FANAANKII & HEESTII SANADKII 1989kii CODKII AUN CUMAR DHUULE CALI IYO WARIYE AUN AXMED XASSAN CAWKE

  Рет қаралды 350,516

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

5 жыл бұрын

FANAANKII & HEESTII SANADKII 1989kii CODKII AUN CUMAR DHUULE CALI IYO WARIYE AUN AXMED XASSAN CAWKE...LIVE XAFLADII SADAN GUURADII 1989/1990 KII MAGAALADA MUQDISHO
FANAANKII & HEESTII SANADKII 1989kii CODKII AUN CUMAR DHUULE CALI LIVE
WAXAA BARNAAMIJKA DAADIHINAAYA
AUN WARIYE AXMED XASSAN CAWKE
MUUSIKADA WAXAA TUMAAYA HOBOLADA WAABERI
DAAWASHO WANAAGSAN

Пікірлер: 414
@geelle6169
@geelle6169 4 жыл бұрын
Haddii muuqaalkan wax laga faa'iidayo oo lagu waano qaadanaayo waa iney geeridu xaq tahay oo cimrigaagii intuu gaaraba aad maalin uun dhiman doonto... Soomaaliyeey geeri u sahay qaata...
@abdiqanigpchannle6626
@abdiqanigpchannle6626 3 жыл бұрын
Cqani chanal
@oldschool9316
@oldschool9316 3 жыл бұрын
Caaqil
@khadaraxmed301
@khadaraxmed301 2 жыл бұрын
Qaraamikuluc
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Жыл бұрын
INSHAALLAH
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 12 күн бұрын
Sax ilaahay gafkeena iyo geeriderna ma kulmiyo husnal khaatima kuwii hela ale ha inaga Wada dhigo kuwii geeri Wada dhadhamiya ayaynu nahay
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 3 жыл бұрын
Mansha Allah cumar iyo cawke qalbiga wangsn wu ka muqda alle hu naxariisto Aamiin ya rabi 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲 dhaman inti dhimato dhan
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Жыл бұрын
Ameeen YAA ALLAH
@fankaiyosuugaanta4679
@fankaiyosuugaanta4679 2 жыл бұрын
Ax ax tolaay somalinimo aaway cumar dhuule iyo sxb kii cawke alle ha idiin naxariisto Somaliyeey wallaalayaal sharafteenii aan soo cashano oo yaynaan ku milmin siyaasiga danaystaha ah ee qabiilaysan 16/9/2021 habeen jimcaa ayaan dawwaday xusuustan Abdimahad mahamed Ahmed nuur Age. 32 City kismaayo
@marwanyonis9702
@marwanyonis9702 3 жыл бұрын
Cawa oo haben sabtiyi so galayso goorshegtuna tahay 9:27 cumar dhuule AUN iyo cawke iga qoslinayan iyago iga hoseya 1989ninki iyo gabadhi jogtayba jogta maanan so gadhin waqtigaa wakhtigi Somalia 🇸🇴 sii bur burysay 🥺☹️ allow dawladbanu ku waydisanay mar labad 🙌 iyo dad isku qalbiya 💙
@umufarah3532
@umufarah3532 4 жыл бұрын
allah maxaan waqtimacaan soo marnay iga daa 1987-1988 waxaan ahaa fasalka sideed ax cakuye xaal aduun iga daa ha isoo xasuusin
@cumarcabdi2995
@cumarcabdi2995 3 жыл бұрын
Nasiib ayaad lahayd balse Aabeyaashaa ayaa kuuquriwayay
@umufarah3532
@umufarah3532 3 жыл бұрын
@@cumarcabdi2995 nasiib maa tiraahdaa nolosha macankeda waan aragnay xataa ceeljaale.ayaa nalooqaaday baabuurta oo dhan 18 degmo xamar waxey isugu i maanaya trabunka halkaas ayaan ka Ambabaxanay angoo kolonyo ku sii jeedo maka ah axx waqtigii macaana koley soo noqonmaayo ee soomaali Alloow nabad yeel yaarabi
@murtidhawr01
@murtidhawr01 3 жыл бұрын
dadkaas haday kula waynaayen waqtigas manta ada dadku kuu malyn sidoodi waa aduun adna xiligas baa sidedaad ahyd ana ma dhalan ana bari baa hadu alle idmo qof i oran saan ku leeyahay
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Qaxooti ayaan ku ahaa itoobiya inta gurigaygii iyo dhulksyagii la nagu xasuuqey
@umufarah3532
@umufarah3532 3 жыл бұрын
@@mustafadiriye1013 anigaba Ethiopia addis Ababa ayaan qaxooti ku ahaa hadan qurbaha ayaan ku noolahay
@AhmedJigga
@AhmedJigga Жыл бұрын
The Last Year Of The Lost Country Once Called The Democratic Republic Of Somalia ............Rest In Peace Mr. Awke A Great Patriot, Rest In Peace Mr. Dhule A Wonderful Human Being ................Good All Days Who Will Never Came Back Let Us Hope Better Days For Youngsters .................................May Allah Grant His Protection To Somalia .!
@ahmedaliadenhersi2474
@ahmedaliadenhersi2474 6 ай бұрын
Caaukey Waa Nin Somalithu Maar eeyhilmami kaareen
@ahmedaliadenhersi2474
@ahmedaliadenhersi2474 6 ай бұрын
Omar
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 3 жыл бұрын
One of the best somali singer legend of all time
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 4 жыл бұрын
Waa markaan sanad jirsadey ilaahow unaxariso cumar iyo cowkabe iyo intii dhimatey
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 4 жыл бұрын
Sanad baad iga weyn tahay 89 bishiii 12 /21 keedi ka dhashay
@kaaha1233
@kaaha1233 4 жыл бұрын
Mnsha allh
@abdishakourmo5004
@abdishakourmo5004 4 жыл бұрын
Amina Guleid me tkk
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@korneelshuuriye8206
@korneelshuuriye8206 4 жыл бұрын
Iskufac aanahay huuno
@raageyare681
@raageyare681 2 жыл бұрын
1990 waxaa u dhashay sanad wanaagsan laakiin ma aysan ogayn sanadka xige 1991 oo noqday bilowgii halaagga iyo haydaarada . Ax yaa wadanii dawlad soomaaliyeed oo talinaysa inaan arko nasiibkayga may noqon.
@yusufgahnoug843
@yusufgahnoug843 Жыл бұрын
Ilaahay haynagu wadda simmo wll :(
@mawliidelmihaange7574
@mawliidelmihaange7574 4 жыл бұрын
Cumar dhuule ale ha naxariisto markaan heesihiisa dhageysto markasta waan udoceyaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab walaal
@Shakiira900
@Shakiira900 Ай бұрын
And Hargeysa was burning at the time. How oblivious we were. 😢
@user-il7nw2td6v
@user-il7nw2td6v 2 ай бұрын
When I see this show I makes a lot of tear May Allah return a golden era
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Dadki hore waxay ahaayeen dad Qalbi iyo muqaal ka qurxuun , wadaniyad leh una ek dad smart ah lakin dadka hada joogo 2019 waxaa lagu dhalay reer Hebel iska celi, Khad iyo cunto dibada laga keenay oo expire ah Eebe ha u raxmado Dhuule & Cowke
@ahmedrashidjama2040
@ahmedrashidjama2040 4 жыл бұрын
Qabilka somalida dilodey oo umada lagu xirayey laguleynayey ayaa jiray.ilaa hadaad indha furatey.kuwan xataa qabiilka wuu dhaxyaaley.ee cadhifad hadalka iska daa.qabiilka inta la yire waa la duuge.ayaa la soo fagey.yaan shako beena laguugu shakeen hadaad yareed.
@abdiwaliqoofal6270
@abdiwaliqoofal6270 4 жыл бұрын
Dadkaa hore ee aad sheegayso waa kuwii kuwan maanta dhalay uun, samada kamay soo dhicin illeen kuwaniye .
@muniirgeeroh3502
@muniirgeeroh3502 2 жыл бұрын
Vumardhuule. 1989. Kii. Allaha unaxariisto. Isga. Iyo. Wixiidhintay. Ee islaama hesta. Intadaawanasa. Like. Saar
@khadarmohamed3322
@khadarmohamed3322 3 жыл бұрын
cumar wuxuu aha nin kaftan badan qosol badan allah ha u naxariisto isaga iyo cawkeba
@nasteh2483
@nasteh2483 Жыл бұрын
War niyahw cumar dhuule cali ma nin gaaban buu ahaa mise nin dheer mise dhexad yaa sheegi kara
@maajidmohaz7384
@maajidmohaz7384 3 жыл бұрын
2021 ba tarikh 3 eh cawa inti dhimaty alle ha u naxaristo🖐
@hamza_sancho
@hamza_sancho 3 жыл бұрын
Cawke iyo cumar dhuulo alla yar xamak😪🤲
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@runsheeg1xbet969
@runsheeg1xbet969 4 жыл бұрын
Dadkan wax nooli way yaryihiin goobta joogta Ilaahay haunaxariisto intii dhimatay Walahi noloshu waa ayaamo kooban
@Shaaficicabdi-vw2nw
@Shaaficicabdi-vw2nw 12 күн бұрын
Allaha uwada unaxariisto aamiin
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 жыл бұрын
Heestan waa hees macan wale allah ya raxma cumar dhuule cali Gabadhisa oo qaade ayan arkay beri hore
@fadumofarta8014
@fadumofarta8014 3 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore fanaan waa fanaanintihore
@dhdowlad
@dhdowlad 4 жыл бұрын
Somalia will never be the same again... What a time we had...
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 4 жыл бұрын
Kaliyah waxaad aragtay hees dabadeedna waad jalbootey. Sanadkaas wuxuu ahaa sanooyinkii ugu xumaa ee Somali somarto
@abdullahihussein2511
@abdullahihussein2511 3 жыл бұрын
It's already beter yaan la dafirin nimcada eebe
@AbdulAli-gy5eg
@AbdulAli-gy5eg 2 ай бұрын
Illahay ha u naxariisto cumar iyo cawke adeerkay axmed cali askar ilaahay caafimad iyo cimri dheer hasiiyo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@mohamoodhassan9068
@mohamoodhassan9068 3 ай бұрын
Ilaahay haw naxriisto Axmed xasan cawke iyo cumar dhuule. Ahmed Ali Askar wuxuu ku noolyahay magaalada London Ilaahay caafimaad iyo cimri dheer baan u rajaynayaa. Aamiiin Aamiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 жыл бұрын
Rabboow janno firdowsa ku arsaaq cumar mahdi iyo axmed xasan cawke
@Dhamaagdheer
@Dhamaagdheer 5 жыл бұрын
alle ha u naxariisto dhamaan intii dhimatay inta noolna cisi iyo sharaf baan u rajeeynayaaa waqti buu ahaa aanan nasiib u yeelan inaa soo gaarno 😭😭😭
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@tayibabdirahiim6219
@tayibabdirahiim6219 3 жыл бұрын
1990 😭😭😭 Sanadkii uu inoo bilawday dhibaatada
@jihanjannah21
@jihanjannah21 2 жыл бұрын
Goosebumps ..Allow kuu naxariiso.
@yassinmohamed9468
@yassinmohamed9468 4 жыл бұрын
Cumar Dhuule Cali nasab nasab dhalay ilaahay haydiin wado naxariisto
@gorgor855
@gorgor855 3 жыл бұрын
Omar mahdi ilahow ku naxariso nin wax garadoo la garwaaqsado wu ahaa, Qadar alle lagama xumaado Lkn alle nooma aqbalin 1990 oo ahaa sanadki soo socday Ee uu ka duceynayey inaan la aqbalin ducadi. The one and only fanan Ee aanan hesihisa ka dhargin
@FOOTY277
@FOOTY277 5 жыл бұрын
Kaydkan ayaa hayay dhamaan Allah yarxama intii dhimatay inta noolna Allah cafimaad iyo khayr ha siiyo .1989 muqdisho wey dabaal dagaysay Hargeisa na maydkaa wadhnaa waa iska aduunyo malinba ninbay boodyadiisu qawantahay Allah umada somaliyeed u dambi dhaaf dhibkana ka saar Aamiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab Bro Yahye A
@Burcawi24
@Burcawi24 4 жыл бұрын
Yahye A maantana hargeysa la qaatay marka Muqdisho la eego qaraxyada is dabajooga Ah
@geelle6169
@geelle6169 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin. Waxa na hayaa waa cuquubadii aan kala galney. Xaqqa Alle hana garansiiyo. Muqdishana lama wada dabaaldageen ee dadna Jubba iyo hadba meel bey masraxiyad u tegi jireen dadna afka iyo gacantey isla la'aayeen.
@iaw2401
@iaw2401 4 жыл бұрын
Ladane Sass tahay muqdisho cid gaarto maleh hanti iyo guryo iyo dad badan
@hindaabdulleabdulle8202
@hindaabdulleabdulle8202 Жыл бұрын
@@iaw2401 Muqdisho yaaba raba in uu la mid noqdo
@mahadosmanamalow4044
@mahadosmanamalow4044 2 жыл бұрын
ALLE iyo raxma cumar dhuule iyo axmed xasan coowke
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Dagaalkii sokeeye maxaa laga faa’kiiday, burbur iyo rajo beel mooyee & qarannimadii oo ceel lagu riday. Iyo cadaawihii soo jireenka ahaa oo si dadban iyo si muuqata intaba kuu xukumaya. Gun iyo dullinimo ku danbee adoo xor iyo xoog ahaa. Allahayow na cafi oo Qarannimadayadii di u dhis. Aamiin.
@ahmedmohamedguleid3323
@ahmedmohamedguleid3323 3 жыл бұрын
Alle naxariisti janno howgu deeqo dhamman inti dhimatay ee bandhigan ku sugan inta nool-na alle caafimaad iyo cimri dherer ayaan uga baryaynaa.
@maxamedfowzi3720
@maxamedfowzi3720 4 жыл бұрын
Halsanno ayaan jirre wallee waa yar iima baryin. Muqdishadi aan ku dhashe maalinna kama bixin. Ilaahow waalidkii dhibti iyo qaxarkii kasoo bilawde 1992 iga siraad koriye ii jannee. Salaama aqyaarta
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Salaan la mida @Maxamed Fowzi
@fartunismail384
@fartunismail384 3 жыл бұрын
Alla maxan wayo wanagsan somali somartay oo hadana qurbo la tuugsani haya
@noahD1636
@noahD1636 2 жыл бұрын
Walaalayaal, gar eexo iyo nacayb, iyo hiil, dulmi, waa wax rogay dalkeena. Ka dheeraada. اللهم اغفر لهم جميعا الفنان عمر، و عوكيه
@lagadmohamed6053
@lagadmohamed6053 3 жыл бұрын
Fadlan xusuusu geerida tan waa laga wada tagayaa Alle ha unaxariisto inta dhimatay 🤲
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@shamsodaahir8098
@shamsodaahir8098 Ай бұрын
Allaaya raxma aboowe CAWKE
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 Ай бұрын
Happy new year 1989 at ex hotel taleh ex muqdishu
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 Ай бұрын
That was last happy new year in ex mogadishu!
@faizamusa4580
@faizamusa4580 4 жыл бұрын
Waa xasuuso horee Waan dawnya habenka Thank you for sharing this story
@Hassan-gd2dk
@Hassan-gd2dk 4 жыл бұрын
Halkay ahayd hadad daawanaysay aniguba wn jooge
@axmednagaansheofficial2356
@axmednagaansheofficial2356 4 жыл бұрын
Wll ma berigaaa
@aliabdullahi1410
@aliabdullahi1410 3 жыл бұрын
Duq waaxid...waa gabowday hadaa wagaas wax daawanaysay 😃😃😃😃
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@Hassan-gd2dk noosheeg bal hadaad joogtay 😄
@Xirsi695
@Xirsi695 4 жыл бұрын
Allah ha unaxriisto cawke iyo dhuule waa labo Nin oo astaan u kala ahaa fanka iyo saxaafada
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 жыл бұрын
ihun labadoodaba....cumar dhuule wuxuu ahaa nin DIXIINA OO QALBI FIICAN KAFTAN MIIDHANA....MAANSHA.ALAAH CAWKE WUU KU TUUR TUURAY OO ISKA CELIYEY KAFTAN REER MAGAAL.....
@Tuurjoog
@Tuurjoog 3 жыл бұрын
naxariiso jano allaha siiyo dhamaan intii inaga baxaday ee fanaan iyo wariye runtii waxaey ahaayeen rag aad u qaali ah waxay inaga mudan yihiin xasuus iyo in taariqda lagu dhigo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@Gurxan_media
@Gurxan_media Жыл бұрын
26/05/2023 cajabeyy cajiibeyyy.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
Maalintii soomaalidu hoogtay ee aybaday waa maalintay qabasho lahayd
@duranhassan6456
@duranhassan6456 4 жыл бұрын
Gar eexiyo Adoon godob u maleyn Hawshan ila gal Ama gooni noqo Aan kaa go'ee. Fannaanka aan heesihiisu duugoobin Cumar Dhuule Cali AUN.
@seidlamer2161
@seidlamer2161 4 жыл бұрын
Marka hore allaha u naxaristo Cumar dhuule, cawke iyo inta dhimatay dhamaantod. Midda labaad ilahow somali is ogolaysi oo qabyaalada iyo cuqdada qalbigooda ka nadiifi. Aamin.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@laylafarxan4557
@laylafarxan4557 2 жыл бұрын
waa markandhashaay sanad ka hor allah jilba jilbu badelaa illahay haunaxariisto labadaba cwke iyo cmr
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Xaga dumarka waxa qaadatay fanaanadi sanadka *Saado Cali Warsame* Xaga ragana *Cumar dhuule Cali* Mxaa dad qiimo leh meesha jooga ilahay haw naxariisto dhamaantood anoon kala qaadayn...
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE walal waydiin Cumar dhuule goorma ayuu dhintay ?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@Khaliif Mahamoutt Aun Fanaan Cumar dhuule Cali waxaan jecelahay inuu geeridooyey sanadkii 1999kii kuna geeriyoodey wadan Djibouti Caasimadiisa Djibouti halkaana uu ku aasan yahay marxuunku
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE Walaal 1999 inuusan dhiman ayan jeclahay Labo ayaan ukala garan la,ahay 2000,ilaa 2001 halkaa dib inoogu eeg wlaal
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@Khaliif walaal qiyaastii waa wakhtiyadaas 1999/2000 meelahaas
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto cawke iyo cumar
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@mohamedhassansaney2575
@mohamedhassansaney2575 3 жыл бұрын
Aduun waa kan 1990 aye aheyd iminka Aan dawanaayo waa 2021 waqti wuu socda
@cabdiwasac3967
@cabdiwasac3967 5 жыл бұрын
Ilaahay haunaxaristo Cumar dhule iyo cawke walee dad waa dadki hore
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@salahudyneabdi183
@salahudyneabdi183 2 жыл бұрын
Allah unaxaristo Wariye Cawke iyo fannan Cumar Dhuule.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@ahmedmohamed-vl1gs
@ahmedmohamed-vl1gs 4 ай бұрын
Allah ha u naxaristo aamiin
@ayoubgelgaxshe4866
@ayoubgelgaxshe4866 2 жыл бұрын
Wakhtigu qurxoonna dadkuna isku qalbi samaa allah haw naxariisto dhmtood❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 2 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto dad bdn oo halkan ka muuqta ayaan manta dunida korteeda sarayn alla ha naxariisto
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 Жыл бұрын
Xasuseey.wayaha AUN dhamaanTo way DhinTaan
@daarali
@daarali Жыл бұрын
Alaha u naxariisto cawke iyo cumar dhuule cali laba shakhsi ooo aaad qaaliya
@aksayid2688
@aksayid2688 4 жыл бұрын
Wakhti bay aheyd wlhi 😭😭
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 Жыл бұрын
Sanadkii xigey ee 1991 ayuu dalku galay halaag ilaa iyo hadana wuu ku jiraa allow waad awoodaa inaad naga bixiso Alle ha u wada naxariisto dhamaan intii dhimatey iyo intii noolba
@hassanabdi9528
@hassanabdi9528 3 жыл бұрын
Habeenkan 3 jiir ba ahaaa, ax dalkeena naga burburiyeen ilahay ha uu naxariisto.
@warsamekamil5393
@warsamekamil5393 4 жыл бұрын
Barisamadkii iyo dadkeenii daacada ahaa allaha u naxariisto cawke iyo umar
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@farxaanxidigyare8552
@farxaanxidigyare8552 4 жыл бұрын
Dad wixi is jacel soomaalininada kufaano maanta hadi ogan lahayen dadkoode inay shan qeyp noqden wii kaxuman lahayen dhibkaas ume so marin laheyn😭😭😭 hda dawaneysid 2020 like ii saar
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 3 жыл бұрын
23/2/2021 hbeen salasa ah Wlhi ooyinta wan ceshan wyay alle ha idiin naxariisto 😭😭😭😭🤲
@samiamohamed814
@samiamohamed814 3 жыл бұрын
Walaal wan ka salamay Salan ka dib suaal maku waydiin kara
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 3 жыл бұрын
@@samiamohamed814 wa cadi dhib mleh wll i waydii
@shirmooge
@shirmooge 3 жыл бұрын
Alaah u wada naxariisto labo legend cawke iyo Cumar dhuule
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@hassanmuuse8799
@hassanmuuse8799 4 жыл бұрын
Walaahi wn oga ogahayna ogaandoona intan noolahay in tariikhda somalida ay beesha gabooye kagajiran in aan dab gubi Karin daadna qaadi Karin waxay yihiin dadka haldoor ka ah oo gaadhay in aan ku faano somaliyoo dhan
@abukarhaji6179
@abukarhaji6179 3 жыл бұрын
Wa dad aad qurux badan ee Hadi gurkoda la ino fasaxi laha ok ayey no ahan laheyd diinta diidimeyse cunsuri aya ku diidaya cakuye odey dhaqamed
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 3 жыл бұрын
@@abukarhaji6179 dadka diidey idnka soma ahn ileen anga islma dagnee
@abukarhaji6179
@abukarhaji6179 3 жыл бұрын
@@abdirahmanhussein1899 mrna ma diideen ani ahaan ee wa dadkii hore iyo kuwa hada jira qaarkood wxan ku baaqaya in la jojiyo
@Charkherad
@Charkherad Ай бұрын
​@@abukarhaji6179oday dhaqameedku ma go'aankaaga ayuu leeyahay sxb !? Quraan, xadiis, caqli sax ah iyo hadal culimo midna kuu diidimaayaan ! Waa hablo sharaf iyo karaame leh sida dhiggooda hablaha soomaaliyeed ❤❤. Anigu waxa aan ku riyoodaa u riyaaqaa anoo guursday inanta Xil.Barkhad Jaamac Batuun alle ha barakeeyee😊
@SuperKhaalid123
@SuperKhaalid123 Ай бұрын
Video waxa dareemayaa markaan daawaday waxaan dareemayaa, Somalia maal mihii ugu danbeeyay, Qaran jab Kala haad ayaa u bilowmay ummadda somaliyeed, sanadkaas, hasha yaa jac dhaha markeey Gebiga ka sii dhacaysay,
@7TH-JUNE
@7TH-JUNE Жыл бұрын
Markii Soomaaliya ay ahayd Soomaaliya.
@sakariyesaed7183
@sakariyesaed7183 4 жыл бұрын
alle ha unaxariisto dhamaantood dadkii hore dad dheh axyaa is jacayl qofkaga markad qiimo uyeesho.
@gureymohamed679
@gureymohamed679 11 ай бұрын
1989 sanad wacan oo wanaagsan intii goobta joogay. AHUN intii dhimatay
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Cawke AUN wadani dhaba
@noahD1636
@noahD1636 2 жыл бұрын
eex, Dulmi biiray, Gardaro garab wadata. Iyo booli qaran. Hawlfududayn laaluush. Wuxuu dhalay bur bur.
@zeylacibraahim3217
@zeylacibraahim3217 Жыл бұрын
Alla yaa raxma Alla midninadu qurux badanaa Allow markale nasii
@axmedaden1655
@axmedaden1655 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto dhamaanba inta dhimatay ee goob jooga ahaa,taladu waa mar aad garan weydo iyo mar aad gaadhi weydo waqtigaas oo kale ama midnimo danbe fili maayo
@rayanahasanabukar4391
@rayanahasanabukar4391 2 жыл бұрын
waayo dahab ah oo aan soo noqo naynin ala nabadi wacanaa
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
DOQON ayaa loo adeegsadaa inay gurigeeda dumiso. Soomaalidu waa doqon. ilaa iyo maanta ayey gurigeedii dumis ku haysaa. Ummadda Soomaaliyeed dib ha u xisaabtanto, oo dib ha u jaleecdo wixii soo maray iyo dhibka ku gadaaman.
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 2 жыл бұрын
I was there 1990 my last year Mogadishu
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
😢allow uwada naxariiso 🤲🤲🤲
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Wah waah waayo waayo old is gold wllhie😢🎉❤
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 5 жыл бұрын
Wow bal u fiirso qurxuda dadka iyio dalkaba kuwii burburiyey Allah Subaxaana watacaalaa ha cadaabo aduun iyo aakhiraba.
@user-sh1co3tx4e
@user-sh1co3tx4e Жыл бұрын
Dhilo
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty Ай бұрын
Naarta ALLAH Ku fogeeyo mooryaanta xaaraanta xaaraanta wada dhashay
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Ala xasuusbadana Illahayow idin naxariso inti dhimatay inta noolna sharf iyo cizi cibado fican wa Somali intanay gumobin alaxasuus badana maxa xasuus iguso xadirtay Luul Afraxbanan wali arag iyo bartedi quruxda badnayed
@liibaanaliofficial9658
@liibaanaliofficial9658 3 жыл бұрын
ilaahay hawna xariisto alla maxaa qof habeenkaa halkaa taagnaa maanta inaga hooseeya rabbi haw raxmado
@yussufissa1574
@yussufissa1574 6 ай бұрын
Koonfur waa laga baadhiyayey, Hargeysa, Burco iyo dhamaan dhulkaa Goballada Waqooyi xilligaa la odhan jireyna ama Somaliland-ta hadduna wey dunsaneyd, dadkeediina qaxooti ayey ku ahaayeen Ethiopia, kumaankun rayid ahna aakhiraa loo direy. Kaaf iyo kala dheerri. We have always been living in a parallel universes!
@saidali5958
@saidali5958 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto labadoodaba. Waayo waayo
@khalidmohamed6705
@khalidmohamed6705 3 жыл бұрын
Sanadkaas wixii kadanbeyay aa dhib u bilowday umada somalida 1990
@laarij682
@laarij682 2 жыл бұрын
Waa sanadkaan dhashay aduun
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 3 жыл бұрын
Laba Buug uu qoray mid Cabdiqadir Armo iyo Axmed siciid cige ayaan habeenkaas u dambeysa ee xaflada ka dheehadey. Askar odaygas waxaan ka bartey buuga axmed siciid cige MSBarre dalka waa dhisay waana burbureyey. Waana wadada kursi isku dhajinta farmaajo halkii buu ku socoda😥
@diiriyemohamedwarsame2402
@diiriyemohamedwarsame2402 2 жыл бұрын
Xusuuso waqtigaasi waxa lagu dukhaynayey dayuuradihii ka kacayey garoomada xamar iyo hargeysa dadkuna waxay u wada qaxeen itoobiya dadkani idhahoodu waa dad inay wax jiraan og waa waqti dagaal socdo oo haddana laga faraxsan yahay muqdisho maantana wax badan eega bal nabsigu waa cajiib heesta uu qaadayo dhuule waxay ka hadlaysaa waqtigaa
@user-hw8jc9pd8s
@user-hw8jc9pd8s 9 ай бұрын
Somalia markaay mid eheed iyo biri Salaad
@faaidjaamac9095
@faaidjaamac9095 Жыл бұрын
Waxan daawanaya 2022 alla yaa raxma cumar dhuule
@gulaidhassan8299
@gulaidhassan8299 3 жыл бұрын
Dadka halkan ku jiraa waxay si qiiro leh isku raacsan yihiin dawladnimo iyo boholyowgeed, laakiinse aniga labadaa sano ee is bedelaya xasuustoodu way ka duwan tahay, waxaan qaxoonti ku ahaa dhul iyo deegaan was wadan shisheeye. Soomaalinimadu ma meel qudha ayey ku kooban tahay tolow?????
@aliwayeel8523
@aliwayeel8523 3 жыл бұрын
Ale hau naxariisto cumar dhuule Cali cumar Mahdi cawke ayaa u bixiyay ale isna hau naxariisto axmed xasan cawke waa xasuus dheer iyo haldoorki. Codka shacabka somaliyeed
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
رحلت وتركت قلوبنا مجروحه ياحبيب الملايين عمرطولي لك الرحمه والمغفره
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab @MrLooyaan
@cabdirisaaqibraahin6557
@cabdirisaaqibraahin6557 Жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE of
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 4 жыл бұрын
Sidan aan iminka ku jirnaaaa sinaba maaheee sideee dawlad qaran uyeelanaaa oon maamul goboleedyadan sunta ah uga takhalusnaa Dawladiii Somalia kuma garaadsan balse Waan jiray
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Shaakir Farxaan Siidi illahay Dawlad Caafimaad qabta ha inoo dhaliyo insha allah aamiin aamiin ,
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 4 жыл бұрын
Aaamin aaamin
@user-te4ew9ho8g
@user-te4ew9ho8g Жыл бұрын
2023 baan maraynaa 😢😢😢
@niin128
@niin128 4 жыл бұрын
Ahee ah 1989 maan joogo😣
@muhiimmaxamed6614
@muhiimmaxamed6614 4 ай бұрын
Allaha.u raxmdo
@khadariimaan7665
@khadariimaan7665 4 жыл бұрын
Allha unaxaristo axmed xasan cawke iyo cumar dhulaba iyo Dhaman intii dhimatayba
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@sharmaarkenuur9536
@sharmaarkenuur9536 2 жыл бұрын
IF TIME MACHINE WAS REAL, WHO WOULD GO BACK YEAR-1989, TO MAKE SOME CHANGE.? 😥😥
@fdama
@fdama 2 жыл бұрын
Yes, will get rid of Siad Barre 2 years early.
@jamalhassan4525
@jamalhassan4525 3 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto cumar dhuule
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aaiin yaa rab
cumar dhuule sheeko gaaban
15:40
Said Nabadon
Рет қаралды 315 М.
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 145 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "GARANMAAYO WAXAY I GUBEE"
12:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 259 М.
Cali Naji  Hees  Macaan
8:25
Fartun Farax
Рет қаралды 4 М.
Wallee Heestii Cumar Dhuule Barteeduu dhigey Cod Macaanaa odeygaan
4:58
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 232 М.
Heeso {Sahra Axmed, Jubba, Axmed Mooge {AHUN} Iyo Aamina C/laahi
10:38
Sigma Kid Hair  #funny #viral #comedy
0:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 5 МЛН
😁💸 @karina-kola
0:16
Andrey Grechka
Рет қаралды 3,1 МЛН
Ужасное свидание🤯 #стальноймужик #жиза #еда
0:50
SteelMan XXL | Стальной мужик
Рет қаралды 1,4 МЛН
Оказался НЕНУЖНЫМ и Его БРОСИЛИ🐶💀
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 1,8 МЛН