Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "I DHIG WAAD I SIDDA"

  Рет қаралды 60,037

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa Iyo Laxankaba
U/ Cumar Dhuule Cali AHN 1969

Пікірлер: 35
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
Cajiib taariikhey igu leedahay xilligii dhallinyaranimadeydi xilli Dugsiga Dhexe aan ahaa iyo wixii aan soo marey ixasuusisaa aniga iyo qof calafku nakala geeyey waagaasaa lagu waallaa heestaan Cumar Dhuulle Ali ahun
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Abwaan, Fanaan, Laxamkiiste, Kabaniiste, Macalin Cumar Allh Yaraxma
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 жыл бұрын
Dhammaystiran dhan-walba ( Aamiin Yaa Rabbi ) (🤲).
@mohamedfarah1514
@mohamedfarah1514 11 ай бұрын
Aamiin Ilaahay ha u naxariisto.
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg Ай бұрын
Allaahuma aamiin old is gold
@qalishukri1645
@qalishukri1645 4 ай бұрын
Asc Maansha Alaah heesan u jeclhy weeye Alaha u naxariisto isaga iyo intii dhimtyba Aaaaamiin yaaa Rabi Waan jeclhy heesahiisa Aloow ku janeeee
@hazzan
@hazzan 3 жыл бұрын
Cajiib mid kale oo omar dhuule ah oo aanan hore u maqal mahadsanid waayo iyo waayihii wacnaa
@badrinour6288
@badrinour6288 3 жыл бұрын
Cumar dhuule Cali rabow ku janeee🤲
@cabdinaasirkadiye
@cabdinaasirkadiye 3 жыл бұрын
Bilowga wey ka go.an tahay Adaa dhabarka iyo dhu.dhumada ijabiyoo lafahaygi dhuuxoo Dhiigeygi miirtoo
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 жыл бұрын
Waayo Waayihi Wacnaa Waan kuu wata sxb Mar Labad Mahadsaniid
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
Heestan maantaa iigu horeysey maqalkeeda inkastoo laygu tiriyo dadka aadka u qabta heesaha balwadna ay mudodheer u ahayd qaybidooda iyo dhegaysigoodaba AHN Omar mahdi ( Omar dhuulle)
@sabirwehliye2673
@sabirwehliye2673 Жыл бұрын
Ilaahow ku naxariso qariga ku nuure amin dhamn musliminta dhimatay
@axmadkayse5406
@axmadkayse5406 2 жыл бұрын
Wlahi heestan 12 sanaan raadinayay ka quustay iyadoo cajalad ah baan dhagaysan jiray KZbin sidaan uga raadinayay waan daalay Mahad said sxb
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 3 жыл бұрын
" idhig waad i siddaa.... Heestan dadkii hore unbaa garan kara, cenjalado gurgeenna oolli jiray marki dambane hallaabay bay ku jirtay, mudda dheer baa iigu dambeeysay maqal keeda
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 6 ай бұрын
Heestan laba sano ayaan haystey cilp ka mida ahaa oon gmailka ku kaysanaayey cawaan helay26/12/2023 ruuxii dhabar adeygaa loo dhaga nuglaadaa dhawaaqeyga waataad iska dhaga tireysee ayaa ka mida ahaa intaan heystey😢😢😢
@abdirashid4648
@abdirashid4648 3 жыл бұрын
Waayo waayihii wacnaa so hurguf heesaha cajiibka yasalaam Thankyou
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 3 жыл бұрын
Cumar mahdi dhuule cali wiil reer berbera ex ah laakiin hooyadii reer burco ahayd xaafada khasabka ahayd faadumo cadib ilma jaruur ayeey hooyadii u dhawayd ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo cod dahble nimaan cuqdad qabin dadku usugu mid ahaa waligii jeclaa dadka somaliland kacaankii iyo siyaad barre necbaa aan u heesin mar qudha anaguu naga dhintay hadaanu nahay reer somaliland ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo mujaahid cumar dhuule cali
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
AbdiRahman sheekh Waxba kumaad hadline Inaad iska aamustaa kugu wanaagsanayd, xadiis baana ahaa hadii aadan wax khayr ah ku hadlayn Inaad iska aamustaa Kuu wanaagsan Omar dhuulle wuxuu ahaaba siyaad barre ayaa ka dhigay ummadana isagaa baray markuu siyaad barre tegeyna Waa kii Djibouti ku dhintay isagoo qaxooti ah AHN hargeysa iyo berbera iyo burcona wuu tegi lahaa haduu naf ku ogyahay ee fanka qabyaalada ka daa Iyo cuqdada qofxun oo buka ayaad tahaye
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 3 жыл бұрын
@@abdullahiguled Waxaan taariikh haynin oo ciyaala oodhfano ah ayaad tahay cumar dhuule cali afwayne barre waxba kama dhigin dadkana muu barin cumar dhuule 1950 fanaan buura ayuu ahaa oo radio jabuuti ka hèesay oo radio hargaysa ka heesay oo walaalo hargaysa noqday markaa afwayne barre talyaanigii ayuu askari u ahaa cidiba ma aqoon ciyaala oodhfano adaa buka oo aabahaa afwayne barre kaa dhitay anigu taariikh cad baan sheegay cumar dhuule waligii afwayne barre uma heesin waana taariikh qoran oo anigu ma samayn
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 3 жыл бұрын
@@shaakirmuse1666 Waan ku salaamayaa wll Bal waxaad ii sheegtaa heestuu kacaanka u qaaday marxuun cumar dhuule mar siyaad barre ay kulmeen siyaad wuxuu kaga cawday cumar dhuulow gurigaaga soo dhaaf oo kacaanka u hees wuxuunbaad u heesaysaa gabadhaadi oo kaa duday idinkoo is qabtay idinkoo heshiiyay markaa cumar dhuule gurigaaga soo dhaaf
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
@@abdirahmansheekh5525 hees wadani ah ayaa jirto oo qaaday cumar dhuule
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 2 жыл бұрын
@@abshircarab18 Wàa suura gal inay jirto laakiin anigu maan maqlin hadaad hayso heestaas duuban ama erayo ka mid ah nala wadaag
@nazdalaan
@nazdalaan Жыл бұрын
AHUN greatest artist 👩‍🎨
@raagedirir9171
@raagedirir9171 2 жыл бұрын
allow kuu naxariiso cumar mahdi maalinba hees igu cusub ayaan maqlaa
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Allow kuu Naxariiso codkiisu mirqaan ku wacanaa
@mahamudutaama8851
@mahamudutaama8851 2 ай бұрын
Heestaan waxa i jecleesiiyay nin saaxiibo nahay maaliki ladhaho
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*Cumar Dhuule Cali (Cumar Mahdi) AHHN*
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 жыл бұрын
Aamiin❤🤲❤
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 жыл бұрын
Allaa yaraxma
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 2 жыл бұрын
MAADIGO FARXITA LEH HA LEY TARJUMO?!!😀
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@xazanyuusuf445
@xazanyuusuf445 3 жыл бұрын
xasan yusuf
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
𝗔𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗸𝘂𝘂 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝗼 𝗔𝗨𝗡 𝗗𝗵𝘂𝘂𝗹𝗲
@jacfaribraahim5988
@jacfaribraahim5988 2 жыл бұрын
19my 2022 9:08AM hameenimo khamiis ah Idhig waad isidaa dhabarka haygu qaadine dbeel dheelide waa intasood ila dhacdaa run ahantii aadbay isoo jiidatay heestan Waxabad moda heesaha qarkod inay yihin kuwo adiga si qaas ah kuugu sabsan ama kugu socda ala yaa arxama raximiin marxuum cumar dhuule cali
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "GARANMAAYO WAXAY I GUBEE"
12:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 261 М.
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 70 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 37 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Cumar Dhuule Ahun | Heestii I Dhig Waad i Sidaa
5:31
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 5 М.
Cumar Maxamuud Cali (Cumar Dhuule) 🔥Iyo Heesta "BEER NUGUL" (BALWO)
8:16
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 13 М.
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Halbeeg Show
Рет қаралды 158 М.
Cumar Dhulee Heesti gardaro iyo Xuman Dhageysi wacan asxabta
9:10
WAYAARAG MEDIA
Рет қаралды 11 М.
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
26:04
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 136 М.
Cumar Xasan Rooraaye Iyo Xareedo Ismaaciil Duniya 🔥Iyo Heesta "SHARAD"
7:11
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 291 М.
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "SAMIR" ( DHAAWAC )
7:01
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 56 М.
MURUG | CUMAR DHUULLE | JEBIYE | DUNCARBEED | LYRICS
11:14
Qaraamyahan
Рет қаралды 31 М.
МИША ПЛИТОЧНИК
0:19
KINO KAIF
Рет қаралды 10 МЛН
покупки за продуктами сейчас вс раньше
0:23
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,7 МЛН
ВОТ как ЖЕНИХ выбирает СЕБЕ невесту 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 4,2 МЛН
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 2,9 МЛН