Maash AA. Allaah. Tabaaraka. Lash. Allaaah cisak. Cimrigaa. Haraago. Fa yaasiin. X daahir. Jir oo joog. Cadowgaa jab aameen. Guuleeyso. Guuleeyso💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴wafahad. La Santa. Waaa. Abaar. Soomaaliya👍👍
@libanabdi1332 жыл бұрын
Next president of Somali Fajardo yasin. Real man with balls
@sapirahmed19912 жыл бұрын
Very smart Qaabka Aad weysiga Upixinayzo 🙏🏾
@Bashequ2 жыл бұрын
Very smart and intellectual
@abdifatahhashi4052 жыл бұрын
Walaahi waa Halyeey Ilaahay ha guuleeyo
@safiahassan32972 жыл бұрын
Maansha Allah Fahad Yassin nooloow abidkaa cadowgaagu ha jabo adii dhoor nin oo adigow kale la helilahaa wadanka Soomaliyeed u hagaagi lahaa. Hore u soco walaal.
@Somfox12 жыл бұрын
Fahad waa geesi dhisay sirdoonka Somaliya ... laakin Somali waxa ku badan Jaahilinta Qabiilku dilay ee Fahad Yasin iyo Horumarkii dalka horjoogsaday
Fahad yasiin wax walbo waraysiga uu ku sheegay inay run tahaan aminsanhy
@nasrinasiibnasiya46252 жыл бұрын
Waa lashin oo idinka codsaneysa inad kor uqadan Waxaan kaa cosdanaya inaad KZbin kayag I boqato igunasoo biirto jazakalaah
@katraabdi77782 жыл бұрын
Guulayso mundane fahad mashaa Allah
@deqamohamed89602 жыл бұрын
He is diamond walaahi fahad yaasiin ilaahoow noo kaa daah
@ahmedgaas18812 жыл бұрын
Waxaan ahay warsangeli nooloow bro
@dayibahmed10052 жыл бұрын
Fahad yasiin waa geesi wadani ah
@abdirahmanmohamed59082 жыл бұрын
Wadani mise khain dilaa ah shame on you and him,
@najatahmeed76552 жыл бұрын
wow❤😮❤❤🎉🎉wow fahad geesii
@sihamahmed23382 жыл бұрын
fahad waa nin strong ah macalin inu yahay wa la daremaya
@Shootpower2 жыл бұрын
Run waayay axmed madoobe dadka cilmiga leh dhan wee fahansan yihiin wuxuu damacsan yahay ogaadeen nah meshee soo galaan gal gaalis shisheeye ee u socdaan jigjiga iyo gaarisa labadabo waxee dagaan u eheed ogaadeen hada nah waxaa leh ajnabi’kismaayo 10yrs kadib waad arkee kenya oo dheheeso kismaayo anaga ayee na raacsantay oo hanaloojaro🥺
@ssh18982 жыл бұрын
Garissa been ba ka shgty
@umuraxa42672 жыл бұрын
Cudur ogaden baa kugu dhacay alle haku caafiyo
@aliissa67392 жыл бұрын
Fahad Yusuf is a lion
@hodanelmi812 жыл бұрын
Fahad iyo Al shababaa waa is ku mid.
@fowsiyaabdulla29422 жыл бұрын
Adeeg uma dhal shabab baad tahay
@jamiilanuur20072 жыл бұрын
Wariyaha Ahmed madoowe ina adeerkii miyaa ????
@najatahmeed76552 жыл бұрын
god fasad manshalla h si xaq ayad u hadshay ciil ha udgintan daba dhilifka shidheeyo
@abdulqadiromar2 жыл бұрын
Xildhibaan Amina Mohamed Fahad Yasin aa dilay.
@mustafaabdullahi50312 жыл бұрын
Muqdisho waxaaa haysta mooryaan iyo alshabaab. In dawladnimo ka hana qaado ha sugina Saa Dugaag ayaa gacanta ku haysta magaalada.
@Eng_ahmed_Dj2 жыл бұрын
Hamiga iyo rajada aad leedahay allah haa kuu sahlo haddii aad subscribe ii saarto wll......
@امنهمهدي-و9ق2 жыл бұрын
Fahad waa geesi soomali allaah ku xafido
@Mahadosman-q9s10 ай бұрын
Fahad yasin wa xubin ALSHAB AH WANA danbile khain ah wana in maxakamad la Hor kena
@khadrasaid12572 жыл бұрын
Taariixda idin xusi doonto🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💙💜🌺🥰🌹💜💙🥰🌺
@kaysenur15922 жыл бұрын
waa nin calaacalaya oo awood waayay maanta waa shicib...lacagtii qadarna way istaagtay...
@qaaliyusra75412 жыл бұрын
Hawiye qaran ka ordaha kutuugsada keenya iyo imaaraadka
Caqliga sas u shaqynayaaa wa caqli noce ah malha wa laguu qoray comment ga e adi caqliga ga kamu iman
@adan100002 жыл бұрын
Mahad Salaad has links with terrorists groups its sad that Hasan Sheekh Government nominated head of security services of Somalia NISA accused linked man Mahad Salaad. Hasan should nominate some1 other then the acused in order to win the trust of Somalis and international community; And more importantly, inorder everyone to feel save in Somalia.
@dargo114Ай бұрын
Kan warye fiican maaha. Su'aalo siyaasadeed mayaqaan.
@AxmedcaliJaamac-z7n7 ай бұрын
Fahad yaasin waxu shagayo ninkan iyo kuwa kale waxay garan boqol gu yaal
Xaqa alla og lkn adigon cadeyn u heyn hdad qof iska habarto adigo kguso laban ila aad cadeyn heyso meshana takneed wa macquul lkn wan maqlay iyo dadka yiri qof haku cayin fahadna qabka hada uhadlayo wa qof dagan waya arag ah qofka jahilka iyo kan aqon yahanka isaga iyo mahadsalad iskuma dhawan nin wa qof aqon leh midna xeryaha geela lagu qalo ayu jogi jirey xubin muhim ah ama aqon ku filan maleh Mida kale siyasada hadadan soo baris ku samey bilow ila dhamad wxad noqon qof iska amina dadku waxey dhahan waliba kuwa ku dhow ee ku dadal sis inad indhaha kala furto adigon qabil egin wadaniyadna ah inad isbarbar dhigto fahad iyo mahad salad lkn wan iska ceytamaya hadey ka tahay wa another level jaaw
@amranladan87372 жыл бұрын
Waa ninku gesisana
@nasrarabi76432 жыл бұрын
Maslaxada qaranku ma in qofkaa cilmi iyo aqoon dheer in aad aastaa
@Salamin772 жыл бұрын
Fahad wuu ka wada fiican yahay kuligood
@mohamedhussein32232 жыл бұрын
Fahad waa tug alshab ah
@sumayaamiin36402 жыл бұрын
🤣🤣 wale no Ken caden
@عيونيعيون-ف2ح2 жыл бұрын
Ninkaan waasheydaan dadka in uu isku diro ayuu rabaa
@madara23152 жыл бұрын
kkkk shabaab xogtooda an heli jirnay kulahaa ninkaan asaa lashaqeeyo haduu lashqeynin shabaab nin ay kudhagan yihiin ay leeyihiin waa jaasuus aalaheli lahaa shabaab waa niman adag
@salahahmed34512 жыл бұрын
Fahad yasin waa siyaasiga qarniga big respect bro
@Nuusdayr2 жыл бұрын
Wareeyahan wuuxun ogayn, reports oo dhaman caalamka waa baasasiin qarkood ama dhaman, waana ruuntii Fahad sida lo doortoo sida lo doorto.
@hannaabdirahmanhayuushuniq68402 жыл бұрын
maba uu ka hadlin kiiska ikraantahliil lkn kuwan youtuberada ah ciwaanka waxay kadhigayaan kiiski ikraan tahliil viuwes ba ku raadinayaaan ish
@haawamahamed55592 жыл бұрын
Sas ban u dawanaya aniga ee maba dawaden
@xamarey81432 жыл бұрын
midna ma aha dowladna shaqadiisa ma ah wareyu meel mugdi ah ayuu ayuu lacag ka raadinayaa wax aad geeyso oo lacag lagu siiyo waad ku khasaartay meel kale ka raadso
@hodannur22682 жыл бұрын
Sawirka aad meesha ku qortey baaba argagex belo ku fiirsatey
@qoranehire17882 жыл бұрын
Wey cadahay in uu basaas ahaa
@dahiromar10602 жыл бұрын
Axmed madowe xoog ayuu ku jooga jubalanda, wuuna kusii joogidoonaa mudo dheer, sababtoo ah qofkii bedeli lahaa wali ma dhalan, soomaalidana way ku qanacsantahay, guul Axmed madowe.
@yurubereg89282 жыл бұрын
Waa kugu kaligaa. Allah naga qabto intii Somalia dhib ku haya
@mahdiali26952 жыл бұрын
I never heard guul madoobe dhuxuleysteeee
@ahmedabdulle60942 жыл бұрын
Axmed Madoobe xoog ayuu ku joogaa Jubaland, ceeb bay u tahay mooyaane, amaan uma aha !
@kamilaadow96642 жыл бұрын
Kaligis taliye waye Ahmed madowe Allah hanagaqabto
@nasromursaldudde78442 жыл бұрын
Wᴀxᴘᴏ ᴋᴀᴍᴀ sʜᴇᴇɢɪ ᴋᴀʀᴏ🤣
@raxmomaxmed67352 жыл бұрын
wariyaha uma bogin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zamzamabdirizakibrahim40652 жыл бұрын
😂😂
@fatmamohommed82792 жыл бұрын
🤣🤣🤣😆😆
@dahiromar10602 жыл бұрын
Fahad yaasin waa jaajuus wadan yar carab u shaqeeya, waxaan loo xilsaaray baa,binta ummada soomaaliyeed, waa nin uqdad badan
@yurubereg89282 жыл бұрын
Maxaa cadayn ah?
@SOMALISARIF2 жыл бұрын
@@yurubereg8928 saaxib somali maryoole waxey ogeen ayee shaqsi waxba ku caden ayee been ka shegayan Waxaa yaab ah ado Muslim ah qofaa wax ka ogen ka shegayan Ani hada waxi fiican iyo waxii xun ma ogi uu sameyi ninkasna caynayo ani ila mid yahay kadib woo hamaasanaa
@mahdiali26952 жыл бұрын
Ada jaajus ah
@SOMALISARIF2 жыл бұрын
@@mahdiali2695 saaxib somali maryoole waxey ogeen ayee shaqsi waxba ku caden ayee been ka shegayan Waxaa yaab ah ado Muslim ah qofaa wax ka ogen ka shegayan Ani hada waxi fiican iyo waxii xun ma ogi uu sameyi ninkasna caynayo ani ila mid yahay kadib woo hamaasanaa
@mahdiali26952 жыл бұрын
@@SOMALISARIF sarif le miyaad tahey mise shariif.. ANIGA OO AH NIN SUFI KU XIRAN WAXAAN TAAGEREY FAHAD SOMALINIMO IYO ISLAANIMO...
@sans123-d8c2 жыл бұрын
Wariyaha mayaqaano manaheeysto qubrad saxaafadeed
@fatumaabariyo56592 жыл бұрын
War cadowgu.a hadaad ka adkaato. Waxay kuugu yeeraan waxaad ahayn. Taasu wasumada. Mucaaradka. Sax
@lulali60592 жыл бұрын
Fahad iyo al shabaab waa isku mid, dad badan ayuu sabab u yahay ee la dilay fahad gabar na waa la’yahay.
@dahiromar10602 жыл бұрын
Fahad yaasin waa ka sii xun yahay allshabaab.
@queenlove17142 жыл бұрын
Maxaa u daliila arintaa mise waad ku riyootay
@SOMALISARIF2 жыл бұрын
@@queenlove1714 saaxib somali maryoole waxey ogeen ayee shaqsi waxba ku caden ayee been ka shegayan Waxaa yaab ah ado Muslim ah qofaa wax ka ogen ka shegayan Ani hada waxi fiican iyo waxii xun ma ogi uu sameyi ninkasna caynayo ani ila mid yahay kadib woo hamaasanaa
@drshoniishamohamed19112 жыл бұрын
Ninka raga ah libintiisa waa looqiraa haduu (allshabaab) sidaa uqortey iga cun
@odaydauuddauud2122 жыл бұрын
Wuu isdifacaya mooye runtiisu mabadna
@qaaliyusra75412 жыл бұрын
Kablalax daarood hadaanahay runta isuma sheegno laakiin fahad oo nin shiikhaal ah ayaa runta ka sheegaya inuu sun yahay danta dalkayaga uu Kenya ugu adeegaa beena maaha