Digital Money and CryptoCurrency with SolaPortal

  Рет қаралды 36,415

Sola Portal

Sola Portal

2 жыл бұрын

Barnaamijkan waxaan kaga jawaabi doonaa su'aalo ay na soo weeydiiyeen dhalinyaro xiiseysa Digital Monet iyo CryptoCurrency, waxaan kaloo kaga hadli doonaa dhaca loo geysto Somalida iyagoo isticmaalaya APPS SHIINEES ay sameeyaan iyo forex ahraam ah.

Пікірлер: 163
@abdiroble9668
@abdiroble9668 2 жыл бұрын
Ustaad you are best advised on this subject.
@ahmedwarsame3798
@ahmedwarsame3798 2 жыл бұрын
HI BRO. YOUR REALY DOING SOMETHINGS SO USEFUL FOR INOCENT SOMALI .
@huskaku0.278
@huskaku0.278 2 жыл бұрын
Ustaad wad mahadsantahay dadka Ma ogolo runta keep going
@ahmedali-zt9ih
@ahmedali-zt9ih 2 жыл бұрын
Macalin aad baad u mahadsan tahay jasaakallah
@abdukadir909
@abdukadir909 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Abdinasir Ismail
@dajistech1042
@dajistech1042 2 жыл бұрын
m.a mahadsanid mr sola cashar muhiim ah runtii
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 4 ай бұрын
Thank u ustaad Guulayso idam alle❤ Laakin practical adoo samaynaya soo habe.
@hawdreservedarea5613
@hawdreservedarea5613 2 жыл бұрын
soo badi macali aad baan kuu bogaadinayaa wax sheegaaga qof soomalida u damqanaya ayaad tahay wana waajib kusaaran in aad walalahaa u digto waxaan rabaa binaace ga in aad casharo ka samayso waxaan danaynayaa inaan suuqyadaas unline ka ah wax badan ka sii faadiido horay u soco su aalahana xagee laguugu soo hagaajin karaa.
@abdimajiiduzeer1432
@abdimajiiduzeer1432 2 жыл бұрын
So badi macalin digital money iyo coinska muhiimka ah ee in the future
@PointOfView10
@PointOfView10 2 жыл бұрын
Macalin? Are you serious?
@abdimajiiduzeer1432
@abdimajiiduzeer1432 2 жыл бұрын
Yeah Abdinasir he is my teacher bro. Aad ban u jeclhy waxn aqaan more then 9 year
@ibrahimgawo3971
@ibrahimgawo3971 2 жыл бұрын
Thanks macalin kawan SHIB adiga oo raali ah
@yaxyemaxameddalmar2528
@yaxyemaxameddalmar2528 2 жыл бұрын
Thanks dear teacher
@shiikhtabaarakshiikhtabaar2016
@shiikhtabaarakshiikhtabaar2016 2 жыл бұрын
Wa mahadsan tahy wll Cabdi nasir
@suldaankasoomaalidheere2659
@suldaankasoomaalidheere2659 2 жыл бұрын
Ustaad practical adigoo maalgalinaya example kasamee mahadsanid
@farhiyaali6652
@farhiyaali6652 2 жыл бұрын
Soo badi casharadan mr abdinasir
@saed507
@saed507 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustad
@mukhtarcayngal1973
@mukhtarcayngal1973 2 жыл бұрын
Go forward teacher
@AbdinasirANasri
@AbdinasirANasri 2 жыл бұрын
Macalinka aad ayad u mahadsan tahay ma ahi dadka comment qora lkn lkn thanks ayan kuleeyahay waayo waxan aminsanahay in aad dadka somalida aad u jeclahay wax badan ka faiidi laran jaw ✌️
@mr_wadn6660
@mr_wadn6660 2 жыл бұрын
Aad baad umahadsanthy ustaad
@hassanhussein6442
@hassanhussein6442 2 жыл бұрын
Thanks
@ArMaanXz
@ArMaanXz 2 жыл бұрын
M.a Ustaad
@abdiazizsiciid
@abdiazizsiciid 8 ай бұрын
Kkkkk sxp waad mahadsanthy aqoonta noofaaidesey sida funnyga ah aad wax u sharaxasid ayan ku qosley ee cilmiga meshaas kasii wad
@ahmedjokar2067
@ahmedjokar2067 2 жыл бұрын
2030 ayey somalida ku fahmi donaaan marka xero iyo fandhaal kala dhacdo
@zahradayfstyleturkey7715
@zahradayfstyleturkey7715 2 жыл бұрын
Thnks bro
@jamaalhure5490
@jamaalhure5490 2 жыл бұрын
Thanks solo
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 2 жыл бұрын
Macalin soo badi muuqaaladaan waan ubaahanahay crypto carence please
@hanadgymer8668
@hanadgymer8668 Жыл бұрын
Macalin bugan igu cawi sidii an ku helilahaa
@gaarabidhaan
@gaarabidhaan 2 жыл бұрын
Thank you macalin Abdinasir Sola alle haku sharfo wax badan ayaan kaa bartay
@asadahmed9052
@asadahmed9052 Жыл бұрын
Sola sxb Ponzi ga iyo MLM somalida ka wacyi geli. Balse Crypto da suuqeda lama sadaalin karo ee hadu deg degin qiimayntooda. Wayo every crypto project is scam unless it proofs that is legit project, ex Terra Luna. Doge/Shiba waa meme coins wax bdn oo Macno ah ma leh. Balse kuwa SC(smart contracts) Sol, Eth, Ada, Near, Ftmmustaqbal fcn bay lee yihiin iyaguna waa wild west oo xulasho fcn bay u bahan yihiin. Suqa Crypto waxa kaxaya BTC halving oo 4yrs ba mar dhaca. First bull run 2009-13(4 yrs) 2nd bull run 2013-17(4yrs) 3rd bull run 2017-21(4yrs). Upcoming bull run 2021+4(2025).
@abdullahiibra7620
@abdullahiibra7620 2 жыл бұрын
Shiba wa xaran ustad
@abdallamohamedadam3192
@abdallamohamedadam3192 2 жыл бұрын
😀😀😀🙂 ninkan ruunta ayaan ku jecladay wallahi
@adowomar
@adowomar 2 жыл бұрын
Way ku tageen lacagta salaamaad
@Ahmed-Boss
@Ahmed-Boss 2 жыл бұрын
𝐀𝐥-𝐮𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 Abdinasir waad ku mahadsantahay sida aad ugarab taagantahay dhalinyarta soomaaliyeed iyo wacyi gelintooda
@zahraluul8092
@zahraluul8092 2 жыл бұрын
Cay Uma qalantin
@cunaabituyub6022
@cunaabituyub6022 2 жыл бұрын
Ayaan rabaa asxaapye
@Ahmedali-fo4wo
@Ahmedali-fo4wo 2 жыл бұрын
crypt currentie waa xaraan digital money xaraan peper money xaraan ilaahey waxuu ogolyahey gold and silver imf xaraan fake money islaam ka waxaad dhegeysataan imraan hosein dariiqa gaalo hadii aad raacdo waad ku go eysaan
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 2 жыл бұрын
Macalin abdinaasir 15 sano kahor Kuma ilaawi doono abaal baan ku hayaa
@drabdirashiidmaxamedcaynaa6756
@drabdirashiidmaxamedcaynaa6756 Жыл бұрын
Waan ubaahanhy
@larsoncabdi8381
@larsoncabdi8381 2 жыл бұрын
Macalin inaga daa dadka ku wadaqay siyaasada
@halhaystv
@halhaystv 9 ай бұрын
2000 dolar ma ku geli karaa garaad Indonesia waa ku noolahay sharci acoun midna ma lihi Talo ma isiin kartaa garaad
@abasabdullahi6340
@abasabdullahi6340 2 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahay ustaad sola sida aad marwalba waaqiciga jira nooga war bixisid. Suaasheyda: coin-ka shiba inu waxey dadka qaar sida qaar carab ah leeyihiin waa xaaraan oo xalaal maahin marka adiga bal kawaran xogtaas?
@kulmiye3069
@kulmiye3069 2 жыл бұрын
Ustaad bal kasoo hadal Mircado Libre, ma investment fiican baa? 🙄 Thanks macalin 😊
@AbukarMDeerow
@AbukarMDeerow 2 ай бұрын
Abtio soo badi Video yada Tech iyo kusaabsan wax kastoo Income ka dhalinyarada kor dhin kara.
@madridlover8427
@madridlover8427 2 жыл бұрын
Macalin adigoo raaliya casharada iyo barnaamijyada la xidhiidha crypto currency inaad play list nooga samayso ayaanu jeclaan lahayn , waayo chanel ka video yada ku jiraa aad bay u tiro madan yihiina. Aad baam u danaynayaa inaan aqoon badan kaa korodhsado
@user-og2wm3ft2l
@user-og2wm3ft2l 8 ай бұрын
termonology ga ustaad ku isticmaalayo waxaa fahmi kara ardada business, economics, management ,finance and etc. if you unfamiliar dont worry you will understand
@abdifatahabdullahisheikabd7687
@abdifatahabdullahisheikabd7687 2 жыл бұрын
Ustaad cabdinasir Waxaan aad u jeclaan lahaa inaad cashara ka sameysa Digital Money Thanks
@Nuursheeno
@Nuursheeno 2 жыл бұрын
Sxbow waxan raba how to trade crypto currency on binance experience ga leedahay nooga faaidey please 🙏
@mohanyare9868
@mohanyare9868 2 жыл бұрын
Ustaad buugaas halkeen ka gadan karaa İstanbul ayaan joogaa LACAGAHA CYRPTOCURRENCY
@fionafievez8385
@fionafievez8385 2 жыл бұрын
I think the best way to make money is to invest in crypto especially during this dip
@youtubelovers5056
@youtubelovers5056 2 жыл бұрын
Hannah who are u do you speak somali?
@osmansaid1782
@osmansaid1782 8 ай бұрын
@fionafievez838 thanks to share us your idea , one year letter have you invest any crypto like bitcoin or others and can you asisit me how to make investment to crypto pleas?
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 2 жыл бұрын
Sxbooow crypto in laga shaqeysto Aad beey u fcntahay lkn waxaan joogna qaraad madoow oo hurudo marka maxaa xal ah dalalka africa intee logu shaqeysan karaa ?
@mohamedabdikarim8392
@mohamedabdikarim8392 2 жыл бұрын
mahadsanid sida aad wax nogu sheegatay please drip network run miyaa
@liibaanmohamed846
@liibaanmohamed846 2 жыл бұрын
Ustaad book wiilka somali uu sameyey onille ahaan ma uhelaya
@ibraahimcabdulaahixasan4878
@ibraahimcabdulaahixasan4878 2 жыл бұрын
a
@ahmedali-zt9ih
@ahmedali-zt9ih 2 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdalla9956
@abdalla9956 2 жыл бұрын
Asc Walalka waxaa ku waydinaaa websiteka OCTA Fx war ma iga siin krtaana
@somalijymnice8511
@somalijymnice8511 2 жыл бұрын
Asc wall xaga ka hala book cryptocurrency currency Kenya ayan jogaya.thanks
@abdifatahabdullahisheikabd7687
@abdifatahabdullahisheikabd7687 2 жыл бұрын
macalin Cabdinaasir Adoo Mahadsan waxaan Daawaday Vedio gan aad iyo aad baan ugu qancay ee waxaan kaa codsanaa inaad Cashiro kasoo sameeysa Cryptocurancy Tankale hadii aan u baahdo inaan KZbin ka Cashara ka raadiyo waxaad u baahaneeysaa inaad Macalin leedahay ee Awal waxaan ahaa Macalinkeyga ITga ee Haddana Waxaan kaa baryaa inaad Noqoto Macalinkeyga Cryptocurancy
@daacadyare7791
@daacadyare7791 2 жыл бұрын
It’s not Chinese , it’s Korean company
@mohamedabdirahmanmohamud4136
@mohamedabdirahmanmohamud4136 2 жыл бұрын
Mr Sola Portal adigoo mahadsan waxaan kaa codsan lahaay inaad inoo sooduubtid sida Binance lacag loodhigto misana loogala baxo qofkii Somlia jooga Arintaas waa arin qofkasta oo dhalinyaraa kutaagan fadlan Video igooga sooduub sida ugu macquulsan
@Mohametcadaani
@Mohametcadaani 2 жыл бұрын
anigaa vedio kuu haya ilasoo xidiidh walaal
@HajiHiish
@HajiHiish 2 жыл бұрын
Fast BNB ladhahaa
@robleafrica66
@robleafrica66 2 жыл бұрын
@@Mohametcadaani xalke kala so hadla zxp
@pacificocean7130
@pacificocean7130 2 жыл бұрын
Wuu duubay video yadiisa raac walal
@xasanharago8944
@xasanharago8944 2 жыл бұрын
@@Mohametcadaani bwe qali numberka whatas appk a isoo wor
@israaragsan7139
@israaragsan7139 2 жыл бұрын
Ma xalaal ba markaa
@nurghaab
@nurghaab 5 ай бұрын
Soo diyaarinta iyo wargelintaadu waa mid lagu qanco. Laakiin suaashu waxay tahay hadda waqtigan xaadirka ah ma lagu jiraa waqti lagula taliyo dadka in ay Crypto currency lacag la geliyo ama la maal gashado innagoo og sida suuqoodu hoos ugu dhacay laga soo bilaabo waqtigii xanuunkii covid-19?
@NAAJIMEDIANETWORK
@NAAJIMEDIANETWORK Ай бұрын
Sxbw siyaasadadu weey fogtahy somalidune ma fahmi karaan Facebook iyo mesenger waa isticmasha balse lacag kama heleysid marka waa inaad yutub iyo tiktok la ada waa siyasad dad badan aysan kula fahmeyn marka umada ha walain oday hadii la tajirayo adeey kaa muqa lahed
@cunaabituyub6022
@cunaabituyub6022 2 жыл бұрын
Fast BNb
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 2 жыл бұрын
Sidee loo baran karaa shaqadaan maxaa yeelay English qofkaan aqoon mabaran karaa maxaadse kula talin laheyd please
@cadde5836
@cadde5836 5 ай бұрын
Ustaadow waa ku baryaa TBT ama TRADEBOT ka soo hadal plz and plz🙏🙏🙏
@mimishiil4977
@mimishiil4977 2 жыл бұрын
IPC kasoo hadal ustaad
@adowomar
@adowomar 2 жыл бұрын
Ustaad sidee u maalgashadaa coin Anigoo bilow ah si lacag u dhigto
@mohamedafrah4329
@mohamedafrah4329 2 жыл бұрын
Sxb gadaal kagaar ayaan ahaye gmailkaaga no soo qor pro thanks allaha kusharfo muddo ayaan kudhageysaayya lkn hadda ayaan ku aaminay allaha kudhowro sxb
@ahmedmohamud6496
@ahmedmohamud6496 2 жыл бұрын
Sola wll fadlan iPC wax ka dheh adigo mahadsan.
@runsheegmedia1434
@runsheegmedia1434 2 жыл бұрын
Trustpolit galiyaha wax kasto aad aragtan
@sh.Nuradin602
@sh.Nuradin602 2 жыл бұрын
walaalow dhamaan qaababka kala duwan ee online looga shaqeysto soomaida wayku dhibqabaan soomaalida 80% waytijaabiyeen lkn qaarne lacag ayaa oogaluntay qaarne waqti 🇸🇴 ee waxaan umadda yaanlagu lugown si sax ah oogu qeexa ama kadaaya umadda jahawareerka
@sayidh8858
@sayidh8858 2 жыл бұрын
IPC Ustaad kasoo hadal mala maalgashankaraa
@suhaybali6189
@suhaybali6189 2 жыл бұрын
Ustaad Ipc Capital ka waran
@engfuaadabdi5957
@engfuaadabdi5957 2 жыл бұрын
Ust wa mahadsnthy, Mclin ka wrn Royal Q ga.
@alkumeyribasha3148
@alkumeyribasha3148 2 жыл бұрын
Nin an naftisa ku kalsoneyna adi kahor ma arag
@maxamedjakir
@maxamedjakir 2 жыл бұрын
Umada inaad waxkaqadaan mahee amaad wax kuso kordhineysaan
@tabiyemediachannel8648
@tabiyemediachannel8648 2 жыл бұрын
Ustaad xageen ka heli karaa card ka
@abdirahinahmed1581
@abdirahinahmed1581 2 жыл бұрын
NFT kasoo hadal teacher plsss inaa bilaba raba ebow
@mohamedmuhudinahmed9027
@mohamedmuhudinahmed9027 Жыл бұрын
bookaan xagee laga heli karaa in moqdishu
@livegood2223
@livegood2223 2 жыл бұрын
Asc Ustaad Kwrn Royal Q Maxaa ka cusub
@mimishiil4977
@mimishiil4977 2 жыл бұрын
Abti xageen Kala soo xiriraa reply isoo gal
@abdirahmanalimohamed437
@abdirahmanalimohamed437 2 жыл бұрын
Ilaaheey waxaan kaaga baryaa in ku soo celiyo timahaaga Allahuma Aamin
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 жыл бұрын
👏👏👏👏👏si fcn stock waa sax sidaad u sharaxdey. Apple, Microsoft quarterly dividends ayey leeyihiin waana grows stock EV electric NIO. LCID Tesla General Motors GOOG Amazon company . Oooh company Moderna Pfizer Johnson and johnson hiloowgii qofkii gatey talaalka waa ka noolaadey
@PointOfView10
@PointOfView10 2 жыл бұрын
Cryptocurrency sharaxadiisu ma fiicno. Shiba inu iyo Doge coin marki la samaynay sii 'joke' ah ayaa loo sameeyey. Elon Musk ayay ku nool yihiin maanta, Laakin maaha projects aad odhan karto waax faa'iida aha ayay leeyihiin. Haddi aad sharxayso the Top 10 Cryptocurrency waa inu ku sharxo waxay kula duwan yihiin. Tusaale: maxay ku kala duwan yihiin Avalanche iyo Shiba inu? Waa maxay Layer 1 waaxa la yidhaahdo, ama DeFi? Metaverse? Wuu fiican yahay inu ka digo tuugada iyo maalayacniga soomalidu ku mashquusho laakin ha iska hubsado Macluumadka u bixinayo ninkan odayga.
@farxaanmohamed540
@farxaanmohamed540 2 жыл бұрын
Oday
@MohamedAli-jt5kg
@MohamedAli-jt5kg 2 жыл бұрын
Ustaad NFT goorme noo sharaxe?
@mohamudosman9085
@mohamudosman9085 2 жыл бұрын
Capitano saluto
@omar33644
@omar33644 2 жыл бұрын
Rag badan oo an uga digay ayay la degtay.
@runsheegmedia1434
@runsheegmedia1434 2 жыл бұрын
Sola masha alaah lkn xaasid Mahi inta badan lkn
@Black.Show12
@Black.Show12 Жыл бұрын
Kasocoo Aniga ayaa leegu dhacay 900+13000 Ayaaa kasameeyay wanna leega naqsaday
@Saidibrahim44
@Saidibrahim44 2 жыл бұрын
xagee bugaan ka heli karnaa muqdishu ustaad
@mayo8847
@mayo8847 2 жыл бұрын
Scamka waxaad iskaga ilaali kartaa Enailkaada iyo txt message iska ilaali aadan aqoonin iyo link yada
@CabdifataaxShCali
@CabdifataaxShCali 11 ай бұрын
Ustaado kuwee la isticmaali karaa ii sheeg
@khadraomar1454
@khadraomar1454 2 жыл бұрын
Intaan beeen ka qoslisa ku farxaad galiso ku sheegi laha ruun kaa oysiisa an ku sheego beenta waa naafaqo an loo jediin ruuntana waa xanuun badan tahay lamana jeceli
@habsamimedia1169
@habsamimedia1169 2 жыл бұрын
HADII AY SOO LABATO KAWARAN SOLA
@cabdiraxmaanabaadircali9208
@cabdiraxmaanabaadircali9208 2 жыл бұрын
USTAAD SI AAN U ISTICI MAALO FOREX PAYPAL ACOUNT MIYAA LOO BAHAN YAHAY
@HajiHiish
@HajiHiish 2 жыл бұрын
fast BNB wax kadheh
@qadarmaxamedcabdi6102
@qadarmaxamedcabdi6102 2 жыл бұрын
Ipc kwrn ugaas
@sagalherbal
@sagalherbal 2 жыл бұрын
FAST BNB ustaad kasoo waran
@omarfarah2138
@omarfarah2138 2 жыл бұрын
Shiba xaraam miyaa mise waa xalal
@HaldoorFilmsProduction
@HaldoorFilmsProduction 2 жыл бұрын
Asxaabey waxaan investement ku sameeyay coin la dhaho shipa inu coin oo aan isleeyahay mustaqal fican ayuu leeyahay xiliga dhow. Sidaas darteed majiraan qof ila mida oo investment ku sameeyay coin kaas
@BashirAhmed-nm5lu
@BashirAhmed-nm5lu 2 жыл бұрын
Aad iyo aad sxb anigaa kugula jira xrp iyo habr xitaa ku darso mustqbal fcn bay leeyihiin
@abdullahiabdikadir9577
@abdullahiabdikadir9577 2 жыл бұрын
Bro Shipa Inu waa coin xaaraan ah iska ilaali.... Waxa jira Coins xalaal ah & Coins xaaraan ah ee kala baro youtoub ka raadi ama Google
@Jamahirt
@Jamahirt 2 жыл бұрын
Sxb whatspp ma isticmasha soraac niyow
@Jamahirt
@Jamahirt 2 жыл бұрын
@@BashirAhmed-nm5lu sxb nember kaaga ayaan ubahanahay si aan shiba kagawaraysto
@dineahamadabdulla1764
@dineahamadabdulla1764 2 жыл бұрын
Cryptocurrency,1000 whomach American dollar?,$-----
Waa Maxay Bitcoin iyo Cryptocurrency? | Part 1
15:15
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 25 М.
DogeCoin with SolaPortal
40:18
Sola Portal
Рет қаралды 44 М.
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,3 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Waa Maxay Lacagta Mustaqbalku | Sidee Cryptocurrency loo Maalgashado!
17:59
Muxaadaro Cusub WAA MAXAY BITCOIN || Sh Maxamed Cabdi Umal Q 1aad
1:05:51
Xanuunkii SCIATICA iyo sidaan isaga daaweeyay
13:10
Sola Portal
Рет қаралды 7 М.
CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal
27:36
Sola Portal
Рет қаралды 53 М.
Ethereum iyo BitCoinCash with SolaPortal
24:34
Sola Portal
Рет қаралды 29 М.
SARKAAL KA GOOSTAY CIIDANKA 1988 SABAB?....
44:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 131 М.
abdinasir sola cryptocurrency Somali clubhouse
39:31
se rabta
Рет қаралды 10 М.
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
14:40
Sola Portal
Рет қаралды 22 М.
Cryptocurrency: Sideen lacag uga sameeyey Bitcoin in ka badan $10,000
17:05
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 27 М.
КТО СОЖРАЛ АРБУЗ #cat #pets #топ
0:17
Лайки Like
Рет қаралды 1,1 МЛН
БУДЕТ ЗНАТЬ КАК ОБИЖАТЬ БАБУШКУ
0:18
МАКАРОН
Рет қаралды 1,8 МЛН
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 5 МЛН
Ай ай 🤣
0:27
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,7 МЛН
Эта ведьма поедает детишек #фильм #кино
0:53
МеткийДик
Рет қаралды 4,2 МЛН
Попалась за конфету 🍭🙃
0:20
НЕБО - СПОРТ И РАЗВЛЕЧЕНИЯ
Рет қаралды 5 МЛН