XAFLADA SOO DHOWEYNTA HIBO NUURA LONDON UK 2018

  Рет қаралды 142,566

SomaliSwiss

SomaliSwiss

Күн бұрын

XAFLADA SOO DHOWEYNTA HIBO NUURA LONDON UK 2018
SomaliSwisstv.com, SomaliSwiss.info
#SUBSCRIBE #SOMALISWISS

Пікірлер: 51
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 4 жыл бұрын
Edo hibo nuura, edo maryan muursal, edo feynus sheikh dahir much love y’all 🥰 R.I.P edo sado & edo Maagol
@husseinyasin6466
@husseinyasin6466 4 жыл бұрын
Waa bilaa qabiil fananatii hore one love waxan danbe waa ilameerayso
@AnfacD
@AnfacD 11 ай бұрын
Masha Allah waa Afarsano Ka hor Aniga lakiin Aniga maanta aan Arkey. waa mahadsantihiin Kuligeenba. Hibo Nuura Mahadsanid. Waa mahadsantihiin Dhamaantiin. Somaliaswiss Mahadsanid. Ilasoo xiriir.
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 11 ай бұрын
Aduunyo waa yeh fantan waa fanintih berih samadkih Markah han arkoh faynus shekh dahir iyo qamar cabdulahi harawah iyo hibah maxamed gudon waaxan soxastah riwayadih hablayahow hadmad gursan dontan garhan waxa hastah faynus siday han jirtay iyo matah siday tahay waa aduunyo iyo qamar harawah Iyo sadah cali ilahaay hanaxaristo Markah rabih hasiyo fanentanah ankuh fanoh cafimad iyo ximrih dheer rabih hasiyah kuligod oo jogah gobtah laguh sodhaweyay hibah maxamed gudon kuligin waan idin salaamey kunoladah farxad iyo cafimad waar tah amiin
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
WA.SAHAL ABDI JÒOGA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 Жыл бұрын
These are the national artistes brought up by major general Mohamed Siad Barre,so they don't know tribalism, nepotism, isolation, inferiority, complex and discrimination against one another!On the other hand, look how they are satisfied with one another....... This is the legacy of Somali supreme revolutionary Govt led by General Mohamed Siad Barre,a patriotic leader who loved his country and people............ Honourable people have come together enormously in Britain, really it's amazing,but no matter destruction happened the country, Somalia where it used to be so beautiful in the halcyon days! Thank you so much from the bottom of my heart ❤️
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Жыл бұрын
Masha allah guuleyso bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏
@farhiaismail3629
@farhiaismail3629 4 жыл бұрын
Mother of love hibo maxamed gudon hibo nura
@Simanshop-pj1jz
@Simanshop-pj1jz 5 ай бұрын
Hooyadi fanka Hibo nuure
@ahmedabdirahmanofficial5547
@ahmedabdirahmanofficial5547 5 жыл бұрын
Hooyo hiba nuura cimri io caafimaad hooyo mcn😍😍🔥🙌🙏
@osmanvilla6669
@osmanvilla6669 5 жыл бұрын
Wow wankahelay sodaweynta ruuntii si wacan bay USO daweyn manshallah
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 5 жыл бұрын
Wooow mansha Allah Hibo Nuuura Hoyo somaliyed hoyadi fanka Hobaladii waberi
@fadumomohamed2857
@fadumomohamed2857 5 жыл бұрын
Ķkkkkkkkkkkkkkkkkk hooyadii fankak hiba nuura ilahay waxan ka baryayna sharaftii ad lahayd kuwa leh in ilahay nasiyo kuwa manta fankii xumeyayna ilahay hasoo hadeeyo
@farhiaismail3629
@farhiaismail3629 4 жыл бұрын
Hibo nura edeb iyo aslub wanagsan ilah u dhaliyey mamo culus waye
@nabihaali7902
@nabihaali7902 5 ай бұрын
Machaalah allah ha nixiftiyo l love you
@wadadaguusha1863
@wadadaguusha1863 5 жыл бұрын
mama hibo waxa ka muuqata sifidii hore ee ahyd musig iyo hees danbe unoqonyn inay ka baxdy fanka mean
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
YAAAAA WAA. YEEE
@qaliosman4128
@qaliosman4128 5 жыл бұрын
Halkaan waxaan ka salaamayaa fannaaniinteena waabari iyo kuwa dhexe iyo kuwadanba iyo abwaniinta iga gudooma boqol iyo tobonka qoraanka cadadiisa kuwa dhintay allaha u naxariisto kuwa xanuunsana allaha caafiyo kuwa gallana allaha badbaadsho meelkasta oo ayjoogaaba iyo bolshada meelkasto oo ayjoogaanma wadankeeniina allaha nabad iyo barwaaqo noogaga dhigo calooshoodana burcad allaha iskumariyo cadoowbaa nogojiree allaha nagabadbaadsho aamiin aamiin wariyayaasha waxaan ka codsanayaa in aad u hiilisaan dalka,dadka,diinta oo aadan noqon dhuuntood racayaal xaaraanta cuna u shaqaysta aaqiradiina intaas ayaan idiinka codsay illahay ha,idiinka dhigo kuwa xaqa u hiilsho aamiin aamiin.
@axmedsitiin5610
@axmedsitiin5610 2 жыл бұрын
Dadkii wanaagsanaa ee aan aqoon Reer iyo qabiil midnaba
@aliabdullahi5661
@aliabdullahi5661 3 жыл бұрын
Masha alah Walalaha isjecel
@saidabdi9782
@saidabdi9782 Жыл бұрын
Très belle rencontre des stars somaliennes
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 2 жыл бұрын
Hibo nuuro illah ha ikaadaayo
@deeqoadan3108
@deeqoadan3108 3 жыл бұрын
Allha hana xafido
@sulaymaancabdigaascali1168
@sulaymaancabdigaascali1168 Жыл бұрын
Allaha dhawro
@ahmedawilhirsu4861
@ahmedawilhirsu4861 2 жыл бұрын
Subxaan waar waa waayeel ee sow dayaan durbaanka iyo laqwiga
@mohaaliofficial6283
@mohaaliofficial6283 5 жыл бұрын
Mom hibo nuuro mom maryan mursal iyo mom an ku faano feynus shiiq daahir adinma waayo cimri dheer
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 2 жыл бұрын
IYO SIIDEED UU.GAAR TAA QABIILADAA UGUU WAA WEEYN SOMALIIDA SIIYAASADA NAA AWOOD KU MAA LEH
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Жыл бұрын
War ordoo xijaada dad waawayn Baad tihiine
@osmanvilla6669
@osmanvilla6669 5 жыл бұрын
Si fican bay iso daweyen mama hiba nuura
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 5 жыл бұрын
1991 wixii ka horeeyay somaalida noolada walhi dad jira allayacisig kuligiina
@kafeyacabdulkhaliifcabdulq7270
@kafeyacabdulkhaliifcabdulq7270 5 жыл бұрын
Waaw
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 2 жыл бұрын
GUDABIIRSII ISMAA WEELIIN AYAA DASHAA TEY
@ruunfarah6919
@ruunfarah6919 5 жыл бұрын
Fanan inkasto gabdhaha kumaba ficne hadane kuwi hore iney kudastan aficnanlehed qabil malehen igaya walalo ahaa qabil makala laha ilahada iyaga walalo ah lkin kuwa hada shacabki iskudiraya yimid
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 2 жыл бұрын
KOL BAA MEEL UUN HAA DURBAAN HAA TUUN
@farhiaismail3629
@farhiaismail3629 4 жыл бұрын
Cisag Heskan tiyatar ka lagu furi jiray walalaha an hanuninay halkan waxad u timaden wad naga heleysan cawad naga heleysan
@xafsobashiir1260
@xafsobashiir1260 5 жыл бұрын
Faynuuus tageeraa ku ahay waxan ku xasuusta kabo weyne kkkkk
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Fanan sacbis cunada waxu ukala laha guri iyo goob shaqo
@abdirahmansaidbaafo5719
@abdirahmansaidbaafo5719 4 жыл бұрын
Wani jeclhy waberi
@dhdowlad
@dhdowlad 2 жыл бұрын
Kooxdani baroordiiq bay ku jiraan... waa dadkii wadanku ka dumay.... Iska ooya ilaah baa idiin maqane..
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Cunada noolamaogolan jirin iney medtahay oo lagu kor hadlin yaranteen cunada kadib lashegeyn jiray cakis dadkalena kuma faristaan sida jawan cuno kujirto aba gasac inagana kumakor hadalno nin weyn dhariga wakasuga ninyarna saxanku kasuga
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
BOQOORADA CALAACALKA
@makoahmed7175
@makoahmed7175 5 жыл бұрын
Oo ya Allah I think odaygu uu hilmaamay wuxu dhahay 1986 11Jir ano ah wuu ka dhigay inu dhashay 1975 kii لا الله الا الله محمد رسول الله I think the old man lost his mind he said he was 11years old 1986 so he meant he was born 1975
@dahabodahabocadey6081
@dahabodahabocadey6081 5 жыл бұрын
Mash allha maamo feynsu shiq dahir
@dahabodahabocadey6081
@dahabodahabocadey6081 5 жыл бұрын
Maxan jeclahaeya mehaeya
@adamyusuf8033
@adamyusuf8033 4 жыл бұрын
Mako Ahmed he said 1968 kun sagal boqol lixdan iyo sidede
@osmanvilla6669
@osmanvilla6669 5 жыл бұрын
Hestaan magecada xagen kaheli kara
@quensamra7989
@quensamra7989 5 жыл бұрын
Xidig baa ladhahaa hibo nuuraa qaada boowe
@noormukhtar861
@noormukhtar861 5 жыл бұрын
Good Mncjsgh cbo
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 5 ай бұрын
she deserves.
Hodan Abdiraxmaan oo Ka yaabisay Hibo Nuura & Xusuus ay galisay
9:15
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 9 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Faynuus Sh Dahir oo Minnesota si heer sare ah loogu soo dhaweeyey.
7:25
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 222 М.
XASAN ADAN SAMATAR IYO KOOXDI WAABERI OO IS HELAY KAFTAN IYO QOSAL 2019
20:33
Barnaamij Hobalada Waaberi By Baafo 27 10 12
25:18
Baafo Media
Рет қаралды 235 М.
Caweyska Washington: Qeybtii labaad ee wareysiga Hiba Nuura
26:47
JUG JUG MEESHAADA JOOG PART 10 DHAMAAD HD
26:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 490 М.
Qamar harawo waraysiga qeybtii 2aad oo xiiso gaara ah leh....
24:26
Somali skytv 24
Рет қаралды 36 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН