No video

Cryptocurrency: Sideen lacag uga sameeyey Bitcoin in ka badan $10,000

  Рет қаралды 28,641

Eng. Abdishakur Mohamed

Eng. Abdishakur Mohamed

Күн бұрын

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/....
Telegram: t.me/abdishaku...

Пікірлер: 167
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
Halkan ka daawo cashirrada bilaashka ah 👇 kzbin.info/aero/PLasuOzCcWMq4OXZ10baUY-hHsLkcikt0c
@farhiyahaaji5024
@farhiyahaaji5024 Жыл бұрын
Ifahansii aan sameye
@farhiyahaaji5024
@farhiyahaaji5024 Жыл бұрын
Aniga waxaa ma fahmin
@WllKenan
@WllKenan Жыл бұрын
@XaliimoCali-qg5gv
@XaliimoCali-qg5gv 9 ай бұрын
Wll waxa ina ifahnsiy wada shiida nahe
@zakiiya-xc3xf
@zakiiya-xc3xf 8 ай бұрын
Ok wll
@ayaancumar2621
@ayaancumar2621 Жыл бұрын
1dolor Wall caruurta ciid uumahaysto icaawi
@anas-ismail
@anas-ismail Жыл бұрын
Waalidka baari haloi noqdo sida aad u dooneyso in caruurtaada ay ku noqdaan
@ayaanhassan5317
@ayaanhassan5317 Жыл бұрын
Mahadsanid wallkey intii wax fahmeesa way ku fahmeen in kaloo iska ciyaaresaa u jedaa lkn waqtiga ayaa wax u sheegi doona mahadsanid bulshada waad u faaideesaa 🙏🙏🙏
@zamunizamuni4142
@zamunizamuni4142 Жыл бұрын
Walalo ifahansi se online ugu shaqeysta
@abdulkarimmohamedsharif4029
@abdulkarimmohamedsharif4029 Ай бұрын
Ustad Abdishakur mahadsanid videogan ama videoyadaadu waa inoo muhiim dadka maangaabka ah warkooda ka soco inoo soo duub videoyada sidan ookale benefitableka ah Mahadsanid.
@muqtaar1722
@muqtaar1722 8 ай бұрын
Dadka kaa faa,iiday koow anigaa ka eh alle haku xifdiyo
@user-yk9ks9dl9c
@user-yk9ks9dl9c 7 ай бұрын
Wll xageen kaala soo xiriiraa Allah dartiis
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 7 ай бұрын
Aad baad u mahadzanthy ustaadih Abdizhakur❤
@hodandiiriye-bk4cf
@hodandiiriye-bk4cf Жыл бұрын
Asalaamu Alaykuma ramadaan Mubarak first one thanks my teacher
@DaacadCali-te7fi
@DaacadCali-te7fi Ай бұрын
Thanks ustaad
@Jarmo6677
@Jarmo6677 4 ай бұрын
Taliye wlhi xirfadan waxan raba inan muddo yar dukum daakum ka dhigo qori ciidka ii dhig zhp aanku xasuuste Apdishakuur🎉
@safarowchannell7086
@safarowchannell7086 6 ай бұрын
Ineey xaraantahaybaa culimadu no sheegeen lkn ustad maclumadka aad ka bixisay wa ku mahadsantahay
@AbdiQani-tn4hy
@AbdiQani-tn4hy Ай бұрын
Abdi Qani axmed ( abalmarin 23:20
@amiinomarcoday5695
@amiinomarcoday5695 Жыл бұрын
Shukran wll shukran wxn kaa codsan lahaa inaad noosoo badiso vedioes ka crypto Thnks markasta wd na dhiiri galisaa
@engmohamed5183
@engmohamed5183 Ай бұрын
Sidee lactan aan ugasaari karra bro❤
@usaamaahmed106
@usaamaahmed106 Жыл бұрын
Walaal aadbaad umahadsantahay 💯💯👍👍👍👍👍
@CabdiDaahir-xn2mb
@CabdiDaahir-xn2mb Жыл бұрын
Shaafici (Abaal marin 9;7)
@abdiasisgirre5093
@abdiasisgirre5093 4 ай бұрын
Allah ha kaa farxiyo
@abdikarimhuseinamin-ev3rr
@abdikarimhuseinamin-ev3rr 4 ай бұрын
Allah ha ka farxiyo
@mrdonor14
@mrdonor14 Жыл бұрын
Aad baad umahadsanthy noosoobadi muuqaalada crypto❤
@xasanabshir-um6xe
@xasanabshir-um6xe 4 ай бұрын
Asc. Eng. Si aan ubarto koorsadaan maxaa basic ah oo aan ubaahanahay si kooban mahadsanid
@user-ji3sy9dc6r
@user-ji3sy9dc6r 3 ай бұрын
Asc brother I need to join crypto but I don’t have any ideas means I hear for everyone or KZbin but I wanna get right direct way with your help am ready to know trains because before u do any thing u have to know things thanks
@garaadabuun6698
@garaadabuun6698 Жыл бұрын
Aad iyoh aad ayaad u mahadsantahay eng
@hasanhariir4871
@hasanhariir4871 Жыл бұрын
Good job brother somali shaqadaan kuma bararugsana
@khalidmuuse6244
@khalidmuuse6244 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@abdiladiif3076
@abdiladiif3076 5 ай бұрын
Thank you so much
@user-hw9yl6gc5q
@user-hw9yl6gc5q 6 ай бұрын
Waad Mahadsantahy Abdishakur
@maxamednuurtaakow6635
@maxamednuurtaakow6635 Жыл бұрын
Ustaad live good muqaal nogu sosamey
@maxamednuurtaakow6635
@maxamednuurtaakow6635 Жыл бұрын
Warbixin kooban,kaarabnaa ustaad
@diilharo7694
@diilharo7694 Жыл бұрын
Mn sha Allah walaahi waa muqaal faa ido badan lkn aniga lacag mahasto sideen uga shaqastaa
@user-hw9yl6gc5q
@user-hw9yl6gc5q 6 ай бұрын
Mahadsanid ❤
@madinamohamed950
@madinamohamed950 4 ай бұрын
Waad mahad san tahay 2024 ayan fahmay😢😢😢
@Sabiriin___57
@Sabiriin___57 6 ай бұрын
Thanks wllkei 🙏
@AbdullahiHusseinMagan
@AbdullahiHusseinMagan 4 ай бұрын
Mahadsanid
@MohamedAhmedsmmd
@MohamedAhmedsmmd 3 ай бұрын
Ilaahay hakaafarxiyo
@mogtaralihassan6733
@mogtaralihassan6733 5 ай бұрын
Masha allah ustaad
@Ahmeddio
@Ahmeddio Жыл бұрын
Abdishakuur wlo wali wax practical ah creyptocurrency naga maad siin ee wll adigoo mahadsan practical ahaan ma nagula wadaagi kartaa ustaad inta waliba basic ta ah adigoo mahadsan ustaad 🙏
@Abdibasid263
@Abdibasid263 4 ай бұрын
شكرا جزيلا
@user-ti4ro2mc3w
@user-ti4ro2mc3w 10 ай бұрын
Mashala faido leh ayaa soogalisa
@ApdulaahixasanApdulahiyowpolla
@ApdulaahixasanApdulahiyowpolla 10 ай бұрын
Macalin amiga mardhow imaday cryptocurrency ayaan rabaaa please fariintauda fiiri
@maxamednuurtaakow6635
@maxamednuurtaakow6635 Жыл бұрын
Thank you ustaad
@user-th1ec9sx2t
@user-th1ec9sx2t Жыл бұрын
Hambalyo 50k
@dhaqaneyare3660
@dhaqaneyare3660 Жыл бұрын
Thanka ustaad
@Young_Ali_7
@Young_Ali_7 4 ай бұрын
😊
@user-fn4mf7xp6u
@user-fn4mf7xp6u 6 ай бұрын
Wllky aad ayaa u mahadsantahay
@qalbidhaye6080
@qalbidhaye6080 Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid waan danaynaya barashada crypto currency wana rajaynaya inaan ku shaqaysto wax badana ka faaido noloshaydana aan badalo
@SamiirohassanFaarah-pz3gu
@SamiirohassanFaarah-pz3gu 3 ай бұрын
Sharaf ayaa leedahy horey usoco
@cabdulaahiabshirxirsi8407
@cabdulaahiabshirxirsi8407 Ай бұрын
0.5
@SALMAAYAANLE
@SALMAAYAANLE 3 ай бұрын
Mhdsnid wllo sida qurux bdn aad noga faidaysay aqoontaada
@DAALO_S
@DAALO_S 4 ай бұрын
Mohamed
@Ahmeddio
@Ahmeddio Жыл бұрын
Soo badi wll🎉
@user-fi2vt8vc1l
@user-fi2vt8vc1l 4 ай бұрын
Application ka crptrycarcy xageen kasoodajisataa
@user-ov8ys4ne1q
@user-ov8ys4ne1q 5 ай бұрын
Mahadsanis
@somprogramming383
@somprogramming383 Жыл бұрын
Wll muuqalkii labaad ee Facebook sida lacag looga sameeyo waanu sugaynaa wali ee noo Soo gali
@maxamedxasan1000
@maxamedxasan1000 5 ай бұрын
Mohamed )abaayo Marin)10:03sec
@user-hw9yl6gc5q
@user-hw9yl6gc5q 6 ай бұрын
Shaqo Wanaagsan Umada U Heesaa❤
@user-mc7lz9fc8z
@user-mc7lz9fc8z 3 ай бұрын
Asc ustaad waxaan doonyaa inaad igajaahilsaarto crypto qiimaha ugu yar ee lamaal gashankaro
@abwaanloyan6759
@abwaanloyan6759 3 ай бұрын
5000k
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 Жыл бұрын
Forex trading kasoo hadal ustaad i think inee fursad ku jirto.
@ckyarefunny1949
@ckyarefunny1949 Жыл бұрын
Aad baad u mahad santahy sxib
@user-iv5le3mv3f
@user-iv5le3mv3f 6 ай бұрын
Aad iyo aad baa umaxad santahay walaal waxnafci ah ayaad noo sheegtey
@hirsiibrahim
@hirsiibrahim 4 ай бұрын
Abdi shakuur in leey baro aan rabaa sxb
@zakiiya-xc3xf
@zakiiya-xc3xf 8 ай бұрын
1 mahesti mahdsanid wll you tupere manoqo karaa
@hafidproduction4279
@hafidproduction4279 Жыл бұрын
Aaway muuqalki labaad e facebook severka Muuqalkas qaybtisa labad ayan sugeyney ileen hawl ayaa qabyo naga ah bro wa sidee
@foosaxmedsiciid7164
@foosaxmedsiciid7164 7 ай бұрын
Jasakalahulkhry wallkay waxn ubaahanay courses ka
@caynboahmedali338
@caynboahmedali338 26 күн бұрын
5000
@mohawadani8297
@mohawadani8297 4 ай бұрын
Sxb iga caawi
@maxamednuurtaakow6635
@maxamednuurtaakow6635 Жыл бұрын
Waa ku sugaa
@cabdinasirsiciidjibriil4932
@cabdinasirsiciidjibriil4932 9 ай бұрын
Sidee loo sameeysaa lacag la .aan buy and sell Kadibna withdraw
@maxamednuurtaakow6635
@maxamednuurtaakow6635 Жыл бұрын
Adigoo mahad san
@Ahmeddio
@Ahmeddio Жыл бұрын
Mahad sanid wll 🎉
@MoHamETZuuriYa
@MoHamETZuuriYa 4 ай бұрын
wll sidee usiitix raaca
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh 5 ай бұрын
Ascwrwb Eng Abdishakuur maqadan kara courseka $29ka ah pls wana 2024/2/24
@abdirahmanyusuf3045
@abdirahmanyusuf3045 7 ай бұрын
Wll aad baad umahadsan tahay lkn waan ka xumahay wlhy
@shiineyuusuf7766
@shiineyuusuf7766 Жыл бұрын
Waa si wnagsan lkn dadka aan maalgalinta hysan siday uisticmaali karaan ama uga faaidaysan karan mise waa inad lacag wax uun ka hysata 0.balance may ka qayb gali karaan
@user-ti6wf4rs2k
@user-ti6wf4rs2k 5 ай бұрын
Sxp ani kompeuter ma xaysti lacag aan ku iibsadoni ma xaysti maxaan sameya wll ila tali😢
@najibmustafeofficial3705
@najibmustafeofficial3705 9 ай бұрын
Halkee lagala soo xidhiidhi kara engineer?
@axmedcabdulaahi9732
@axmedcabdulaahi9732 8 ай бұрын
Walaalow aniga iga farxi in ilaahey kaa farxiyo
@grandtvchanel3489
@grandtvchanel3489 Жыл бұрын
Risk weyn waa la socdaaa
@burhanabdulahichannel1334
@burhanabdulahichannel1334 11 ай бұрын
Lix blood maahan mudane Waa lix sano kadib
@engahmedozman2651
@engahmedozman2651 6 ай бұрын
Sidee lacagtaa u samayn karaaa
@user-ci5ji7ib8q
@user-ci5ji7ib8q 7 ай бұрын
Lacag maanta igu filan maheysto alxdllh
@zakikarazaay5483
@zakikarazaay5483 Жыл бұрын
Xagee koorsada ka iibsadaa walal jawaab
@TrendingHub22
@TrendingHub22 Жыл бұрын
Sxb aaway muuqaalkii aan kaa sugeynay ee ahaa sida server ka loogu kiciyo ciwaanka fb si la isaga ilaaliyo Ineligiblity country plz cahsarkaas waan u baahanahay ee noosoo dhameystir sxb
@amazingquestions147
@amazingquestions147 4 ай бұрын
$500 please videos kasoo samee dhamaad ilaa bilood
@rajoonlineacademy6764
@rajoonlineacademy6764 Жыл бұрын
Koorsada meeqa Bilood ayey soconeysa
@SAFIYOSAALIM-db8sh
@SAFIYOSAALIM-db8sh 8 ай бұрын
Wahesta 5 boqol Walal icawi
@Bilal-Al_f
@Bilal-Al_f Жыл бұрын
Abdirizack (abaalmarin15:25)
@xamsecsamed9263
@xamsecsamed9263 Жыл бұрын
Ustaad maxaad uxidhaysa course ka Dadkana laba lacaguud uga qadaysa
@mohamadhirsi2383
@mohamadhirsi2383 6 ай бұрын
Sxbow casharo nooga sameey sida binance loo trade gareeyo
@hilaalahmed
@hilaalahmed 4 ай бұрын
Shilin ma haysano aad noogu faahfaahin fahmi waynadey shaqo raadis kumaan daalneeba
@QamariMuhani
@QamariMuhani Жыл бұрын
Mobile kso same
@zakiabdirahman3667
@zakiabdirahman3667 8 ай бұрын
❤❤
@AhmedAbukar77
@AhmedAbukar77 Жыл бұрын
Ustaad couseda waa u baahanay lacag ma hayso lkin marna kuma iloobi doono
@maxamedtakow4827
@maxamedtakow4827 6 ай бұрын
Sxb bahashaan xalaal matahay? Hadi ay xalaal tahay wa wax fiican lkn haddii ay xaaraan tahay kajoog sxb aduun iyo aakhiro wey kala badanyihiin.
@abdirazaaqahmed2813
@abdirazaaqahmed2813 Жыл бұрын
Casharada noocanookle ah noosoo badi ustaad
@najibmustafeofficial3705
@najibmustafeofficial3705 9 ай бұрын
Courses ayaan rabaa
@RNN1234
@RNN1234 11 ай бұрын
USDT ahaan maku bacin karaa Lacagta Ustaad?
@deeqfaraxsane4207
@deeqfaraxsane4207 Жыл бұрын
Live good ka soo hadal
@hiboaliabdi1563
@hiboaliabdi1563 Жыл бұрын
live good anaa kashaqeyo wll welcome shaqa talo
@Tag_programmer0
@Tag_programmer0 Жыл бұрын
Cashiro o dhan hoos no dhig bro wan ku wadana bro mahad sanid
@user-st9ly7kx5y
@user-st9ly7kx5y Жыл бұрын
See wllo
Waa Maxay Lacagta Mustaqbalku | Sidee Cryptocurrency loo Maalgashado!
17:59
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,1 МЛН
12 su'aal oo asaas u ah sida lacag looga sameeyo Cryptocurrency
13:41
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 15 М.
CRYPTO: Bishi meeqaa ka samayn kartaa? Live Q&A - Eng. Abdishakur
38:31
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 11 М.
MAALGASHIGA BITCOIN IYO CRYPTOCURRENCY
10:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 38 М.
Sidee u sameeyey my first $10k? 6 qodob oo aad raaci karto
15:56
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 28 М.
Muxaadaro Cusub WAA MAXAY BITCOIN || Sh Maxamed Cabdi Umal Q 1aad
1:05:51
Digital Money and CryptoCurrency with SolaPortal
36:39
Sola Portal
Рет қаралды 37 М.
Crypto to EVC, Zaad, E-Dahab | Sida lacagta faa'iidada loola baxo
15:35
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 16 М.
SOMALIA: Freelancer sidee u noqon kartaa ?
13:21
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 12 М.
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН