Hibo Nuura Laalays dusheediyo lyrics
4:15
Saluugta Lyrics | | Cumar Dhuule
8:33
Пікірлер
@mohodinPliano
@mohodinPliano 6 сағат бұрын
Old
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 13 сағат бұрын
Dadkoo dhami ha weriyeen" Cajiib, Khadar Dhool ❤
@MohamedIbrahim-z5z
@MohamedIbrahim-z5z 17 сағат бұрын
Qaar badan ayaa heestan u soo booqdey si ay u kala qabsadaan dhul omos iyo ban ah oo boodh iyo dhas ah, si ay u gooyaan nafta wiil soomaaliyeed. Ilaahey jahliga,faqriga ha innaga saaro hana inoogu deeqo dawlad ay hadhsadaan umadda soomaaliyeed iyada oon lakala xigin.
@MohamedIbrahim-z5z
@MohamedIbrahim-z5z 17 сағат бұрын
Qaraamiga keliya ma dhageysto qalbi caashaq dhaawacey, waxa dhegeysta qalbi u hamuun qaba kabanka, qalbi adduunka iyo nasiibku dhaawacey, waxa dhegeysta kuwa niyad jabsan, kuwa nafahooda waayey iyo qaar rajo xambaarsan. Ahlu qaraam, Alle ha idiin gargaaro.
@seidabdi751
@seidabdi751 Күн бұрын
IXTIRAAM = RESPECT
@siciidcabdicabdulle2813
@siciidcabdicabdulle2813 Күн бұрын
ax ax 😢😢 Daqon baa nin beegsaday bar xun kaga dhaqaaqee
@SayidAli-ne3jc
@SayidAli-ne3jc 2 күн бұрын
Who I still here 2025
@Ahmedcabdulaahicabdilaahi
@Ahmedcabdulaahicabdilaahi 2 күн бұрын
Maanshala
@Nagma-1d
@Nagma-1d 2 күн бұрын
31/1/2025 hbn jimca o sabti so glyso bn heesta ku dhgysnya magalda hargysa jawi dagan wxa cirka socota diyaarad xoog bn udhoof jcly wxn niyeysnya ano diyrada ku dhex jira oo africa ka tagy
@SultanYare-v2h
@SultanYare-v2h 3 күн бұрын
16 sano oo xiriira dhagaysan😅
@SuleekhaMaxamed-v5l
@SuleekhaMaxamed-v5l 3 күн бұрын
@Sundusilkacas
@Sundusilkacas 4 күн бұрын
29/1/2025 Galkacyo puthland Somalia 🎉❤
@Saamir_4u
@Saamir_4u 4 күн бұрын
Who is watching in 2025
@alifarah4857
@alifarah4857 6 күн бұрын
Dadkoo dhami ha wariyeen gudoomiyaha gobolka & kan dagmaduba inay isla Cigaal yihiin😂😂
@XamdiNajax
@XamdiNajax 6 күн бұрын
2025 old is old😢🎉
@Ayannachannel
@Ayannachannel 3 күн бұрын
Old is gold
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j 6 күн бұрын
Wahwaaah golden voice mama saynab cige❤❤
@hamseasensio2932
@hamseasensio2932 6 күн бұрын
Im listening 27/1/2025 10:11 Habeenimo 😊😊. This song give me Goosebumps 🎉😊
@ShuabmohamedIsseMohamedIsse
@ShuabmohamedIsseMohamedIsse 6 күн бұрын
From tlie shubka🎉🎉❤
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 6 күн бұрын
Heesaha digfeer qaaddo intoo badani waa heeso qisooyin leh, "Buugii sirta" waxay ka mid tahay heesaha uu digfeer kuwo aan ugu jeclahay. Sidda aan Filayo heestan waxa iska leh Abwaan nuur jiis, oo uu digfeer inta badan heesihiisa qaaddi jiray. Hoteeladaas heesta uu ku sheegayaa intooda badani inay xamar kuyaalaan ayaan filayaa. Liiddo, Bulsho, Curubo iyo taleex. "Buuggii sirtaadiyo Boogtaaddi waan helay Kaaganna baxee labba dheh"
@AXMEDDHEGCUMAR
@AXMEDDHEGCUMAR 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Sologamer446
@Sologamer446 6 күн бұрын
Wadanka ma gabeynissid no
@Sologamer446
@Sologamer446 6 күн бұрын
Déchets nucléaire ayad badaha nogu Assteen
@Sologamer446
@Sologamer446 6 күн бұрын
Inagu ma saxlid waxa bixissin 200millions dollars sida oo jogteen
@hassansayn3575
@hassansayn3575 7 күн бұрын
27 January 2025 Baa dhagaysanayaa soomaaliya ilaahow mid ka dhig guuul iyo gobonimo waarta soomaaliya forever ❤❤❤
@Vathiya807
@Vathiya807 9 күн бұрын
Inta January 2025 kusoo gaadhay wan salaamaya😂😂❤
@AbdiHashi-y9x
@AbdiHashi-y9x 9 күн бұрын
Sax
@AbdiHashi-y9x
@AbdiHashi-y9x 9 күн бұрын
Sax
@Nurdiin27
@Nurdiin27 9 күн бұрын
😢 hashii maandeeq waa laboqomo gooyay Mataamankii eeysitay Ayaa dhurwaa isku badalay ..... allow maxamed ahmed kulac iga gaarsiiyo iy abwaankii qoray heesta😢😢
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 11 күн бұрын
Subax arbaco ah 9:40 am Cupertino bay area California usa 🇺🇸 xabiibo codkeeda dagan jabaqa cuudka/kabanka inalba caadi❤ maahan.. heesta miraha yaa lahaa . CUUDKA KABANKA garaacaya
@SadaanSheekhcarab
@SadaanSheekhcarab 12 күн бұрын
@Cabdireermagaal-f6c
@Cabdireermagaal-f6c 13 күн бұрын
21/1/2025 subax talaado ah 9:30diqiqo
@YasiinIsxaaq
@YasiinIsxaaq 14 күн бұрын
2025 ax ax jeceylba igaly❤
@bashiirsantana5749
@bashiirsantana5749 14 күн бұрын
Anyone 2030 ❤
@asmaaxmed-i8d
@asmaaxmed-i8d 15 күн бұрын
2025❤
@MaxamudCagdher
@MaxamudCagdher 15 күн бұрын
B.b.c.somali.landond
@xamzamaxamed2575
@xamzamaxamed2575 15 күн бұрын
Hees mug io misan igu leh Gawar aan aad io aad u jeclaa Ayaa safar yar soo gashey Kolkaa ay ishegtey inee baxeyso Soono lawan donto biloyin kadib Ayaa ku iri oky alle haku nawad yeelo Waliba anigoo ka yar xun Kadib wxan ka codsadey inteysan bixin Inaan kulano oo aan kawada hadalno Axdiga inaga dhaxeeyey oo aheyd Inaan ka miro dhalino xariirkeynu Wayahy ayee igu tiri Waan kulmeeneynaa Malmo kadib bari oo kle markee Safar ay tahy hawenkeedii baan Wada kulaney kadib wxaaa dhacdey Halkii aan ku balamiyey oo anba aan xog dheeraad ah aan ka heynin baan wada imaaney kadib wxee isla markiiba ay aragtey mesha inee ka socdaan fasqi io dad shiishad cabaayo io dad sida shishadaha Kadib ayee aad isku badashey Oo ay itiri halkaan inaad igu balamiso Makaa mudanahy anigoo yaaban afkiina juuqa gawey ayaa wxaan ku hadlo garan wayey kadib gawadhii halkii ayee ka soo carartey oo anah waan ka dawa soo baxey Wxaan u sheegey inaan aniga ley yiri Meesha waa mel fican oo leh meel qurux badan oo lugu wada hadli karo cunadeeda nah inee aad u wacan tahy soo dhawen wacn inee leydahy Intaa markaaa u sheegey bee igu tiri iska kee aman gali halkan hadiiba igu balamisey Wxee ahaatawa oo aan isku dhagney Ayaa hadal iga tagey oo ah bax hadaa donto hadaadan i amineynin Markaa wxaa dhacdey Bajaaj inee istaajisato Ayna racdo halkaa io xafadeyda Aniga ayaa isla halkii ku dareemey Inaan qaldanahy oo ayna iga mudneyn Sidaan ula dhaqmey Markaa ayaa bajajka kasoo dawa galey Waliba ayadoo iska kee tureyso Kadib wiilka bajajka lahaa ayaa arinta u sheegey asna isku dayey inuu maslaxeeyo Wee ka diidey wax waliba oo u shegey Kadib ayaa aniga is badaley oo waan qushuucay oo labta ayaa galshey Ku nah iri apaayo mcn iska kee cafi Kadib intaa markaa iri ayee ooydey Waliba labteyda ayee ku oydey Anah waan ka dawa ooyey Oo waan is celin waayey Kadib wee iga qadatey rali galinta Kadib ayee mel wacan wada aadney Oo yarkii bajaj laha ahaa aya nageeyey halkii Kadib mesha ayaa casho ku wada dalbaney Intaan aan wada cunteenba qilaf kale ayee naso dhax galey oo wxee itiri telkaaga ii dhiib aan bareee anah waan ka diidey Mesha yaa isku qawaney hada nah Wxee ahaatawa halkii ayee moto ka racdey Waliba ayadoo aad u careesan Anah waan iska soo baxay Anigoo jah wareersan oo halka wax ka qaldan yiihiin karan la, Kadib dib ayee isoo wacdey Meshii la,rawey inaan aniga waco Waayo wxee aheyd gawar aqlaaq io qurux io naxriis alle ku maneystey kadib wxee iga wareesatey xalka aan ku suganhy Io halkaa joogo wxaan iri waan ficanhy Xafada ayaana jogaaa Ayadoo xalkeyga iga wareesaneyso Ayee iga sii xanaqsan tahy Wxee ahaatawa manta waan kala tagney Waliba anigoo aad io aad u jacel Hes tanah lacagta ku aroosi lahaa Manta mel walba block ayee iga sartey Manta wxaan ku nolahay xasusteyda Rabi wxaan ka baryaaa Inee isoo lawato ooona hanto Nolasheeda Rabiyow awood adigee kuu sugnaatey Shaley sidaa ii bartey Manta nah calaf igu dar 😪😪😪 18/1/2025
@saxnuunisiyaad3666
@saxnuunisiyaad3666 15 күн бұрын
Waxaan. Kor. Jiifaa. Sariirteyda. Taariikhdu waa. 18/01/2025 goobta aan. Joogo waa. Wadanka. Uganda 🇺🇬 casimadiisa Kampala waa galab. Casarkii. Sabti ah. Cidiii iga danbeyso. Peace ✌️
@yaasiinmorata2480
@yaasiinmorata2480 7 күн бұрын
Raxeysoa awoowe
@FardowsMohhmet
@FardowsMohhmet 16 күн бұрын
Jah heestan wax iso dirya qofaan aad ujeclhy iilhow nakulansii ❤😢
@abdifatahsaygar6480
@abdifatahsaygar6480 16 күн бұрын
Qalbi farduus qurux ❤waxaan rajeenayaa tan inay xasuus inoo ahaato I.a❤
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 16 күн бұрын
Indhaaga oo shan ah adiga iska keey baraye naflaguugu aminay adaa saray ogadee. Adiga AXDI QADAYO WAAN ADKEYN YIRIYE 4:59 si un ii gal aadmiga kaaga soo go aye. Nafteeydaa rali noqo qalad baan ka agalay 😢
@Deksan0phtirahman
@Deksan0phtirahman 16 күн бұрын
Who is watching in 2025
@IbrahimMohamed-l3k
@IbrahimMohamed-l3k 17 күн бұрын
Asc
@InaMurzal
@InaMurzal 17 күн бұрын
Heestan waxa aan dhegaYyzan jiraYy aniga oo yar waxa aan marka ku dhegaYyzan jiraYy moobil ay edadaYy lahaYyd sanadku waa 2009 cawana waxa aan dhegaYyzanaYa aniga Oo kaligaYy ah saacadu 11:13 habEen jimce ah zanadku waa 16.1.2025 🙌🏻
@SiciidGahaydh-n5n
@SiciidGahaydh-n5n 18 күн бұрын
2025😢❤
@sidiiqisseomar5801
@sidiiqisseomar5801 18 күн бұрын
15/1/2025 Ama geeri aakhiro Ama guusha noolaleed Wixi iga dambbeeyo waa idin salaamay wadanka alla ha noo hagaajiyo
@MohamedAhmed-jo7vi
@MohamedAhmed-jo7vi 19 күн бұрын
Still 2025😊
@SultanYare-v2h
@SultanYare-v2h 3 күн бұрын
Same😂
@xidigcananuug4790
@xidigcananuug4790 19 күн бұрын
Watching in 2025❤
@AxmadClahi
@AxmadClahi 20 күн бұрын
Who is listening🎶🤔me 2025. Hadad iga dan beso Noloshu kuma xumeso wll😮😊
@maxamuudcabdifaarax3740
@maxamuudcabdifaarax3740 20 күн бұрын
Ereyada Abwaan Xuseen Awfaarax Dubad Aun
@dhalaadame1910
@dhalaadame1910 20 күн бұрын
2025 isoo raaca
@haadiqasim4347
@haadiqasim4347 20 күн бұрын
Waxaan dhagaysanyaaa galab 5 :53 barina exam health education ah heestana waan jeclahay