War iiga fiican maan maqlin beryahaan waa guul iyo horumar usoo siyaaday dhamaan soomaalida xarun caafimaad weyn ubaahan tahay dadkeena dhib iyo dayac ayaa ka haysta dhinaca caafimaadka wadankeena
@aminafarah716Күн бұрын
Mansha allaah illaahay ha ku xafido insha allaah dr aadan
@abdiyussuf30483 күн бұрын
Waa arin aad u fiican oo cafimadka iyo horumarka bulshada wax ka bedeleysa mashallah. Allaha idiin fufudeyo, Allahuma barik.
@KuromiStarz-kx8rz3 күн бұрын
Amazing, that's what we're looking for thanks .dr ka arimahaan qurux badan ayuu noo soo bandhigay waan sugi la'ahay.
@faizafaba72233 күн бұрын
Mashallah hprmar wacan reer garoowe ❤❤🎉🎉🎉🎉
@abdullabdhu38533 күн бұрын
Mansha allah Waa Nin Aragti Dheer Adduunyadu Waa Maalmo Kooban Laakiin Waxaa Wax Wayn Ah Inaad Dadkaga Wax Uun Ku Celisid
@asamadhassan14194 күн бұрын
As Masha allah Waa arin guul u ah somalida. Dr darmaan adan waa dr aragti leh wana u fuveyneynaa alaha khryr ugu badalo dadalkiisa alahana u fududeeyo howshaan shacabka somalida bahida ugu weyn hayso oo mudada dheer beylahda ah allow fududee aamiin
@abdirahmanabdi69384 күн бұрын
Mansha allah somalia waa u baahnayd hospital international garowe
@AdaruusAsad-ox2pg2 күн бұрын
Asc Waa Dr caydaruus h Hal iyo kumaanan hospital waxba ma badalaaan ilaa nidaamka dawligu maamulo hawlaha caafimaadka sıda 1) tayada iyo tirada daawada 2) tayada medical doctors 3) iyo lacagta loogu talo galay horuminta caafimaadka 4) dad u shaqaynaya dadkooda oo aan ka shaqaysananin oo muwaadinnin ha la helo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kamal1714 күн бұрын
Mansha Allah
@Malaay-cu8li4 күн бұрын
Masha Allah. Waa wax fiican. Allah yaxfadak Dr. Adam
@nuuurcbdii4 күн бұрын
🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@bossiebadass98904 күн бұрын
Mashaa allaah guul somalia ❤
@Amiirka3o3 күн бұрын
Digtorku soo marjeeteen maaha
@abdirahmanmohamedsaid62013 күн бұрын
Mayee waa Jareerteen..
@Mamocreators3 күн бұрын
Waa Waa MJ masha Allah ❤❤❤
@Amiirka3o3 күн бұрын
Adeer wax xuman ah ha ufahmin qabiil allah wax kale umuu samayne
@QueyJzoqozb3 күн бұрын
Soomaalida ku nool geeska afrika Waa war qaldan Kugu filan inaad tiraahdid dalka Soomaaliya Hadii kale waxaa waxaa la dareemayaa in aanu Soomaalidu dhul qabin Oo ay isaga nool yihiin dadyoga degan geska afrika