Daalo Aragtideeda

  Рет қаралды 1,327,766

Banaaye

Banaaye

17 жыл бұрын

Hees Macaan

Пікірлер: 558
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Nacalaa shaydan ku yaal waxasaa heeso ahaa, warbal waad ii jeedaye like ta igusii dhufo Fartuun balbalarka iyo mursal faladagan ha iska maqnadaane
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Erayada muga iyo misaanka leh waxa leh abwaab yamyam Aun 😢 Laxanka cajiibkana waa abdikarim faarax qaareey jiir Au😢 Codkii iyo kabankii abwaan fanaan hanuuniye allha cafio 😢
@abdifatahsheikhahmed
@abdifatahsheikhahmed 8 жыл бұрын
gabar uu jeclaa uu calafku ka ceshtay oo nin kale uxera gashay buu ninki kula dardaarmayaa inuusan ku xadgudbin dhibna taabsiin waana mucjisooyinku jaceylku leeyahay in qof ku diiday halkuu mari lahaa ay murug kugu qabato adigoon xanuunkaaga arkeyn
@maqaloocshe6890
@maqaloocshe6890 8 жыл бұрын
waa WLhi Waa Runtaa aniga Ayeyba Igu dhacaday Illahay Amarkii Sxp
@issehaile2698
@issehaile2698 7 жыл бұрын
Abdifatah Taagane
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
Ma Qaloocshe sorry sxb mid kafiican allah kugu badalo😭
@badmaceeyemediaproduction6675
@badmaceeyemediaproduction6675 6 жыл бұрын
Abdifitah tagane kama tagin nin kala maguursanin lkn asaga ayaa guursaday kuma daahin in ta oow guursanin ayaay ciishay talyani ayoow kadhacay kadib heestaan marka laqaaday ayaay dib ayada u jeclaatay
@munamowlid2823
@munamowlid2823 5 жыл бұрын
wlhi wa sidaa wllo mrkaasa ugu xanuun bdn 😥 Jacaylku wa xanuun bila dawa ddkun ba ciyar ka dhigty iminkee😢
@shafieahmedmohamed3920
@shafieahmedmohamed3920 2 жыл бұрын
Erayadi heesta waatan Durdur iyo xareedeey, Doog iyo ugbaadeey, Dallaalimada cadarkiyo, Dhibic iyo darruureey, Ubax darya muusoo, Waaberi dilaacaay, Maka iyo madana iyo Daalo aragtideedaay Dayaxiyo xidigahoo, Nuurka isku daray iyo, Dusha roob la dhaca iyo, Daa’uus la moodyeey, Diirrimaad ka laabtiyo, Dawadii naftaydaay, Taan hablaha ka doortee, Dareenkayga siiyaay, Xubno dabacsan leeyay, Nabi yuusuf dabadii, tii dumarka quruxda leh Hal-doorkooda noqotaay, Danbar iyo labeenniyo, Dahab midabkii leeyeey, Xuural-cayntii dunidee, Daawashada u timadee, Dalka lagu mannaystaay, Hadduu diido calafkeen, Aqal laba daryaaloo, Aan xarriir ku daahniyo, inaan dadab wadaagnoo, Wakhtiguna na kala diro, Allaa deeqda bixiyee, Anna kuuma dudayee, Naxariis da, weyniyo Ducaan kugu sagootiyay, Ninka damacu raacee, Dookhu calanka saaree, Guur aad ka doontee, Kugu gacan dambeeyana, Aan dardaaran siiyee, Waa libin dadnimaduye, Aamina kan doortoow, Daji meel barwaaqo ah, Diihaalka gaajiyo, dibin daabyo yay arag, Darayadu ma fiicnee, Yay ka noqon maryuhu duug, Ha u yaalo dahabkuna, Daris aan habboonayn, Yey dareemin qayladii, Dibadda iyo gudaha ba Meelaha la daawado ee dalxiiska loo tago, Ha il-doogsatee gee, Dusha nabar ha taabsiin, Ha dagaalin waa gob 'e, Hadal doqon ma garata ah, Ha ku deyin ma yeeshee, Waxa dihatay hooyadii dadnimada ku beertoo Aabaheedna waa diric Ragna doorkii weeyee waa durriyad xalaalee, Waalidkeed na daadihi, Waxa jira nin dooroo, Dantu ceeb u yeeshee, Waxa aamina u dan ah, Hadday waayo diidaan, Soo doono waa gar'e, Anigaa u diyaar oo , Daryeelkeedu igu yahay, Xil aan duudka saartee, Haddii taa aad diidoo, Duugga nolosha Aamina, Dayac noqoto waa qaan, Waanan kula dacwiyayaa,
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 Жыл бұрын
Ustaad shaafici libaax fanyaqaana
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 Жыл бұрын
Sxb sixid yar man kaymaha kadarariyo Waaberi dilacaay
@apdalayasiin1790
@apdalayasiin1790 9 ай бұрын
Cpo😊
@moha__berdilacshe
@moha__berdilacshe Ай бұрын
Wan kahayna sxb
@ahmedkaffy1sheikh702
@ahmedkaffy1sheikh702 5 жыл бұрын
1da Luulyo 2019 iyo wxii Kadambeeya hadaa ila socoto like ha ila dhaafin Dar Allah, Hees Qiimo weyn xanbaarsan Legend thanks
@iamrefugee6994
@iamrefugee6994 5 жыл бұрын
Week ayaan kaa dambeeyaaa hhhhhj
@ahmedkaffy1sheikh702
@ahmedkaffy1sheikh702 5 жыл бұрын
@@iamrefugee6994 Masuul Sare wan kula socdaa. #Daalo Aragtideeda
@iamrefugee6994
@iamrefugee6994 5 жыл бұрын
Hhhhh sidoo masuul wan ku slmaaa
@IbrahimaliHasan
@IbrahimaliHasan 4 күн бұрын
2024😂😂😂😂
@IbrahimaliHasan
@IbrahimaliHasan 4 күн бұрын
2024😢😢
@cujnaanyarre1000
@cujnaanyarre1000 2 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeye abwan yamyam janada allah ka waraabiyo Marwalbi Wa dhegestaa Hestan Ugu yaran 5sano ayaa dhagesanayaa Marwalbo heestan aa dhagesan jiray sifida amanata gawadha aad ayaa ula dhici jiray 20october 2021 ayaa Arkay gawar erada heestan o dhami usugnaden Wan wadda soconaa hadda Alle hanugu gulyeelo Quruxdeeda Iyo sifoyinkeeda Hal kama tagin Abwan Yamyam sidda inoo iyada usameeye oo kle ❤
@cabdiraxmanismaciil4611
@cabdiraxmanismaciil4611 4 жыл бұрын
Heestan waxa aan ka maqli jiray walalkay oo iga wayn oo geeela aan al raaco hawd guntii tuulada smatar axmad Gaar ahaan xidhka dhigane ee galbeedka kaga beegan tuuladaa ayada ah Gaashaamo irea Xasuus gaara
@mohamedmostapha4414
@mohamedmostapha4414 5 жыл бұрын
mcha allah alle ha u naxariisto fananka iyo abwanka heestan sameyay heestan dar alle ujecalay kama daalo dhageysigeeda rag wa ragii hore hadalna wa intuu yiri
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
2020 wixi dawadey like izka zi sara 6/1/2020😏😏😏my home sanaag xingalol aya joga😍
@shacirmahdi1138
@shacirmahdi1138 4 жыл бұрын
Difeerheestiiqoraxay
@moha__berdilacshe
@moha__berdilacshe Ай бұрын
Waa lagay waana lasodhafay nio 13/6/2024
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Mirihii:abwaan yamyam Codkii:hanuuniye Laxankii: c.kariin jiir Kabanka:isla hanuuniye Qisadu wa dhab yamyam waa loo dili gaaray abwaan yamyam heskan markuu sameeyay kadib lkn marki dambo ilahba faraj ufuray qisada nin odaya ayey kudhacday Kudarso isla qisada hes horaa laga sameyay oo layiraa SAMIRKII AYUUB lkn burburkii dalka waxbadan ayaa lumay oo dib looma arag wayadan
@mohamedabdinasir9733
@mohamedabdinasir9733 9 ай бұрын
Waa la helay KZbinka Rageedii baad ka helaysaa Samirkii ayuub
@indaclub20066
@indaclub20066 14 жыл бұрын
somalia the nation of poet. af kale heestas oo kale ma lagu sameyn karo . afka somaligu nr 1
@munamowlid2823
@munamowlid2823 6 жыл бұрын
wlee heeso wa kuwiii hore ❤❤❤ iyo amaan dumarba allow ragii hore ❤💚❤
@Jidlechannel14
@Jidlechannel14 5 жыл бұрын
Hadii add joogi lahed wagii hore sidaan uma cadaan leheen adiguba. Rafadka meel kasta ayuu naga haystaa
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 5 жыл бұрын
@@Jidlechannel14 horta habaryar wa runta o lama kala sari karo ta u dhalaty iyo ti iska keentyba lkn anigu wax beena ma sheegin rageeni wey qiimo beelen hada ragii hore inta kasii nol moye
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 5 жыл бұрын
@@Jidlechannel14 hadaan usoo noqdo xaga midbka aad ka hadlyso hrta hdn ku idha wxba ma mrsado i ma aminysid lkn hda dhar taqan wlhi wxba ma mrsado teda kale hoyadey iyo ayeydeyba dumarkii hore weyan hadana ma gaadhayo midbkooda waligayna ma grty .....mrka somalidu marki hore iyo hadaba mifabkodu wa isku dhex jir cadan ,,casan, madow, mariiin intaba wa la lahaa hdd dadki hore wax ka grnyo weyn mise cid ddki hore ahba kumaad ao gadhin dunida😂
@sadikmohamedali6942
@sadikmohamedali6942 7 жыл бұрын
kama daaalo dhageysigeeda 2017 yaa ila socda
@munajamal8210
@munajamal8210 6 жыл бұрын
Dardaranka kiqatana ilahay hakadhigo
@kawtharzhuzhu4927
@kawtharzhuzhu4927 3 жыл бұрын
Really Heestan Hooyaday ayaa I bartaY waanaY Jeceshahy Hooyo mcn love you December 2020❤❤❤❤❤❤❤❤🙏👍
@zakariyeabdikarin7008
@zakariyeabdikarin7008 3 жыл бұрын
Dadkii hore jacaylka waxbay ka fahmi jireen Hanuuniyo wuxu la hadlaya Gabar uu jecla dabadeed calafku ka ceshtay wxuuna ka fekeraya ama talooyin iyo dardaaran fiican Siinaya qofkay nolol wadaagi lahaayeen......
@kawtharzhuzhu4927
@kawtharzhuzhu4927 3 жыл бұрын
Haaa wllo
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 5 жыл бұрын
Best wax u sheegnimo weye qofkii fahmay heesta liketa ii saara
@xanfar11
@xanfar11 11 ай бұрын
Xasuus ayaa ii gashay markan heestan so dul jogsaday xasuusaha qar dib ayay ku celinayan iyo malmo macan iyo kuwaa qararba 😢❤
@abdirashidahmed6458
@abdirashidahmed6458 4 жыл бұрын
HEESTAN MIRAHA WAXAA ALIFAY A.QADIR HERZI YAMYAM MAR UU KA SHEEKEEYEY AYAAN DHEGAYSTAY ALLAAH HA U NAXARIISTEE
@siman6259
@siman6259 4 жыл бұрын
aamin aamin
@saidyusuf8244
@saidyusuf8244 4 жыл бұрын
Heestan waxaa leh midhihooda Aadan tarabi oo maanta ku nool hargeisa muj aadan tarabi
@adanjama7617
@adanjama7617 4 жыл бұрын
@@saidyusuf8244 war yaan laguka yaabin heestaan waxaa sameeyey yamyam oo wali xitaa hargaysa ayuu warasi ku bixiyey uu kaga sheekeeyey qisada heesta iyo sida ay kutimid kaydka radio haefaysa ayey ku jirtaa ee wax hubso
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 4 жыл бұрын
@@adanjama7617 heestan waxaa leh YAMYAM , no bililiqo
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 2 ай бұрын
​@@saidyusuf8244 bililiqo heeseed
@nimco84
@nimco84 5 жыл бұрын
Raag waa raagi hore what amazing words 🙌🏾♥️🔥
@dacawmedia1269
@dacawmedia1269 Жыл бұрын
Dumar,Nah waa intuu Qabay
@Cartan7
@Cartan7 7 жыл бұрын
Ceerigaabo xarunta gobolka sanaag ku taal buurta aragtida wacan ee Daallo. Diyaaradda 'Daallo Airlines' loogu magac baxshahy
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
09/02/2020 ayanu tagnay Buurta daalo inkastoo ay wasaarada horumarinta degaan Somaliland naga ceelisay gobihii muhiimka ahaa balse waxanu nasiib u yelanay inaanu Daalo tagno anagoo ah dhalinyaro badan oo ka kala yimi Hargeisa iyo Burco
@cabdiraxmaanabiib4583
@cabdiraxmaanabiib4583 4 жыл бұрын
Hees amaantah dumarka waxba kamuuu tagan fanaankii weynaa hnuuniye alle ha u nxariisteeeh🤲
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
15.01.2021 Daalo Sanaag Tariikh , Allaah Ha Caafiyo Abwaan Fanaaan Hanuuniye
@maxamedcabdi6199
@maxamedcabdi6199 10 ай бұрын
hanuniye ar maxuu kaban canantay ❤
@abdallanoor8390
@abdallanoor8390 4 жыл бұрын
Hanuuniye my favourite fanaan waa fanaanki iigu horeeyay oo aan heesihiisa inta studio tago aan kasoo duubtay anoo dugsi wali dhiganayo
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 жыл бұрын
wixii sameeyey maxaa naga galay waan iska dhegeysan uun ma xadiis baa waa madadaalee .
@regularwarya
@regularwarya 7 ай бұрын
The son of Galgaduud, i am so proud of reer Ceelbuur wallaahi haddii ay reer galgaduudi faani lahaayeen Barre Maxamed Fidow , Salaad darbi iyo Hanuuniyaa nooga filnaan lahaa dadyow beryahaan isu haysta in fankaba ay ayagu gaar u keeyihiin. Degmo kastee gobolkaas ku taal waxaa kasoo jeedaa ruux haddii uusan dhasheen aad is leedahay tolow fanka soomaalidu siduu noqon kahaa. Xasan garayt iyo Abwaan Nadaamiye waa Dh.marreeb. Yamyam iyo Cabdi X. Dige from Caabudwaaq. C/kariim Faarax Jiir Hobyo/Cadaado. Ceeldheer waxaa ka yimid xiddiggii la hollin waayaye C/qaadir Nageeye ee lahaa heeska "Sida laba walaalaa inaan noqonno waa libin". Malaha dooddeydaba waxaa ku filnaa inaan qoro Xalima Khaliif Magool ayaa ku dhalatay Ceelbuur.
@cibaado100
@cibaado100 13 жыл бұрын
caleeeeeek caleeeeeeek ya mr hanuuniye ilaahay ha ku daayo waar yadhehen heestu macan.
@sheikhmohamedcabdi4462
@sheikhmohamedcabdi4462 3 жыл бұрын
Sidii cadada ahayd waxa soo kacay subaxdi waxan eegay mopilka sacada waxan arkay in ay xili dambe tahay waan soo kacay cadeyga iyo weysadan la booday kolkii aan naftayda iyo wajibki alle qan guday waaxan u xayd xaytay in aan quracdo isla markiiba waan ku celiyay hurdadi in dhowra markan dhabanka dhulka ku hayay waxan usoo jeesaday halkaas iyo asxabtay ku caweyso nin aanu saxib nahayba ku idhi inder inantas waan jeclaaday gayaan kaasna waanu isu qalmana wad ila qabo waan qaban kari waaye isla markiiba haye igu yidhi 8 cano maal markay kasoo wareegtay ee maalinba ay hal masseg isoo direysay ana halka masseg boqol fariin ugu jawab celinayo ayaan subax markan sidaa indhaha ukala qaaday sidii cadada ahayd is idhi bal eeg account insg isla markiiba waxan arkay maherkeedi 💔 gariir waan soo sara kici kari wayey gariir live bu aha insg meherkeedu naxdin Qalbi jab ka xanuun kulul garan mayo qof aad noloshada ku hamineysid oo aad weydo😖 Marki igu horeysa ee aan commet diibto.
@boqoromaar5452
@boqoromaar5452 3 жыл бұрын
Xanuun 😭
@hamseheis2814
@hamseheis2814 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhagaysanaya 😢😭❤️
@burco7626
@burco7626 2 жыл бұрын
Kama daalo heestan runtii 🥰
@malyuunaismaiil1983
@malyuunaismaiil1983 8 жыл бұрын
cajiib heestu waa hes macn ciday dontoba ha ahaate waxa loo sameyay gabar somaliyed daalana inay qurux badan tahy iyo mesha ay tahay lays kuma hayo heesta cida sameyay iyo cida qaadayba aad banu ugu mahad celinayna
@abdirihimdiyaa7794
@abdirihimdiyaa7794 5 жыл бұрын
Abdiqadir xirsi yamyam ayaa sameyay wllo
@adanjama7617
@adanjama7617 4 жыл бұрын
waxaan sameeyey wll abwaankii somaliyeed ee yamyam allaha u baxariisto wuxuu ahaa dhaqan yaqaan iyo dhul yaqaan wuxuu ahaa afyaanka yar oo soomaray somali
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
Heesta qisadeda ninka losameyay wey isheleen lkn iskuma raagin hesta markey maqashay odayga wey yeeshay lkn hesta lacala hadaan iscalfan ninka Ku calfan dono xitaa wan kugu dhaqaleynaa waye asoo qabin ayoow dhaqalenjiray
@abwaansharmaarkejaamac9451
@abwaansharmaarkejaamac9451 3 жыл бұрын
Waxaa sameeyey abwaan cabdulqaadir xirsi siyaad yam yam Aabahii af soomaaliga
@khaliilismail9304
@khaliilismail9304 Жыл бұрын
Amazing voice 👏 🙀 😯 al fanaan hanuuniye, 2023🔊
@abdibotan7180
@abdibotan7180 Жыл бұрын
L
@zamzamhalooyeelo4704
@zamzamhalooyeelo4704 6 жыл бұрын
It's truly amazing how much you care about someone who hurt you and you still wish him the best of luck. Love is in the air 🤣🤣🤣
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 5 жыл бұрын
Yeah, that true love right! 😢😢 but u know when you love truely and you're left you only pray for them rather than have some beef with person 😰... Okay i know maybe u couldn't do that. 😂😂
@abdirizaqhakar9843
@abdirizaqhakar9843 4 жыл бұрын
You lied man...Oxygen nitrogen are in the air
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 3 жыл бұрын
@@abdirizaqhakar9843 its metaphor and idiom,learn it bro
@xuseencabdicabdilaahi2699
@xuseencabdicabdilaahi2699 3 жыл бұрын
Ww.wwwww
@mohammedadem7879
@mohammedadem7879 3 жыл бұрын
@@Nasro_Warsame2023 hhhhhhhh funny
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
Wa runtiis walahi wxuu yiri (hadal doqon magarato ha kudayin ma yeesheee ) walahy wa runtii majecli hadalka xun xataa haday hadal iidan ah yahay oo sixun laygu shegayo qalbigu mareesto lkn nabarka wuu reestaa sax haye inta iguraacsan
@abdiazizissa5706
@abdiazizissa5706 6 жыл бұрын
.
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 13 күн бұрын
Allah ha unaxriito qabriga Allah ha u abwaan yam yam baa kufarayarastay heesta
@mohammedmuse3862
@mohammedmuse3862 7 жыл бұрын
Woow waa erayadi cabdi qadir xirsi yamyam alle how naxaristo asaga iyo waxii islamoo dhintey ba amiin
@fartunabdi7894
@fartunabdi7894 8 жыл бұрын
mansha allah noloow waligaa walahi heesihiisa ayaan dhagestaa oo kaliyah
@husseinahmed6844
@husseinahmed6844 9 жыл бұрын
nice song mr yamyam "daalo aragtideedaay" \
@abdirahmaansaid8757
@abdirahmaansaid8757 Жыл бұрын
Durdur iyo xareedey Doog iyo ugbaadey Dalalnimada cadarkiyo Dhibic iyo daruurey Ubax daraya mooso Waberi dilaace Markay maanka daaqdiyo Daalo aragtideedaaay Dayaxa iyo xidigahoo Nuurka isku darayiyo Dusha roob la dhacdiyo Daauus la moodyaay Diirimaadka laabtiyo Dawadii naftaydaay Taan hablaha ka doortay Dareenkayga siiyaay Xubna dabacsan leey Nabi yuusuf dabadii Tii dumarka quruxda leh Haldoorkoodii noqotaay Dambar iyo labeen iyo Dahab midaba leeyey Xurucaytii dunidee Daawashada i timidee Dalka lagu manaystaay Haduu diido calafkeenu Aqal laba daryaalo Aan xariir ku daahniyo Inaan dadab wadaagniyo Waqtigu inakala diro 😢😢😢😢😢😭😭❤️
@nabadraadshe
@nabadraadshe 8 жыл бұрын
Suugaanta yaan laga ben sheegin Heestan erayadeeda waxaa sameeyey AUN abwaan Cabdulqaadir Xirsi Yam yam.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 8 жыл бұрын
+Najad Oxygen Anigu waxaan sheegay in heestan uu erayadeeda sameeyey AUN abwaan Yamyam. Runta aan sheegay miyaad qabyaalad ku tilmaantay!!??
@mshiineofficial3468
@mshiineofficial3468 5 жыл бұрын
saxix bro
@sayidcumar5206
@sayidcumar5206 5 жыл бұрын
Haaa. Yaaa isku haya zxpow
@cabdiwahabxasanceli9765
@cabdiwahabxasanceli9765 5 жыл бұрын
yaa kuhaysta yamyam
@cabdiwahabxasanceli9765
@cabdiwahabxasanceli9765 5 жыл бұрын
@@nabadraadshe saxib cidi kuma haysato waa loo ogyahay
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 6 ай бұрын
18/1/2024😢 hadda ayaan soo dhamaystey Qisadda heesta oo ah mid wareer iyo cajaaib baddan oo uu Abwaan yam yam sheekaynayay .😢 4:44 Am Paris .❤
@Maakhiri
@Maakhiri 17 жыл бұрын
hanuuniye iyo daalo! lovely song indeed. mahadsanid sxb
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 5 жыл бұрын
Waa murtidii allaha unaxariisto cabdulqaadir xirsi siyaad (yam yam) iyo codkii legend hanuuniye
@rabiicmohamed1211
@rabiicmohamed1211 6 жыл бұрын
Waa xasuus gaara igule Waana heesta kaliya aaan sidhaba utaageero somali. Oo dhan
@harunali4018
@harunali4018 5 жыл бұрын
2019 ban dawanyaa kama daalo hestn 💗
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Daa'uus la moodyeey.. Diirimaad ka laabtiyo. Dawadii naftaydaay 😍
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 5 жыл бұрын
23,4,2019 inta joogtay alx dheh love igu macsuuma lkn gbdhaha kaliya❤🤘🤔
@abdilugay7404
@abdilugay7404 4 жыл бұрын
Qq
@abdilugay7404
@abdilugay7404 4 жыл бұрын
z
@user-nd8du2ft5t
@user-nd8du2ft5t 5 ай бұрын
After 17 years i listening this song😮
@abdirabiile3804
@abdirabiile3804 2 жыл бұрын
Amazing song I have been repeat many times🤩😍🥰
@daudgoala
@daudgoala 8 ай бұрын
Waa heestuu ku amaanay aamina mxmed siyaad barre, kagana badiyey fanaano badan oo iyana u heesay. Kuwiina aan ogayn videogan waa taariikh gaara. Arooskeedii
@Hamda_Aseyrrr
@Hamda_Aseyrrr 3 жыл бұрын
"10:51 Pm Lascanod Memorable song Walalkey mohamud "Daalo aragtideedaaay Adaan kugu bartay Heeskan wllhi "m.f.f."inabtio Love you💫❤
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Xamda mahadsanid adigsna
@mohamedabdirahman5530
@mohamedabdirahman5530 2 жыл бұрын
Marka hore A.H.U.N Abwaankii weynaa ee ereyadan heesta iska lahaa abwaan Cabdiqaadir xirsi yamyam Iyo fanaankan Heesta qaaday Hanuuniye Intaa duco dheh Aan usoo noqdo halka aan u socdo Bal waxaad sawirataa Ninka inanta jeclaa ee qalafka iyo qadarta Rabi uu Ninkale ku daray ee raacshay Ee hadana Inanta Ninkaa ay u dhaxday ee marwadiisa noqotay Dardaaran iyo taloba siinaya waliba si niyad oo kalsooni leh oo leh gabadhaa aad gacanta ku dhigtay ee aad mulkiday maaha qof ciyaara waa qof qiimo qaayo quruxba Alle u dhameeyay oo waliba dhabeel ah waar hooy hooy qoftaa Ilaali magaceeda muuqeeda milgaheeda qiimaheeda intaaba ilaali oo dhowr waa boqol ka roone waa filkeed ka roone waa gaariye Nin nasiib leh baa hela Ka'ay gogol la seexataa diif iyo dihaal toona ma arkee duco waalidbay qabtaa oo waa mid sheydaan iyo intii xunba looga xirsi xidhay Hadaba Ninkaas Muxuu abwaanku kula dardaarmay oo uu yidhi Aamina ka ilaali hadanba aan qodob qodob kuugu kala dhigdhigee waliba anigoo sharaxana raacinaya 1: waa libin dadnimaduye aamina kan doortoow daji meel barwaaqa ah dihaalka gaajiyo dibin daabyo yay arag# ◇ dadnimo iyo dabeecada waa laba shay oo cajiib oo ma guurto ah mana aha wax qofku iska keeno ama iska dhigo hase ahaate waa deeq iyo galad uu Alle bixiyo wuxuu abwaanku ula jeeda dadnimo u muuji aamina Waliba isagoo kusii daray deji meel barwaaqo oo ay ku indho doogsato oo ay ku nasato oo ku nafisto sidoo kale Dihaal iyo gaajoba ka ilaali xaaskaaga oo u shaqee oo adoo rabigaa kaashanaya shaqayso oo muruqaaga wax kula soo bax oo xalaal ah si aanay xaaskaagu dihaal iyo gaajo aaanay u dareemin ugu danbeyn Abwaanku waa yamyame A.H.U.N wuxuu leeyahay dibindaabyo been iyo lugooyo ka ilaali xaaskaaga oo run ku dhaq reerkaaga daacadna u noqo 2:daranyadu ma fiicnee yay ka noqon maryuhu duug ha u yaalo dahabkuna daris aan haboonayn yay dareemin qayladii* Wuxuu ku dardaaramaya Ninka aamina u dhaxday ee afadiisa noqotay Dayacu ma fiicna oo waa dhaliil kana sii daran marka maryuhuna duug ka noqdaan soomalidaa ku maahmaahda Hugaagu way kula baryo tagaan markaa ka ilaali aradka iyo dayaca oo dhergi dhar wacana u xidh Qodobka kale ee xaasxaasiga ahi ee heesta ku jiraa waa daris aan haboonayn yey dareemim qaylada muxuu abwaanku ula jeedaa Waligaa gabadhaada ka ilaali ereyga xun ee aad dadka hortooda kaga odhanayso ee nacabku u maqlayo ee ay ku wiirsanayaan una maqlayaan waayo bilow aadan baad tihiin waa laysku dhici karaa oo khilaaf waa imanayaa hase ahaate gamco geeli jire hoos baa loo dhaqaaye iyada oo aad labadiina qudha tihiin wax u sheeg oo is waaniya oo is toosiya. 3: dibada iyo gudahaba meelaha la daawado ee dalxiiska loo tago ha il doogsatee gee Aamina dalxiis gee oo jawiga iyo meesha ay ku nooshahay ka kexee oo meelaha dalxiiska iyo daawashada ugu fiican ee isha niyada qalbiga jacaylkaba u fiican gee oo soo daawad sii dib ha usoo yaraate ileen waa xuural cayne. 4: dusha nabar ha taabsin ha dagaalin waa gobe hadal doqon ma garata ha ku dayin ma yeshe Waligaa Gabadhaada ha dilin gacana ha u qaadin waayo waa gobonimo daro iyo gunimo. Waayo marwadaadu waa caruurtaada hooyadood waa xaaskaaga waa jacaylkaaga waa qof gob ah uma qalanto in la dilo oo gacan loo qaado iyo in hadal niyadeeda dilaya oo nacasnimo leh lagu dhaho Hadaba qalinka aan dhigo warkana aa soo geba gabeeyo Dumarka La qabo waxaa jira waxyaall dila oo laga ilaaliyo oo ay ka mid yihiin ~ UMUL AY KU GAAJOOTO ~ USHA FIIDLA LALA DHAXO ~ HADAL XUN OO TAMOOTI AH ~ ARAD IYO DALDAALYOW ~ WAARIG ~ EREYGA XUN EE NACABKU U MAQLAYO Nabad ahaada meelkasta oo aad dunida ka joogtaan
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 3 жыл бұрын
somalibaa laga helaa nin intaas garta 😊
@omarhassan7627
@omarhassan7627 8 жыл бұрын
doqon weeye ninka maanta wali qabyaalad dabada hayoow..
@saidwarso9752
@saidwarso9752 6 жыл бұрын
omar hassan
@saidwarso9752
@saidwarso9752 6 жыл бұрын
omar hassan
@abdinassir473
@abdinassir473 4 жыл бұрын
Good
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 6 жыл бұрын
one of the best SOMALI SONG #QARAMI
@mbelel8231
@mbelel8231 2 ай бұрын
Cimri dherer ayaan kuu rajaynayaa mr hanuuniye… heesaha aan gaboobin weeye Heesta daalo
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 2 жыл бұрын
Dusha nabar hataabsiin Hadagaalin waa gobbe Hadal doqon magarata Haku dayin mayeeshee Heesaha aanan duugooweynin ayay kamid tahay “Daalo aragtideedaay” ❤️ Haben jimca so galeyso. Kampala 11:13pm 20/1/2022
@adanducale1094
@adanducale1094 6 жыл бұрын
heestani waa hees aad qli u ah oo kamida heesaha Somalidu ay ugu jeclyihiin fanaankuna waa fanaan aad qli u ah
@mahamudmuxumed1106
@mahamudmuxumed1106 6 ай бұрын
1/7/2024😢😢
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 6 ай бұрын
Lama gaarin max'mudow😂
@MaxamednuurXuseen
@MaxamednuurXuseen 2 ай бұрын
Hassanandrio Masheegee Maka🤣🤣🤣
@marwomohamed9816
@marwomohamed9816 Жыл бұрын
Rag waa ragii hore heetina waa tii hore Daalo idinka soo salmyaa manta oo ay iidarantahy heestan🙌🏻😭💔
@cadawjebiye8838
@cadawjebiye8838 8 жыл бұрын
yam yam baa hal abuuray heesta
@saidwarso9752
@saidwarso9752 6 жыл бұрын
Cadaw Jebiye
@belarushirsebalyh9995
@belarushirsebalyh9995 4 жыл бұрын
@@saidwarso9752 Cadawga aad sheegayso inuu jebiyey ma Isaaq baa?!
@Cartan7
@Cartan7 8 жыл бұрын
waqooyiga somalia, gobolka sanaag, ku taal buurta aragtida wacan ee Daallo hal-abuurku tilmaamayo erayada heesta
@issamohamed3304
@issamohamed3304 5 жыл бұрын
One of my best song Dallo.....dambar iyo labeeniyo.....
@bileduuble167
@bileduuble167 6 жыл бұрын
alaha unaxariisto abwaan yam yam alaha xifdiyo fanaankaan oo ah hanuuniye
@toghdeer01
@toghdeer01 15 жыл бұрын
durdur waad qaldantaye agow,hanuuniye waa fanaan caan ah cod wanaagsan heestan isaaga dhab u qaada waxyna ku jirtaa heesaha ug caansan heesha kelida loo qaadao,fankuna qabiil ma laha,mooge dilan isaga ma aha ee macluumaadkaaga dib ugu noqo.
@user-so4us4vg2s
@user-so4us4vg2s Жыл бұрын
markii iigu horreysay een maqlo 2000 meelahaas iyadoo cajal ah oo malabka igala macaan maantana 2023 waa muddo dheer
@hamdasaed9600
@hamdasaed9600 5 жыл бұрын
2019 yaa dawnya
@xamdamaxamuud9291
@xamdamaxamuud9291 4 ай бұрын
Heesta waaa mid xasuuus gaara i leh waxaan dib u dhagaysanay 25/2/2024 xasuus ma gurto Ah ❤
@daauus
@daauus 15 жыл бұрын
Wow Hanuunuye; heestani caadi maaha. thanks
@abdullahialta9196
@abdullahialta9196 10 жыл бұрын
Isha calaa hees miraha heesta waa abwaan abdulqaadir xirsi yamyam
@NURSHE
@NURSHE 14 жыл бұрын
dalanyadu mafiicnee yayn kanoqon maryuhu duug hau yaalo dahabkuna daris aan haboonayn yayn dareemin qayladiis dibada iyo gudahabaa meelaha ladaawado ee dalxiiska loo tago ha ildoog satee gee dusha nabar hataabsiin hadagaalin waa gobe hadal doqon magarato ah haku dayin mayeeshee woow woow waxaasaa hees ah kuraaxaysta erayadaas macaan intaad muranka iska daysaan soomaaliyeey
@daqada25
@daqada25 11 жыл бұрын
Waa hees lagu amanayo gabdhaha somaliyed oo fiican
@iscoapdiwali474
@iscoapdiwali474 Жыл бұрын
2023❤
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Markii ina mooge qabiilkiisa SNM la carooday hanuuniye loobaxshay mooge dile long life ader
@xamdamaxamuud9291
@xamdamaxamuud9291 3 жыл бұрын
2016 ilaaa 2021 waaan dhagaysata heestan 💯
@murtidhawr01
@murtidhawr01 3 жыл бұрын
Ma hees loo dhiga jira ❤️❤️
@mommskii1524
@mommskii1524 5 жыл бұрын
Heestaan taariikh weyn igu leedahay gabar aan yaraantii saaxiibo ahayn ayaa aad u jeclaaan jirtay. Allaha u naxariisto.
@mohamedosman6839
@mohamedosman6839 5 жыл бұрын
Ma qiyili jirtay gabadhu. Maxaa kabanka jecleysiiyay??
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 15 күн бұрын
Erayada abwaan yam yam Laxanka abwaan cabdi kariin jiir Codka kabanle
@hodonfaahiye4885
@hodonfaahiye4885 2 жыл бұрын
Xusuus wayan iyo samayan bay noloshayda why shucurtaydoo is badashay ma dhagaysan karo hestan😭😭😓dirimka labtiyo dawadii naftayday😭cabdule yusuf hanuniye❤ Fanka waa ku raxaystay❤abaalkagu waa janno
@salaadmaxamad8377
@salaadmaxamad8377 5 жыл бұрын
Woooooooooooow wlhi waa hes qiimo leh rontii xasoos ayaan galay rontii
@badmaceeyemediaproduction6675
@badmaceeyemediaproduction6675 6 жыл бұрын
Waleee fan waa dadkii hore kama daalo dhageysigeeda
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 3 жыл бұрын
12/12/2020 daalo aragtideedaaay wow 😍🥰😘
@xidigafilms3483
@xidigafilms3483 3 жыл бұрын
Haduu diido calafku wakhtigu inakalaa diro Alla deeqa baxshe anaa kuma duudaye Ninka damacu raace dookhu gacantu saare guur aadka doonte kugu gacan dambeyaana aan dardaaran siye Waa libin dadnimaduye aziza kan doortow Deji meel barwaaqa Dihaal gaajo cuduriyo yay arkin dhibaatadi 2021 5 12juun hbn axad ah Xasuus igu qali ah Weligay maku nicidoono
@tufahqaran7220
@tufahqaran7220 9 ай бұрын
😢😢😢😢
@berlula5157
@berlula5157 7 жыл бұрын
dur duriyo xareedeey doogiyo ugbaadeey dhalan nimadaa cadarkiyo exlaa song hanuniye
@nimcoabdi3969
@nimcoabdi3969 7 жыл бұрын
Bacaos BaziMa
@durdur77
@durdur77 16 жыл бұрын
hadagaalin waa gobe osha nabar hataabsiin hadal doqon magarataa ha ku dayin mayeeshee
@omaralijama9894
@omaralijama9894 4 жыл бұрын
Cajiib Hanuuniye 28-1-2020 ayaan gurigaan kudaawanayaa
@kawtharabdi9967
@kawtharabdi9967 5 жыл бұрын
Heestaan waxaa sameyay abwaan yamyam allah ha u naxariisto
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
Abdikariin jiir laxankaan sidoo Ku helaan kaqelshay allaha kuutayo aqliga iyo xigmada heestaan iyo wayeel dadoow markaan dhagesto ilmaa isoo dhaafto
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Qisada heestan laga sameeyay markaan dhugtay waxaan yaqiinsaday in qawlka iyo ficilka uu qawlku ka awood badanyahay marka lajoogo saaxada jacaylka✍ Allaha u naxariisto abwaan Cabduqaadir xirsi Yam Yam🤲
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 4 жыл бұрын
allah muxuu Hanuuniye daya sida uu ugu raaxeysanahyo heesta waxaas ayaa talent la yiraahdaa.
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 4 жыл бұрын
diirimaadka laabtiyo Dawadii naftaydaay Taan hablaha ka doortee Dareenkayga siiyaay.......😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sadikmohamedali6942
@sadikmohamedali6942 5 жыл бұрын
2019 heestan imisey jirsatey bal iso shega
@abaadircali1405
@abaadircali1405 4 жыл бұрын
45
@aarkaafrica6346
@aarkaafrica6346 8 жыл бұрын
aabeheedna waa dire waa duriyad xalaal ah woooooooooooooooooow
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 жыл бұрын
Eesh Cala , Hablow heestan aya Amaan idiinku filan abidkiin ee ragga Wng ugu abaal guda.
@yusufjamaal1242
@yusufjamaal1242 5 жыл бұрын
2019 yaa jooga meesha😍😍😘😘😍
@nimcocali
@nimcocali 14 жыл бұрын
Daalo gurux badan meeshan ku dhashay.i miss daalo
@sirdoonkasomaliland9873
@sirdoonkasomaliland9873 7 жыл бұрын
waaaa ereyadiii abaan yam yam
@sacdamuxumed3898
@sacdamuxumed3898 6 жыл бұрын
aamiin
@prettysomali8578
@prettysomali8578 5 жыл бұрын
listening 2019 😍 axsan fanaan
@badarchannel2305
@badarchannel2305 4 жыл бұрын
Waanka.xumay.madaba.od.morgan.meesha Keentay.way.idaysay.heestasi.
@fahmicumar6400
@fahmicumar6400 4 жыл бұрын
Wllhi was heesti heesaha ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@jawaahirboodhhassan663
@jawaahirboodhhassan663 8 жыл бұрын
illahay haw naxariisto waa fanaan cajiib ah
@gulleidburaale2647
@gulleidburaale2647 2 жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto
@cutiebun566
@cutiebun566 6 жыл бұрын
Marka so wareeero heesta relax ku noqdo hees iyo badh wLhi 😍
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Hanuuniye waligey maarag askoo qaday hees hablaha laku daa dinaayo mar waliba sidaas u calaacalaa Allh ku xafido
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 2 жыл бұрын
waxa uu qaaday hees uu la qaaday siraad cabdulle Ugaas oo uu leeyahay kuma doonayo halkan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/iaWQk3eQfZdjZ7s&ab_channel=DeeyooMedia
@hchfhfhdhhthtf9339
@hchfhfhdhhthtf9339 6 жыл бұрын
Waaw eshcalaa daala aragtedeeda
ABDALLA YUUSUF HANUUNIYE KABAN (DUMAR IYO JACEYL) QAACI AH
6:55
Deeyoo Media
Рет қаралды 2 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 16 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Qosol Beena Hawjabin  iyo Cabdulle Y Hanuuniye Cajiib iyo Xigmad
7:05
Daalo Aragtideeda  - Cabdulaahi Yusuf Hanuuniye -
8:18
Nur Ali
Рет қаралды 32 М.
Hees Hanuuniye .Shimbir.wmv
5:42
gorgornews
Рет қаралды 1,8 МЛН
Hees cusub Dhameeys qurux - Daud Xanfar
5:49
Tvwaagacusub
Рет қаралды 3,7 МЛН
cabdale yuusuf hanooniye dushaan kaal ilaashaa?????
8:11
MUJAAHID lyrics
Рет қаралды 139 М.
HEES CUMAR DHUULE  -DAALO-.wmv
7:59
gorgornews
Рет қаралды 256 М.
HANUUNIYE qaraami kaban
6:39
FogaanArag
Рет қаралды 1,1 МЛН
Cabdalla Yusuf Hanuuniye | Shinbiryahow
5:09
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,6 МЛН
CABDALLAH Y HANUUNIYE DAALO WITH LYRICS ORIGINAL
11:00
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 28 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 13 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 83 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 600 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 33 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 14 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,9 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН