No video

ABDALLA YUUSUF HANUUNIYE KABAN (DUMAR IYO JACEYL) QAACI AH

  Рет қаралды 2,148,415

Deeyoo Media

Deeyoo Media

Күн бұрын

Deeyoo.com: Kaban ama Qaaci aad u macaan iyo Fanaanka weyn Legend Cabdalla Yuusuf Hanuuniye waa Hees Waayo waayo iyo Xasuus Mudan ee dhageysi wacan. Deeyoo Music Team 2014.

Пікірлер: 465
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Haddaan doollar badan iyo Dunidaba bar leeyahay Yartu igama durugteen Rag kalena ma damacdeen Dantuna ceebba ma laha ee Dadka un baysku nacaya -- Doqon maaha nin liitaa Diric maaha kii ladan Maaha dahab ya lacag ee Kalgacaylku waa dooq Dantuna ceebba ma laha ee Dadka un baysku nacaya Dumar taan ka caashaqay Duunyo iga raacdee Ma daayaa jacaylkoo Dib ma uga haraa Haba ila degtee Dumar iyo jacayl Dib ma uga haraa -- Dambi ma laha ruuxii Ilaahey ka daayee Dawo ma laha ruuxii Wadku soo dul joogsado Dantuna ceebba ma laha ee Dadka un baysku nacaya Dumar taan ka caashaqay Duunyo iga raacdee Ma daayaa jacaylkoo Dib ma uga haraa Haba ila degtee Dumar iyo jacayl Dib ma uga haraa --
@abdifatahilkacase9820
@abdifatahilkacase9820 3 жыл бұрын
Cajiib
@batmaashhassan756
@batmaashhassan756 3 жыл бұрын
Hees cilmi badhan war kalgaceylku lacag iyo xola ma'ahan
@asadthomass8909
@asadthomass8909 2 жыл бұрын
waa sheko kale lyrics kaaga sxb
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Qaramiga dadkiisi wali majoogaan bal saan u ogaado in ragii iyo dumarki qarami jogan like sara
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
Garac waalan. Dadka. Ha fashilin. Age kooda like tana qaado oo. Waar maxaad tidhi
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
@@abdimohamed8851 😂😂
@hassanmohamuud1605
@hassanmohamuud1605 3 жыл бұрын
👍
@munaabdiqaadir
@munaabdiqaadir 2 жыл бұрын
Wanagaan abto🤣
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 Ай бұрын
20 jir ka adag bir
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Cabdal yusuf hanuniye ❤💓💓💓 Cimre dheer iyo cafad kuu rajenayaa Xanunka.ku haayo Allh hakaa.dulqaafo Idinkana Aaminta dhahaa wllayaal👐
@muqtaarmacalin5204
@muqtaarmacalin5204 3 жыл бұрын
Aaaamiin amiiiin amiiiin alaha nocafiyooo
@RASLIANO7
@RASLIANO7 2 жыл бұрын
Miyuu caafimaaday?
@MukhtarSamow
@MukhtarSamow 4 ай бұрын
Aamiin aamiin yaarabi 😅😅😅😅😅😅
@qaylsheyare9816
@qaylsheyare9816 7 жыл бұрын
hanuuniye heesahiisa badanaa asaa leh waa abwaan fanaan iyo musikiiste
@cabaabeey5087
@cabaabeey5087 7 жыл бұрын
Qaylshe Yare kzbin.info/www/bejne/fanIZ4iIftSIha8
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Heestan intii aragty nin duruufaysan oo qaadaya isagana meshan i keenay heesta wn soo raadiyay yaa ila mid ah
@Fahadoo_44
@Fahadoo_44 4 жыл бұрын
👆👆
@leylanuur3816
@leylanuur3816 4 жыл бұрын
Aniga hhhhh waa kanaxaa Dadka duruufaysan dunyo hadaan haysan lahaa kuligood waa aruurin lagama
@yaasinxirsi3201
@yaasinxirsi3201 4 жыл бұрын
Sxb beentaa ma ahan anba ninkaas baan arkay oo qaadaya kadibna waan soo raadshay
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 4 жыл бұрын
Wlh sxbw kula midan ahay lkn heeatan horaan u arkey
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Hubaal dad badan ayaa kula mid ah. Heesta hore waan u dhagaysan jiray laakin wiilkaasi aad ayuu ii sii jeclaysiiyay isaga dartii ayaanna hadda u soo raadiyay.
@hallacgroup3633
@hallacgroup3633 4 жыл бұрын
4/December/2019 3:00 am hbnimo waa haben khamiis Ah Goobtu waa muqdisho Waa Hbn aan Fakar io stress Badan Dareemayo Waxan Madaxa ku dajinaya heestan inkasto Ay i Galisay Xusuus io Waqti adag aan zoo dhaafay Aduunoow aabahaa Waz 😥😭😭😭😭😢😓😦😭😢🙁
@kingdahir8527
@kingdahir8527 4 жыл бұрын
Cawa kuheestaa isla mglada muqdisho 👍👍👍 wa haben sabti soo galayso jimcana aan sagootinayo sxb dantu ceeb ma aha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hodanaxmed5513
@hodanaxmed5513 4 жыл бұрын
Dunida xanun kama dhamado
@salebanabdikadir9867
@salebanabdikadir9867 4 жыл бұрын
Gobeey liico ha jabin
@billancumar3583
@billancumar3583 4 жыл бұрын
@@hodanaxmed5513 xasuus aaaas
@Adontyo45Tv
@Adontyo45Tv 3 ай бұрын
Hello guys😢
@cumar-hashihassan3131
@cumar-hashihassan3131 4 жыл бұрын
Dantuna Ceeba Malaha Walaahi Mar uun baa Laga Baxaa Runtii Waaba Siduu Yidhi Abwaanku Allaha Ha Xafido'e Waan Salaamaa fanaanka Abdalla Yousuf Hanuuniye
@cumar-hashihassan3131
@cumar-hashihassan3131 4 жыл бұрын
Dumarbaan Lacag Laga Kareyn Walee
@hayirbare1923
@hayirbare1923 2 жыл бұрын
Heart touching song wllhy markan mdaxa dajisanayo een kali ah ayan daartaa heestan Cabdalla Ysuf Hnunye legend ♥
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Hayiroow wa daroorsi hees macaan lagama haro
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Hayir adbaan maqalks iyo araga magacasga ugu farxey sxb mahadsanid haleeyska warqabo
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Hayiroow.saaxiboow markaan qayil doonaba heestasni waa dhegeeystaa kunasoo celceliyaa mahadsanid
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Ma sysda darteed walee waxaad kubarstas lawada herysan
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Sodhawaaw hayir sdaa kuheeystee ysrta
@farhanofficiall3452
@farhanofficiall3452 3 жыл бұрын
Waxan dhagaysanayaa Dabayaaqada Sanadka 2020 Hbeenimo Jimce 18/Dec/2020 Waxan Jooga Magaalada Hargeysa gaar Ayaan Xaafadayada Qolkayga jiifka Hanuuniye Axsan Fanaan
@farhanofficiall3452
@farhanofficiall3452 2 жыл бұрын
2021 ilaahay Barwaaqo Wuu igu Gaadhsiiyey iiguna Dhameeyey Wll Sanadka Soo socdana Dhamanten Bash bash iyo Barwaaqo Eebe Ha inagu Gaadhsiiyo
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 8 жыл бұрын
masha'allah c/dalla yuusuf hanuuniye , heestii ma daayaa jaceylkoo dib mowga haraa , waxay ahayd 79 -80 afkaaga caano lagu qabay
@hambefardal3019
@hambefardal3019 7 жыл бұрын
rooda iidle cismaan
@guuleedmuhumed9172
@guuleedmuhumed9172 4 жыл бұрын
Axsan fanan aduunow ba maantana waxa fanan noo matala koox balbaaarku hogaaminayso iyo deeqa afro 😂😂😂 fan fankii hore dheh
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 4 жыл бұрын
Yaa salaam 2020 baan dhageysanayaa (dantu ceeba maleh dadka uun baa isku nacayee)
@ahmedjoker117
@ahmedjoker117 4 жыл бұрын
maaHa Dahabiyo lacaGee kalgacaylku waa DOOKH AXYAA HEES😳👑❤️
@abdiqaniibrahim5174
@abdiqaniibrahim5174 5 жыл бұрын
Hadaan daalar badan Iyo Dunidaba barleeyahay Yartu igama durugteen Doqonmaa ninliitaa Dirac maa nin ladan Dumar taan ka caashaqay Duunyay ga raacdee Madayaa jacalba Dibma Uga hadhaa dumar iyo Haba iladagteeeeeeeeee Dambimalaruuxiiiiiiiii Ilahay kadayeeeeeeeee Dawamalaha ruxiiiiii Wadku soo duljoogsade
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 Жыл бұрын
Somaliga qoraalkìssa sò baro wll
@samawade282
@samawade282 5 жыл бұрын
Fan wuxu sharaf iyo wanag lahaa Hanuuniya hibo loo siiyey the one and only wlhi
@muyadiidsiciid993
@muyadiidsiciid993 3 жыл бұрын
Abdala yuusuf hunuuniye reer xamarku waxay ku naanaysaan mooge dile alle haw naxariisto
@qubqac9913
@qubqac9913 3 жыл бұрын
wuu nool yahay, waxa uu joogaa MUQDISHO
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 11 ай бұрын
Abdalla Yuusuf Hanuuniye Intaan ka aqaaan waaa Abwaan, Fannaan, laxamiste, cod sameeye iyo Jilaa Ka qeyb gali Jirey Riwaayadihii Qaranka Maanta se waxaa u badinayaa in uu noolyahay oo Mogadishu Laga helaayo oo dalka aanu ka maqneyn Cid Is weydiineysa Oo leh war ninka nuucaana Hadda muxuu ku suganyahay maleh? Dabcan Kaaligiis maaha inta Halyeey ama Hoobal Soomaliyeed oo Dayacan ilaahey waxaan u weydiinaya Waalidiinteen inta Bugta iyo dhimatay Caafimaad iyo Naxariistiisii inaga inuu nooga daba naxariisto Amiiin
@mohamudxoosh4945
@mohamudxoosh4945 10 ай бұрын
Denmark ayuu ku noolyahay
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 жыл бұрын
Meshaa ragg un bn ku arkaa yelko anba Dumar bn u jogaa😅 ...Ma dayaa jecylo dib ma ugaa haraa🤔 Danbi malaha ruuxi illhy ka daye 😬 Dawo malha ruuxi wadku so dul jogsado🥺 Dantuna ceeba malahe 😣 Dantu ceeba malahe😔 Dadkun bay isku nacaye 😏 ♥️❣️🥰 hees aan cadi ahyn 🕊
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Suheryba adiguna fumar ee anigaba yaa...yaa.maxaa tiri
@mohaa124
@mohaa124 10 жыл бұрын
Axsan fanan hanuuniye Ee sxb m deeq intee ka keentay Heestan caadi ma ahan
@mohamedgure3402
@mohamedgure3402 8 жыл бұрын
dambi malaha ruuxii ilaahey kadaayee dawa Malaha ruuxii wadku soo dul joogsado cajiib
@Kapoolefilms
@Kapoolefilms 7 ай бұрын
Anigoonan Eedin Dumar Dunidana is Raacsiin Waxan Daremayaa xanun Ila Duuban Caawee...... Waxaan Doonaya iyo Waxaan Diidayaba Kala Dooran Waayee Jaceyl Baa Dilaya Nafteyda Apwaan Amoorejeeyte
@muniirhaadi3501
@muniirhaadi3501 5 жыл бұрын
Heart touching song 😍🎧🎸
@mohamedabdi3997
@mohamedabdi3997 2 жыл бұрын
Qabrigii jeyelka
@dacarabdi726
@dacarabdi726 5 жыл бұрын
2015 Bilijm Ani asxaaab igu qaaliya uu wakhtigu nakala ka xeeyay shavo,axmed,,cabdi qani
@wljoker9313
@wljoker9313 4 жыл бұрын
Soomaaliyy ninkaas qofka kelia ee idiin bedeli kara waani runtaa lagu dhintaaye🎻🔊
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
War mitaadan arkin hobalda nool ee qaraamiga kucaanka ah ee layaqaano see waaye waa buyx wax bedeli kara
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Allow cimre dheer ku sii Abwan fanan mulaxan iyo kabaniste Iyo cafimad
@siman6259
@siman6259 4 жыл бұрын
dambi ma laha ruuxi ilahay ka daye dawo ma laha ruuxi wadku soo duul jogsado waaaaaaaaaaw ereyo murtiya weeyaan codki abdalle yuusuf hanuuniye
@duule77
@duule77 11 ай бұрын
"Dantu ceeba malahee Dadkuun baa isku nacaye" 😢😢
@apdymawel5237
@apdymawel5237 3 жыл бұрын
Cabdale yusuf hanuuniye ( Xadraysiiye ) Codkaaga wax badan waan ku raaxaystay.
@kadardirie7665
@kadardirie7665 2 жыл бұрын
Kaba hadhey hanuuniyoow maanta 5/5/2022 Insha Allah waxa Ka kora ragoow🙃😎
@ahmedaliwaqooyi8602
@ahmedaliwaqooyi8602 6 жыл бұрын
Laxan iyo music baa heeskaan saaran fanankuna cod buu hayaa allaha daayee
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Ninkan caadi maaha laxan cod muusig intaba wuu yaqaan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Intaba asigaa sameyay wey dha.dhan badantahy
@acabzurich9451
@acabzurich9451 9 жыл бұрын
waxaas ayaah hees kaa ah
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 2 жыл бұрын
2021🙏🙏❤️
@abdikari2574
@abdikari2574 4 жыл бұрын
Dantuna ceeb malahee dadkuunba isku nacayee......Listening Sep 2020
@mulkidahir3837
@mulkidahir3837 19 күн бұрын
Dumar tan ka caashaqee duniyee iga raacdee., 2024.
@bonntiebonnie7536
@bonntiebonnie7536 Жыл бұрын
I love this song first heard the version of axmed Rasta only to find this original version in garissa..I'm a non-somali can anyone translate it to me
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN Жыл бұрын
Intro: -Hadaan doolar badan iyo If i had a lot of money -Ama dunidaba badh leeyahy Or if i own half the world ( wealth) -Yartaydu ma durugteen My girl would have not left me -Rag kalena ma damacdeen And would not have desired other men -dantuna ceeba ma le he Being poor has no shame -dadkun bay isku nacayee Except people hate each other becouse of it. SONG -doqon maaha nin liitaa A poor man is not a stupid -dirac maaha kii ladan A wealthy man is not a wise -maaha dahab iyo lacag'e kalgacayku waa dookh - It is not Gold or Silver except love is choice -Dumar taan ka caashaqay Duunyo iga raacdee The women i felt in love with left me for money Ma daaya jacayloo, dib ma uga hadhaa? - should i stop being a lover? And stay away from love? Dumar iyo jacay? Women and love ? Dib ma uga hadha? Should i stay away from them?
@shaambelcabdinasir7534
@shaambelcabdinasir7534 11 ай бұрын
​@@ADOONKIIRAXMAN😮😮😮
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 11 ай бұрын
I can translate for you.
@bonntiebonnie7536
@bonntiebonnie7536 11 ай бұрын
@@abdallaahmed9105 I'll be grateful bro
@badrigass4135
@badrigass4135 8 ай бұрын
@@ADOONKIIRAXMANWaww waad i Hagar baxdey Pest lyrics
@mahamudmuxumed1106
@mahamudmuxumed1106 7 ай бұрын
2024 😢😢😢❤
@ninismood123
@ninismood123 6 жыл бұрын
Heeskan ileen Ahmed rasta ma lahayn hees horay ahayd Ahmed tuug dheh 😂
@shugrimohamed7397
@shugrimohamed7397 4 жыл бұрын
Hhh😭😭😭😭😭😭 wad ku qabatay
@ciiseaxmed14
@ciiseaxmed14 4 жыл бұрын
Fanada kaliya aan Cappy Qaadin Wa Fartun Balbaraaka🤣🤣🤣🤣
@shugrimohamed7397
@shugrimohamed7397 4 жыл бұрын
@@ciiseaxmed14 hhhh 🙃🙃🙃🤣🤣🤣boqorada codka
@ciiseaxmed14
@ciiseaxmed14 4 жыл бұрын
@@shugrimohamed7397 Fanada Mustaablka Waye jilka Danbe Qaraami ahan u Dhageysan Dono
@king15716
@king15716 4 жыл бұрын
Rasto maheestaanuu keeni karaa
@mahamed77gadafi2
@mahamed77gadafi2 7 жыл бұрын
ax yaaa xaqiiqada kahadlay oon ahayn abwaan kii sameeyay heesta iyo hanuuniye oo kuluuqaynaya 👍
@cabaabeey5087
@cabaabeey5087 7 жыл бұрын
mahamed77 gadafi waxaba asagaa iskuleh laxanka luuqda iyo erayadaba.
@mahadmiiha4496
@mahadmiiha4496 5 жыл бұрын
Xataa kabanka asiga garaacday
@Jaamacbacawj
@Jaamacbacawj 6 жыл бұрын
Hanuuniye ayey maqashay miyaad garaneysaa magaciisa oo sedexan waah waah magac laga maskiin maaha maalna illaah ayaa kuu haya.magaca oo sedexan cabdalle yusuf wasame .hanuuniye maqashaye maku soo maray. Waxan qancinayaa ninka oronaya heestaan abwaankee lahaa hurdada ka toos waligiis maba qaaday hees ninkale sameeyey waligeed maba dhicin taariikhda ka baadh kabanka iyo miraha isaga ayaa leh
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Jaamacbacaw 480256j Abwaan weyn oo heesaha alifa ayuu ahaa Abdalle ku darsoo alxaantana aadbuu u yaqaanay cod macaana alle waa ku manaystay lkn sxb aan ku saxee Hannuuniye heeso abwaano kale alifeen wuu qaaday waxaa tusaale kuu ah Heesta Daallo waxaa sameeyay Abwaan Yamyam laxankeedana waxaa lahaa Cabdikariin Faarax Qaarey Jiir heeso kalena waa jireen
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 6 жыл бұрын
Hanuuniye wuu ii qarsoonaa
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 5 жыл бұрын
Heeso Badan Oo Abwaaniin kale leeyihiin Ayuu qaaday Hanuuniye Waxaaba Ka Mid ah Heesihiisa Tan Ugu Caansan ee Daallo Erigtideeda Yamyam Yaa Sameeyay Waxaadan Aqoonin Dadka Ha u sheegin
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 5 жыл бұрын
2 habeen ka hor ayaan la hadlay isagoo jooga Danmark . Caafimaadna wuu qabey allaha u siyaadiyo .waa fannaan weyn oo qaali ah
@Cazuuz
@Cazuuz Жыл бұрын
Dumar tan ka caashaqay Duunyay iga raacdee! Si kasta oo aad jacayl qurux badan u tustid ama la samaysid haddii aadan lacag haysan agteeda waxba kama tihid! Duunyada ninkii heli kariyo Dollar kaa adagee.💔 Jimce |14:Oct-2022|3:00Am.
@nastehaabdirahman8072
@nastehaabdirahman8072 Жыл бұрын
Dantuna ceebmalehe dadka uunba iskunacayeee@@@@@@@xasus waye wllhi ilahyow jannatul fardowsa kawarabi
@hindahajimuse7909
@hindahajimuse7909 Жыл бұрын
Kadaa sidaas maahee
@walkm1
@walkm1 9 жыл бұрын
Thank you. Classic never goes out of fashion like some others here today and gone tomorrow.
@sucaadsaleeban5123
@sucaadsaleeban5123 3 жыл бұрын
ĺoò
@bigmusiclyrically3368
@bigmusiclyrically3368 2 жыл бұрын
@@sucaadsaleeban5123 dddwd
@bigmusiclyrically3368
@bigmusiclyrically3368 2 жыл бұрын
@@sucaadsaleeban5123 2dwddd
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Today ipresent shangani distric tomorow hamar jahab district
@mucaby9302
@mucaby9302 2 жыл бұрын
@@sucaadsaleeban5123 ap0⁰
@ummaasia1343
@ummaasia1343 2 ай бұрын
Abdalla yuusuf hanuuuniye intaan ka aqaan waa abwaan Somalia ❤❤❤❤❤💙💯
@abdurahamninjira1288
@abdurahamninjira1288 8 жыл бұрын
eeshcalaa ereyo macaan hadaan dollar badan iyo dunadaba badh leeyahay yartu igama durugteen
@nimcoabdi3969
@nimcoabdi3969 7 жыл бұрын
Abduraham Ninjira12
@daacadyare742
@daacadyare742 Жыл бұрын
From Deeyoo music to gudoomiyaha degmada boondheere legend Mohamed Abdullahi omar
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 5 жыл бұрын
Fadlan qofkii haya waxaam ka codsanayaa heestii uu qaadi jirey ee ahayd sidaan doono maan heliyee...... Sodaad doonto waad heliyee soo soco
@amiincumar1610
@amiincumar1610 5 жыл бұрын
Aniga xitaa waan raadiyaa heestaa zhp
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 жыл бұрын
Mohamed m nur niyaw ana waan ubaahamhy mahe shay wali
@mohasomali1
@mohasomali1 5 жыл бұрын
Yaa qaadey hanuuniyaa Waa lahelaya hadii laraadiyo asaxaabey
@duule77
@duule77 11 ай бұрын
Duug waa dahab❤
@zacahmet844
@zacahmet844 4 жыл бұрын
doqon maahan nin liitaa, dirac maahan kii ladan maaha dahab ya lacag ee kalgacaylku waa dookh dantuna ceebba malahee dadka uunbaa isku nacayee. awoowahey cod dahab ayuu leeyahay alaha xafido.
@shiddedhabar-jillicalice4646
@shiddedhabar-jillicalice4646 6 жыл бұрын
doqontu maaha nin liita ayaa daawanaayo 2018 01 11 dib mawga hadhaa haba iladegtee
@abdirizakjeestole9246
@abdirizakjeestole9246 Жыл бұрын
Hanuuniye heesta aan dhagaysto markaan firaaqo helo 22 October 2022
@nafisaahmed5088
@nafisaahmed5088 2 жыл бұрын
Old is gold😭❤️
@axmedibrahim4746
@axmedibrahim4746 Жыл бұрын
HeestaN Waxay TarjumaY Nin Dan Yar ah oo Ay Ku Tuftay Gabadhii Uu Xidhiidhka Lalahaa Ax Yaaa Hees Cimri Dheeer Cabdalle Yuusuf Hanuuniye Io Dhamaan FanaaniinTa NooL Sida XasaN AadaN
@ashrafibnuakram2269
@ashrafibnuakram2269 2 жыл бұрын
Dambi malahan ruuxuu ilaahey ka dayee Dawo malahan ruxuu wadku soo dul joogsado Alla maxey Hees tahay
@yaasiinjimcalexasan4291
@yaasiinjimcalexasan4291 2 жыл бұрын
Marqanka waa iibaxay wll cawa
@fadumoshiino
@fadumoshiino 9 жыл бұрын
waaw axsan fanaan iyo ereyo macaan
@ismailhaji3881
@ismailhaji3881 8 жыл бұрын
heeh heeh yaah yaa
@mohamedmoha1923
@mohamedmoha1923 7 жыл бұрын
fadumoy ee war an walal
@cabaabeey5087
@cabaabeey5087 7 жыл бұрын
Mohamed Moha kzbin.info/www/bejne/fanIZ4iIftSIha8
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 2 жыл бұрын
Manooshay tlow wll
@xamiimofficial3818
@xamiimofficial3818 Жыл бұрын
Dambi malaha ruuxii ilaaheey kadaayo Dawo malaha ruuxii wadku soo dul roogsado
@murti-meermedia5274
@murti-meermedia5274 6 жыл бұрын
Cajiib cajiib Danduna ceebba malahee Dadkuun ba iski nacayee Cabdalla yuusuf hanuuniye Aadbaan u taageeraa xaqiiq afkaaga caano lagu qabay
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 Ай бұрын
I like and love Great Singer Naniniye ❤❤❤❤❤❤
@foodcadeFoodcade-cw8jp
@foodcadeFoodcade-cw8jp 6 жыл бұрын
Heestan billion views ay u qalantaa runtii ax yaa hees dantu ceeyba malahee dadka uun ba isku nacaayee👌
@ugaadhabdilaahi8754
@ugaadhabdilaahi8754 4 жыл бұрын
Yaa abwaan
@socdalsheikhabdi269
@socdalsheikhabdi269 2 жыл бұрын
Beestaan waxaa maqalkeeda iigu horeesey 18 sano ka hor xasuus aan galay allow cimriga inoo barakeeee
@suguleflims6877
@suguleflims6877 4 жыл бұрын
aniH isla malinkan eida ah dhagaysanaya tarikhdu tahay 23/5/2020 hyeH yaan ku kulanay isla malmahaN farta taaG😋
@abdifitaahalziizii7209
@abdifitaahalziizii7209 6 жыл бұрын
mnsh allah wlhi axsan alfanaaan hanuuniye ilaabow ku daaa
@JamacJamacdalab
@JamacJamacdalab Ай бұрын
Dantu ceeba malehee dadkun baysku nacayee hee❤❤❤❤❤
@amalahmed5169
@amalahmed5169 8 жыл бұрын
dad wa dad kii hore hadalne waa inti dhaheena
@ismailwarsame3790
@ismailwarsame3790 8 жыл бұрын
Thanks bro keep culture a life.
@nalkakadiye7800
@nalkakadiye7800 8 ай бұрын
Watching in 2023 abdle yousv hanuniye fanki o socda
@ugbadarashid4715
@ugbadarashid4715 5 жыл бұрын
Dadntuna ceeba malaha eeshqiyaazak😍😍😍😍 2019
@abdishakourahmedmoumin3085
@abdishakourahmedmoumin3085 Жыл бұрын
Heestan waxaan xasuustaaa sanadkii 2019 xili xasaasi ah
@jamaalmohamed1701
@jamaalmohamed1701 5 жыл бұрын
Dumar Taan kacaashaqay duunyeey iga raacdeeeee😭😭😭 still naftaan kugu sasabaa
@cabdishakuurcabdishakuur2052
@cabdishakuurcabdishakuur2052 3 жыл бұрын
Waxan dha geysotoya 2021 M.a hanuuniye wa fanan wa laxameste wa Abwan wa qadey
@maxamedmawliid982
@maxamedmawliid982 6 жыл бұрын
cabdala yusuf hanuuniye fananintii hore iyo hees wacan dantu ceeba malehee dadkuunbaa isku nacayee dumar iyo jacayl dib mawga hadhaa
@cabdimacalin3959
@cabdimacalin3959 5 жыл бұрын
Cabdala yusuf hanuniye
@sayidbacalawi1483
@sayidbacalawi1483 7 ай бұрын
Sugaan iyo fan hadad maqasho watan ka faidaysi..erayada afkada hooyo waydii dadka waxii aad garan waydo
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 4 жыл бұрын
Heestan waan Soo raadi 👇 Dumar taanka cashaqay Dunya Iga raacde madaya jcylo Dumar iyo jcyl Daruufta liskuma naco ✍️
@mahamedhukun8526
@mahamedhukun8526 7 жыл бұрын
Damur iyo jecl dib ma ugu hadha maaha dahab yaala Caado
@qadroaxmed6908
@qadroaxmed6908 7 жыл бұрын
doqon maha nin liitaa diric maha ninkii ladan axsan hees nolow
@ilhanxarago9449
@ilhanxarago9449 2 жыл бұрын
Dantuna ceeba malehe Dadkunba isku nacaye😟💔
@jamalwarsame8847
@jamalwarsame8847 7 жыл бұрын
Woow axsan hees codka dahabiga ah kabanka macan waxasa heesa ama waa leyska daaya
@laylojaamac8012
@laylojaamac8012 3 жыл бұрын
Sagsi
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 4 жыл бұрын
Heesta waxan moodayey In axmed Rasta isagu leeyahay show ma laha isagu tuug iga dheh 26/10/2019 goor hbn ah baan ka wadanayaa France 😂😏😒
@muhudinsheikhabdi8329
@muhudinsheikhabdi8329 4 жыл бұрын
Wll heesaha la sooo qaado hada 90% waaa heesihiii hore jiilka cusub ayaaa wax cusub looga dhigaaaaa lkn maaahan
@ahmedmuuse265
@ahmedmuuse265 4 жыл бұрын
Buugii ma kuu soo diray France wali😂😂🇫🇷
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 7 жыл бұрын
who is listening to this 7.5.2017 ??????
@Ahmadissak
@Ahmadissak 7 жыл бұрын
Ahmed Kaafi Pro . the young generation and the old
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 6 жыл бұрын
Ahmed Kaafi Pro me
@umalkhayrmohesse3163
@umalkhayrmohesse3163 6 жыл бұрын
me bro
@hamzematan7495
@hamzematan7495 6 жыл бұрын
Thank you bro meeshaan adaa ikeeney
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 2 жыл бұрын
Fanaanka kaliya ee heesta isagu alifto, laxanka saarta, dabadeedna ku luqeeya,
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj Жыл бұрын
Heeso badan oo uu leeyahay waxaa alifay walaalkii oo mareeye ahaan jiray.
@hibakabdi3877
@hibakabdi3877 2 жыл бұрын
Old is always golden 😍
@patron.6717
@patron.6717 2 жыл бұрын
A
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Maaha dshab iyo lacagee kslgaceeylku waa dooq
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Ninksan geel badan syuu leeyahey madariufeeysba
@cabdimaxamar5475
@cabdimaxamar5475 2 жыл бұрын
@@cabdinasirclle2453 to be
@mahamedhasan5323
@mahamedhasan5323 4 жыл бұрын
Jarmalka xaaladd daran lagu jiraa guryaha lagama bixi karo adigoon adeeg dooneyn fayraska Carona la yidhaa maalinba maalinta kasii dambeeyso wuu sii kordhaaya Maali walba dad hor leh ayaa u dhinta bandow ayaa ku jirnaa guryaha Iska fadhinaa anigo inanta jeclaa xiriirkana igala dhaxeeyay telka iga qaban la OO madaxa itaagan yahay waxa is iri bal heeso horay fiiri markaas waxa iso booday hanuuniye fanaan aad u qiimo badan cod macaan gayiga Soomaalida aaad looga jacel yahay ayaa Isku maawelinayaa Allah waxa ka barya in naga dulqaado cudurkaan faafaayo misana diliaaga ah
@ayoubjama
@ayoubjama 6 жыл бұрын
Yaa dhagaysanayay 10/9/2018
@jaanagalehassan6307
@jaanagalehassan6307 6 жыл бұрын
Wooow dantuna ceba malahe dadka umba isku nacaye
@a-qanimukhtar5213
@a-qanimukhtar5213 6 жыл бұрын
AnaddeH
@daherilkacser3377
@daherilkacser3377 5 жыл бұрын
Asxan fanaaan Cabdala yuuusuf hanuuuniye heeesa dhan qaday asxan fanaaan dib ma ugaharaa haba iladagte
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Жыл бұрын
LEGEND MOHAMED DEEYO HADA WAA GUDOIMIYE, CHANNEL KIISA DEEYO WAAD NOO SHIDAY GUDOIMIYE NOOLOW
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 Жыл бұрын
Classic! Thanks for making me passing The hard times!🙏
@Ridhwaanqacan
@Ridhwaanqacan 2 жыл бұрын
2021 yaa dawanayaaaa 🥺
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Yaad rabtey ridwasn
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Riyaan ayaa dhageetsaneeyso
@Ridhwaanqacan
@Ridhwaanqacan 2 жыл бұрын
@@cabdinasirclle2453 Hye Kalay dheh 😂
@Salaam114
@Salaam114 8 жыл бұрын
waa Hees Asal ah. fanaanka wayn. Love you
@user-yd6zz1vf6i
@user-yd6zz1vf6i 4 ай бұрын
2024 ayaa ila dhagaysanaya
@lakiali5712
@lakiali5712 5 жыл бұрын
Waaaaw best hees deynille ika Dawo
@totalkamitiroad7274
@totalkamitiroad7274 3 жыл бұрын
qarami iyo xasus
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase Жыл бұрын
Ala yaa cisak ax yaa fanaan
@salebanciise2292
@salebanciise2292 Жыл бұрын
Dantuna ceeba maleh . Dadka uun baa iska nacayee yaa salam
@abdiazizmohamed9591
@abdiazizmohamed9591 Жыл бұрын
Dumar taan ka cashaqay ❤️🫶 duunyo 💴iga racday 🥺😭
@AbdirizakMohamed-ps9ps
@AbdirizakMohamed-ps9ps 2 ай бұрын
Xasuus😢😊
@Xoosh22yare
@Xoosh22yare 7 жыл бұрын
Abdalla yussuf hanuuniye asxan fanaan
@abdirahmaanaliomar5243
@abdirahmaanaliomar5243 Жыл бұрын
Hees xaqiiqda taabaneysa danta leyskuma naco wlhi ✅🙏
@sheekeyeofficial
@sheekeyeofficial 3 жыл бұрын
hees si wayn dareen qof walba u taabanaysa
@AbukarAdan-qx4ke
@AbukarAdan-qx4ke 2 ай бұрын
❤❤❤❤xasus
@isseelmi9384
@isseelmi9384 4 жыл бұрын
Heesahàn xiligoodii beri samaad waa xiligii aan gobtaaheeyn
@qoslaayesomali1716
@qoslaayesomali1716 4 жыл бұрын
Danmbi malaha ruuxii ilahey kadayeee Dawo maleh ruuxii wadku soo dul rogsado😥
@bashirbare311
@bashirbare311 Жыл бұрын
Maanta oo ah November 3 /2022, waxaan ku djagaysanayaa gode gacalo Hees xusuus mudan Dantu ceeba malahee dadku un baa isku nacayeee
@user-vp8eq1fc6k
@user-vp8eq1fc6k 9 күн бұрын
Waa runtaa dadka baa isku maxaye lugta keen diid iyo lugta kun ciil
@maxamudliiban1795
@maxamudliiban1795 9 жыл бұрын
Hees aad u macaaaan
@khadaraxmed2131
@khadaraxmed2131 2 жыл бұрын
KO
@abdikarimmohamed583
@abdikarimmohamed583 4 жыл бұрын
Heestan waxan ku soo heelay niin walan oo cod wanagsan oo qaadayo ayan soo helay kadiiban yutubka kaa heelay ad bay i cajeebiisay
Daalo Aragtideeda
6:43
Banaaye
Рет қаралды 1,3 МЛН
Heestii Shimbir iyo Fanaankii Cabdalla  Yuusuf hanuuniye
10:57
Arag Channel
Рет қаралды 1 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
Qosol Beena Hawjabin  iyo Cabdulle Y Hanuuniye Cajiib iyo Xigmad
7:05
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 305 М.
Ip Man 2 | The Boxing Competition
15:57
Cinewatch
Рет қаралды 7 МЛН
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Cabdile yuusuf hanuuniye heestii istaahil
12:24
Cabdi xakin Rashid
Рет қаралды 97 М.
Cabdalla Yusuf Hanuuniye | Shinbiryahow
5:09
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,6 МЛН
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Inanyahay Garaadlaay Lyrics
8:18
Rageedii™
Рет қаралды 719 М.
Saalax Qaasim ❤ Wacaney Aduunyada
11:23
Hirad Channel
Рет қаралды 3,4 МЛН