Ingu wa in aynu Mu caaradka itoobiya Aynu dhulkeena miqdisho ku casuuno Oo shuruudo lagalo Wixii jahmad waa in aynu sida afawargi ugali uu dhacay in sha alaa
@bintohalimacali6637Ай бұрын
Maya maya
@saladmohamed8894Ай бұрын
Waa Su,aal fiican waxaa dhiiri galiyey Ethiopia dad somali sheegta oo iyaga ushaqeeyo. Waain kuwaas meesha laga saaro.
@Sinoy21Ай бұрын
Somalia hadaal badan haan maa buuxsho marka galaa daagalka isku diyaariya Ethiopia xaabad iyaay ku taagi doonta oo waan huuba Somalia iyo somalidu caashar u dhiigi doonta Ethiopia
@calibaashe9703Ай бұрын
Washed darood
@ismacilabdi1278Ай бұрын
Hadaynubis tagaalo Itoobiya wale waa ka adkaanaynay
@ismacilabdi1278Ай бұрын
Asc dulada soomaliay Waxa ka gaabisey inay Dadkeed midayso Oo ugacan haadiso Soo dhawaysato lakiin Nin dakiisii ladagaalamaya oo kal furfaya sidee cadu isaga celinasa takale Safaarad itoobiya maxa Dhigay ee loo caydhai Wayey diyaaradeed maxa loo caydhin wayey maxa loo suuba Salaaxaya xasan gurguurte màha qof uqalma maxad wayne Iyo waxa udhautoona Ee waa gac sade qabyaalad iyo qudhun kabuuxo
@abdullagull2943Ай бұрын
Markaan sidan u hadleyno waxaa nala moodaa wadan DOWLAD xoog leh u dhisan tahay. Waa UMAD allahood ku caasiyey oo itobiya SAS ka qaba. War horta aanu heshiino oon MID noqonno.
@mustafahassan2555Ай бұрын
DIBLOMAADSIYADU FAGAARE MA LEH!!!!.ETHOIPIA SOMALI OO DHAN BAA RABTA!!!!!.TALISKA VILADA SOMALIYA, SOMALILAND IN LA AQOOSADO AYUUN BUUNDIIDAN YAHAY, ETHOIPIA MA DIIDANA!!!!!.DIBLOMASIYADEE, MARKAAS????.ADUUNKU SOMALIYA WAA KU QOSLAA!!!!!.WAX BA UMA DIIDANIN ETHOIPIA IYO ETHOIPIA WAA NAGU SOO XAD GUDUBTEY!!!!!.
@ismacilabdi1278Ай бұрын
Waxa ka xun oodabad Kawad inageel doofar Iyo imaaradka carabta
@AdamJama-v1oАй бұрын
Iska aamusa dameerayahaw aan wanaag iyo xmaha midna aan aqoon qadaad weyn oo meel walba laga soo ooday oo misna wanaag sheeganaaya caalamkii iyo somaliyaba waa laga nacay ka darantee waad maqlayseen in jarmalku yidhi yaayiri waxani dalbay maamulaan oo aan carabi ingiriisi toona aqoon oo aanu afgaran weyney qadaad weyn canbuuladiinaa iska cuna qudhun yahaw ma geydaan wax kale.e
@habibamahad8009Ай бұрын
Af somaligaaga lama fahmaye
@AbuukarMohamed-v4tАй бұрын
Qof ka af somali aqonin waa arktaa waa oromo amxaro