War Monoco oo hargeisa nuskeed ah ayaa dal ah. Adna waxaad kahadlaysaa Somaliland oo kawayn marka laysku daro dalalkan oo dhan. jabuuti, qatar, Brunei, Rwanda iyo burundi.
@AlisaladAhmed3 сағат бұрын
@@warsamaosman-Sool Ogow muhiimadu maahan baaxada dhulka, dhulku aad haysato ama ha waynaado ama ha yaraaadee taasi dhib kuma keento aqoonsiga lkn muhiimadu waa bulashada meeshaas wada dagan isku fikir ma yihiin, gooni goosadka ma la isku raacsanyahay? Somaliland suaashaas baa hortaala?
War baanad ogeyn qadaad weyn in caqligu futada kaga jiro. Kulaha labada shacab waxay doonayaan hala weydiiyo. Konfur bal weydii waxa ay doonayaan iyo caqli xumadooda.
@Naagishubta9 сағат бұрын
Kulla shey'in yarjicu illaa aslihi😂 Kaftan marka laga tago Somaliland inay dal noqoto siduu ninka hadlayaa sheegayba waa faa'iido marka si' loo fiiryo oo ah dalal oo bdn oo soomaali ah la helo lkn caksigeeda khasaaro weyn baa imaan karta oo ah in la dhex adeegto oo midba mid lagu diro oo midba gaar loo cunno sida maantay dalalka carabtaa ka jirtaba marka aan wada joogno wllyaal iska dhisnaada noolaada guuleysta kolleey maalin baan heshiin doonaaye😂
@hiaduqaadsamesomalilander364010 сағат бұрын
Ha ka yaabin waxaasi ma siconayso lama aqbali karo
@warsamaosman-Sool7 сағат бұрын
Dood raqiisa buu hayaa odayganu. Hadii sadex dal oo soomaali ah ay aduunka culays kutahay. Miyhuu iswaydiiyey siduu aduunku ku qaaday ama ku ogolaaday 22 dal oo carab ah!.
@IsmailKahin7 сағат бұрын
Aqoon yahayan maanta aduunkan sharci caalamiyi kama jiro
@abdirahmaanabdulla81338 сағат бұрын
Sidaa weye😅
@osmaanmunasar5 сағат бұрын
aqoonsigiibaa lawafaa joojiya wada hadalka
@hiaduqaadsamesomalilander364010 сағат бұрын
Ma ogolin in Soomaaliya lala hadlo adeer ha ka yaabin
@MaxamedAbdiaadam4 сағат бұрын
Southernku may ahayn kuwo xornimo qaatay SOMALILAND xor ah uun baa la midowday first july i fasax meesha ma taalo waan kaa tagay kursiga UN SOMALILAND baa leh oo maxkamad caalamka la geeyo u baahan tahay wax aynu ku wada hadalo meesha ma yaalo
@abassadan25412 сағат бұрын
😂😂
@mohamedomer50614 сағат бұрын
Wan kan maxaa wax laga weydiinayaa damiir iyo aqoon midna ma leh. Wuxuu ahaa horgale tolkiina ka teg. Aabihiina Somaliland baa dishay.aqooneey xaal qaado.
@abdisamedbakar752210 сағат бұрын
Garyaqaanka waa runtiii ictiraacka kow waxaa ka ah inay ku ictiraafto dawlada aad ka go,ayso
@isseyusuf88888 сағат бұрын
Benale republic of somaliland and somalia is big different country language culture
@abassadan25412 сағат бұрын
@@isseyusuf8888😂😂
@mohamedabdiyusuf5195 сағат бұрын
Duligan nafsanayaa halaga aamusow
@yahyanorhassan81994 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😅😢
@MunocabdirashiidMunocabdirashi9 сағат бұрын
Caqli baad leedahay hadaad ogtahay in ay jirto cid aan somali ahayn oo hortaagan
No more took to somalia because is failed stad country. Good bless republic of somaliland is peace and stabilt demokrati country. It is time to recozning