Tap to unmute

Gacmaha O la isula tagay Mar kale & Maanta| Lacagta Cusub anigana maan sameysto maxaa ii diiday cala

  Рет қаралды 48,883

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 228
@DulmiDiid
@DulmiDiid 20 күн бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@fartunq1128
@fartunq1128 19 күн бұрын
SUBXANALAH WAA CALOOLXANUUN IN SOMALIYA LACAGO KALADUWAN AY YESHAAN IYO CALAMO KALADUWAN EE QALBIQOODA SOMALI ALLAH MIDEEYO INSHA.ALLAH AAMIIN
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 19 күн бұрын
Somaali nagu kala wada araba arab wey wadagaan nin walbana waa is maamulaa
@maaanoosman4313
@maaanoosman4313 19 күн бұрын
Haa waa inaad dantaada ka fakartaa hadaan cid ku Maqan jirin oo waliba aan nolol laguu ogaleyn wax horumara iska daaye lacag iyo horumarkooda haka tashadaan dulmidiid saas ila soco
@cabdiraxmanxasan2809
@cabdiraxmanxasan2809 18 күн бұрын
11:59 Waddani diin leh Ilahay haku barakeyo Dalkana mamul hakaga dhigo
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 19 күн бұрын
Masnsha Allaah shiekh waa kugu Raacsanahay inaad noo iftiimiso wax yaabaha ay isku mashqquulinayaan madaxdeena oo. Aan wax Dan ah ugu jirin dadkeena
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 19 күн бұрын
shiikh buntuland horey u lahayen lacag kun shilin oo saxiix bakorad ah hadane ha samestan meshan shacab hurda oo qabiil lagu hurdisiye iyo hogamiya koxedyo sidey lcg u heli lahayen bas rabo oo wadan iyo dad dan ka lahen aya is bahestay allaha aqliga uso celsho wax kle ma hayne
@AhmedNurNimaan
@AhmedNurNimaan 18 күн бұрын
Subxanalaah, yaa zasoosta N20 oo kashaqeeyneeysay xaafada kaaraan oo kaliya. horay umasoconee gadaal ayaan usoconaa.
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 19 күн бұрын
Imaankey la yihiin.ninwalba jeebkiisuu la ciyaaryaa umada in dan laga laheyn waa soo socotaa
@Abdikadirhussein_
@Abdikadirhussein_ 19 күн бұрын
Magaciisa saxda ah waa Benjamin Nathan Mileikowsky ..he born in Poland 🇵🇱
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 19 күн бұрын
ASC.Mansha Allah Dulmi Diid Allaha idin Xafido dhamantin EN arinta Somaliya ee aad ku soqasatey ee aad kaga dhawajisey Shekhow Allaha ku Xafidee wa saad ushegtey oo Sax ah EN kuwa kale Shekhow waxa aad daba dhigatey dawladda ku wasi waa kuwo mangab ah oo kuwa aad ka hadleysid uun bey lamid yihiin ee Allow na astur Wabilahi tawfiq
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 19 күн бұрын
Xasan Sheikh markii ay soo doorteen, baan joojiyey inaa daawado wararka Somalia,waayo waa ogaa inuu Xasan khaainul wadan yahay,Ciidankii wuu xasuuqay,dadkii dalkii dhacay.
@abdulkadirahmed3390
@abdulkadirahmed3390 19 күн бұрын
Arrinta aad sheegeysu waa sax oo somali waxba ugama maqna
@robb3648
@robb3648 19 күн бұрын
Maamul goboleedyada intooda badan waxay xulufo la yihiin Itoobiya, waxayna kasoo horjeedaan Dowlada Federaalka, xalka wuxuu noqon doonaa in Somalia laga xukumo Addis Ababa
@YAHYE194
@YAHYE194 18 күн бұрын
Dawlada somaliya aad sheegayso waa tee waa fadhiid aan wax ay ku maqanyihiin jirin ethiopia yada aad sheegayso isla dawlada aad sheegayso aya badii u saxiixday hadaba tuugada imaanka beelay iga daa warkooda
@foziahared9595
@foziahared9595 19 күн бұрын
Mashaa allah wa runta sheekh
@Amaar21
@Amaar21 19 күн бұрын
Caruurta weelka jabinayaan😂😭
@fahadcaliahmed8692
@fahadcaliahmed8692 20 күн бұрын
Asc asxapta muraad leyahay isoo duceya
@maryamamohamed1495
@maryamamohamed1495 19 күн бұрын
Allaah kheerka hakuufududeeyo
@Aayga7777
@Aayga7777 19 күн бұрын
Allaha kuu sahlo Insha Allah
@camankey
@camankey 19 күн бұрын
Shaqo malaha sheekh ee way soo biliqo tageen
@HiboElmi-r5k
@HiboElmi-r5k 19 күн бұрын
Waa fikrad fican in lacagta wadanka laso celiyo dawlada dhexa danta guud waa kahoruda mideda gaarka ah ayey kadhaman ladahay reer puntland hambalyo socda
@فاطمةعيسى-ع8د
@فاطمةعيسى-ع8د 19 күн бұрын
Guul illahow guulay gowracana kuguuley
@JaamacHasanabdi
@JaamacHasanabdi 19 күн бұрын
Adiga dowldi ma hal qod ayad moodaa😊😊
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 19 күн бұрын
Sheekhoow haduu Dani lacag badalayo waaba waxtar balse mid dib usocoda cidina ufadhinmayso. Waa waa in Dani loohambalyeeyo 😁.
@ibrahimhoussein6974
@ibrahimhoussein6974 19 күн бұрын
Soomaaliya wax dowlad ah oo ka jira ma jirto ayaan ku dhaartay
@walchalowwalsugow2143
@walchalowwalsugow2143 19 күн бұрын
SHEIKH LACAGTA SOMALI WEY BOLOSHEY JEEBKADA UMA QURUTID WASAQDA HADANA KALA GO GO DEY
@khadaraden4943
@khadaraden4943 19 күн бұрын
Sheikh Mileikowsky waaye
@XalimoShegow
@XalimoShegow 15 күн бұрын
Kac Soo xaadil somali
@HarbiMarhaba
@HarbiMarhaba 19 күн бұрын
Tres belle rechecked de better chained better soiree.
@LadanYussuf
@LadanYussuf 19 күн бұрын
Allahaku xifdiyo wll❤❤❤❤
@CabdulaahiMaxamuud-lo4si
@CabdulaahiMaxamuud-lo4si 19 күн бұрын
Sheekh xafladaha siyasinta somaliyed ay sameeyan lacag ayaa lagu cunaa, inta madaxda ah iyo dadka la so macsuumo qaarjodna waxbaa la siiya lacagta inta ugu badanna waxaa qaata kuwa madax ku sheegga ah
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 19 күн бұрын
Wadan majiraa Ayaa ka horeysa
@AhmedKafi-v2p
@AhmedKafi-v2p 19 күн бұрын
Mnshaa,Allah,runbaad,sheegaysaa,sheekhoow,,waliba,,,soomaali,,,madax,,,malaha,,,Allah,umada,,soomaali,,haugargaaro
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 19 күн бұрын
🥺 🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@robb3648
@robb3648 19 күн бұрын
Addis Ababa ayaa noqoneysaa caasimadeena cusub hadii fowdadaan ay sii socoto
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 19 күн бұрын
Hanoqoto hadii nabad ladiido
@robb3648
@robb3648 19 күн бұрын
Aad iyo aad, dad aan tashan waa loo talin​@@saynabdaye7382
@AdamHirsi-dg1lc
@AdamHirsi-dg1lc 19 күн бұрын
Taladu haku seegto Tuugo hakuu Taliso
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 19 күн бұрын
Puntland waa looga horeeyay in lacag ay Samaystaan Gobolo Soomaaliyeed
@User_19567
@User_19567 19 күн бұрын
Maso dhawa Dawlad nimo Somalia
@fadumoahmed6170
@fadumoahmed6170 19 күн бұрын
Illah ayaa ola xisabtamayo Somali god ayeey ku dhacday
@ZaakMoha11
@ZaakMoha11 19 күн бұрын
Fadiilatu shiikh sida muuqata kuwa madaxda inoo ah kuwo hada io xilli udhow soo bararugaya uma eka Allase waxba lama aha inuu baraarujiyo wxnse kushegaya cudurdaar ineysan lehen markasta io goorkasta yacni maalin dhawed maraad kahadleysay arinki mdxweynaha ee aha masuuliyada saaran ee aad lehed xaaladan lagu wa iska macquul ineysan marnaba macqul ehen wxna u dalil ah xafladaha io damaashaadka io eedii eheed AAW uu mdxweynaha ku eedenayey marka kuwan kuwa ka fcn Allaha noogu badalo I.A Dulmi Diid
@sewy8
@sewy8 19 күн бұрын
Ninkaan Deni la dhaho saw ma ahayn ninkii Farmaajo ka tuuray xukunka oo dhibaatadaan Soomaaliya ay ku jirto maanta ee Xasan Sheekh uu isaga keenay, Deni adiga iyo Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe Ilaahay waxaan ka baryayaa inuu kuwa ka kheyr badan uu Soomaaliya u keeno, oo dalka iyo dadka iyo dowladnimada Soomaaliyeed badbaadiya Aamiin
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 19 күн бұрын
Waa yuhuudii gubida boland ka soo fakaday
@AbdiAziizDayib-w7r
@AbdiAziizDayib-w7r 19 күн бұрын
Xitaa reyzul wasaaraha ayaa qaadan jiray sh Maxamed 120 Dollar
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 19 күн бұрын
Machaallah
@lajecelibrahim7378
@lajecelibrahim7378 19 күн бұрын
Waa runtaa waa xaqiiq madax ma ahan ee tuugo Uruuurtay.
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 19 күн бұрын
DOWLADA MAJORTEE HALAGA TASHTO HALA SAMEYSTO LACAG KALE
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev 19 күн бұрын
Waa runtaa sheekow
@ru.storytimeanimation3103
@ru.storytimeanimation3103 19 күн бұрын
Duwalad😂 baa dhiyiisa iyo madax doq mah
@Bishaar82
@Bishaar82 18 күн бұрын
Waa sax
@Walalka252
@Walalka252 19 күн бұрын
12:52 Dukaan xataa Ma dhaafin😂
@Savetheworldnow1
@Savetheworldnow1 19 күн бұрын
Meleikowzki weey magaciisa aabbihii ayaa Poland ka yimid waana Yuhuudii Goog , Magoog ka soo jeeda ( Juuj & Majuud ) Nabigeena suuban SCWS noo sheegay.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 19 күн бұрын
Maansha allah puntland guul waa taageeraynaa Madaxweenaha puntland horumar wacan
@anabhirsimohamed5124
@anabhirsimohamed5124 19 күн бұрын
Owalaale mawaxaad kutaageeree gobol walba in lacag gooni ah uuyeeshe somaliy odhan.na ay Kala goo go.do taasi wa arin uusan kufarxin ruux soomaalimada ay kuwayntahay
@N.A.M1234
@N.A.M1234 19 күн бұрын
Hassan sheikh termkisa labaad waxa laga sugayey in u waxbadan badalo lkn waxaan u arka in u waxkudex qarinayo ereygi ahaa SOMALI HESHIS AH DUNIDANA LA HESHIS AH
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 16 күн бұрын
Dulmi. Diidow. Waxaan Arki doonaa. Soomaaliya. Oo. Kiiniyaan Iyo. Itoobiyaaan kayihiin. Madax. Soomaaliguna gacanyare kayahay
@SaadaqKaraama22
@SaadaqKaraama22 19 күн бұрын
ANIGA DOWLAD SOMLAAI LEDAHAY WAXA TAGERAYA MARKA ARKO DOWLAD MIDEYSOO 🇸🇴 MARKA ARKO OO BEENISA TASTUUR IYO FOR NONTI FEF WAANA MIDA KALIYA ALLAH KA RAALIYAHAY
@crisaaq3877
@crisaaq3877 19 күн бұрын
Asc kudarsoo sheekh maxamad ama lacag ha samaystaan ama ha baashaalaan wadankan umada soomaaliyeed waa la qaybsaday
@Footballedits-17y
@Footballedits-17y 19 күн бұрын
Su,aal madaxdaan ku sheegaan horta shaqa maqabtaan caqli caruur waayan kuwan Ilaahay kuwo wadani ah damiir leh hakuna badelo
@hassanali7036
@hassanali7036 19 күн бұрын
Wadaadow mucaarad Nimomad is ka daa
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 19 күн бұрын
Somali Alla umaqan walhi tuuga wadanki kujabsatay
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 19 күн бұрын
Shiikh hadii wali aad dawladnimo xasan sh ka.eegayso waa indhala.aan
@CabdiAbdi-b8p
@CabdiAbdi-b8p 19 күн бұрын
Anniga igu filan, inaan Muslim ahaado dhinto/ umadda aan Ilaahey ayaa uu maqan.
@Fawzia87H
@Fawzia87H 19 күн бұрын
Adunyo walan ayan kunolnahey illahow xaal ken
@abdifidow3870
@abdifidow3870 19 күн бұрын
Benjamin Netanyahu's Polish name is Benzion Mileikowsky. He was born in Warsaw, Poland, on March 25, 1910. His family emigrated to pre-state Israel in 1920, where he later adopted the surname "Netanyahu," which was initially used by his father, Nathan Mileikowsky 1
@Hiigsiofficial
@Hiigsiofficial 19 күн бұрын
Mashaa allaah
@Abdinoor51
@Abdinoor51 19 күн бұрын
Puntiland waxay ku dhawaaqday waa sharci darro aan marnaba qiil loo helahayn waxaana ka danbeeya ruuxa cunaha weyn ee shisheeye u kaalkaaliyaha ah Somalia 🇸🇴
@actual8106
@actual8106 19 күн бұрын
sidee ma dastuurka federalka iyo state yada u dagsan baad ka soo horjeedaa ..? hadii bankigii dhexe shaqadiisii la soyaasadeeyay ma in dadka masaakiinta oo reer miyiga shilin somali loo sameeya ka soo horjeedaa laxyahe
@AbdiasisAbdi-d5m
@AbdiasisAbdi-d5m 19 күн бұрын
Waa cunto Lacag La aan ah. Adigu Cunto Lacag La aan ah ma diidilahayd? Free food always tests Good wll🤣😂🤣
@charmakebachirassoweh6579
@charmakebachirassoweh6579 20 күн бұрын
Alahu akbar
@Liverpool8q
@Liverpool8q 19 күн бұрын
الحمد الله 😅😅 🎉🪙💰💰💰💰
@queenaisha5616
@queenaisha5616 19 күн бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samawathe
@samawathe 19 күн бұрын
magaca neteniyahu ee hore waa Benjamin Mileikowsky east europe . poland iyo aga gaarkeeda
@User-s5z2t
@User-s5z2t 19 күн бұрын
Allah ha ugargaaro Palestinian Allah ha hiiliyo Palestinian and all Muslims. Waxaa daba socotay cuqubada Palestine Wuxuu qubay dhig Muslim sixun allah. Ha u dilo
@ibrahimhoussein6974
@ibrahimhoussein6974 19 күн бұрын
uqsim 'anah la tujad hukumat fi alsuwmal أقسم أنه لا توجد حكومة في الصومال
@cabdirisaaqshuute8540
@cabdirisaaqshuute8540 19 күн бұрын
Ustaadow valadamir ma dhahday😂😂😂
@AbdiHassan-d4k
@AbdiHassan-d4k 19 күн бұрын
Dulmidiidoow hortii waa faaninjirtay shabaabns waa caayi jirtay waxaan kaasugeynaa adoo shabaab amaanaaya sida si kadaran ucaayaaya yaxaaskaan xasan
@momtaazMohamud
@momtaazMohamud 19 күн бұрын
Waa wax saxan in aan lacag sameysano hadaan nahay reer puntland waa ku faraxsanahay waayo hawiye dowladii isagaa ku takri falay oo isku ekeysiiyey mark waa waqtigii aan horay aan u soconaa oo aan ka daneysano.
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 19 күн бұрын
The party 🎉 is normal for the Somalian government leaders
@abdikarimg.427
@abdikarimg.427 19 күн бұрын
Shekhow waxa tahay gabayaagi yidhi: Anubaa damqanayee dhaguhu uma daloolaane Dadkan lahadlayaa ba lahaheyn duciyo iimaane.
@YaskaPoi-k1z
@YaskaPoi-k1z 19 күн бұрын
Wlle aniga hadaan fikirkayga ka dhiipto wlhi way ila saxan tahy sidaan in puntiland ay la cag samaysanayso maxaa yeelay kii dalka hogaaminayay haduu xalfado ku mashquul San yahy dadkaana waa ku gar leeyihiin adeer mcn xitaa MD Dani waxa uu hadalkiisa kusii daray in ilaa maskaxdu kasoo laabanayso lacagtaas baan sii is ticmalaaynaa
@BaladweenBuulabarde
@BaladweenBuulabarde 19 күн бұрын
Lacagta xafladaha eey kubixiyaan mey wax kale kuqabtaan masaakiinta wax ugu qabtaan
@Tak2314
@Tak2314 19 күн бұрын
Nimayahow majerteniya waligod aye ahaye dowlad diid wax cusub maahan ila xoog lagumaquniya lakalabura
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 19 күн бұрын
Inta xasan shiikh joogo yaan wax qabad iyo horumar lasugin, soomali iyadaa gacanteeda isku dilaaysa
@isiri.2835
@isiri.2835 19 күн бұрын
War Dawlad walba Lacagtooda BAY ku xisaabttamaa qaylo vay leedajay Lacagta siiriya
@khadromaxmud646
@khadromaxmud646 19 күн бұрын
sheekh waa isdaalinaysaa anaga download malihin anaga waxaan madax weyne noo ah nimanka cadaankaa ooxalane degen marka haisdaalin
@engrxiddig
@engrxiddig 19 күн бұрын
13:19 daaacada uqoslay
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 19 күн бұрын
Waryaa somali way kalatagtay😂😂😂😂😂kkkkkkk
@AhmeoSulub12
@AhmeoSulub12 19 күн бұрын
Sheekh maxamed syria iyo itoobiya waxba kuma kala duwana dhanka molosha iyo mushaharaadka, way ka simanyihiin dhankaas
@CabdulaahiMaxamuud-lo4si
@CabdulaahiMaxamuud-lo4si 19 күн бұрын
Ummadda Somaliyeed cid wax ugu maqan ama wax u qabaneysa ma jirto Hal Waliba Shilalka ay is dhigto ayaa lagu qalaa
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 19 күн бұрын
Dulmi did waa aad saxantahay Laakin waxaad ilowsantahay in madaxda soomaalidu ay tihiin kuwo aan umadda U shaqeyn ee iyagu shaqeysta
@ibrahimhoussein6974
@ibrahimhoussein6974 19 күн бұрын
ma runbaa waxa aad leedahay oo dawlad Somaliyeed ma jirto
@isiri.2835
@isiri.2835 19 күн бұрын
Waligay ma Macaqlin labo Lacag
@YaasiinMaadey-t7v
@YaasiinMaadey-t7v 19 күн бұрын
Sh,somali mel an laga sonoqon karin ayey ku socota e ilaahay ha saqiro
@Mastar1v77
@Mastar1v77 19 күн бұрын
Sheikh kuwan wadan howl uma qabanayan alle aya xisabin doono
@Ywaberi
@Ywaberi 19 күн бұрын
Wadanka aad ka hadleysid sheeqow waa lagu kala tagay sheeqo wadan gaalo ayaa joogtaa iska naso
@crisaaq3877
@crisaaq3877 19 күн бұрын
Asc kudarsoo sheekh maxamad ma ciidanka itooiya ayaa ka mushahar badan mise lacagta suuriya ayaa waxtar badan mafahmin
@marianabokar7809
@marianabokar7809 19 күн бұрын
Dadkaa cuntaa odayahow qasaasaqa ah maalin walbo xasan shiikh baad ku karantahay ha cunin duleestow
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 16 күн бұрын
Dawladi. Majirtee carwooyinka. Ehelkooda. Ayey. U. Fureen. Xoolihii. Shacabka
@Ibn.Hadarmuud.
@Ibn.Hadarmuud. 18 күн бұрын
Mileikowsky to Netanyahu. 😂😜 Waa war criminal
@Xarrago80
@Xarrago80 19 күн бұрын
Waxaa jira Gunno la siiyo ciidamada iyo raashin taasoo lagu kabo Mushaarka yar ee la siiyo.
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv 19 күн бұрын
Sax Sheekh Caruurtu haday Madax banaani helaan Nolosha Qoyska bay ka go.antahay
@FatimaAhmed-x9z
@FatimaAhmed-x9z 19 күн бұрын
Adigu intaa imaatid kalay wax sheegaysid qabo
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 19 күн бұрын
Hantidii umadaa lagu cunayaa xasan baahane
@AdamHirsi-dg1lc
@AdamHirsi-dg1lc 19 күн бұрын
Xildhibaano iyo Niman lagu soo doortay qaab qabiil oo weliba fooxumo iyo lacag bixin ku yimid haka sugin inay dad iyo dal u maqanyihiin. waxaa kaloo intaa dheer wax isla xisaabtan ah ma jiro.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 19 күн бұрын
sheekh Haka Harin ilaa ay dowlada wax qabadkeeda soo muujiso
@nasraaaab6
@nasraaaab6 19 күн бұрын
Mileikowsky. Waa family name ka. Wana Poland asal ah. ( Netanyahu )
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 19 күн бұрын
Serbiyaanka iyo magacyadooda ayuu leeyahay mihalovij ayaa ka mida
@AbdiAdanAshkir
@AbdiAdanAshkir 19 күн бұрын
Sheikh hadii iskuhantii dhamaatay oo xasan dhiiqo lacag raadinteed oo jaliya unoolyahay waa inaanaysa in dalku imaarado yar yar ukala go o nahdsabid
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
KOKO AYAA SI SURPRISE  AH DIYAARADA HOOSTEDA UGU TAGAY
8:59
"XUUTIYIINTA OO SOO RIDAY DIYAARAD MARAYKANKU LEEYAHAY"
9:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН