’Dadku wey naxsanayeen, laakiin anigu waan faraxsanaa’’ - Fannaan Xuseen Miraale.

  Рет қаралды 55,834

Astaan

Astaan

5 ай бұрын

’Dadku wey naxsanayeen, laakiin anigu waan faraxsanaa’’ - Fannaan Xuseen Miraale.

Пікірлер: 111
@AhmedSomaliTV
@AhmedSomaliTV 5 ай бұрын
Finally. been waiting this for a while. Thanks Astaan and Omar Serbia.
@Kmn3214
@Kmn3214 5 ай бұрын
Inta quranka jecel idinmee
@jaamaccabdigodane971
@jaamaccabdigodane971 26 күн бұрын
Allow ceeb astur ar dadkii iyo da, maxaa kala haysta 1977 ban dhashay 1986 fanan ban ahaa bal adba
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 5 ай бұрын
Wooooooow Lenged keep going pic respect fanaan aan jeclahay Salan sare iyo Suxufi qiimo badan Salan sare Alle haydin xafido dhamantin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯
@badmaceye9251
@badmaceye9251 5 ай бұрын
Xasan aadan samatar legend legend
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 5 ай бұрын
Xuseen miraale waxa waxa isugu kayo danbaysey 2013 gobolka kansan USA aadban ku salamaya brother
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 5 ай бұрын
The Legend Miraale.iyo Mr Serbia. Dadkii iyo Reerkii Fanka walee waayahay.+ Sir omar yare nin halkaa galeydhe reer gacayte iyo qaar kaloobadan Fanka aabahiis 👍
@dromarsulfa7745
@dromarsulfa7745 5 ай бұрын
anigo ixtiramayo al fanan xussein mirale waxaan fahmi la ahay waqtiga u dhashay iyo waqtiga u fanka kuso biray waxa u dhashay 1977-1986= 9 jiir walalayal fanaka asago sagal jiir miyu fanka kuso biiray mida kale cimra iyo da ,da u ino sheegay iyo wajigisa isma lahaan 47 jiir ayu leyahay waan jiira macquul ma ahaan ee da,diisu ha iska saaxo hadeyba jiirto wariyaha waerysanayo ayaba qoosol kaso haray walaahi
@sadomahamed5022
@sadomahamed5022 5 ай бұрын
😇😇🤣🤣🤣
@shirelove1928
@shirelove1928 4 ай бұрын
1967 amu kawada😊
@UmadanewsTv
@UmadanewsTv 5 ай бұрын
Sanadkii 1977 baan dhashay fankane waxaan ku soo biiray 1986 warkas ma fadhiyo macalimow
@mohamedkeydsanehussein8428
@mohamedkeydsanehussein8428 5 ай бұрын
😂 waa yaabay 77
@mahammudmohammed4922
@mahammudmohammed4922 5 ай бұрын
67 inuu ka waday waa macquul , sidoo kale inuu 77 sharcigu ugu qoranyahay oo ilaalinayay iyaduna waa suurtagal
@Football-fans327
@Football-fans327 5 ай бұрын
Hhhh waad saxan tahay legend baad thy​@@mahammudmohammed4922
@dekaahmed917
@dekaahmed917 5 ай бұрын
Macquul maahan nin is yareenayo samankaan aala arkay
@Jamiilo21
@Jamiilo21 5 ай бұрын
​@@dekaahmed917😂😂😂
@Abdisalandeeq
@Abdisalandeeq 3 ай бұрын
Al fanaan xuseen miiraale maansha allah
@mahamedyarecisman3492
@mahamedyarecisman3492 5 ай бұрын
asaga dhan ba fanka waxa ugu horeyay riwaayadi qabyo
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 5 ай бұрын
Respect ba ku henaa so dhawoow casumada umada❤
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 5 ай бұрын
Ahmed Shariif Killer Iyo Baastow Waa Walaalo
@Ahmedzaki2428
@Ahmedzaki2428 5 ай бұрын
Ad iyo aad al fanaan mire
@II-vd4ih
@II-vd4ih 5 ай бұрын
Hussein Miiraale waa Legend ❤
@aminafarah3676
@aminafarah3676 5 ай бұрын
Ina meyraale fanaan cod macaan ❤❤❤❤
@Drs.nimconashad
@Drs.nimconashad 5 ай бұрын
Xiddigtii haweenkaay xulashada ku heleayeee ❤
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 5 ай бұрын
Xalashey kaman tagin xubiga iyo kalkacalke ❤😂
@Drs.nimconashad
@Drs.nimconashad 5 ай бұрын
@@ismacillapasta138 xaashey kaman tagin weeye xalashey ma ahee💞
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 5 ай бұрын
Xuseen Cali Miiraale waa fanaan hibo faneed oo qurxoon leh, waxaan magiciisa iyo muuqaalkiisa isku bartay heesti Ladan ee uu sameeyey abwaan Sangub AUN oo ahayd hees aad u macaan.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 5 ай бұрын
Miiraale Qabyo 2 ayàan kaxusuustaa fanaaniintii Ruwaayada heesaha kaqaaday ayu kamid Ahaa Qiimaynta uu Xasan Aadan kusameeyay waan laqabaa waana runtii xasan aadan xidig iftiimiyay fanka Somaliyeed ayuu Aha From Hargeisa#
@user-nc2xh8gy4k
@user-nc2xh8gy4k 5 ай бұрын
fanaanka waa marqaansan yahay yaan loo qaban 1977 ma dhalan waa 1967 lkn axsan cod miiraale waa iga agadan yahan
@user-zf8dl7sb3r
@user-zf8dl7sb3r 5 ай бұрын
50 jirba ka dhig. Ninkan balwada dilotay moye sidas uma weyna
@subedahassan3185
@subedahassan3185 2 ай бұрын
Legend uu legend wareysanayo 🎉❤
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 5 ай бұрын
Astaan mulaxan mustafe kiiko soo qabta plz😊🎉❤
@yaxyemaxamedaxmed2628
@yaxyemaxamedaxmed2628 5 ай бұрын
1977-1986=9 impossible
@xumaandiidxoreeye8784
@xumaandiidxoreeye8784 5 ай бұрын
😂😂😂😂 anaaba la yaabay odayga 15 sano uu iska cunaye kor ooga bax🤣
@durguf3993
@durguf3993 5 ай бұрын
Waxaa isu Kay qabanwaayay 77 baan dhashay 86 buu soo baxay fankayga 9 jir buu ku caanbaxay cusbo nooga dir bahasha.
@Abaalley
@Abaalley 5 ай бұрын
Ubax buu ka mid ahaa hoobal toos ah ma agayn. Ubax waxay ahaayeen ilmo 8jir ilaa 15 jir u dhaxeeyo. Waa macquul
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 5 ай бұрын
Singub wuxuu ahaa abwaanka kaliya ee jiil kasta la jaanqaada
@user-el6yo1fb2v
@user-el6yo1fb2v 5 ай бұрын
Xuseen miirale waa number one fanaanka aan taageero, waxaan markasta iswaydiiyaa wiil ku jiray riwaayadii qabyo two oo qaaday heesti ileen waa madownay miiraanka yurub iyo ma mararaynkan baa nahay.ninkaas xaguu ku danbeeyey yaa yaqaano?
@suralowgasomalistar6514
@suralowgasomalistar6514 5 ай бұрын
liibaan kijeli
@Samosheegismail
@Samosheegismail 5 ай бұрын
Zxp cumaroow waxaad inoo soo casuuntaa kabaniistaha gacanta macaan ee cabdi qaadir fil fil
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 ай бұрын
Seerbiya hadduusan ahayn yaaba heli lahaa taariikhda fanka iyo fanaaniinta Soomaalida. Eebe ha noo daayo Seerbiya.
@user-zf8lb8wl8u
@user-zf8lb8wl8u 5 ай бұрын
Nabiga halagu saliyo salalahu calayhi waslam salalahu calayhi waslam salalahu calayhi waslam
@laahiyoofficial4799
@laahiyoofficial4799 5 ай бұрын
Ereyada maxamuud nuur ...abwaan daaus
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 4 ай бұрын
Walaal ilaahey cagaliga ha usoo caliyo harti ha daan nahey isaaq dhulbahanta iyo warsangali waxab kamlihin laa kiin Somaliyoodha waa nala col laakiin anagu cidna colna lamnihin Somaliland waa socotey sopraan guul Somaliland
@jabrilahmed753
@jabrilahmed753 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-fc9rb3fg6r
@user-fc9rb3fg6r 5 ай бұрын
Wah 77 dhashay 86 iyo 88 koox ku jiray some thing is wrong with this story😊
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 5 ай бұрын
VAR jooji waa cadiye layakuma cadeye
@khaalidhaajiosman5047
@khaalidhaajiosman5047 5 ай бұрын
Masheegee marka
@kaneecgroup
@kaneecgroup 5 ай бұрын
xuseen wuxuu dhahay waxaan dhashay 1977 1986 marku fanka kubiirey wuxuu jirey 9sano barbaarta ayuu kubiirey 1988 wuxuuna jirey 11 sano halkas naga saxa
@Waxtar
@Waxtar 5 ай бұрын
😂😂😂, brah camera mesha inay duubayso maba la socdaa u malahnayo fananka, almost 5 to 6 fananka wuu qarsaday
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 10 күн бұрын
Malaha 1967 ayuu ujeedaa 1986kii baan bilaabay fanka kulahaa waxaan dhashay 1977kii bal waaligadan eega 1977_1986=9jir miyuu fanka ku bilaabay
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
@qaalibeauty2544
@qaalibeauty2544 5 ай бұрын
Digfeer ❤
@ismailmoalim2159
@ismailmoalim2159 4 ай бұрын
Miiraale Welcome Mogadishu
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 5 ай бұрын
Waaaaaaaaw aad ayaad umahad san tahay Xuseen maa hid nin qalbi xun guu lleyso
@AliAli-tb9mm
@AliAli-tb9mm 4 ай бұрын
Ninkaan Waqtiga Dhalashada wa ka qaldan tahey waa 67 ama 68 anigaa 1975 dhashey 91 kiina form 2 ahaa dugsiga sare muuqaal ahaana waa ka muuqataa da'da laakin wa ka qaldan tahey 1977 ma dhalan karo DNA da'da ah iska qaad adeer.
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 4 ай бұрын
❤😊
@zakirboss143
@zakirboss143 5 ай бұрын
ninkani Faraska Madow miyu dhalay 😇🤔
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 5 ай бұрын
Ninkani waa fanaan buuxa oo afgaaban aanan is faaninayn shuruudii fanka way ka muuqdaan miraale si gaara ayaan udhagaystaa wanan jeclaan lahaa in aan hees kuu dhiibo mar uun madamaa aan wax isku day dayo in aan curiyo
@suhairshire6606
@suhairshire6606 2 ай бұрын
Fanaankani waa qoloma
@m.x970
@m.x970 12 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 4 ай бұрын
1971 ayuu dhashay mmiiiraale bbeen
@farxandhagamadow
@farxandhagamadow 5 ай бұрын
Xidig weyn hussein Ali miiraaale
@bashirhassan5138
@bashirhassan5138 4 ай бұрын
1977~1988=12
@abdihakimali3424
@abdihakimali3424 5 ай бұрын
Fanan halka wax naga daa 77 mad dhalaan ee war yaa ilahay yaqan
@lulalinur1624
@lulalinur1624 2 ай бұрын
Somaaliyeey idinka wa ma fahamtaan miyaane markuu sheegaayay beriyahaan da lama sheego laakiin 1977 iska dhehe ayuu yiraahday da diisay sax da ma rabyo inuu sheego
@quruxdaiyoaduunka496
@quruxdaiyoaduunka496 5 ай бұрын
cod wuu leeyahay fiican laakiin dada illahaybaa ku gaadhsiiyee ha ka been sheegin ninwatynbaa tahee 9jir cinda fan kuma bilowdee
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 5 ай бұрын
Kkkkkkk 1977 ayan dhashay hadana fanka waxan kuso biiray 1986 marku dhahay wan yaabe wlh
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 5 ай бұрын
1977 adigoo dhashay maa 1986 ubaxa degmada aheyd 9 sano maaku noqotay? waa sheekadii farhiya fiska fanka 9 jir aaku bilaabay ee dhahday yaab badanaa kkkkkkkkk
@OAFN
@OAFN 5 ай бұрын
#Itoobiyaan waxba #Nalamaleh.
@jamaalaadan-om2ej
@jamaalaadan-om2ej 4 ай бұрын
1977_1988 =11. Msrkaa ma 11jibuu fanka ku galay😂 benale
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 5 ай бұрын
1977 kulahaa bahashii da,da ahyd laga wada carar
@Runforgood
@Runforgood 4 ай бұрын
77 ayuu dhashay 86 na fankuu bilaabay AVAR
@nurabdi6399
@nurabdi6399 5 ай бұрын
Kkkl
@AhmedMohammed-oq5bp
@AhmedMohammed-oq5bp 5 ай бұрын
1977 macquul maaha boowe
@saidhoussein4856
@saidhoussein4856 5 ай бұрын
1988 Barbaarta, 1977-1988= 11 sano ma lagu heesaa😂😂😂😂
@user-gv2uf2zz1n
@user-gv2uf2zz1n 5 ай бұрын
77 aan dhashay 86diina fanan ku noqotay haha waa aduun kale bal ila arka mise 😂
@mahamedyarecisman3492
@mahamedyarecisman3492 5 ай бұрын
bisinka kan been badana heesta xidigtii haweenka waxa iska leh mahamed adan ali himilo ninkaan heesaha aw qada dhaman fananin kale ayaa iska leh
@user-zf8dl7sb3r
@user-zf8dl7sb3r 5 ай бұрын
Waa macquul sababto ah Ninkan Aya himilo fanka uga horeyay
@munaabdi4240
@munaabdi4240 5 ай бұрын
77 kii aah.
@abdikairbarawani8679
@abdikairbarawani8679 5 ай бұрын
Xasan Aadan Samatar waxa uu ahaa BK gii wakhtigaas. Waa fanaanka kaliya ee hees kaste oo uu qaaday ay caantahay ama la yaqaan ilaa caruur ilaa ciroole.
@hodonismail2606
@hodonismail2606 5 ай бұрын
Fananka ma xishoodo waxan dhashay 1977 1988 barbaarta gashaman baan ahaa kulahaa😂
@mukhtarhagar4344
@mukhtarhagar4344 5 ай бұрын
BINIADAMKU WA KHALDAMIKARA MAYBE INU 1967 KA WADEY
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂 fanaanku 8jir buu fanka ku bilaabay kkkk
@abdisalanmohmed4947
@abdisalanmohmed4947 Ай бұрын
😂😂😂😂
@xumaandiidxoreeye8784
@xumaandiidxoreeye8784 5 ай бұрын
😂😂😂 odayga 1977 wuu dhashay 1988 barbaartuu ku biiray😂😂😂 somalida dada malakulmoowd cml dada u necbanyihiin nin iyo naagba samankaan nimanka, aa ugu daranba!!!
@Guled
@Guled 5 ай бұрын
Qadarinta anoo ka tagin oo qiimaynayo fananka iyo qof walba 😂😂😂 Tariiqda markaad meel ka qaladid waxbaa is diidaayo 9 jir fan lagu gala dad badan qurbaha joogo aan arkay taariiqdooda qalda si intey wax kugu sheegaa hadana si kale kuugu sheekeeyo oo dhahayo waqtigaas waan ogaa ama school fasalkaas aan ahaay warkooda dhan is diidaayo
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 5 ай бұрын
Sida isaga qiiraysiyo war waxba Ma haysid fan haduu wanaag Leeyahay magool tubeec kuluc Sahra axmed khadra baxsan Darbi iyoqaar kaloo badan
@husseinafyare800
@husseinafyare800 5 ай бұрын
Odayga da'dii uu gabdhaha ku shukaansanaayuu noo sheegay nagama xishoon inuu TV fadhiyana waa iloobay.
@abdirashidbayaqle8093
@abdirashidbayaqle8093 5 ай бұрын
Waxaad soqabatan abdulahi boqol idinko raliya
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 5 ай бұрын
Dadka abwaninta mabartan fananke Bartan fananka inu hesta qaday lodhibay dadka fahansiya walow fananka asne u codka leyahay
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 5 ай бұрын
1877 ma dhalan adiga ee ilaah ka baq 1967 aaku qaldee waa iska fahmi karaa
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 4 ай бұрын
Serbiya inadeerow yaan lagu ciijin ee so carar😅😅
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 5 ай бұрын
VAR 77 BAAN DHASHAY DUGSI DHEXE BAAN KA BAXAY
@Ahmed_fc19
@Ahmed_fc19 5 ай бұрын
Odayaashu majeclo In. Da,dooda la weeydiiyo
@Mohamedmobilestore
@Mohamedmobilestore 5 ай бұрын
1977 ma dhalan wuu ka weyn yahay dadka ma jeclo da da in la weydiiyo
@Waxtar
@Waxtar 5 ай бұрын
So he is 47 hmm🤔🤔🤔
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 5 ай бұрын
reer galbeedda heesahooda waa maxay dhidhinba male war soomlida wax gaara male
@caynteciiro8516
@caynteciiro8516 5 ай бұрын
Ninkaan waa iska average
@user-xx8sg8te6e
@user-xx8sg8te6e 4 ай бұрын
Waxa saxsan gabadha in kacbada muslimka loga duceyo waba wajib
@mariamabdulle4047
@mariamabdulle4047 5 ай бұрын
77 aad dhalatay 87na Barbarta ayaad aheed yaab !!!!
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 5 ай бұрын
Singub miyuu ka yaqaan 😂 wixii Abwaan somali so maray m cali kaariye xasan ganey cismaan askari yamyam tukaale yuusuf aadan xasan sh mumin cabdi qays Aadan tarabi axmed saleeban bidde Cali saleeban yuusuf maradoon C cali cigaal cabdi iidaan faarax Barre fiidow mustafe sh cilmi iyo qaar
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 5 ай бұрын
Sahal macalin ciise. Ku dar allaa yarxam
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 ай бұрын
Lkn isagu Wuu ku xidhnaa abwaanka Wuuna Iasoo shaqeeyay waana abwaankii soo saaray riwaayadii qabyo2 buu kasoo muuqday markii u horaysay
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 5 ай бұрын
Da,ada aad ayuu been uga sheegay maxaa yeelay 12 jir miyuu ahaa markuu yemen tagayo beenaale xaga da,da
@jkk5560
@jkk5560 5 ай бұрын
Astan waa xabashi daba dhilf abi axmed youtube way idinkaga dhamatay ogada inaa idinka xeri doono yourubeka madama aad cayrisen wariyaha sports ka najib cabdul qadir hadan rali gelin ka bixin ogaa in social medi Yashiina dhan wa shamsi la gu qadi doono report iyo wax walbo in aan idin raban doonin 1 miltano somaliya idinku soo wajahan la socda dufarayahoow😮😮😮
@abdinasirhassan8352
@abdinasirhassan8352 5 ай бұрын
Cumar seerbiye nin culus baad soo qabatay
HUSEEN ALI MIIRALE & SACIIDO MUMIN HEESTII RAXMAD 2023
9:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 482 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 30 МЛН
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 42 М.
Cumar Dhuule Cali Wareysi Xiiso leh
45:10
War iyo Wacaal
Рет қаралды 38 М.
Wareysi Abwaan sameeyay heesaha ugu caansan Barre Fidow Leento
56:54
Journalist Alasow Tube Videos
Рет қаралды 29 М.
Walbahaar kalgacal baa igu waabariistee,  Leyla Cabdullaahi
31:37
Xiddigtii haweenka - Xuseen Miiraale.
3:57
Astaan
Рет қаралды 37 М.
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 31 М.
Nasteexo - Xuseen Miiraale.
3:57
Astaan Music
Рет қаралды 179 М.
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
29:43
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 7 МЛН
Они поймали того , кто уничтожал их дома
0:40
Помог🤣#сериалы #фильмы
0:28
Кинокомбо
Рет қаралды 2,6 МЛН
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 2,2 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 2,2 МЛН