Dabeecadahan Badal sanadkan 2023

  Рет қаралды 41,196

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Жыл бұрын

Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
t.me/XaliyeAli
Apple Podcast : podcasts.apple.com/us/podcast...
GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
........................................................................................................................
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

Пікірлер: 135
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Жыл бұрын
Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir. t.me/XaliyeAli
@abdilahifatah3802
@abdilahifatah3802 Жыл бұрын
Xage kala soo xidhidha macalin
@HazooMedia
@HazooMedia Жыл бұрын
waajooga ustaad
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 Жыл бұрын
Link aad reply usoo gashay link lasocda kudhufo walaalo xgaz ayaad kala xidhiidhi kartaa
@waxiid3759
@waxiid3759 Жыл бұрын
1-Waa inaad iska goysid cabdi qasaara yaasha sxbada aan waxba nolosha kugu so kordhinayyn 2- qodobka labaad ee gadaal kuu dhigay EXCISE LA AANTA 3- inaad ku noolatid wixiitagay ama wixii tagay 4- qodobka ugu muhiimsan WAA INAADAN SEEXAN. Ama DHAFARKA. Noqo qof productive ah; 5- inaadan cunin cunto wanaagsan. 6-Dib u dhigashada; how lada muhiimka ah FG. Awoode iska daa dabeecadaha aan soo shegnay hadikale cabdi qasaare noqon. 5-
@saidmohamed2052
@saidmohamed2052 Жыл бұрын
Xaliye waxaad ka hadashay xaqiiq balse halmid ayaan ku dari lahaa oo muhiim ah waa in aad rabi ku xirnaatid oo uusan daciifin iimaan kaaga!🙏😊
@abdinasirsuxufi4821
@abdinasirsuxufi4821 Жыл бұрын
Ku xidhnan Allah waa muhiim
@waleedabdi2174
@waleedabdi2174 Жыл бұрын
Ha ilaawin Xaga diintana ku baraarujisid dadka macalin thanks
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 Жыл бұрын
New year, new life, new you and new fresh start so that move on and forget about the past simple.
@kafogowfiraqadadhexgaldadka
@kafogowfiraqadadhexgaldadka Жыл бұрын
Ingiriisi maaha cilmi ee waa luuqad lamid afsomaliga kudadaal dadkan isku luuqada ah inad kula hadashid afsomali
@mustafamohamed356
@mustafamohamed356 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal taladaada wacan Alle hanagu anfaco Aamiin Aamiin Aamiin
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 Жыл бұрын
Good adviser
@Zizey
@Zizey Жыл бұрын
Brother all that u talked about are all the delicate and prime points.Thanks brother Just to add on the 7th point 7)God and Islam
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
Dhalinyarada waxaa wanaag san iney iska daayaan siigada waa caadada ugu xun ee qof yeesho sababtoo ah way adag tahey inaad joojiso marka waa iga talo mar danbe ha sameyn hadaad rabto inaa horu mar gaarto 2024 in sh allah.
@kowsar39
@kowsar39 Жыл бұрын
Xaliye waan ku taageero ayaan kuu ahay ❤️💯
@crizakmuktar3478
@crizakmuktar3478 Жыл бұрын
Mr.xaliye Your vision is clear and strong like Eagle 👍 and I support you your suggestions Keep going pro 💪 You are Real man
@user-jn6bg5xh6z
@user-jn6bg5xh6z 7 ай бұрын
Xaliye wad kumasan tahay dirigalintaa d na dirigalisid waxaana kufarax sanahay inaan ahay ardaygaaga tankiyuu
@kimyoung8864
@kimyoung8864 Жыл бұрын
Inshallah guul 2023 boss 😊
@suusmagaalo1991
@suusmagaalo1991 Жыл бұрын
👋 HI PROFESSOR ABDISAMAD ALI (HALIYE) HAPPY NEW YEAR 2023 TODAY 01JAUARY2023 MORNING👈🏼
@shimaliyoutube4092
@shimaliyoutube4092 Жыл бұрын
Thank's teacher of solution
@mustafexasan3011
@mustafexasan3011 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@yahyehasan5132
@yahyehasan5132 Жыл бұрын
Mahadsanid xaliye
@mrxamud5716
@mrxamud5716 Жыл бұрын
mahadsanid macalin
@calimuuse798
@calimuuse798 Жыл бұрын
Alaheey ka allah kuma jiri aniga xaliye l
@yuusuf2233
@yuusuf2233 Жыл бұрын
Guulayso teacher
@mahdisamatar8469
@mahdisamatar8469 Жыл бұрын
Masha allah barakallah ustaad xaliye
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo Жыл бұрын
Allaah ku xafido
@cumarxakameeye3097
@cumarxakameeye3097 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo Жыл бұрын
Ustad mahdsanid
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad or teacher
@haniabdi4026
@haniabdi4026 5 ай бұрын
Xaliye niyaaw anu dhowrjeer ayaan hadaladaada maqlay in badana kulamaan Socon habeenbaan si caadi ah kuu dhagaystay run ahaantii inaad waxa gudahayga ku jira aadka hadlaysaan moodayay runtii wakhti aad uyarna wax badan ayaad mooraalkaygii iigu soo celisay markaa waxaan rabaa inaan kaala tashado arimahayga
@maxamedahmedisma2740
@maxamedahmedisma2740 Жыл бұрын
Thanks ustaad xaliye
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
Aad iyo aad u mahadsantahay ustaad.
@Sh_mustafa_fans
@Sh_mustafa_fans Жыл бұрын
thanks ustaad
@Ali-mc2vq
@Ali-mc2vq Жыл бұрын
Mentor may you put these videos on your Facebook page . Because it can help a lot of guys . In my humble opinion.
@muscabmaher7488
@muscabmaher7488 Жыл бұрын
Somali maku dhibaa awoowe
@hassandj133
@hassandj133 Жыл бұрын
@@muscabmaher7488shaqo laan maa Ku Haysa adi Qof wuxuu ku hadlayo ?
@samatarxaragoode4948
@samatarxaragoode4948 Жыл бұрын
Great advice 👏🏾👏🏾👏🏾
@Short_lady
@Short_lady Жыл бұрын
@@muscabmaher7488 wuxuu leyahay , Xaliyoe videos kan miyaad soo dhigtid facebook waxay caawin lahayd dhalin yar badan
@abdirahmancade2078
@abdirahmancade2078 Жыл бұрын
Thanks. Teacher xaliye👋
@Abdikafi24
@Abdikafi24 Жыл бұрын
Insha aLlah I Will Reach my Goal This year ✌🏻
@Calawi__143
@Calawi__143 Жыл бұрын
Mahadsanid maacallin insha allah sanadkan wan howl galayaaa🥺
@abdulkhaliqhassanmohamed5717
@abdulkhaliqhassanmohamed5717 Жыл бұрын
Thank you teacher 💪🏽💥
@Noisnshmsjs
@Noisnshmsjs Жыл бұрын
Allah ku xifdiyo macalin
@adansiyad4665
@adansiyad4665 Жыл бұрын
Thanks for your beautiful advice brother 😍
@DonKarlo-si9ce
@DonKarlo-si9ce 8 ай бұрын
Tankis br
@hashimmahadyusuf
@hashimmahadyusuf Жыл бұрын
Keepgoing Teacher Xaliye
@Yusu198
@Yusu198 7 ай бұрын
Thank you awowe
@abdulahimohamedhormar4044
@abdulahimohamedhormar4044 Жыл бұрын
Xaliye adan warka kusokobo mahadsanid
@Ahmeddollar
@Ahmeddollar Жыл бұрын
Thanks teacher 💯
@medkasim3189
@medkasim3189 Жыл бұрын
Thanks Mr xaliye go forward
@axmedcumar3193
@axmedcumar3193 Жыл бұрын
thanks teacher🙌💯
@zakdav6971
@zakdav6971 Жыл бұрын
Love the new contents style. Thanks for the advises.
@hasanalio7412
@hasanalio7412 Жыл бұрын
Tnx xaliye
@ayanmohamed134
@ayanmohamed134 Жыл бұрын
Thanks walaalkiis.
@kaficcabaas8372
@kaficcabaas8372 Жыл бұрын
Thank you 🙏✊
@jaabiraxmed9219
@jaabiraxmed9219 Жыл бұрын
Macalin xallye arday wax barashada ka haray kaso hadal 🙏
@ahmedtaylor3138
@ahmedtaylor3138 Жыл бұрын
School aad in lagu dhaho maa sugee?
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 Жыл бұрын
Thanks coach
@husseinabdi6396
@husseinabdi6396 Жыл бұрын
Waan jeclahay videoga xaliye mana kadaalo
@abdirashiidhuseinaxmed8503
@abdirashiidhuseinaxmed8503 Жыл бұрын
Thanks teacher xaliya
@hamisare5520
@hamisare5520 Жыл бұрын
The real great teacher
@moumin399
@moumin399 Жыл бұрын
Asc wan ku salamay Dr: xaliye wa Moumin geudi o frm Djibouti
@MrMoha23
@MrMoha23 Жыл бұрын
Yes absolutely
@alcadaalanuur283
@alcadaalanuur283 Жыл бұрын
thnks my teacher🙏
@heegaalechannel6247
@heegaalechannel6247 Жыл бұрын
Realy motivation.
@abdilahifatah3802
@abdilahifatah3802 Жыл бұрын
Good teacher lesson
@maxamedsomaali
@maxamedsomaali Жыл бұрын
Macalin wax walba oo aad meesha ku sheegtay aniga ayay iga hadlayee markalagareebo naag iyo wixii lamida ...dhafar ..baribaan qaban shaqada .. gym oo aanan aadin inshaa allah waan isbadalaayaa caacalagabilaabo. Waxaan ahay arday kadhigata cashiradaa magaalada jigjiga macalin noolli kulantee
@nimcoxuseen3449
@nimcoxuseen3449 11 ай бұрын
horad usocona
@Kingramesh11
@Kingramesh11 Жыл бұрын
Thanks macalin ❤️💪
@kafogowfiraqadadhexgaldadka
@kafogowfiraqadadhexgaldadka Жыл бұрын
Mahadsanid macalin dheh Waa luqadeena hooye
@torkipoi6924
@torkipoi6924 Жыл бұрын
Neo dhinca sports ka master bAn AhAy balse cabdi khasarayshA AyAn noloshydA kasAriyA iyo sido kLe dib udhigashAda madsanid the goat xAliye🙏🙏
@somalia_252
@somalia_252 Жыл бұрын
new yearr newa chanes 💯
@AhmedMohamed-pp1rb
@AhmedMohamed-pp1rb Жыл бұрын
Legend wallaahi
@xaamud687ahmedgeedi4
@xaamud687ahmedgeedi4 Жыл бұрын
HoraY usoco macalin
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Жыл бұрын
Guuleso moalin xaqiiqda no sheegta thankz fv ii thy
@abdihakimereg
@abdihakimereg Жыл бұрын
Sida aan hal wax u samayno ayaan wax walba u samaynaa.
@shuceebmaxamed6025
@shuceebmaxamed6025 Жыл бұрын
M.a
@Abdul1842
@Abdul1842 Жыл бұрын
Wanku salamay awooow, ku mahadsanid wax sheega waxtarka leh
@jeldano19
@jeldano19 Жыл бұрын
Maalin xaliye these programme is very important to the society iLike it keeg going xaliya official team
@dmohamed
@dmohamed Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay macallin, wax badan ayaan ka faa'iiday muqaalkan.
@haniabdi4026
@haniabdi4026 5 ай бұрын
Markaa dhibka I haysta inaan kaaga waramaan rabaa
@Forexsom
@Forexsom Жыл бұрын
First comment… keep going ustaad
@muhamedsamater3863
@muhamedsamater3863 Жыл бұрын
Level up 👆
@abdirahmanhurre9023
@abdirahmanhurre9023 Жыл бұрын
Baaba xaliye 1M subscribe ayaad u qalantaa.
@keynanali6827
@keynanali6827 Жыл бұрын
Aqon yahan wakhti aan ubahna Ayu iso gaaray 😢❤❤❤
@Saeed4K
@Saeed4K Жыл бұрын
Good advice xaliyee 💪🏽
@sakegs5255
@sakegs5255 Жыл бұрын
Teacher waa kuwata🥰
@hashimaxmed
@hashimaxmed Жыл бұрын
My new year
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 Жыл бұрын
Wcs 👍
@hassanmahamett6186
@hassanmahamett6186 Жыл бұрын
ᴄᴏᴀᴄʜ ᴛʜᴀɴᴋᴢ 🥰
@samatarxaragoode4948
@samatarxaragoode4948 Жыл бұрын
Hurdada Qura haduu qofku ku dadaalo waxaa Hubaal Ah in Noloshaadoo dhan ay si toos ah inay isku badasho. 10pm ugu danbeyn Seexo!
@adansiyad4665
@adansiyad4665 Жыл бұрын
Xaliye podcast xaliye podcast Xaliye podcast xaliye podcast Xaliye podcast xaliye podcast Xaliye podcast xaliye podcast Xaliye podcast xaliye podcast Xaliye podcast xaliye podcast Xaliye podcast xaliye podcast Move on bro we your supporters and we will be💌 Wish you flying progress and non stop promotions
@mohamadshiine89
@mohamadshiine89 Жыл бұрын
Nin Yahho waxaad Haysa Fikiro Iyo Qaab Nololeed wax Tar Leh.
@abdinasirsuxufi4821
@abdinasirsuxufi4821 Жыл бұрын
Macalin wad mahadsan tahay balse Cibaadadana kala hadal dhalin yarada
@SoomaneSoomane
@SoomaneSoomane Жыл бұрын
SAXIIX SOOO DAA WALAHI WABA UBAGEEEE SOO DAAAA WAA.LAGUGU FAAIIDEEEE XALIYE GUULAYSO CADOW KUMA ARKO
@MaahiRkhanforever
@MaahiRkhanforever Жыл бұрын
aad io aad mcln xaliye wlhi sxp saakay ayaan qortay caadooyinka xun xun inaan joojiyo
@diaatik9022
@diaatik9022 Жыл бұрын
Casharadaada way I anfaceen from khadijo kusey
@aliaadan9066
@aliaadan9066 Жыл бұрын
DiB.Udhigashada part2
@yahyemoalimabdullahi1091
@yahyemoalimabdullahi1091 Жыл бұрын
Ayy
@abdarazakahmed3434
@abdarazakahmed3434 Жыл бұрын
M.a ustaad si wnagsan o anshax leh ayad noguso gudbisay
@maxamuudxasan5365
@maxamuudxasan5365 Жыл бұрын
Kusoco macalinkeena
@samatarxaragoode4948
@samatarxaragoode4948 Жыл бұрын
Caadooyinku ama dabeecadoyinka waa halboolaha Nolosha!
@thehunterlgnd948
@thehunterlgnd948 Жыл бұрын
2015. Hadaad barnaamijkaan bilaabi leheedaa CBdi qassare ma ahaan leheen
@Geyre02
@Geyre02 Жыл бұрын
Muuqaalkaan 2 jeer baan Daawadey mahadsanid Ustaad
@Ahmedkasim4545
@Ahmedkasim4545 Жыл бұрын
Xaliye wan ku salamay sxb horta sidee aan ku ogaadaa inaan ku taganahay wadadii guudha lagu gaari jiray?
@uwaascaliuwaascali7150
@uwaascaliuwaascali7150 Жыл бұрын
Haliya gofbaa u arkaa.galal Lkn shb nadhiira Gali Marwalba. Ok
@mohargreaves2922
@mohargreaves2922 Жыл бұрын
Fg: salaada ilaali wll✅🤏🏻
@haniabdi4026
@haniabdi4026 5 ай бұрын
Anu ninbaan ahay waxaan khadka ka isticmaalaa phoneka xaaskayga nin weynbaan 38 jir ah
@akeysh6307
@akeysh6307 Жыл бұрын
Macalinkeyga NOLASHA
@aniisaidiris2533
@aniisaidiris2533 Жыл бұрын
Happy New year 2023
@mahamedabdullahi8173
@mahamedabdullahi8173 Жыл бұрын
Waree inaga Muslim nahau sanadeeno waa 1444
@aniisaidiris2533
@aniisaidiris2533 Жыл бұрын
@@mahamedabdullahi8173 Waa runta lkin tana waynaga tirsana Xaqiiqada ha iska indha tirin Wll ok ☝️
@mahamedabdullahi8173
@mahamedabdullahi8173 Жыл бұрын
@@aniisaidiris2533 lkn ha.o.dabal dagin wll
@aniisaidiris2533
@aniisaidiris2533 Жыл бұрын
@@mahamedabdullahi8173 wyhy Wll qli 💖💖
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Жыл бұрын
libaax
Casharada aan ka bartay Fashilka Nolosha !
20:22
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 23 М.
4 SANO JACEL UQABO LACAG SIINAYAY WAXAY ILEEDAHAY WALAL KADHIGTAY
34:59
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 13 МЛН
Sh Mustafe X | Marka Noloshu Ku Ciisho Culaysyaduna Kugu Bataan!
26:14
Galka Baarista: Sidee aqoonsi loogu sameyn karaa Soomaalida?
19:26
Sidee uga bixi kartaa Comfort Zone -kaaga ?
18:48
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 36 М.
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal Podcasts
Рет қаралды 36 М.
Sidee Loo Aqbalaa Diidmada Naagaha
24:33
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 73 М.
Xaliye Ali Oo Live Video Tiktok Farm
23:19
Macaan Media
Рет қаралды 3,2 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 43 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 566 М.
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 477 М.
IL’HAN - Eski suret (official video) 2024
4:00
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 879 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 12 МЛН