Go'e Halaq Miyaa Tahay lyrics | | Khadra Dahir Egeh

  Рет қаралды 376,977

Gofadhe Lyrics

Gofadhe Lyrics

Күн бұрын

Пікірлер: 113
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
Adigoo wiil curduna goorti aad guursato naag garooba waa iska sidaan xaalka Adoo Gola kamaagloo Haweynkaba Ka gaabsaday Sawtaan Ku gedo baray Garta iyo tusaalaha Adigoon gorfeyn Karin Sawtaan geesi kaa dhigay Go,ee halaq miyaa tahy hadba marada ii gala gododleyntu waa maxaay waad IGA gardarantahy Mee tiri Khadra daahir fanaanad qaran
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
laakiin khadra daahir garoob xiligaa may ahayn ee axmed iyadoo inana ayuu aroosay
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
@@gofadhelyrics7037 no khadraa groob aheyd ulama jeedo hdlkeyga mazuul Ee waxaan ka wadaa hadiiba aad guursato naag grooba adigoonan horay guur usoo marin annaa wax ku baray uun bey ku leeyihiin 😃😃😃
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 4 жыл бұрын
@@waayahadunidalyrics5283 😁😁😁😁
@daadproduction6574
@daadproduction6574 4 жыл бұрын
Xaq bay u leeyihiin duulku
@caanocaananuug4744
@caanocaananuug4744 3 жыл бұрын
Hhhhh
@Kamaldaarichannel
@Kamaldaarichannel 3 жыл бұрын
Abwaan huryo oo khadra jeclaa baa ugu duur xulayay heestan Axmed Cigaal
@khaalithtaiga6155
@khaalithtaiga6155 2 жыл бұрын
?
@shafadyarre828
@shafadyarre828 2 жыл бұрын
Allah u naxariiso quruxdii fanaka khadra daahir cige waxay aasanty labo habeeno qudha😭
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 7 ай бұрын
Abwaanka ma aha huryo ee waa abwaan dhamac hargaysa ayuu kunoolyahay
@AbdirahiinAbdi-sd9tu
@AbdirahiinAbdi-sd9tu Жыл бұрын
Heestaan Labo Nin Oo Qimo Leh Baan Ku Xasuustaah Nin Abdizamed Abokor Yare Baa La Yidhaah Daad Oo Waan Nabadoon Reer Burco Ah Oo Hestan Iyo Tariirkhdeeda Ayuu Iga Sheekeyayy Anagoo Burco Kuwadda Qayilayna Nina Waa nin Reer Wardheer /Doollo ah Oo Isla Asna Aan Halkaas Miiroo Kuwadda Cunay hada Goor Sheegtu Waaa12:21 Waxan Kaligay Fadhiyaa Meherad Kutaala Gaalkayo Oo ay Gacata Iyo Afku Iskugu Kay Sid Kan Yihiin!.Zalaamulah Dabaday Nolow🙌
@abdishakuursaleeban
@abdishakuursaleeban Ай бұрын
Legend Wanku salamay sxb ma noloshay
@AbdirahiinaliMohammed
@AbdirahiinaliMohammed 2 сағат бұрын
​@@abdishakuursaleeban Waan kaa Qaday Zhp Haaah Waana Noolahay Waan Rajaynayaa Adna in aad ficnthy👊👏
@mohamedabdulle8047
@mohamedabdulle8047 3 жыл бұрын
Waliga ha guursan qof dumara oo ka wayn ama kaa lacag badan. Midna waxay kugu faanaysa inay ka khibrad badantahy midna inay ka jeeb roontahay
@mxmdkhadar2488
@mxmdkhadar2488 2 жыл бұрын
Xaqiiq sxp
@siradmohamed3362
@siradmohamed3362 Жыл бұрын
Dadka isku garasho ma ahan ogow taas
@farhanofficiall3452
@farhanofficiall3452 Жыл бұрын
Heestan Waxan Ku Bartey Wiil Aan Sxb Nahay Oo Khaalid La yidhaa ayaa wuxu iiga Sheekeeyey Waqti uu Kenya Joogay Oo Halkaa Gabadh ku guursadey Laba wiil bay Udhashay Markaa Heestan Ayey Uqaadi Jirtey Woxoogaana Way ka Jeeb roonaynd😅 Waxan Daawanayaa 9/May/2023 saacadu 1:53am Hargeysa Maamo Khadra Alle ha unaxariisto
@istarqurux1881
@istarqurux1881 Жыл бұрын
Maam khadro daahir ❤❤hooydii jaceylka rabbi hakuu naxriisto 🤲
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 28 күн бұрын
Heestan abwaankii hal abuuray hada deris ayaanu.kunahay.xaafada.jigjigayar.ee.hargaysa.aad.waa.isunaqaanaaa.waa.dhamac.magaciisu.kale.yuusuf
@SuhaybMustafe-hz7bh
@SuhaybMustafe-hz7bh 25 күн бұрын
Walal inaa la kulmo rabaaa ma iga cawin kartaa
@AxmedCabdulaahi23-kh2kn
@AxmedCabdulaahi23-kh2kn Жыл бұрын
Dumarka waa mana sheegasho badan yihiin baan maqli jiray
@KayseXusen
@KayseXusen 8 ай бұрын
Khadra dhahiir ila marka yara ban dhagsan jirey fanaanad ka qiima badan maa arakiin four my live ad ban usalamya somaali wyen sedu kali waxan salamya ina hesta qaciya iladagaysa tay ba kayse xusen adan .maxmed ba laydha parsha wangan alll people. Se you agen liter
@iimaancade5828
@iimaancade5828 4 жыл бұрын
2020 Inta soo Booqotay Like
@naruurab1114
@naruurab1114 4 жыл бұрын
Lockdown lagu moodayaa
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 4 жыл бұрын
Hooyada Fanka Khadra Dahir Cige Sharaf Iyo Cisi Ku Noolow Mamo 👑❤🔥💯🙏
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 2 ай бұрын
Waa malin sabtiya 24/7 2024 8:pm ...... Sowtn geezi ka dhigy 😢... xazuuuz
@taageeraharaysalwasaarexam117
@taageeraharaysalwasaarexam117 2 жыл бұрын
Waxaa jirtay wakhti aan is shukaan sanay gabar laba ilmood haysata lkn da'ahaan aan isla egnahay, anigu wali guur ma soomarin lkn dumar waa la soo sheekaysta, wakhtigaas waxaan dhiganaya dugsi sare waxaa ii soo galay imtixaanka form fourka 6dii bilood ee u horaysay iyada ayaan wakhtiga intiisa badan wada sheekaysan jirna wakhtina uma hayn diyaarinta casharka, gabadhaas markii hore oo aan is baranay isma lahayn waad isku fogaan doon taan lkn markaan is fahanay waxay i tusta kal gacal badan deeqsinimo, naxariis, kaftan, iyo jcyl fara badan oo aan dumarkii kale kaga gooystay gabadhaas ismaanan calfan lkn wali waa xasuustaa.
@XasanYusuf-x7f
@XasanYusuf-x7f 4 ай бұрын
Ax anay I haysata imika zxp
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 2 ай бұрын
Heestan malaha abwaan Huuryo ee iska hubiya. Waxaa lahaa midhaha heestan macalib suugaanta dhigi jiray oo DHAMAC la odhan jiray. Markii iigu danbaysay Hargeysa ayuu ku noolaa 2002kii
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 2 ай бұрын
@shimbirka.
@shimbirka. 2 жыл бұрын
Allah Haku Naxariisto Mamo Khadra Daahir Cige Qof Bulshada Qiima Kule Ayy Ahyd
@hargalzambia9947
@hargalzambia9947 Жыл бұрын
Wa subax 6:10 wa arooryo hada ayey qoraxdu oo curdin tahay oo soobaxday xalay dhan safar ba aaha lkn ma daremin kharda i baxaysaa allah u naxaristo sanadii 2023/6/11 maalinimo axad tariikh
@hoygaqaraamka785
@hoygaqaraamka785 4 жыл бұрын
AHN Eraydii abwaankii miisan jacaylka Maxamed cumar huryo
@abdirasaqmohamedhassan4350
@abdirasaqmohamedhassan4350 2 жыл бұрын
Ilahy hawnaxristo janatul fardusa ha ka warabiyo amiin yaa aalaha manta bay hargeysa ku geryotey
@gujisquule3670
@gujisquule3670 2 жыл бұрын
alle ha unaxariisto khadra daahir from hargaysa 03.17.2022
@shukriahmedbulale1872
@shukriahmedbulale1872 2 жыл бұрын
Ameen ya rabiii
@MohamedBakayle
@MohamedBakayle 10 ай бұрын
Alle haw naxariisto
@ahmedsaki9322
@ahmedsaki9322 2 жыл бұрын
Midhayda markaan qabto godadle ma noqonayo waa balan Ax yaaa maamo khadra ilaahay cimriga ha kuu dheereeyo
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 Жыл бұрын
😂ma heshy
@nouradinahmet
@nouradinahmet Жыл бұрын
hoyadi jacaylka allaha unaxaristo
@binmoallimosman1691
@binmoallimosman1691 2 жыл бұрын
Mar ay wiil yar siratay may ahayd ayaduna garoob ahayd😄🥰any way heestu Waa Critical
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 2 жыл бұрын
Axmed cali cigaal ba heesta logu duur xulayay oy marka khadra kala tageen 😅😅
@amiincali9557
@amiincali9557 Жыл бұрын
😂
@Khaliil123
@Khaliil123 Жыл бұрын
Waa 30/10/22 shalay maalin madow oo kle; waxay dhacay qarax lagu hoobty ee Soobbe 2. Wuxu ii jiray tallaabooyin. Allow u gargaar umaddan dhibaatysan!!!
@Khaliil123
@Khaliil123 Жыл бұрын
08.12.2022 in Djibouti for heritage annual conference presenting a paper.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
Yaa salaam axsan caleeg waa hees xusid mudan runtii, heestani waxay qayb ka ahayd, riwaayadii, (Xayeysiin iyo doog) ee uu alifay, Cabdiqaadir Maxamed Shirwac, dhammaadka 1975, Erayada heesta waxa Lahaa- Abwaan Yuusuf Muxumed Maxamuud, Laxankana waxa saaray, Khadar Xuseen diiriye, Oo ahaa nin reer Hargeisa ah, Isaga ayaana la qaaday, heesta Khadra cali muuse, oo ahayd, Fanaaniintii riwaayadaa qaybta ka ahaa, Ka dib khadra ayaa ka codsatay abwaanka, inuu heestaa siiyo, - Cabdiqaadir Yuusuf Cismaan Curre oo Baggaag ku magac dheeraa, Siddii ayaana Cabdiqaadir heesta Lagu siiyey ka dib. Cabdiqaadir ayaa Khadra daahir Cigge U doortay heesta inay La qaado ama si wada jir ah ugu wada luuqeeyaan sidaa ayeyna heesta qisadeedu tahay waxa ka sheekaynaya- Abwaankii heesta lahaa, ABWAAN Yuusuf waxana ka warinaya Suxufi Cumar Seerbiya. Xigasho -: CURASHO CHANNEL Cumar Seerbiya Saddex sano ka hor.
@Dr-zaam
@Dr-zaam 10 ай бұрын
16 december 2023 Ala ya raxma khadra dahir😢❤
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 11 ай бұрын
Gibisha Iyo heeryada Ilkihii Kula Gadoodee Ayaa Saxa Maahan Xilka Kula Gadoodee
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 2 жыл бұрын
Abwaan mohamed omer huryo wallee wa cabqari ku xeel dhaaraday suugaanta waa hal abur aan shaki la galin karin hindisahiisa ❤
@jamaljama8146
@jamaljama8146 3 жыл бұрын
Erayada inaga saxa walaal Gibisha iyo heeryada ilkii kula gadoodee👆🏿
@abdilaahibille8304
@abdilaahibille8304 5 ай бұрын
Alle ha u naxaristo
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
Inay inantii wax kasoo saartay ee jafjaftay hadhow ku dul talaabsadaan waa ged lagu yaqaanaa Ragu bilaa wajisanaa oo abaal darana😓
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 11 ай бұрын
Waayo waayo ❤️❤️❤️
@abdinasirindho1688
@abdinasirindho1688 2 жыл бұрын
Alle haku naxristo mamo khadra 🥹
@apdiwadud9468
@apdiwadud9468 Жыл бұрын
Haben aad uqaliya aniyo Abtigay CabdiRisaQ habenku magaalada kabaxayey hees Iyo badh Abti khayrban Ku rajaynaya gulayso abti
@abdisalanmohamed6572
@abdisalanmohamed6572 9 ай бұрын
Go e halaq miya tahay omg
@dhool_waabari_130
@dhool_waabari_130 3 жыл бұрын
Mid kastaba markaad wax ka dhigto kiyoon midh aheen ee bari uu balayo iska dhigo waba nocan oo kale
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Axsan hees khadra daahir x legend waabari lkn sorry hestu ma dhamwystirna wa ilaa 3bayd san filayo sagali iyadoo dhamaystiran pls
@abdifitahmohamed2761
@abdifitahmohamed2761 3 ай бұрын
Ragna jabkooduu ka sheekeeyaa dumarna badhadha hooda waakan dee gocanaysa any way khadra daahir sharaf iyo karaamo
@مروقت-ج8ذ
@مروقت-ج8ذ 3 жыл бұрын
Sowtaan ku gedo baray Sowtaan geesi kaa dhigay
@cabdixaafid4249
@cabdixaafid4249 Жыл бұрын
Hala hala ax yaa hees ❤
@maxamedxuseen1382
@maxamedxuseen1382 3 жыл бұрын
Top hees qiso wadata iga dheh
@nafaqoiyojirdhisofficial9013
@nafaqoiyojirdhisofficial9013 4 жыл бұрын
Khadra Dahir wan uxiisa heesaha eqado
@abdiraxmandiy0128
@abdiraxmandiy0128 3 ай бұрын
Halkaad ka qortey xilkii kula gadoodiyo Waa ilkihii kula gadoodiyo Awrta qaar baa cuna heeryada
@abdikaniarteto9305
@abdikaniarteto9305 4 жыл бұрын
❤ hees xasuus leh
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Midhaasi aniga oonqafna weydiin Waxan qiraya inuulaha maxed cumer huryo
@MOHAMEDYare-o9f
@MOHAMEDYare-o9f 6 ай бұрын
Waw yaaa salaaam
@MaxamuudCabdirashiit
@MaxamuudCabdirashiit 2 ай бұрын
6/8/2024 habeen saLaaasa 2:00
@saddamahmed1959
@saddamahmed1959 Жыл бұрын
Gurgushe & Gibisha maxaa laga wadaa, sxbyaal iifaaiideeya please?
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 11 ай бұрын
Gurgurshe Waa Raatiga Yar Ee Weli Ladhaan Barin Gibisha Waa Waxa Lasaaro Ratiga
@businessknowledge5444
@businessknowledge5444 11 ай бұрын
Gurgurshe waa awrka rerayga ah ama masuul ka ah ee la saaro reerka muhiim kiisa ama caruurta, maqasho, iyo aqalka inta ugu muhiimsan, awr kaasi kama dido ama kama cararo bir-qalaxda iyo shanqarta waxa daaran midna. Gibishu waa shay laga sameeyey maqaarka loda ama sikale hadaan udhigo neef lo' ah oo wayn saantii laga bixiyay oo isku dhan lana qalajiyey oo aqalka marka la dhisayo la saaro si aan roob iyi dhaxan midna usoo gelin arwka marka la rarana dusha laga saaro oo lagu ilaali yo wixii dusha ka saaran awrka
@nkeyaa7868
@nkeyaa7868 2 жыл бұрын
Wan guuray ii gees mar
@anisbin3082
@anisbin3082 Жыл бұрын
Gabbal daye miyaad tahay Hadba gees u jeedsada Waa maxay galgalashadu Waad ila gurracantee!😂
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@abdisalanmohamed6572
@abdisalanmohamed6572 Жыл бұрын
Hestan adban jeclahay
@cabdullahicadheys8052
@cabdullahicadheys8052 2 жыл бұрын
Jaylka la shego wakaase yaan Wax kale lagu shegin jacayl
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
taasi wabeta wayo aburka ilahybale marka laga yimadan adiga ii yimid ee anigu koma iman
@abdihakimgorayo1281
@abdihakimgorayo1281 3 жыл бұрын
Qof darenkeda leh ayunba fahmi kara heestan
@ShiineWarka
@ShiineWarka 9 ай бұрын
Go.e halal miyaa tahy
@hamisare6735
@hamisare6735 3 жыл бұрын
Yaa waduuud
@1972543
@1972543 3 жыл бұрын
I was a young boy then..legend khadra
@ahlamdualle8943
@ahlamdualle8943 4 ай бұрын
2024- 1June😢😢😢
@jamasalad6604
@jamasalad6604 2 жыл бұрын
Maamo khadra naxariis jano 27/8/2023 10:00 pm
@mukhtaarahmed4002
@mukhtaarahmed4002 2 жыл бұрын
qisada heestani ninkii laga sameeyey saw aniga maha cid ila mida oo qisadaydani ku dhacday ama ila midi uunbaa ila dareemi karta
@nasteha646
@nasteha646 2 жыл бұрын
Asc huno ma iga shayken karta pls
@maryamali9880
@maryamali9880 Жыл бұрын
😂
@baxsanx.dheere7111
@baxsanx.dheere7111 Жыл бұрын
​@@nasteha646 ⁸8
@ferdowsaali4048
@ferdowsaali4048 3 жыл бұрын
Waaa waa xacsa
@axmedshakiib8567
@axmedshakiib8567 4 жыл бұрын
khadra khadra axyaa khadra
@gacanqabsay4931
@gacanqabsay4931 4 жыл бұрын
Vacancies
@mohamedhussein9305
@mohamedhussein9305 4 жыл бұрын
Heesta waxay ka hadlaysaa mohamed siyaad Barre iyo Cali samatar alaha u naxariistee
@ahmeda.c.m8940
@ahmeda.c.m8940 2 жыл бұрын
Ilin ayaa iga,socoto palse waan kuraaxeesanayaa heestaan any way nolasha ayaa waxee tahy marba nuuuc😭😭
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын
14:00 7/12/2022 🥺❤
@hamtha.epthulahi200
@hamtha.epthulahi200 2 жыл бұрын
2022💕
@MohamedAli-oh2vz
@MohamedAli-oh2vz Жыл бұрын
Aasiya
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 8 ай бұрын
ayaamaa dumaar iyo rag arin istudarsadeen gabar iyo wiil yaaye tabacdina tabadina natiijo waa sEEE iyaa iyaaaaaaaaaaaaa qatrooseey yariiseey qiimobadandumaroo boholyaw iyaa hilow la aantaa wadayareeywadajireey fariidaddumaroo ooriyeey yariiseey artayarta tiis tiis iyaa and then
@daakirfarhanchannel5266
@daakirfarhanchannel5266 4 жыл бұрын
All thanks alot
@ShaficiJamal
@ShaficiJamal 8 ай бұрын
She singer of song
@nouhelmielmi2757
@nouhelmielmi2757 2 жыл бұрын
agents3fin j
@sackyare554
@sackyare554 Жыл бұрын
L
@seidabdi751
@seidabdi751 2 жыл бұрын
KUWAKAN*GARDHEYAAL*BARTAY = K*G*B = KEY*GHEE*BEE!!!kzbin.info/www/bejne/qHnSnniKmNRjg6s
Dadkoo Dhami Ha Weriyeen lyrics|| Khadra Dahir Egeh
7:12
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 113 М.
Cawooy Maalinbaa La Yidhi Lyrics || Khadra Dahir Cige
7:42
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 16 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 321 М.
FARXIYA FISKA GO'E HALAQ MIYAAD THY   YouTube
6:49
david abdala
Рет қаралды 169 М.
Xasuustii khadra daahir adoo gole ka maarmoo
3:25
Mowled Ismael
Рет қаралды 16 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 250 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН