MEESHAN KA OGOW XOG QARSOONAYD XASAASI AH MUQDSIHO

  Рет қаралды 48,597

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 6 ай бұрын
Waa kuwaa ciidanka dowladda Xasan gurguurte.mooryaantii 1991kii ilmahoodii,xaaraan ayey ku dhasheen,xaaraan ayey ku soo koreen.
@mahamedali6038
@mahamedali6038 5 ай бұрын
Waa kuwii uu farmaaje nooga tegay duli ga
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
Xaqiiq walahy aloow soo dabar jar
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
​@@mahamedali6038Kkkkkkk Kuwan waa kueii wacalada aha ee u hayay aabe siyaad 1991 lasoo daayay 35 jir xaaraan kusoo koray iyo xoolo agoon Wales xaqii feeraha ka dilaahay Farmaajo ku fuul Farmaajo 2017 yimi Tuugada allaa kashifay aduunko dhan laga daawanayaa kkkkķkkkkkk Gurguurte wuu banjaray Farmaaja quudin jiray Dhiigii usoo dhandhamay uf Marku farmaajo tagay Bilaabeen xaaraantoodi alloow maxaa dad ceeb aduunka u diiwaan gashan
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 6 ай бұрын
Ileyn waxay dadka u xabadeynayan waa qamraysan yihiin illaahay baa umadan u maqan
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 6 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun waa dil gaadmo ah oo aad u cuquba badan
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 6 ай бұрын
Somaliyeey ma ka yaabteen. Siduu uyaqaan Ceelka. Ma naxdeen markuu yiri wuu furnaan jirey ceelku inaan kuridaan rabay markan dili. Mafakarteen. Markuu yiri 3 qof ayaa ku dhacday. Ma naxdeen markuu yiri gabar ayaa ku dhacday ilaa hada jirkaygu wuu dubaaxinayaa. Allaa kareem
@MaryamaAli-cj1ne
@MaryamaAli-cj1ne 6 ай бұрын
Ceellka hala baaro
@MaryamaAli-cj1ne
@MaryamaAli-cj1ne 6 ай бұрын
Amee dad badan ku jiraan
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 5 ай бұрын
Waa moryaanti xaraanta lagu koriye. Waaxan ayaa Amni ila linaya. Xasbunallah wanicmal wakiil😢😢😢
@ahmedali-ss4do
@ahmedali-ss4do 5 ай бұрын
Inalilahi wa ina ileeyii rajicuun. Allah yarxamahu. Wataa dawledii XSM. Wa nasiibdaro
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 5 ай бұрын
Qoone. Waa Qamarji Ma jixin jirey ah H gidir Waad tahay dheh Tiirka hala wada geeyo Cuqubo.haku dhacdee.
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 6 ай бұрын
Waxaa ayaa ka socda Muuuuuuqdisho,xaafad mooryaan,waa dhiig cabyaal.
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 5 ай бұрын
Subxanallaah 😢 Waa murugo Hadii mas’uul ku sheegi Saas u dhaqmo Illaahow kuwaan meeley joogaan ha I geyn
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 ай бұрын
Hadhalin ilmo iyo xaafad waarid kulahaa Allah kaadaba kee dadkaad aakhiro u dirtay
@sharmaheatofficial8532
@sharmaheatofficial8532 6 ай бұрын
Quwaan ayaa lagu dhahaa ciidan waaye sababta wexeey ku tusineysaa ineey dowlad meesha kajirin cid laxisaabtameyso malahan waa dowlad corruption eh ciidan police oo qamri cabaayo shacabka dhacaayaan wax dilaayaan dhamaantood waa dil toogasho eh Madaxweynaha reysal wasaaraha wasiirada saraakiisha ciidanka taliyaasha dhamaantood inlabaaro waaye dowlad corruption dowlad maahan shacabka halooturo qof aan danbileheen danbi yaaloosaarin ilaahey kabaqa
@deqaissa7045
@deqaissa7045 6 ай бұрын
Aakhiro warbaa yaala bisinka waaba horor caadiya 😢😢😢😮😮😮
@hamdiahmed2307
@hamdiahmed2307 3 ай бұрын
Allah qoone yaan ladilin waa lasiray ilka dhere qoslaye iyo libaan hala togto inta kalee hala xabsiga halagu ilaawo
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 ай бұрын
Taliye kulahaa talada rabi mawaafajin maalikaas mujrim rabi kafartay
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika 5 ай бұрын
Subxaanalaaah waryaadaheen Alshabaab aan ciidanka ahayniba Majirtee qabsada taa Ma waxaas ayaa dawlad lala dhusankaraa niman yahaw
@khadargudle4013
@khadargudle4013 5 ай бұрын
Filin caadi ah oo run ah waaye 😢
@siciidcawil710
@siciidcawil710 6 ай бұрын
Film halaga sameeyo sheekadan walhi lacagbaa laga samayn karaa
@hodanabdirahmanofficial9301
@hodanabdirahmanofficial9301 5 ай бұрын
Dadkan ma movie ayay jilayeen bisinka
@HiboKhalif-mr2om
@HiboKhalif-mr2om 5 ай бұрын
Ninkaan yaan la dilin madaxda INS ama nabad sugid halaga dhigo sir badan buu hayaa
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 6 ай бұрын
Kuwaan iyo aabayashood ayaa wadanka uu ka degi la’yahay
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 6 ай бұрын
Shacab iyo ciidanba.waxa ku nool koonfur waa wada Argagixiso
@sahrahuseen5307
@sahrahuseen5307 6 ай бұрын
Wa moriyanti o dharka losobadalay subhanlah😭
@abdiali4991
@abdiali4991 5 ай бұрын
Ninka libana si deg degah halaso qabto interpoolka asaga ayaa wax badhan oog??
@adammohamed5339
@adammohamed5339 5 ай бұрын
الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 6 ай бұрын
Walee wilkaas silaac wumaraay subxanaalah maxaay lacagta ubixiyeen kuwa u ushaqeynaaye haiskufurtee 😢
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 5 ай бұрын
Tv 📺 somali national tv ma ogtihiin in waraysigan gungaarka ah laga saaray tolow waa maxay sububto
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 5 ай бұрын
Liiban iyo qone iyo qoslaaye 3 daba waa qasaas
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 6 ай бұрын
Alaa kareem. Aad baan umurugooday.. markaan arkay waxan waxaana xaduustey filimka uu hayo Fahad yazin.. ee ahaa 4 nin oo isku reer ah oo jidaya isku dhiibaya ... Ikran tahlil... bal eeg qoys dhan oo uheshiiyey 1 wiil ooh. 😢😢😢😢
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 6 ай бұрын
Ikran sidan hnba logu adegsadaay ninkan 6qof hore kumaqanban maqlay
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 6 ай бұрын
Aad baan umurugooday qof intaas la daba socdo. Oo aan ogayn walahi arintaan insaaninimo ayaan udareemay.. xasbunallah
@ubahmahamud9046
@ubahmahamud9046 5 ай бұрын
Muuuuuqdisho xero dhiig allow u kalmay umada Somaliyeed masaakiinta ah bal waxaas eega dadka nuucaas ah baa ciidan amaan u ah muuqdisho casimad uma qalanto hala guuro waa guri hoog 🥲🥲🥲🥲
@Intravelnew
@Intravelnew 4 ай бұрын
Ninkii saas nii wanaajiye maa disheen
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 6 ай бұрын
Xasan munaafaq daddkaan buu madaxweyne u yahay wuxuuna rabbaa inuu foowdo u bilaabo,
@SonSharib
@SonSharib 5 ай бұрын
SHUUTE MA RIDIN XUKUN CIIDAN !!!
@SonSharib
@SonSharib 5 ай бұрын
DHAMMAANTOOD WAA DIL IN INTA CIIDANKA AH KUWA RAYIDKA AHNA CIMRIGOODA XABSI KU DHAMMAYSTAAN !!!
@Hoosingow
@Hoosingow 5 ай бұрын
وما خفی أعظم
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 6 ай бұрын
Hawiye qurun
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 5 ай бұрын
Abgaal maku jiro?
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika 5 ай бұрын
Walee ninkii waxan dawlad l Kusheega xalaal maaha
@Madarasatii
@Madarasatii 5 ай бұрын
Subxaanallaah!
@farhiahaji8649
@farhiahaji8649 5 ай бұрын
Nacalad idinku dhacaday xaqdara ay ku hishiyeen xaqi aya so baxay naarta allaha idinku fogeeyo
@SonSharib
@SonSharib 5 ай бұрын
HADDAY KUWANI CIIDAN U YIHIIN MOGADISHU WAY DHIMATAY !
@hazanmahad8665
@hazanmahad8665 5 ай бұрын
Filimaanti aan fiirsan jirnay ileen runbay ahaayen
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 ай бұрын
Marka dadka dil baa lugu dhahaayaa markaas baad dilay saa
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 12 күн бұрын
Kkkk subaxan Allah waa cajiib amar shaydaan buu fulinayaa
@nemsaasmen9381
@nemsaasmen9381 6 ай бұрын
Bal eega nolosha la iskuma quudhayo xaasidsanaa
@umulula3107
@umulula3107 6 ай бұрын
waa yaab
@adammohamed5339
@adammohamed5339 5 ай бұрын
Waa arin argagax leh wlhi
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 6 ай бұрын
Wuxuu rabay inuu midba mar dilo waaba dilaa wayn
@mustafesulyman
@mustafesulyman 5 ай бұрын
ninkini.qoslaaye.iyo.tiimkiisu.waa.tiimkii.farmasjo.ee.dilalkawarsoon..koodan.iyo.lliiibanka.imaraadka.joogaa.ilaafarmajo.iyo.fahad.iyo.waarkaloobada.baa.og.halabaadho.iraanbaskumaqan.waada.ciyaal.lagu.shaqaystay..oon.aqligoodu.kufilnayn.shaqo.loogadhigay.dambiilaha.ugu.wayni.waa.farmaajo
@mustafesulyman
@mustafesulyman 5 ай бұрын
godoka.looyaqaano.ceelka.jacayka.waa..7.god.oodhaadheer.dusha..kasibidaysan..daboo.sabada.leh.lamoodo.ceelsshi.shidalka.moqdisho.dhinacyadeeda.kuyaalan..xiligii.siyaad.bar.ayaa.lasameeyay.dadka.lakhaarajiyo.basloogutalsgalay.inlagu.rido.oo.ladaboolo..si.aan.loo.ogaan..xogtoda.waxa.og.cidamadi.kharajinta.qarsoon.ee.siyaad.bare..ama.naago.ha.ahaadan.amba.dadka.siraha.fahma.dadka..sucufiyinta.ah.ee..meeshinada.gala..jornaalisanka ajaanibta.ah.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 11 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 40 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 22 МЛН
DEGDEG AXMED MADOOBE XABSI GURI (4738)
1:13:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
TILIFOONKII DENI IYO AXMED MADOOBE (4739)
1:17:55
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,3 М.
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 217 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 136 М.
Maxkamadaynta rag Banbada tuuri jiray oo loo haysto dambiyo aragagixisanimo.
12:20
Somali National Television
Рет қаралды 76 М.
XASAN SHEEKH MA WEERARI KARAA LAFTAGAREEN? (4740)
46:38
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,6 М.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 11 МЛН