DAAWO GABAYGA ABWAAN GARXAJSIS JAAMAC SHABEEL WIILKIISA KARBAASHAY MUUSE BIIIX,JABKII GOOJACADE,XOG

  Рет қаралды 43,008

Darwiish Tv

Darwiish Tv

24 күн бұрын

DAAWO GABAYGA ABWAAN GARXAJSIS JAAMAC SHABEEL WIILKIISA KARBAASHAY MUUSE BIIIX,JABKII GOOJACADE,XOG

Пікірлер: 46
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 22 күн бұрын
Maasha Alla indr, waa Abwaan Garxji ah Beesha Habaryoonis Gabaygan waxaa garan kara Garxajis iyo dhulbahante iyo Ogaadeen, No one else garan kara From Garxajis Woman🎉
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 22 күн бұрын
Akhas
@yasminjama2703
@yasminjama2703 23 күн бұрын
Welkom 🤗 Darwiish
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 22 күн бұрын
Alelahay wuulahela❤❤❤❤❤❤❤❤
@sirhamza5644
@sirhamza5644 22 күн бұрын
Waa soomaali waa cumin walatul xalaal ah allah hakubarakeeyo waa abwaankiu shanta soomaaliyeet maasha allah
@Mogadishuvuew
@Mogadishuvuew 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ msh lh
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 23 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 If you hate Somali flag🇸🇴 what can you do to Somali people I am very proud to be a Somalian Guul 5 Somaliyed Guul iyo Gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faisahersi5370
@faisahersi5370 22 күн бұрын
Manshalah Waa caqli badanaa
@hassanmohamedegue9762
@hassanmohamedegue9762 22 күн бұрын
Masha Allah, ce jeune à beaucoup de talent. Masha Allah Masha Allah.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 22 күн бұрын
Waa nin yar oo caqli illaahay siiyey run ka gabyey
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 22 күн бұрын
Abwaanka ilaahay muusa juudan iyo kooxodiisa haka qabato 😎
@simaasma3095
@simaasma3095 22 күн бұрын
Walaahay awowgaan yari waxa lamoodaa dadkii qarniyadii hore oo soo dhashay maansha alaah guulayso awoow ilaahay cadowga hakaa qabto aamiin aamiin
@hodanaskar2089
@hodanaskar2089 22 күн бұрын
Waa kayabay idoor maquustaan min ssc uso laaban baysugayaan!
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 21 күн бұрын
Adigu xabashi baad tahay
@abukarjibril6235
@abukarjibril6235 22 күн бұрын
Abwaan abwaan dhaafay soomaaliyeed xigmadle
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 22 күн бұрын
Hhhhh. Walahay. Waan ku. Haystaaa. Midhaha. Gabay. Qof Fircoonlaga merely. Naladulyookeeye hhh kulis
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 22 күн бұрын
Haduu tago xitaa idiima soo socono
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@muusaismacil7670
@muusaismacil7670 22 күн бұрын
ninkani waa afsoomaaligii oo qof ah
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 22 күн бұрын
Waa gabay cajiiba karbaash way dhaaftay😂😂😂😂
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mjabdi1904
@mjabdi1904 22 күн бұрын
Alxayi Rijaal. Thats what we call a real man ❤ Allah ha ku xafido.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 22 күн бұрын
War somalia uso carar dhaha
@falisa576
@falisa576 22 күн бұрын
Aftahan walba o waqooyi ka yimaada Horta maxay Alshabaab ugu biiraan
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 22 күн бұрын
Abbbbbbbb masha allah ❤❤❤❤
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 22 күн бұрын
Waar maantana ma in lagu xidho ayaa doonaysaa abwaan😂😂😂
@AhmedAf-yare-vx5jj
@AhmedAf-yare-vx5jj 22 күн бұрын
War sifiican ayaan kuugu taageerayaa dagaalka muuse
@fardawsa9423
@fardawsa9423 22 күн бұрын
mansha allah.
@seed3966
@seed3966 21 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk war ninkani caadi maaha maa shaa allaah kkkkkkkkkkkkkkk
@AMIsmail22
@AMIsmail22 7 күн бұрын
War ninja magaciisa soo qora walee waa murti socota ✌🏽
@CabdilaahicaliCabdi
@CabdilaahicaliCabdi 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 5 күн бұрын
Guuleyso Guuleyso Guuleyso
@user-qw5pf3bv1o
@user-qw5pf3bv1o 22 күн бұрын
ma waxad aragtay dad aanay maalin kaliya taariikhdoona dhana u dhaafin waar orda is aasa maatiyahay maalinta guulaystey wuxu jilicsanaa show waa maati😂😂
@kahaomar1829
@kahaomar1829 22 күн бұрын
Dee ceerigabo ha yimado oo qabtay hartiga ha dego hadii kale putland ha dego
@CabdilaahicaliCabdi
@CabdilaahicaliCabdi 22 күн бұрын
Ok.
@aaqilka5158
@aaqilka5158 17 күн бұрын
Waa abwaan dhab ah
@CabdilaahicaliCabdi
@CabdilaahicaliCabdi 22 күн бұрын
Abawaanka.waardiyeya
@CabdilaahicaliCabdi
@CabdilaahicaliCabdi 22 күн бұрын
Wasax.ok.musejudan.jiqimakagadhiga
@user-oj6kk5ii6p
@user-oj6kk5ii6p 21 күн бұрын
Magaciisa noosheeg ina adeer
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 20 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkk?
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 22 күн бұрын
Muuse biixi maalin uu suuqa marayay walee anaa yaabay balash balashtii kabaxaysay waxaan iri kani madax so codkeed malee nin qaadka gada oo xiliguu soo dhici lahaa laga dhacay ayaad moodaa
@urmumshushi
@urmumshushi Күн бұрын
oo ninkan ma hargaysuu saas uga dhex hadlay mise meel kaluu joogaa muuse biixi soo kii maaha sidii afweyne shacabka caburin jirey
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone 5 күн бұрын
Doqoniimo waa taas! Dadkii dayaxa ayey dageen, ayana xaarkii ayey weli walaaqanayaan! Qabiil, qabyaalad, xin iyo xaasidnimo, isku dir, iyo dagaal.
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 11 күн бұрын
Hhhh Garxajis ayaa qooraha Laga leefleefaayaa Hhhh
@urmumshushi
@urmumshushi Күн бұрын
liintaad xabsiga kusoo cabaysaa iska wad
Oomaar Barbar oo  dil Loo qorsheeyay ala Dilaa dhinta
5:16
BARBAR_SHOW
Рет қаралды 11 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 168 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
ILHAN OO NETANYAHU WAXBA OLA HARIN IYO 7-QODOB OO CULUS
12:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 46 М.
FAYSAL CALI WARAABE OO AMAANAY BULSHADA DEGTA DEEGAANADA PUTLAND.
12:27
Ethiopiyaankii Hargeysa Oo Godoomiye Xinif ka qayliyay iyo xaalada oo kacsan
7:10
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН