DAAWO: Sheekh Qorane oo Beelaha Sacad & Leelkase Fariin Adag u diray

  Рет қаралды 5,476

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 6 ай бұрын
Masha Allah Baraka Allah. ❤❤❤❤
@noahD1636
@noahD1636 6 ай бұрын
Waa hadal wanaagsan, Jazakom Allah
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 6 ай бұрын
Waa runtaa Soomaali waa walaalo Aqliga ha shaqeeya
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 6 ай бұрын
Ilahay ha ku xafiido Sheikh
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 6 ай бұрын
Waa ruun kuwa ku jiira youb waa ma shaqaystayal weeye
@AnCmaj
@AnCmaj 6 ай бұрын
Dagaalka waa lasuuxinn ee lama joojinaayo. Garsoor cadaala oo xoogwata baa wax xaliya. Garsoor cadaalada ma jiro. Islaamka buuxa aan qaadano waan nabdaynaaye
@bashenuur
@bashenuur 6 ай бұрын
Waan xukumi doonaa somalia anigoo somali ah laakiin askari American ah
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 6 ай бұрын
soomaliya waxaa xukumaya ninkii musli ah oo kitaabka iyo sunada nabiga صلي الله عليه وسلم ku dhaqaya umadda muslimiintaa
@mohamedhashi8068
@mohamedhashi8068 6 ай бұрын
Doolaq doolaq yaad is tusaysaa war reer kaan hawiye waa kagardaran yihiin leelkase waayo dhulkoodii baa lagu haystaa xaq u sheeg ninka gardarada wada
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 6 ай бұрын
Sheikh waxu ka hadlyo waa ruun waa inay ku daydan culmada kale Somaliyed
@familjenstv
@familjenstv 6 ай бұрын
IlaHay ha kaa abaal mariyo laakiin ma yihin kuwo qadanaya waanadda
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 6 ай бұрын
umadda haday garan weydo cadowgeeda ayaa is cunaysa markaasuu cadowgeedu sii horinayaa oo hubka isgu dhiibayaa
@bashenuur
@bashenuur 6 ай бұрын
War yaan ahay waa somali
@bashenuur
@bashenuur 6 ай бұрын
Sacad wuu ogolaanayaa oo leelkase wuu ogalaanayaa
@bashenuur
@bashenuur 6 ай бұрын
Waxaan idinku xukumi doonaa towred old testment=deutronomy book
@bashenuur
@bashenuur 6 ай бұрын
War hada heshiiya ama balaaya idinku dhacaysa
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 6 ай бұрын
Islaax beyna al naas
@bashenuur
@bashenuur 6 ай бұрын
Waxaan doonayaa in sahan ku tago 2 dayda awow qabrigooda =hawiye iyo daarood oon u sheego sacad iyo leelkase laakiin ogaadeen baa yiri sacad waa ogaadeen ee dagaalka joojiya
@mohameddeeqhalane9420
@mohameddeeqhalane9420 6 ай бұрын
Aqliga hashaqeeyo wa kugu dhimey kadhiimay hala joojiyo dagaal udhaxeeya walaalaha
@mohamedhashi8068
@mohamedhashi8068 6 ай бұрын
Doolally
@bashenuur
@bashenuur 6 ай бұрын
Fadhlan dagaalka joojiya
TOOS: Aabo istaaga ka dhacay Ciil uu Alshabaab u qabo darteed
11:54
Daauus Media
Рет қаралды 4,1 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
NUUX TAANI XILKII LAGA QAADAY HABARJECLO SAMAROON XANAAQAY
8:36
Garowe -  Waxa ina Haysta Cuquubo - | Suldaan Qorane |
20:34
Majerteen oo nabad ka baryaayo sacad😁
6:49
Liburn Lii
Рет қаралды 9 М.
Qiso Yaab Badan 2 Nin Oo lobadaley Damer
15:25
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 12 М.
5 Qiso Oo Dad Badan ka ilmaysiisay Mahad Sh Maxamed
15:44
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 33 М.
Alle Ka Cabsiga | Sh Maxamuud Xaliiki | Masjid Nuur | Hargeisa
24:47
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 468 М.