No video

Daa'uud Xanfar |Waaqla| Hees Qaaci

  Рет қаралды 148,027

Biritish Tv

Biritish Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 82
@sadiaabdikadirahmed
@sadiaabdikadirahmed 4 жыл бұрын
Wlh I love him so much codkiisa dhageysigisa iyo xarakad iyo jinihiisa inaan dawado tan iyo ano yar kama daalo Rabi haku daayo Fanaankeyga XANFAR .Malakul Mowdka Mudo haka fogado . Mid kale oo jirtana aan ku daree cawa intii hore in kalaa igu birtey markad Omar dhuule oo ah my Bestei aad ku luuqeysey hesihiisa Janadii Ku damashaad Omarow Naxriista Rabi qabriga hakaga buxiyo.
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 4 жыл бұрын
Heestii Cumar ninkani Waa keenay wlhi
@BrainyBaseHub
@BrainyBaseHub 3 жыл бұрын
Mnshlh walaal..heesta waxaa horay uqaaday cumar dhuule.
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 3 ай бұрын
Ax ya fanaan daud xanfar waa ustaad, mucalim kaban, mulaxan, abwaan iyo hobal aad iyo aad noogu qaali ah Rabbi haku jeclaado, heestii ustaad cumar dhuule cali AUN badhteeda intuu dhigay ayuu dhaafshay somaalay xanfar isha halagu hayo iska hees looma heeso weliba heestan waxaad mooda in ay si gaar ah u taabaneyso kabankii baan xitaa laba heesaya wauf caleyk Geeridu haku ilowdo ustaad🥺🤲🏻.
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 2 жыл бұрын
Wax yeelada iigu wacano 😭wadanka naga xun dhalin yaro Allow dalkan o nabad eh 🤲🏾🇸🇴
@shafihussein8552
@shafihussein8552 4 жыл бұрын
Runtii xamar waa hooyo Daauud waa qurxoonaadey maalinku xamar wuu duruufeysnaaa
@SuperLuisnani17
@SuperLuisnani17 4 жыл бұрын
Abaay abaay!!!!😱😍😍😍 war inta ugu dambaysa heesta kabanku waa hadlayaa ee bal ila arka. Fara-dahab weeye ninkani. The New Jimi
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Ereyadii Xuseen ow faarax Allaha u naxariistee
@guulujoogetube9673
@guulujoogetube9673 4 жыл бұрын
Fanaaan weyn xanfar yare masha alah afkaga caano lagu qabay ,,,,,ada fanka so celin kara hore usoco boowe
@farxaandaahircali5806
@farxaandaahircali5806 3 жыл бұрын
Murtida intee ka baxde baan islahaa ileen dadki hore baa murtida dhameyey Cumar dhuule...wlhi qof udhigmo ma arkin
@yassinjamac9312
@yassinjamac9312 Жыл бұрын
Cidlaan hee haabayaa yoo Warkayga caruurtu warisoo
@samriyemuhudin4584
@samriyemuhudin4584 4 жыл бұрын
Meesha ay joogaan aad Bay u qurux badan tahy masha Allah ilahow dalkeena noo nabadee🙏
@abdiasiishassan8641
@abdiasiishassan8641 2 жыл бұрын
heestan waxay igu leedahay murugu markasta oo aan arko waxan xasuusta zhpkay qali😥 alle ha unaxariisto 2022/ 8/ 15
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭heesta xalay ayaa leso diray jacelkeyka 8sideed sano ayaa wad soconay hadan waan is weeynay ani qurbah ayaa jokaa iska xamar ayuu joka xanuun waaye wlhi jacel uu iqabo dar teed gabdhisa nasro ayuu ubixiye
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
sorry wll burburka wadankeena nolosheena oo dhan bay saamaysay🥺🥺
@johnmaier1550
@johnmaier1550 3 жыл бұрын
@@bartanabada2906 haa wlhi qer ilah ka sukena
@daljiryare318
@daljiryare318 2 жыл бұрын
hadadn weli reer dhisan guri waa dhisan kartaa ilaa iyo hadda
@mustafejama7517
@mustafejama7517 2 жыл бұрын
Oo 8 sano idinku maxd qabanayseen ma inta aad is waayeysan bad sugayseen?!!!
@medgohe6735
@medgohe6735 Жыл бұрын
​@@mustafejama7517 masiipo 😂😂
@qadroabdullahi7191
@qadroabdullahi7191 4 жыл бұрын
Caadi maahan codka daud xanfar masha allah
@abdiasiishassan8641
@abdiasiishassan8641 2 жыл бұрын
Heestan waxay igu leedahay xasuus Gaaara1:35 2022
@hamseabdiweli8573
@hamseabdiweli8573 4 жыл бұрын
Wahay waaqlaan u baxayoo Cidlaan weehaabayaa Warkayga caruurtu warisee Hadmaynu is weheshan doonnaa Waaaw waad soo dhawesay walle hobolkii waynaa ee Cumar Dhuule 👏
@nimcoayjeexnimcoayjeex9790
@nimcoayjeexnimcoayjeex9790 3 жыл бұрын
Axyaa fanaan daa,uud xanaf yare hore u soco guul
@mohaabdi8398
@mohaabdi8398 4 жыл бұрын
"Waaqle" meel aan cidna daganayn lagana guuray ama cidlo ciirsi maxan sahan intan ubaxay kadib imid degaankii oo cidlo ah calashan
@farhanabdullah5118
@farhanabdullah5118 4 жыл бұрын
Waaqle waa ''ilaah'' afsomali ahaan!
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 4 жыл бұрын
@@farhanabdullah5118 war illaah maahe,waqle waa meel cidla ah. Waaq aya la.dhaha somalida illaah u aqooneed.
@halyeeyqaran2064
@halyeeyqaran2064 3 жыл бұрын
Fanaan boqor iyo qaran soomaaliyeed horay u soco sxb
@liibaanmaxameddheeretv3254
@liibaanmaxameddheeretv3254 3 жыл бұрын
Waw waxan soo xasuustay cumar dhuule wllhi
@marwanali4333
@marwanali4333 4 жыл бұрын
Goobta Quruxdeda baa ka.heley Muqdisho isha u fiicanaa.walle waa.Hooyo
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 4 жыл бұрын
AL FANAAN DAAUD XANFAR EX REER BOSAASO
@munawarmire6042
@munawarmire6042 4 жыл бұрын
Walahi Gilani xaadaa i istaagtay xamfar guuleeyso axsan fanaan
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 4 жыл бұрын
Heesta halkii ay awal talay buuuba ka shisha mariyay
@mohamedamiin8407
@mohamedamiin8407 4 жыл бұрын
Meel kle ma ahan waa muqdisho cadey ❤💯
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Xusuus bay heestan igu leedahay, gabadhii aan jeclaa baan isyara weynay muddo dhawr bilood ah, oo markii hore aan yara dhayalsaday xaalka, cajjiib,
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@mowlaaden9712 Jiilaani, waxaa qaadi jiray fannaankii weynaa, abwaankii, music tumahii, laxan saaraha, soomaaliyeed ee Cumar Dhuule Cali, oo midhaha iyo musigaba lahaa
@Burcawi24
@Burcawi24 4 жыл бұрын
J Ali sxb bal nooga yare dhac nala wadaag jacaylkini xage ku danbayay miyay magaladi ka guurtay mase is guursateen Alle hakuso celiyo
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@Burcawi24 Haa waxay iiga soo noqotay Addisebaba oo dhoofkeedii markay visaha heshay , waan isa sii mehersannay markaasay yurub u dhooftay, anna waxaan ka dambeeyey 1 sano oo qudha, darsin carruur ah ayaan isu leenahay, jaceylkiina cirkaasuu maraya, caawa ayuu ugu daran yahay, nasiib baan leeyahay alhamdullilaah, waa gabadh gabdho dhaaftay, maalin walba waan sii jeclaanayaa, wallee berigii gabadh helay, waan iska yara dhayal saday dunida wararac baan moodaneyey, this is one in a million match
@Burcawi24
@Burcawi24 4 жыл бұрын
J Ali Masha Allah mabruuk sxb Alle haku barakayo oridada guul iyo gobanimo baan idin rajayn
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@Burcawi24 adna Guul iyo reer fiican baan kuu rajeynayaa aamiin
@marwankawardi9507
@marwankawardi9507 3 жыл бұрын
Waad kaygii ayan cagahyga ku donty intaasan itabaty heeska oh my god
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
XASUUSTII FANANKII BALAADHNAA CUMAR DHUULE ALLE HA U NAXARIISTEE🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abdrahmaanibrahim6330
@abdrahmaanibrahim6330 Жыл бұрын
Mahalakshmi
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Fanaaan weey
@nurseed6465
@nurseed6465 4 жыл бұрын
Waa wiil hoog wiil hooog dhalaay daauud xanfar qaaci waa u daayey
@mohamedxange3401
@mohamedxange3401 3 жыл бұрын
xusuus
@xalaawatiloos1229
@xalaawatiloos1229 4 жыл бұрын
Daaaud soo badi heesahaaga wan kuheystaa
@faheemafilsanmusse1719
@faheemafilsanmusse1719 4 жыл бұрын
Axsan Fanaan crow
@ahmedjabiibo5438
@ahmedjabiibo5438 4 жыл бұрын
Waa markii ugu horaysay an arko kaban isku jawaabaya oo heesaya big talent xanfar yare
@ikraanfarhan3761
@ikraanfarhan3761 4 жыл бұрын
Markii anku wayey 😿ax ax
@mohanjacaylowoffcial5400
@mohanjacaylowoffcial5400 3 жыл бұрын
100k baa dawaray 1k like na ma haysto
@hassana8712
@hassana8712 2 жыл бұрын
Reer tiktok maqla ma jiira
@mohamedamiin8407
@mohamedamiin8407 4 жыл бұрын
Wlh codka cumar dhuula cali in ladulsaray ayan umaleynayay allaha kudeysto sxb
@mohamedharawe2875
@mohamedharawe2875 4 жыл бұрын
Alayacisag axsan fanan
@mohamedahmed-br6dz
@mohamedahmed-br6dz 4 жыл бұрын
Hhhhh jecelkii iigu horeeyay ku xasuustaah
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Waw
@calimahad9574
@calimahad9574 2 жыл бұрын
Mashaa aalaha
@barliinmcn4136
@barliinmcn4136 4 жыл бұрын
Hees macaan iga dheh
@qadroabdullahi7191
@qadroabdullahi7191 4 жыл бұрын
Samen ayey ku leedahay heesta xanfat
@weedhsanabdirahiim6079
@weedhsanabdirahiim6079 4 жыл бұрын
Ma tidhi wllshey
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 4 жыл бұрын
Ninka heestu ha udanbaysee caadi ma jiraa horta isaga
@hassanoky741
@hassanoky741 4 жыл бұрын
Adi cadi ma tahay 😡😡😡😏
@shafihussein8552
@shafihussein8552 4 жыл бұрын
Adiga maxaa kaa khaldana
@mohamedabdulahi8376
@mohamedabdulahi8376 4 жыл бұрын
Xanfar legend faneed oo buuxa ex sports 9 kii Gobolka Bari Bosaso ,xido ilaa haadankedii noolow sxb rabi haku xafido
@nurseed6465
@nurseed6465 4 жыл бұрын
Waa landheere banaan dagaay
@hassanoky741
@hassanoky741 4 жыл бұрын
Heestan qof horay u qaday miya jirto mase waa ne you orginal
@Sancaani
@Sancaani 4 жыл бұрын
Hassan Oky cumar dhuule ayaa iskale wll
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Inder smanadan miuad aragtaaa midho nooocana heestan horaa looqaaday cumar dhuule ayaa lahaan jiray heestan
@1millionsubscriberswithout619
@1millionsubscriberswithout619 4 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 dadkii hore eray suugaaneedkii oo dhan bay isticmaaleen. Hada hadaa isdhahdid hees kuwii hore lamida samee, erayada oo dhan waxay u ekaanaayaan copy👀
@abdiosman2092
@abdiosman2092 4 жыл бұрын
1million subscribers without videos uma eekanayaane luuqada tii uun ah
@1millionsubscriberswithout619
@1millionsubscriberswithout619 4 жыл бұрын
@@abdiosman2092 brother luuqad kale waaye maana dhihin lkn waxaan kawadaa, eray suugaaneedka way isticmaaleen, Sida ubaxa dilaacoo..... Qoraxdoo aroortii qaybisay falaaraha.. Dayax shan iyo tobanaay... Xuural ceynta dunida... Geenyadii gayaankaay... Dhaqankiyo hidahay.... Laamaha ruxmaayaan.... Dhirta sare caleemaha.... Wabiyada durdurayaan.... Degmadoo barwaaqaa... Sida ubaxa dayreed.... Daruuraha hilaacaa.... Hasha geela.... Sida faras..... Qoortiyo cabaadyaha.... Ilkaheeda dhuxaa..... Ilkaheeda dhaydaa.... Dheeliyaay tilaabada.... Dhaqdhaqaaqa laafyaha... Wabiyadu durdurayaan... iyo waxkale oo fara badan waa eray suugaaneed ayaga dhanna waa la isticmaalay marka hada abwaaniinta heesaha fcn sameeyaa maskaxday aad utuujiyaan
@axmedtimoh6342
@axmedtimoh6342 4 жыл бұрын
Waar ma cumar dhuula mize ina xafar baladkii cumar dhuule
@SOOMAALIDAMADOW
@SOOMAALIDAMADOW 4 жыл бұрын
aad baad u cid macaantahy
@cisiidsaalax716
@cisiidsaalax716 4 жыл бұрын
Maxaa aragtaa adiga ina adeer?🤔
@HIFTEMEDIA5881
@HIFTEMEDIA5881 3 жыл бұрын
Wahey nabsi baa iwada wax yeelada igu wacan wedkeyga cagaha doontay Sorry hees xanuun badan qiso gooni ah
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 4 жыл бұрын
Heesta uu ku ciyaaray yarku xitaa siduu music u raacayo way kharibeen AHUN cumar dhuule oo kaga dananinaayana youtubeka uu ku jiraaa
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
duaad xanfar (roonow allahayow ruuxaad u roon tahay )
8:03
mustafe xaraaro
Рет қаралды 21 М.
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 4,2 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 42 МЛН
Heestii Eedo iyo al fanaan Cabdullaahi Shariif Baastow
5:48
Somali National Television
Рет қаралды 722 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 32 М.
Daa'uud xanfar lyrics || jacaylkii igu sugnaa Original
6:30
HANAD CADEYSI
Рет қаралды 32 М.
Heesta - Waaqla' Daa'uud Xanfar - Astaan Music 2021
5:02
Astaan Music
Рет қаралды 78 М.
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,5 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН