Daawo;-Dhagar Qabe Ka Tirsnaa AS Oo Wareysi Naxdin leh Bixiyey Iyo Dilalka Kooxda Iyo Qaabka Dadka

  Рет қаралды 13,521

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 13
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 7 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanaadan7865
@abdirahmanaadan7865 Жыл бұрын
War ninkan waa daacad ee meel fiican ha lageeyo.
@fahmaali3542
@fahmaali3542 11 ай бұрын
Walaahi waa nin caqli badan masha allah
@abdirahmanaadan7865
@abdirahmanaadan7865 Жыл бұрын
Qaracan waynaa.
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Droonka hala badiyo waxaa muuqata in hool fiican ay ka qabanayso
@HasanAbdi-k1g
@HasanAbdi-k1g 3 ай бұрын
Kan wa daacad cambuulo qabac ley ayee ku dileen
@SaraAden-nl6vh
@SaraAden-nl6vh Жыл бұрын
Lkn dhagarqabe ha odhan waxba maan dilibuu yidhiye haku danbaabi
@SadiyoAbdullahi-i8o
@SadiyoAbdullahi-i8o Жыл бұрын
Wiilkan ma ila xumo nin cadow u gacan galay waaye allah kaso bad baadiyay dhagar qabe ha dhihin waa daacad
@kowsardahir-uz6zl
@kowsardahir-uz6zl Ай бұрын
Rag Rag Dhalay waye wlhi wilka
@CandiqaadirWarsame
@CandiqaadirWarsame 4 ай бұрын
Qofna xoog laguma kaxaysan karo Isagaa rabey oo qortay
@kowsardahir-uz6zl
@kowsardahir-uz6zl Ай бұрын
Bastar Waye Wariyaha Yarkan Wala Qalday in la qalday marku ogadayna Janis uku Baxsado ayuu Radinayay wuna Helay Alxmdullah Digal Laguma qabanin asagaa isasoo dhibay halki Janis uu helay wuka Faideystay alle ayaa Mahad Leh asago dhiig islaan Galin ayuu Kasoo Tagay
@kowsardahir-uz6zl
@kowsardahir-uz6zl Ай бұрын
Haduu Raxaweyn ahan lahaa aqligan Ma Keeni lehen Wlhi intaan shabab Noqon Lahaa Libiya isku dhibaa Aqsumu bilah Kiliyaha ha la igala baxo 😂😂😂😂😂
@nimcomuxumad-lo6we
@nimcomuxumad-lo6we 9 ай бұрын
Wad ku qaldanty inaad hadalkaa ku soo qorto wiilka😒
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 611 М.
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 743 М.
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 27 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 3,3 МЛН
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 468 М.
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:29
BBC Somali
Рет қаралды 20 М.
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59