Daawo Ssc oo Xabsi Dhigtay Macalin Kalafoote oo Basaas Looga shakiyay,Abdimadobe oo 2saac u qabtay.

  Рет қаралды 28,825

BIDHAAN MEDIA

BIDHAAN MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 2 күн бұрын
Good News. GUUUUUL SSC VIVA KHAATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 ❤❤
@AHMEDAbdi-sl9mm
@AHMEDAbdi-sl9mm 2 күн бұрын
SSC iyo DDS guuul putland ❤❤❤❤
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 2 күн бұрын
Firdhiye WAA Juuso. JABUUTI IYO. XASAN XAAR XASAN DHIIQO XASAN MUNAFIQ
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 күн бұрын
ssc khaatumo haguuleysato macalin kalafooto wa mujaahid ee firdhiye wa dabo dhif ee wain meesha laga tuuro
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 күн бұрын
idoor lascaanod qabsan maayan ee ssc ssc khaatumo ba burco iyo hargeysa qabsaneysa ee firdhiye wa hadu xumaado wa layska tuuri ssc na hore usocanayan
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 2 күн бұрын
guuuuul ssc ❤ guuuul ssc ❤ guuuul ssc ❤ hanolato ❤❤
@SacdiyoAden-j3v
@SacdiyoAden-j3v 2 күн бұрын
Firidhiye waa horgal weyn Ismaacil Cumar Geele, Xassan Sheikh iyo Ciro buu u yaqeeyaya………freee Firidhiye Horgaal
@Umo580
@Umo580 2 күн бұрын
UF SNM IYO WAXA UNIIKIYABA MARABO
@shadiaali2750
@shadiaali2750 Күн бұрын
Bal doqontan eega ureysa yaa ku raba adiga yaase ku yaqaan gun yahay naa yaan lagaa dareemin oohinta
@daawoqisodhabah8748
@daawoqisodhabah8748 Күн бұрын
😂😂😂 𝗛𝘂𝘄𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶 way kalashakiday
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Iska celiya cidanka liyuuga ha baroranine
@daawoqisodhabah8748
@daawoqisodhabah8748 Күн бұрын
@SagalMohaned kkkk bakhti goodaabatay
@amdualeh5802
@amdualeh5802 2 күн бұрын
Ceergaabo waxaa looga yaqaanaa futo kala haye.
@saidma1683
@saidma1683 2 күн бұрын
Waaal Firdhiye. Waxy u shaqeyaa Jabari Inyo Xamar Waa a Muqataa ❤❤❤❤
@simaasma3095
@simaasma3095 Күн бұрын
Kalafoto waa halgamaa SSC ah qofwaliba waa ogyahay cadowga dhagartiisa luuq walba waa kujiraa yee digtoonaada reer SSc kalafootobasaas maaha waa lagu gafay cadowgaana umaleega dhagarta SSC ISJIRA DAGAALKU xabada kaliyamaaha wa hubsada waa laydinka joogaa ninkaa kafoto hala raali galiyo waa kaxumahay ragii halgan kusuntaain sidaaloo galo😢
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 8 сағат бұрын
umad wada basaas ah oo cadowgooda jecel waa yaab from buuhoodle
@User2-y6u
@User2-y6u 2 күн бұрын
Jabuuti Xasan iyo firdhiye wax ba u qarson
@Faarax-y4v
@Faarax-y4v Күн бұрын
firdhiye aakhirka ugu dambeysa wuxuu ku dambeynayaa hargaysa iyo fool xumo hadaan layska qaban. 😢😡
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 күн бұрын
Waryaa hawsha ssc khaatumo wanaag mooyee xumaan hawga hadlin waa dawlad waxay garan waydana waa labaari ninkuna malaa waa saarnaa markuu hadalka yiri lakiin basaas maaha
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 2 күн бұрын
Firdhiye miyaa miyir qabaan sowtii Jabuuti la geyey ee la sirxay dhulbahante waxaas haysta sixir
@zahrahassan7746
@zahrahassan7746 2 күн бұрын
Qabiilka iska dhaaf muslimiinta haykudurin cadaabta alaha kugeeyo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Күн бұрын
Basaasijirey SSC Kalafolto waa daboqoodhi waa in laga saara Laascaano waana tuug isaaq jeebka ugu jira
@KaderElmi-u1x
@KaderElmi-u1x 2 күн бұрын
LAMAANAN HELIN OO WUXU YAHAYBA ISAAQ MA YAQAANO KALAFUTO
@FaisoMaxamed-n6d
@FaisoMaxamed-n6d Күн бұрын
Kuwo kaloobadn baa buxa Marka kafejignada fadara idinka buxo waayo waxwalba wad soo dhaweyneysaan xataa ssc udhashay
@Faarax-y4v
@Faarax-y4v Күн бұрын
waa firdhiye walle runtaa. waa dayuus is qarinaya ama waa nacas laga caqli badan yahay 😢😢😡😡😡 firdhiye
@hawayamohamud9102
@hawayamohamud9102 Күн бұрын
Tolkeyow miyaadan ogeyn Raggi dagaalka Badar ka qaybgalay in Rasuulkeenu (scw) uu yiri loo qaban maayo qaladaadkoodu jaajuusnimo xiligii dulaanka MAKKA lagu ahaa. sidaa daryeed ayaan lee yahay Raggii Gooja Cadde ka qaybgalay madaxa ayay noo saaran yihiin qaladkoodana yaanan loo qaban. Free Macalin kalafooto. 🇸🇴💙✌🙏👏
@AaaJjj-h9e
@AaaJjj-h9e 2 күн бұрын
Macalin kalafooto waa halgamaa ee yaan lagu qaldamin xoriyadiisiina dag dag haloogu soo celiyo raali galina halasiiyo waa layaqaanaa cida fartu ku godan tahaye 😡😡😡😡
@yaskachannel3727
@yaskachannel3727 Күн бұрын
Ninkaa kaalafooto la leeyahay 5 bil kahor ayaan is iri dhagayso waaba dhamaysan kari waayey wuxuu ka hadlayey waxan kala garan waayey inuu mediyaha ku cusbaa oo aqoon daro haysay iyo inuu dadka laga aqli badan yahay uu ka mid yahay waaba dhamaysan kari waayey wuxuu sheegayey 😂😂😂 istaaqfurulah maalintii baa aragiisa iigu dambaysay maanta ayaan maqlayaa waa laxiray waa qofwayn howsha miidhiyaha hayska daayo😂kuma fiicna wiilku subxanallah
@AbdiSbeezo
@AbdiSbeezo Күн бұрын
Hadaanu nahay reer s.land waanu idinka raysanay huwanay ee halkiina ku ee kaada
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 күн бұрын
habaarkaagu kugu noqoay war ileen cadow dhulbahanta tahay adee dhulbahante burco bayba qabsanaya Alle idanki ee aamuus wuxi jaajusa wa laxidhayaye
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan Күн бұрын
Kala footo iska daa. A.madoobe, wariye A.razaq iyo qaar kaloo badan ayaa horgala ah. Sirdoonka S.land
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 күн бұрын
Waar meesha dowlada ayaa Joogta sharci baa kataliya Qofna kama weyna shariciga Hadan ✅✅ waxkasta cadowga kusoo gabanya markaa
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 күн бұрын
Halagamayasha kalafoto Waxa kukelifey waxaas Waa qalad weyn
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l Күн бұрын
Maxaa kaagalay dabaqoodhi Afka kalabax soomalilaan Gaalkaathy wase 😂😂😂
@AmalAil-m5q
@AmalAil-m5q 2 күн бұрын
War macslinka maxas loo xidhay waa nin halgamaa ehe ,war dhulbahsntow dherkadii iidoor hskubbilasbina dhexdiina ninkaana waa nin muhiimee sharafta hska qaadina .
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Күн бұрын
Fudayd badan baa ka muuqda Nin hadal yiri oo hadana hadalkii raali galin ka bixiyey maxaa loo cayesanayaa asagaba xabad kujiree
@AmalAil-m5q
@AmalAil-m5q 2 күн бұрын
Waa run waa firdhiya wuu diiday in iidoorka la weeraro oo ciidan la geeyo ceerigaabo isagaana dadka dhibta u keenay odayga waa in uu ka waantoobaa fal xumadan.
@rashidmusa4415
@rashidmusa4415 2 күн бұрын
Adoo mahadsan Dowladu way ku saxantahay inay qabato ruuxi shaki so galo Nin kana isaga shaki af kiisa isu soo jiday
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Күн бұрын
GERIKOOBE DAWARSATO
@SaleebaanCabdi-z7o
@SaleebaanCabdi-z7o Күн бұрын
Waar kaasi waxba maaha,,, ee Kan weriyaa sheeganaya waa basaas
@canbaro1696
@canbaro1696 Күн бұрын
Kana waa warkale ayuu keenay
@laylaxuseen-i7s
@laylaxuseen-i7s 2 күн бұрын
Abaal ma leh dhulbaante fiima quuje kaga quuse siday u galay harti
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 күн бұрын
macilin kalafooto waxa codkisa kamuuqata inu jaajus cad uyahay snm ee hala dilo
@FaisoMaxamed-n6d
@FaisoMaxamed-n6d Күн бұрын
Waxaas ader cidanku xaqa bey uleyihin ninkilaga sh i inlabaro iska adkeeya
@AbdiMohd-n5n
@AbdiMohd-n5n 2 күн бұрын
Dhulba.caqligii isaaq ayuu ka raacay
@ayaansaleeban5109
@ayaansaleeban5109 Күн бұрын
Calooshada ultimo
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Күн бұрын
You tubers dadka isku dirkooda iyo dhiigooda ka ganacsada fadlan alle ka baqa oo naftiina u tudha
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 күн бұрын
Laas caanood inaanu ujirno maad ogtahay dad badan Ayaa noogu jira waxaad SSCda ku sheegaysaan
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 күн бұрын
Sixiroole tuugo sixiroole tuugo sixiroole abaagdhe oroomada SNM 😱☠️💀💀💀☠️☠️☠️💀 ☠️💀🚀🚀🚀⛏️
@a-amir9174
@a-amir9174 2 күн бұрын
BEENAALE BEENTAAS WAAD KA QOOMAMOON MAALIN KALE
@FatimaSamantar
@FatimaSamantar 2 күн бұрын
Hasbunalahi wa ni maal wakeel.
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 күн бұрын
Labada dhanba basaasiin baa jooga waa normal.
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 Күн бұрын
Xassan weye ninka firdhiye xukuma!magalo dhan aya maqan kama hadli karo!,Hati aya lakala qeybiyey!Hada dhulos ayu kala qeybin ku bilbay!Manta hadey iska garan,mar kale ayad garan dontan!#
@MaxamedSiyaad-o4y
@MaxamedSiyaad-o4y Күн бұрын
Waar khayaaliga iskadaaya iyo beenta nankan aad kudhagantihiina iskadaaya haduu somaalilaan ushaqeeyo ilayn waa dawladiisii dhabta ahayde maxaa isaga ookaliya loobeesanayaa kuwo frabadan oo reer laascaanood ah oo dawlad brakiga xilal idiinka haya oo aad aaminsantihiin ayaa dawlada smaalilaan ushaqeeya ', xaqiiq iyo run hadaad doonaysaan laascaanood waa soomaaalilaan ninkaasina runtuu ku adimay laakiin kuwo badan oo idinka mid ahi hawshooda hoos ayay uwataan kolay markaad qoraalkan aragtaan reer mugyaroow waxaad kaga falcelindoontaan, waa iidoorkii , idinkoo uhaysta kalmad cay ah anagana waxay noogu fadhidaa macno wayn oo waxaan nahay duriyadii dunta iyo shaalka idinbray idinka tolkiin, aan usoo noqdo ujeedadii qoraalkaygan' waxaan kusoo koobayaa reer mugyaroow waxaad tiin ismoog:
@Mideye157
@Mideye157 2 күн бұрын
Maxay kula tahay in loo sameeyey sharciga horgalada.
@kaiseahmed1669
@kaiseahmed1669 9 сағат бұрын
Adiga iyo isaguba basaas ayaad tihiin
@hobiye
@hobiye Күн бұрын
ina adr wxba kamad halin
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 күн бұрын
Waryaan bidhaan media waa ka muuqataa in aad puntland u niic leedahay ......dhulbahante isma xukumi karo iyo walaalkaa kaa wayn maqal waa soo maqalay in badan cida tiraahdana waa la yaqaan kalb sitaa cashar ........ceerigaabo cidda hor taagan ka soo hadal taciis yahaw.......ma adigaa huba kalafooto wuxuu yahay
@AbdiMohd-n5n
@AbdiMohd-n5n 2 күн бұрын
Waan aragnay dhulbahante isaaq jaajuus u ah miyaad aragteen isaaq dhulbahante jaajuus u ah
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l Күн бұрын
Uff necbiyaa
@housseinfana5065
@housseinfana5065 2 күн бұрын
Warya warkaku wa kudafade weyn nagada beenta naag wanagsan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 күн бұрын
macalin kalafooto jaajus cad inu yahay ba kamuuqata codkisa ee ladilo
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 күн бұрын
Waa labaryaa waxa UU Cadowga ugu niikiyey Qofka mar Kef waa kadhicikara waa in la fetesho Waa la ogyahey dadbaa Lacag kaqaata Laakiin umaleynmaayo Awel inuukujirey Waa inrin wayn. Madaxdii Hadiiba shaki?????kuyimi
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 күн бұрын
@Bilekhyr xata hadi labaadho macalin kalafooto waxa codkisa kamuuqday inu qof damiir xunyahay oo dadnimo fiican lahayn sidu cerigaabo uga hadlay wain lagusi deyn dadka dhexdisa wa jaajuse
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
@Bilekhyr madax iyo mijoba waxad kashakidan iskaxaaqa oo iskanadiifa ileen snm ba 17 haysataye ee waxay u baahantay nadiifin si maamul nadiifa oo awood bafan uga hirgalo dhulka ssc khaatumo
@HALIMA7ALI-jo6xe
@HALIMA7ALI-jo6xe 2 күн бұрын
Waa runtaa arintaa
@bby6
@bby6 2 күн бұрын
Brother wa runta hadalki garaad jamac ilahay ha hafido inshallah o aha ssc khatumo waxa ku jira dad isku diraya hartiga dhexdiisa o wada puntland state o ad ugu dhow khatumo state inay la meel dhigan argagixisada snm o leh wa isugu kaya mid maamulada garoowe and hargeysa way bilaabeen shekadas hada runti
@AminaGAli
@AminaGAli Күн бұрын
Puntland + qaar dadkeeda iyaga bilaabey ineey af- lagaadeeyan maamulkii Ssc-khaatumo ee cusub oo u baahnaa garab istaag marka halkaas waxaa ka muuqata in Puntland markey aragtay in reer khaatumo yeesheen maamul ugaara iyagoo filayey inaanu ka mid noqono eey ka xumaadeen saasna xumaanta ula dabajoon xumaanta iyo wax kasheega khaatumo iyo Madaxweeynaha Firdhiye annaguna shaas baanu ku heeynaa
@bby6
@bby6 Күн бұрын
@AminaGAli adi qof meel dher wax ka arka matihid runti waxa isaga ka qaldan puntland state iyo dowlada dhexe a u hogamiyo Hassan marka dowlad muqdisho ba aqoonsi bixisa a ta ogow puntland wax kaga xiran ma jiran a aqoonsi ka raadso muqdisho my sister
@bby6
@bby6 Күн бұрын
@AminaGAli maxay ku tari karan puntland state ayaga iyo maamulka muqdisho a u hogamiyo Hassan ba dagal ka dhexeya marka khaatumo wa in ay lasafan Hassan sheakh o ay uga hiilin deni deni iyo waxa is haya Hassan reer khaatumo wa in ay dhexdhexad ka noqdan
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 2 күн бұрын
Asala laga sugeyn qeeyr qof feeroweyn
@shadiaali2750
@shadiaali2750 Күн бұрын
Waar doqonyow Afka jiirka ah lihi Sixirka idinkaa ku shaqaysta ilmo shaydaan caabudow Wataad Abwankini sadqyeseen si aad gojacae u xoreysaan qofku waxa uu yahay buu ku moodaa , sixirku waa shaqadiina ma sidiinaad na mooday ina faaliye dheerow? Baalayo kula ilko dheeraatay wuxu waaa bukaan socod beenaale ah
@AadanAbdi-om6kt
@AadanAbdi-om6kt 2 күн бұрын
Asc Cukashoow Armey Abiigadho Armuu Wax Usameyay Nimank Quraan Aqrista Kudheh
@AbdiMohd-n5n
@AbdiMohd-n5n 2 күн бұрын
Kalafooto haday xireen waa abaallawaa
@AAA-bb5xc
@AAA-bb5xc Күн бұрын
Kala Foote. Haduusan. basaas ahayn. Waxbaa Ka khaldan. Maskaxdaa. Laga gumaystay. Waayo Clip kii. Uu soo duubay maalintii dhawayd. Laba jeer buu jamhada. SNM. Wuxuu ugu yeeray. Ciidanka. Qaranka. Kkkkkkk Ciidanka qaranka. Xagee joogaa. Waa. Jamhada falaagaa wuxuu uguvyeerayaa. Qaranka. Maxaa Ka khaldan odayga
@aminamohamed8227
@aminamohamed8227 2 күн бұрын
Waryaa beenta iskadaa
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 күн бұрын
Waxaan jadiila xiray maxaa naga galay
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 күн бұрын
Beenta illaahay kugu cadaab
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 Күн бұрын
Was been
@maandeeqessa1012
@maandeeqessa1012 2 күн бұрын
Free kafafooloto
@Global.Nature1
@Global.Nature1 2 күн бұрын
Doqono dhubahantee faraha kala Bax
@SacdiyoAden-j3v
@SacdiyoAden-j3v 2 күн бұрын
Dhulbahaantee waa wada horgal Somaliweyn iyo Daarood wuu idin bartay aqas🤮🤮🤮🤮
@Bilekhyr
@Bilekhyr Күн бұрын
Ninkani isgaa leh katilayaa dhulbahante adigu xaaranta tuugada thy Oroomaday
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 2 күн бұрын
Dhulbahante in loo taliyo maahane iyaga isma indho buuxiyaan ee waa in uu arrintooda Daarood ka tashado!
@User2-y6u
@User2-y6u 2 күн бұрын
Somalida runta ma jecla free kalafoto firdhiye dhiiqo cagaha kula jiraa
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 2 күн бұрын
Ana so dubey Karlfutoo
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
MAXAABIISTII HUWANTA OO LA SII DAYNAYO SALAMAAD DAAWO
11:44
waridaad TV
Рет қаралды 3,1 М.
Deg deg Dagaalkii Doolow oo lagu kala adkaaday Waftigii Jubaland oo .....
16:02
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН