.
@sharmakeali2388
@sharmakeali2388 6 жыл бұрын
xaaji Abdulqadir sxb jiro ayaa ku haysaa qabiil allaha ka cafiyo xasidnimo
@axmedraage6949
@axmedraage6949 5 жыл бұрын
Naga aamu bidayahow naga ah
@gen.omarsaeed5689
@gen.omarsaeed5689 5 жыл бұрын
Hhhhh sxp agoon maa tahy waqtigii 1988 myaa abahaa siyaad dilay siyaad waaa abaha somaliyeed
@axmedraage6949
@axmedraage6949 5 жыл бұрын
QARAN WA KAA SHIDHAB INA XAYAWAANOW
@shiddedhabar-jillicalice4646
@shiddedhabar-jillicalice4646 5 жыл бұрын
Wll maanta ayay dhaantey maalinkaas inaga ayaana duminay dawlad laga dambeeyo oh
@mohakingyare5098
@mohakingyare5098 Жыл бұрын
Hadaliyohowlbawaakuwihore Eeewankuguhbaliyaya Sxb Thanks
@ysfdhr4680
@ysfdhr4680 4 жыл бұрын
SNM
@istanbulomar1018
@istanbulomar1018 7 жыл бұрын
Somalië was Somalië not not and more
@liinatuluxliinatulux4261
@liinatuluxliinatulux4261 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Dhulka aabihiisii dhiirranow Siyaad.
5:14
B Migil
Рет қаралды 74 М.
Qarankii Soomaaliya
8:02
RegionalSomTV
Рет қаралды 1,4 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 78 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,2 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,3 МЛН
HEESO KACAAN
37:32
KAABO MEDIA
Рет қаралды 31 М.
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 239 М.
AABO SIYAAD
5:12
OSMAN AHMED
Рет қаралды 615 М.
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
7:47
Kacaankii Soomaaliya ee Barakaysnaa
5:18
LAASCAANOOD YOUTUBE CHANNEL
Рет қаралды 153 М.
Towradatan Barakeysan & Qeyska Stereo
3:17
KACDOONKA BULSHADA
Рет қаралды 876 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,2 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,1 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 935 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 11 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 728 М.