Daawo Xog Cusub Iyo Xaqiiqooyin Horleh dadka Kujira Godkan Baadhitaan Socda iyo Qoslaaye Sida Laguqa

  Рет қаралды 119,148

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@fahmoyousof1745
@fahmoyousof1745 7 ай бұрын
Ilaahow qaatumada qayr noogu dhamee, Alaahu Akbar.
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 7 ай бұрын
Wadanka filinadii holywood baa kasocda alahuma najeynaa
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 7 ай бұрын
Waan dhagasanaynaa annagu, awalba waan tuhusanayn mooryaanta ciidanka laga dhigay.
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 7 ай бұрын
Subxana allah, waa qowlaysato ciidan laga dhigay.
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 7 ай бұрын
Muuqiisa.ayaa na dhibaya.qoslaaye.in.xabad.lagu.dhufto.maaha.wuxuu ku haboonaa.in.jidhkiisa.marba.in.lajar.jaro
@xaliimoyusuf9452
@xaliimoyusuf9452 7 ай бұрын
SUBXANA LAAH ALLOW NA ASTUR
@seed3966
@seed3966 7 ай бұрын
🎉🎉🎉 nimankan galoo kaadiyo wararka hala sugo dad dowlada ka madax banaan baarista haloo diro fadlan😮😮😮😮😮
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 7 ай бұрын
Dowlada fudkas hala faqo ayan dihi Laha Waa masha ayku ridan waa dagar qabe wacalkan carabka wan Qoslay intan Ladilin halaga shagsiyo inta qof ah u masha u kuriday
@AaminIbrahim-fd5ki
@AaminIbrahim-fd5ki 6 ай бұрын
Saaxiiba aayanta lakuma arkiina xaaga ka dhaacadaye
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 7 ай бұрын
Somalida adana maha waa danyeer weliba way ka sii liitan danyerta xaqiiqdi
@rawihassan8615
@rawihassan8615 6 ай бұрын
ilahey ayaa idiin fashilay film mey ka sheekeynayan qashuuc dhan malaha ya rabi 😢
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 6 ай бұрын
Balokuqadey okiyaaluba I xiratey warkatuura okiyaalaha tuugadhigyacabkaa!!!!!!
@ابوصابرالجيلاني
@ابوصابرالجيلاني 6 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@abdulahiabdirahman2548
@abdulahiabdirahman2548 6 ай бұрын
WAXAN MORYANTA AH WAJIBKODA HALA MARSIYO XAARANTA
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 6 ай бұрын
الحمد الله رب العالمين allahay ba xaqa maqarsomo fashiliyey
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 7 ай бұрын
Naag uur lahayd ayaa jirtay oo ceelkaas ku dhacday iyadoo xaabo u doonatay meesha wana laga soo saaray. Waa tii odayaal aay ka soo saareen islaantaas uurka lahayd wan ognahay oo waa lasoo daayay hadda ka hor. Ilknse waxaa macquul ah in dad kale lagu riday.
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 7 ай бұрын
Qoslay ila iyo hada warbixin Lagama hayo e hala warasto dadka waxa daman jiray waba asaga
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 6 ай бұрын
Ceelkaan la soo qufi maayo sababtoo ah dad badan oo madax ah bey galaafanaysaa oo madax ah xassan sheekh maxamuud dilkii marxyymada ikaraan wuu ka aamusay
@deeqoqoreey
@deeqoqoreey 5 ай бұрын
My ikraan waxaa lagusoturey keysaney kadasheda lagu sotuurey kaaraan
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 7 ай бұрын
Mooriyaan
@hibo7569
@hibo7569 6 ай бұрын
Subxaana-laah Subxaana-laah on donne le pouvoir ce gens là❓️❓️❓️❓️ Subxaana-laah 😪😪😪😭😭😭
@kaamilwarsame
@kaamilwarsame 7 ай бұрын
Tuugo. Tuute loo galiyay ayaa taliye la dhigay
@saynabcileeye1958
@saynabcileeye1958 6 ай бұрын
😊😊🎉🎉😢😢😊😊😊ok
@subeer284
@subeer284 7 ай бұрын
Waaa dil
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 7 ай бұрын
GODKA.maxaa.loo.fiqi.laayahay? .So.qarsoodi.ah.ayaa.larabaa.in.looga.saaro.lafaha.si.aan.sirtaa.loo.helin
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 7 ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh
@nafisamohamed3469
@nafisamohamed3469 6 ай бұрын
Nimankaan qashuuca maxaa ka qaaday Subxanalaah
@UmmuCaaliyah
@UmmuCaaliyah 6 ай бұрын
Qashuca waxa keena inaa damiir Bani adanimo ledahay Sido kalena aad allah kacabsinaysid Manimanka halka nin e xataa xolihi kaqaten iska sidaynwayen Maa naxariis iyo khashuuc kasugee yaab😢
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 7 ай бұрын
Ninvfaraxsan oo qoslaya kan weye lacag eeba katustay nafdhan bay goyen dhiig Muslim maba naxayan
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 7 ай бұрын
Godkaas nesa yaan loo deren aa melatarega iyo xamsa habaaran waayo dadkee duugay wax kasta kafelo eswaar halaga qabto waa seereyaas irenkaan
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 7 ай бұрын
GODKA.haayada.nisa....wax.bay.ka.ogtahay.waxayna.rabtaa.in.dad.loo.diro..oo.laga.saaro.lafahaa.si.loogu.guul.daraysto
@KabtanNaani
@KabtanNaani 7 ай бұрын
Ikaan xiliga lawaynayay qoone ciidanka sh/hoose joogo ahaa ciidanka metariga xasan jamici istaaf u ahaa weerarka ceel saliini ka bad baday ragii taliye xasan jamici so bad badiyay ka mid ahaa bastar tahay maskìnka qoone lashurqoli idinkana fuusta ku riixeysaan nin yar laguma digto cawaan fiyuus radinayo tihiin wax xog aad uma uso gudbisaan majirto kali dhacdo ku qarabatan saxafada barasho rabtaa ninyow ka dhamow wìilasha iygo toodii qoorta ugu jitto.😢
@Amina-m3h
@Amina-m3h 7 ай бұрын
❤e11Wr
@june6206
@june6206 7 ай бұрын
Ma dhagar qabad qabyalad ku dufaci khamri caba akhiro Yan lagu eating la danbi bad tahee
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 7 ай бұрын
GODKA HALA FAQO.HADAL BADAN.DAN.BAA.DHAANTA
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 7 ай бұрын
Godkii waa laqarxiyey sirta san loo helin
@SakariyeMaxamuudismaacil
@SakariyeMaxamuudismaacil 7 ай бұрын
​@@HalimaCumar-kk9cwma intaan kiiskaan la galin ka hor mise kadib
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 7 ай бұрын
Somali way isku iban beeshay dawlad kama jidho mesha morgan rabto in madax hadu shacab wayo wax maqaban karo haduna aheyn nin aad u adag siyad bare muxu wax hayay wan layabanan markas dawlad sidasa unba somali istahisha xayawan weyan
@ima6291
@ima6291 6 ай бұрын
Dadkan tali somali iyo mid kalaba waxba lalama wadagi karo qoladan ee soomaaliyey u tashta wdnkan lagamahee sabrikaree muqdishe nbd maba yaqanaanba sidaney nolol fcn modan ay wdnka ku hayaan
@subeer284
@subeer284 7 ай бұрын
Waa dil
@ZahraAbdullah-nx1lt
@ZahraAbdullah-nx1lt 7 ай бұрын
SUBZAAN ALLAAH QOF AYAA KUN LAGU QAADANAYAA SILOO DILO WAA UMAD BAHALOWDEY
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 7 ай бұрын
in si degdega.godka.loo faqo.ayaa.meesha.taala.Arintaa.maxay haayadaha.hawshan.lihi.uqaban.laayihiin
@maxamedhoreeye2191
@maxamedhoreeye2191 7 ай бұрын
Asc
@edmonton3610
@edmonton3610 7 ай бұрын
War ceelkaan Maxaa lobari la yahay war ceelka bara waxa mesha kasoo baxo aan oganee
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 7 ай бұрын
M.sanid .
@bisharcabdi4376
@bisharcabdi4376 6 ай бұрын
war too ray hala gu dilo waxaba
@fauziaali9452
@fauziaali9452 7 ай бұрын
By u
@YahyaAbdi-z9s
@YahyaAbdi-z9s 7 ай бұрын
Views radis dadka kadamoow nio
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 6 ай бұрын
Balokuqadey okiyaaluba I xiratey warkatuura okiyaalaha tuugadhigyacabkaa!!!!!!
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 28 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 309 МЛН
I Turned My Mom into Anxiety Mode! 😆💥 #prank #familyfun #funny
00:32
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 68 МЛН
XIZBULLAH OO HUB CUSUB SOO BANDHIGTAY ISRAEL-NA KU WEERARTAY
23:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.
Faah faahin Khasaaraha dagaalka Gelbedka Sitti & Jabka Canfarta
30:05
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 28 МЛН