No video

Daa'uud Xanfar | DHULKA HOOYADAY | Hees Dareen Qiiro xambaarsan | Official Music Video

  Рет қаралды 93,277

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

CUUDKA ABDIASKARITUBE
WAA BARNAAMIJ CUSUB OO CUUDKI HORE IYO CARSIGA
LAYS QABADSIINAYO OO FANNAANNIIN COD MACAAN
OO XADHGAHA KABANKA IYO CODKA ORGANKA LALINTA TOOSKA AH
KA DABBAALAN KARA OO AAN IDIIN SOO XULNAY..
NADIIRA NAYRUUS & DAA'UUD XANFAR
DHULKA HOOYADAY WAAN JECLAHAY
--------------
QAACI
KABAN
QAARAAMI
------------------
HEESTII DHULKA HOOYADAY WAAN U DHIMMANAYAA
CODKA & LAXANKA : DAA'UUD XANFAR..
=====
ORGAN / KEYBOARD INSTRUMENT
ABDI ABIIB - ABDI YARE
---
GUITAR / KABAN
DAA’UUD XANFAR
-----
VOCAL RECORDING & MIXING
CAYDIIDI JOWHAR
===
DIRECTED BY : KABACADDE
PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE
=====================
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
/ abdiaskaritube
Twitter: / abdiaskaritube​
Instagram: / abdiaskaritube
TikTok: / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Пікірлер: 79
@mahirkashka5212
@mahirkashka5212 Жыл бұрын
❤❤❤hees iyo bar markan soo xasusto wadankeyga ayadunba dhageysta wan jeclahay dhulka hooyadey allow nawad inogu dar barwaqada nasiisay 🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wan u xiisay xamar cadey ❤
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 Жыл бұрын
Taasa been ehen allow dhulkeena noo nabadey yaa rabi 🇸🇴🤴❤
@fatumamohd3545
@fatumamohd3545 Жыл бұрын
Daud xanfar waa fananka kelii an hesaxis an kahelo❤️❤️
@heegoofficial6866
@heegoofficial6866 Жыл бұрын
haalla cbdi askari bilada yutubernimoda halla siiyo cajiib heesaha uu xulanayo sida lo jecellyhy allh gusha ad gadhy mid ka wayn haku gadhsiiyo❤️
@ilkacase937
@ilkacase937 Жыл бұрын
Abwaan daauud xanfar pest hees walhi wax lasoo cusboonaysiiyo wey istaahishaa ✅
@deeqoabdi5325
@deeqoabdi5325 Жыл бұрын
Wll kusali nibigeenna
@Khadarofficial1
@Khadarofficial1 Жыл бұрын
Heestan kama daalo . Abwaan shube alle hakuu maskaxda barakeeyo
@abdullahiwarsame8322
@abdullahiwarsame8322 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ jacliyaa dalkeyga wlahi wan u xiisay
@nalafaraxofficial405
@nalafaraxofficial405 Жыл бұрын
Sidii ubad aan dhaloo Kalaan dhab u jecleystaa Erayo mug weyn Erayadiii Abwaan shubbe iyo laxankii iyo codkuu daa'uud Alla yaa cisag
@abwaankhadar
@abwaankhadar Жыл бұрын
Heesta aan ugu jeclahay heesaha somalida
@caamir6094
@caamir6094 Жыл бұрын
Fanaan qaaliya daauud xanfar iyo hees biisayn waynleh dhulka hooyaday wan jeclahay🎻
@abdixakimaxmadnuur4595
@abdixakimaxmadnuur4595 Жыл бұрын
Fanaan la hubo codkiisa dauud xanfar
@abdallaiiman273
@abdallaiiman273 Жыл бұрын
Heestan marki hore sifiican uqaaday hada wa ku dhelyay
@hassanwali1589
@hassanwali1589 Жыл бұрын
FANAN IYO BAR DAUD XANFAR
@haniabdullahi4
@haniabdullahi4 Жыл бұрын
Dhulki hooyo daud xanfar fanan qaali ah ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰
@heegoofficial6866
@heegoofficial6866 Жыл бұрын
erayadii abwaan cbdiqadir cbdi yusuf shube cajiib❤️🇸🇴
@abdullahiabdirahman3810
@abdullahiabdirahman3810 Жыл бұрын
dhulka hooyaday waan jeclahay dhaqashadiisiye. al ustaad daauud xanfar
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 11 ай бұрын
Axsan cod xanfar❤❤❤❤
@milgosare3448
@milgosare3448 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💘💘 dhulka Hooyaday waan jeclahay sidii ubad aan dhaloo kolaan dhab ujeclaystaaye💘💘💘💘💘💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ibrahimadanafrax2734
@ibrahimadanafrax2734 Жыл бұрын
daaud xanfar heesihisa heesta aan ugu jeclahay waliba hadana dhulka hooyo 🎉🎉🎉
@abukarali3558
@abukarali3558 7 ай бұрын
Maanta 01/03/2024 ayaan dhagaysanayaa anigoo sadexcisho murugo iyo naxdin ciilwato kujira. Tacsi baan ufadhiyaa dhulkii somaliyeed oo itoobiya lawareegtay. odey duliya oo cidna matalinba waxban sexeexay leh. waxan leehay kakacaaay maanta wax unba hadhaye
@hashigarabey6384
@hashigarabey6384 Жыл бұрын
Waa runtii allaa igu og,afkada caano lagu qabay,noolow daud xaftar.
@yaasmiinlove1054
@yaasmiinlove1054 Жыл бұрын
Weeye daaa uud xanfar ale hanoo kaadayo
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Dar alle waan Iska Jecelhy Heesaha Dhulka Hooya ka sheekeeye
@teamwaayaabfuns7601
@teamwaayaabfuns7601 Жыл бұрын
Legn daa.uud xanfar abwaan +fanaan qaran🔥🙏🙏🇸🇴
@Mohamedarab49
@Mohamedarab49 Жыл бұрын
Hees bes lama odhan karo wlhi, allow dalka nabad nooga wada dhig shacabkane mideey😢🇸🇴
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Жыл бұрын
Ka Duula Rug cadaagii So Rogaal Celi HALA Ya Xanfar
@dagal_media
@dagal_media Жыл бұрын
Xanfar Xeys
@alfahajjiofficial
@alfahajjiofficial Жыл бұрын
Boqorka Codka Maanta 🎤👑♥️
@mohamudsalad5405
@mohamudsalad5405 Жыл бұрын
abwaan fanaan mulaxan imtaba qof kulan saday daauud xafar alle haku sharfo fanaan dalkeenana illahay nabad ha noga dhigo
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Musician gacan macaan oo cuudka sida uu doono ugaraaca inuu yahay ayaad ka tagtay wll
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Dhulka hooyadey wlhi wan jeclahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@wardheere11
@wardheere11 Жыл бұрын
Masha Allah Allow wadankeena nabad nooga dhig
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE Жыл бұрын
Midhaha yaa sameeyay
@hashigarabey6384
@hashigarabey6384 Жыл бұрын
Axsan fanan
@nuuromaxamedcabdulaahi9678
@nuuromaxamedcabdulaahi9678 Жыл бұрын
Axsan hees manta ku qayilayaa🚬❤🇸🇴
@MA-lv8bv
@MA-lv8bv Жыл бұрын
Waa heestii ugu dhaqanka wadaniyada fiicanayd sandakan danbe
@cabdifitaax5354
@cabdifitaax5354 Жыл бұрын
Heesta aaan ugu jeclahay kuwa maandeeq ka hadla.
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Fanaanka daa'uud xanfa heesihiisa waa ka mid dookheyga heesaha.
@jasminehassanahmed304
@jasminehassanahmed304 Жыл бұрын
Heestan aad ujeclahay marka dhagesana waan oyaa ilaah dhulkeyna nabad hanoga dhiga
@abdiabshir9932
@abdiabshir9932 Жыл бұрын
Legend Daauud xanfar
@queenabdi4319
@queenabdi4319 Жыл бұрын
Wow heestu Caadi Maha Thnks alfanaan Da uud❤❤❤
@aishaahmed873
@aishaahmed873 Жыл бұрын
Well done ❤
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Yaaawaaye, gamdaaa waamaya khatraaaayqaranshamsaaay dumaaatnaaago baa tantani kaahay yarta.
@sharmakedigeed6564
@sharmakedigeed6564 3 ай бұрын
Daaud xanfar hibooole
@abdifaysal283
@abdifaysal283 Жыл бұрын
CoD Dahableh 😀 Leqend Dauud Xanfar 🔥
@asadabukar3800
@asadabukar3800 Жыл бұрын
Abdi Askari Nooleeyaheena soomaaliyeed waaye muqaal tayo leh❤️✍️
@hashigarabey6384
@hashigarabey6384 Жыл бұрын
Daud adeer waxaan kuu soo in abidkaa aysan salada (illaahey) kaa tegin , adeer tuko weligaa.
@ahmedbaliil9137
@ahmedbaliil9137 Жыл бұрын
War wuxu fanan Waa dhaafay 🙄✊
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 Жыл бұрын
Wow
@cabdullahiibnumoha8056
@cabdullahiibnumoha8056 Жыл бұрын
Ax yaa Abwaan Shuube Wadani Dhab ah✅
@MA-lv8bv
@MA-lv8bv Жыл бұрын
Waa heestii qarniga
@abdirashiidfawzi3953
@abdirashiidfawzi3953 Жыл бұрын
Ax yaa fanaan.
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 Жыл бұрын
Heestan xaadey idhaqa jisay Rabibaa is kugu dheeli tiray Cimilo dheefedee Dhulkeygii shabaab ayan kaga noolan weynay
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 Жыл бұрын
Shabab dhulka ayago ma lahaan waa in aad iska qabataa see kuwa aad dhali donto facooda ula tartamaan
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 Жыл бұрын
@@abdirahamanmahadsamaan7158 aad iyo aad furimaha dagalkan kala soo hadlayaa hadaba sxb
@mohamednur7466
@mohamednur7466 Жыл бұрын
"dhuuniga cuntada laga helaa shayna loo dhigine dhalxan subaga dhay iyo karuur dhayladiyo jiidhka dhirta xabagta laga soo guriyo miraha dhoomaanta nin dhadhamiyay kuma doorsan karo dhoorto dibadeede" Allah yacizak Abwaan #SHUBE
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 Жыл бұрын
Wax kale dheh
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 Жыл бұрын
Maashallah wow 💕💕❤️❤️caadi mahad
@xaliimociise7930
@xaliimociise7930 Жыл бұрын
Mnsha allah
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Yaa rabi tawbah.iyaaasaa
@hassankhadarmohamed584
@hassankhadarmohamed584 Жыл бұрын
Codkii Iyo Cuudki U 10 sanno ka hor ku qaada macaan ka maanta
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
NOOLOW FANAAN COD MACAAN DAA UUD XANFAR.
@MA-lv8bv
@MA-lv8bv Жыл бұрын
Manshallah
@abdiqaniali2872
@abdiqaniali2872 Жыл бұрын
Mash’s.allah
@maryamaabdillahihusein6304
@maryamaabdillahihusein6304 Жыл бұрын
Hees iyo bar ilke heesaha wadaniga
@farhiyaismanxasan7565
@farhiyaismanxasan7565 Жыл бұрын
Daa ud xanfar axsan cod m.
@sarasia6173
@sarasia6173 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@khadartawane276
@khadartawane276 Жыл бұрын
Dhamaan Dunidda lagu nool Ayuu Qiima Dheeryahay Taasaaa been eheen dalal badan waan soo maray lkn mid Asaga ii dhaamo waaaaa
@safwaanbashiir5123
@safwaanbashiir5123 Жыл бұрын
War kani fanan waa dhafay
@m.h.d.8026
@m.h.d.8026 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdullahiibnumoha8056
@cabdullahiibnumoha8056 Жыл бұрын
Dhamaan Dunida lagu Nol yahow Dhimashiyo dib Udhac Dheer Yehee🥵 qarax dhaca io dhibatadiisan Dhamaaynee🥺
@aminomaxamud7396
@aminomaxamud7396 Жыл бұрын
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥺🥺❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Danwade7979
@Danwade7979 Жыл бұрын
Ninkaan soo maahan Kan dhalay cunuga guursaday farhiyo fiska
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 Жыл бұрын
Waa asagii
@user-lr7zn3ro2y
@user-lr7zn3ro2y Жыл бұрын
👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🎶👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌷🌍
@abdulkadirmohamud4152
@abdulkadirmohamud4152 Жыл бұрын
❤🇸🇴❤🇸🇴🫁🇸🇴🫁🫁🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
duaad xanfar (roonow allahayow ruuxaad u roon tahay )
8:03
mustafe xaraaro
Рет қаралды 21 М.
KOOXDII BADA CAS DAAUD XANFAR - CALOLYOW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
7:55
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 28 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 4 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 26 МЛН
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
HEES CUSUB DHULKA HOOYADEEY(XANFAR YARE) with LYRICS by SUGAL
6:19
SUGAL LYRICS
Рет қаралды 109 М.
Daauud Xanfar | JACAYLKAN DUULAY | New Somali Music | Official Video
5:41
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
Daa'uud Xanfar Hees | Riyadeena Gacalooy |Lyrics |
7:14
Cadaala Lyrics
Рет қаралды 20 М.