Nasteexo - Xuseen Miiraale.

  Рет қаралды 240,019

Astaan Music

Astaan Music

Күн бұрын

Nasteexo - Xuseen Miiraale
Erayada: Maxamed Cali Taabit
Laxanka: Caabi Mire Dacar

Пікірлер: 119
@abdikeniahmednour3780
@abdikeniahmednour3780 5 ай бұрын
Inta sidayda tiktok heestan ka soo raacday farta ha taagto ☝️
@adoonalleh7615
@adoonalleh7615 5 ай бұрын
FROM TIK TOK MUUQALKI HODAN ALLE HA UNAXARIISTE U DANBEEYAY HEESTA DUL SAARNAYD 😢😢😢😢😢 ALLE JANADA HAKU GEEYO ABAAYO
@aarameeyhussein8800
@aarameeyhussein8800 6 ай бұрын
Waa galab ay xoraxda ay dhicirabto waxaan jooga oo aan ku marqaami haya dagmada waabari gaar ahaan isgoyska sayidka' jawiga waa macaan keep going miraale
@hanaqaadanimes9737
@hanaqaadanimes9737 6 ай бұрын
Qoftaydi oo laysku kaaya dhuftay Ayaan maanta heestan soo dhigay waanan isku soo noqonay hadana waanu wada joogna alx ❤
@robrob6719
@robrob6719 5 ай бұрын
😂😂😂
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz 5 ай бұрын
Yaaa isku kiin dhuftay 😂❤️ilahayow balyaada dadka isku dhufada naga qabato
@NashaadHassan
@NashaadHassan 5 ай бұрын
been buu hadalkaaga o egyahay😄
@SahroAhmed-p1i
@SahroAhmed-p1i 3 ай бұрын
Doqon lama so celsho😂
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Sxb dee naagta waaad xanuujin weyday , naagaha dhalfadaa loogu roonaadaa weligeed kaa tegi mayso
@calimahdijibriil
@calimahdijibriil 6 ай бұрын
Heesta ereyadeedii xoog buu ugu ciyaaray, xataa khaafiyaddii wuu ka baxay, lkn waa legend leh cod aad u sareeya waanna taageeraa balse ereyadu waa sidan:- Nacayb iyo war-xume side Yuu I kaa nacsiinoo Naxli kugu abuurinoo Ina kala nagaynine - Wadnahayga dhiigay Wax ka nuugayaane Ee yaanay nacasnimo Naanays ku raacine Nawaadeey Ii dhego nugloow
@cabduweliorange5066
@cabduweliorange5066 6 ай бұрын
Qaafiyada ayuuba ka dhacay " ina kala fogeeyey buu yiri
@Abdiibrahim-w3u
@Abdiibrahim-w3u 6 ай бұрын
Qafaan iskumeel kafiirinayba adigaa jiro Heesku sow Caabi Mire maqaadin horta?
@hindaadan8971
@hindaadan8971 6 ай бұрын
Adiga aya hestn kuso baxy kuna bshalay ❤
@ubax7758
@ubax7758 5 ай бұрын
Meel kasta dood iyo cuqdad latagnow uf
@CadnaanXuseencnuur21
@CadnaanXuseencnuur21 Ай бұрын
wlh hestan adbN uga helay ish cala cod musig thnkz alfanan xusen cali miiraale
@ahmeddecco585
@ahmeddecco585 25 күн бұрын
Still listening 🎶 Jacayl xaasid dayn waa 20 sep 2024
@NadiroNasteho
@NadiroNasteho 5 ай бұрын
Heesta aadba u ieclaadey ma magaceyga ijeceleysiiyey talow😢❤
@Aliyare12
@Aliyare12 5 ай бұрын
Subs me i subs you too sista
@suleekhosiman3490
@suleekhosiman3490 2 ай бұрын
Hestan anigey sii qaasa igu socota waayo qofkii an aduun🫅👰‍♂️ iska doortay ayey erey & Naxli na dhex dhigeen🗣 😢allow alle ma caafin qof walbo isku keen dhuftay Noloshey nukula duugeen⚰️
@Almaaz-gh2ub
@Almaaz-gh2ub Ай бұрын
Ma dhintay abyo😢😢
@engahmedozman2651
@engahmedozman2651 5 ай бұрын
Heestan waxaad ba moda taydii Nazteexo Nacab iyo warxuma wade ayaa iskaaya nacsiiyey wan ka xumahy ilaa hada waan jecelhy❤😊😊
@iskaafikir8832
@iskaafikir8832 5 ай бұрын
Heesta iyo muuqaalku isma laha. Macnihii, qiirada iyo fariinta ay heestu sidaa is lama jaanqaadayaan. Waxa ahayd in ciyaarta iyo farxada laga daayo maadama heestu tahay waxsheegasho calaacal ku jiro. Sido kale, waxa haboonayd in ay habluhu ka daba yidhaahdaan nasteexooy u dhega nuglow. Laakiin midhaha iyo codku waa cajiib. In katoo aad dadaasheen, hadana waxbaa ka si ah.
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 5 ай бұрын
Iskaafikir8832 waa runta waxay ahayd inay muuqaqlka iyo ereyadaan isu ekeysiiyaan Saad sheegtayna gabdhuhu ujiibiyaan hooriska
@maxamedilyaas
@maxamedilyaas 5 ай бұрын
Amba waan kula dareemay. Heestani waxa ay noqon lahayd mid aad loo daawado, laakiin muuqaalka ayaa la daadegay.
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 5 ай бұрын
Axyaah fanaan heestii waa decorategareeyay si farshaxannimo leh
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 4 ай бұрын
Nin wayno hadeer soo galay fan ku sheeg soomalida subxan allow anagp wayin aan shaydan naduufsan ada qadire
@MuxsanNuradin
@MuxsanNuradin 6 ай бұрын
From tiktok ❤😊
@moha.abdi1
@moha.abdi1 5 ай бұрын
Noolaba aduunyada Wuxuu naawilayaa Naxariista eebiyo Nimco inuu ku waaree Allow meel walba nagu nabad gali
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 3 ай бұрын
wooow.miiraale...innaba caadi maaaha....
@munacabdi5171
@munacabdi5171 4 ай бұрын
From tiktok✌😂
@MariyonuurXirsi
@MariyonuurXirsi 5 ай бұрын
Hees cajiib ah waxan ku marqamayaa galkacyo gaar ahaan goomeste baalbaal❤
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 5 ай бұрын
Nacab iyo warxuma side yuu iga nacsino Naxli kugu abuurine inakala nagaynine Nawaleey iidhga nuglow✅
@off2025
@off2025 4 ай бұрын
Nacab iyo war xumo wade Aya ikaa nacsiiyo naxli kugu abuuro inakala fogeyee 💔
@AhmedAli-hu4vb
@AhmedAli-hu4vb 4 ай бұрын
Ledgen ninkaan walaaahi his songs lately waa on fire 🔥
@maxamedcaalin2817
@maxamedcaalin2817 5 ай бұрын
Inta from tiktok ah😢😂😊
@Cawilgaxnuug
@Cawilgaxnuug 6 ай бұрын
16 April 2024 galin danbe Hargeisa.somaliland Jameco weyn Liban
@CabdirisaaqMuxumad
@CabdirisaaqMuxumad 3 ай бұрын
Waaw mashaa Allah horay usoco sxp from borama
@Seniorcadee11
@Seniorcadee11 6 ай бұрын
From tick-tock 😂😂❤❤
@arfahdaud5329
@arfahdaud5329 6 ай бұрын
Aniga kullamiiad ah
@mac-macanka7765
@mac-macanka7765 5 ай бұрын
Isku mid 😂
@aasiyamuuse4807
@aasiyamuuse4807 5 ай бұрын
Like me 😂
@Ahmett_HacHi
@Ahmett_HacHi 5 ай бұрын
Ku noqda Meshini Halkan Loguma TaLa GaLin CiyaaLka ader
@Yaazirtech
@Yaazirtech 5 ай бұрын
Same😂❤
@Yaazirtech
@Yaazirtech 5 ай бұрын
Frome tiktok😂💗
@issaabdullahiaalim1334
@issaabdullahiaalim1334 4 ай бұрын
Golden voice. Miraale the GOAT
@xikmatzoor.486
@xikmatzoor.486 6 ай бұрын
Hees iyo badh, cod karbaa ku luuqaynaya.😍
@naturechannel2846
@naturechannel2846 5 ай бұрын
Heestan TikTok ayaan ka soo raacay caadi mahan 🎉🎉🎉
@MohamedHassan-ih8me
@MohamedHassan-ih8me 4 ай бұрын
Iam from tiktok
@Omar-mf9nd
@Omar-mf9nd 5 ай бұрын
Amazing Voice from tiktok
@abdirazaktarabi2134
@abdirazaktarabi2134 3 ай бұрын
Masteexo.may.ahaye.waxay ahayd nawaaL.nawaleey.iidhaga.mugool ayay ahayd heesta.caaabi mirr.dacar baa qaada shay.mire dacar.walalkii ee waxaanad lahayn lama sheegto
@mancityfan660
@mancityfan660 5 ай бұрын
Miiraale waa wataaaa❤
@nastehaabdullahi4801
@nastehaabdullahi4801 2 ай бұрын
Nasteexo ❤
@bursalahmediaproductionbmp709
@bursalahmediaproductionbmp709 6 ай бұрын
Yaa amiiral cuud waxan dhagaysan anigo ku marqaamaya Galkacyo gaar ahaan hotel Sugule qolka 113 yaa salaam🎉❤
@adalmedia4291
@adalmedia4291 6 ай бұрын
Aniguna royel hotel bunkaygu isa saaran yahay,nin yahay suqaarkii haragaysaad waan u darsaday midbaan halkaa ka arkayagaa
@MariyonuurXirsi
@MariyonuurXirsi 5 ай бұрын
Cajiib😮
@somali-IT
@somali-IT 2 ай бұрын
heestan, Nawaal aya asalkeega la yira. Waa heesaha lumay ayay ka mid tahay. Qaraami.
@zerabdi1216
@zerabdi1216 2 ай бұрын
Dadkan heesta TikTok ban ka soo raacay soo wada qoraaya ma waxeey dhasheen 2010😂
@bulshawiofficial3230
@bulshawiofficial3230 5 ай бұрын
Wlhi cod baaa ku jiraaa ax yaaaaa sowt ❤😢😮
@SadiiqCabdoow
@SadiiqCabdoow 2 ай бұрын
Cod dahawi❤❤❤❤
@Bogasho1
@Bogasho1 5 ай бұрын
Nastexo kume🤗
@Tiicey
@Tiicey 4 ай бұрын
Golden voice ✨️ 💛 👌
@dibadhilaac770
@dibadhilaac770 5 ай бұрын
From tiktok😂
@HilamaSadia
@HilamaSadia 4 ай бұрын
From tiktok😢😂
@MaxamedXidig-tl8hg
@MaxamedXidig-tl8hg 5 ай бұрын
This guys almost Amazing❤
@majorsalah7647
@majorsalah7647 6 ай бұрын
"His performance was truly mesmerizing
@AhmedJuube
@AhmedJuube 5 ай бұрын
Xaqiiqdii Aad Ban U Imeyay Hestan Markaa Dhagaystay Fananka Codkiisa Caadi Ma Ahan Si Gaar Bay Ii Tabanaysaa Hestu
@raasoofficial769
@raasoofficial769 6 ай бұрын
From tiktok
@warsuganmedia914
@warsuganmedia914 6 ай бұрын
Hees qiima badan iyo legend miiraale ❤
@shiineiid9873
@shiineiid9873 5 ай бұрын
Eeshcalaa hees like baan uhayaa heestan
@FartunOmar-bl6ut
@FartunOmar-bl6ut 5 ай бұрын
Fanaanka fananiinta wasay
@abdulahinoor3246
@abdulahinoor3246 5 ай бұрын
Neecaaw da aysiyo waxaa tahay naqaa dayreed😢😢😢
@abdirazaktarabi2134
@abdirazaktarabi2134 3 ай бұрын
Nawaaleet iidhaga nugloow.
@Three-sixty-days
@Three-sixty-days 3 ай бұрын
Hargeesa wa I wajeer
@HorriHorri
@HorriHorri 5 ай бұрын
This guys is almost amazing ❤
@MaxamedMaxamedxasanxasan123
@MaxamedMaxamedxasanxasan123 4 ай бұрын
inta sidayda tiktiko ka soo racaday farta taag
@CabdiSanyare
@CabdiSanyare 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤najimo idhaganuglaw
@calascabdinur5265
@calascabdinur5265 6 ай бұрын
Heestaan horey miyaa loo qaaday sidaas ayaan is leeyahay laakiin waan hubi waayey cidii taqaan ha iga caawiso
@dirhamfilms6720
@dirhamfilms6720 6 ай бұрын
Walal Horaa loo qaaday Waxaan la yidhaahdaa "Nawaal"Waxana Qaadi Jiray Caabi Mirre Dacar. Halkaaa Uu Nasteexo Ka dhigaayo Ayaa "Nawaal Ahayd.Isagaa Gashaday Nasteexada.
@ahmedjama1040
@ahmedjama1040 6 ай бұрын
Xasuustii Caabi Mire
@cumaradanmaxamed6885
@cumaradanmaxamed6885 5 ай бұрын
Neewaac da,ayso Waa Qalad Neecaw ma da,do
@majorsalah7647
@majorsalah7647 6 ай бұрын
Heestan magaceeda waxa la yidha Nawal, 2003 waxaa hore u qaaday Alfanan cabi mire dacar, midhaha heesta wuu bad badlay...
@abdulmaleke.6734
@abdulmaleke.6734 5 ай бұрын
MASRAXIYAD WANAAGSAN
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Ай бұрын
Nasteexo - Xuseen Miiraale Erayada: Maxamed Cali Taabit Laxanka: Caabi Mire Dacar
@naturechannel2846
@naturechannel2846 5 ай бұрын
Heest sanadka 🎉
@MaxamedYacquub-j7e
@MaxamedYacquub-j7e 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cabduweliorange5066
@cabduweliorange5066 6 ай бұрын
Miraale Aabaha codka, heestaan baan kusoo kallahay xiligaaan, inta aan xalley ku hurday
@libanlegend7863
@libanlegend7863 5 ай бұрын
From Fb
@Aliyare12
@Aliyare12 5 ай бұрын
Hussien miraale saxiibo nahay isku magaalo joogi jirnay nashville tenessee usa
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 6 ай бұрын
War ninku codka ku xaragoon ugaas oo xaladayn ogaaa 2:16 AM habeenimo degmada waabri oo roob yarooo tiix ahi noo da aayo Maryamooy ii dhago nuglooow
@sahraali6994
@sahraali6994 5 ай бұрын
Golden voice ✨️ ❤❤
@nasteexoosmanofficial9654
@nasteexoosmanofficial9654 5 ай бұрын
😂😂 from TikTok 🫶❤️😊
@jecelowboy4262
@jecelowboy4262 5 ай бұрын
Where's full song ?
@mohamedjimale918
@mohamedjimale918 5 ай бұрын
From Tiktok😅😅
@CadnaanXuseencnuur21
@CadnaanXuseencnuur21 Ай бұрын
Thnks bro
@shukridahir2549
@shukridahir2549 5 ай бұрын
Tiktok kaso racay fanankan😂io hestanbo😂hodan gabo alle ha unxariste baa kuso arky😭😭
@musaliny970
@musaliny970 4 ай бұрын
TUNE!
@AbuukarIbraahimAhmedthief
@AbuukarIbraahimAhmedthief 5 ай бұрын
❤4,Abuukar 2:15 6
@FaadumocllhiNuux-ek9cf
@FaadumocllhiNuux-ek9cf 5 ай бұрын
WAxaan ku dhegaysan jiray miyaga wlhy
@maxamedxuseen8387
@maxamedxuseen8387 5 ай бұрын
Cod wuu hayaa lkn wax badan oo ereyo ah ayuu ka tagay kuwo kalena wuu ku soo deray waxaana horay u qaaday heestaan Caabi mire dacar
@IsmaciilYuusuf-yk3mu
@IsmaciilYuusuf-yk3mu 5 ай бұрын
Heesti wuu dilay
@garaadqalinle8027
@garaadqalinle8027 5 ай бұрын
Way qaladay wixi laga xishoon jiray nacas ku xaragodiyo naxumeye mooye ayeey tidhi halkaas waa maxumeeye mooye
@AbdallahiGesaweyne
@AbdallahiGesaweyne 5 ай бұрын
❤wcs❤❤❤❤❤
@BisharMaxamedCali
@BisharMaxamedCali 6 ай бұрын
2024: Jaamacadda Jigjiga. 😅
@shafiaden2220
@shafiaden2220 6 ай бұрын
Heestan wxn dhegysanya 00:58 murqnkyguna wa isku fadhiya lug miiro ahina wa ifurn thy
@jimaleduale3634
@jimaleduale3634 5 ай бұрын
From tick tock 😂
@hoodaAbdirahman-zb9of
@hoodaAbdirahman-zb9of 5 ай бұрын
Same 😅
@abdirazaktarabi2134
@abdirazaktarabi2134 3 ай бұрын
Waar heestan waxa lagu sameeyay abu dabay.abwaanka.sameeyayna waxa la.odhan joray.cumar naabaal waxana qaaday.caabi mire dacar
@mohamedmukhtaar6929
@mohamedmukhtaar6929 5 ай бұрын
Heestaan Nawaal baa ladhahaa ereyadana sida heeskan loo qaaday micnaha erayadu aadbay isku burinayaan oo isku ujeeedo xitaa kama hadlayaan Astaan heesaha soo cusbooneeya lakiin erayada ilaaliya
@AbuukarIbraahimAhmedthief
@AbuukarIbraahimAhmedthief 5 ай бұрын
4Abuukar6 1:06
@GoldYvonne-r9o
@GoldYvonne-r9o 6 күн бұрын
Williams Kevin Wilson Deborah Miller Karen
@mahmoudibrahim8019
@mahmoudibrahim8019 5 ай бұрын
Stop copying the song ama sideeda uqaad erayada heestan waxaa la dhahaa nawaaal waxaana iska lehe caabi mire xataa erayadii wuubadaly
@Abdiyare155
@Abdiyare155 5 ай бұрын
Magaca nawal ayuu fanaanku badalay sidhakle ma xumo Legend caabi mire
@AliSamatar-qd5um
@AliSamatar-qd5um 5 ай бұрын
Meeye Cidamadii aad 32 sano dhiseeysen xaage qaabteen maxa loo waaye beenta ayaa wadaysan sii uu dooraasha uu heeshan Welle dhimayso iska iloowba been raad ma leh
@MAXAMEDGAACIRO
@MAXAMEDGAACIRO 5 ай бұрын
From tiktok 😂😂
@CadnaanXuseencnuur21
@CadnaanXuseencnuur21 Ай бұрын
Thnks bro
Xuseen kaafi  | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show
8:10
Astaan Music
Рет қаралды 61 М.
HUSEEN ALI MIIRAALE HEESTII FARASKAGI LAGABADI 2024
4:13
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 297 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Xasuustii Digfeer AUN NIN JEEB MADHAN By Huseen Ali Miraale 2021
5:08
Somali Lyrics Studio
Рет қаралды 79 М.
Wardheer - Miiraale . Qaaci. Music by - Ali kaban iyo abdinur
6:21
Madaale Productions
Рет қаралды 528 М.
NASTEEXO INDHO HEESTII LEEB FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
5:55
samatar said salah
Рет қаралды 2,6 МЛН
Xiddigtii haweenka - Xuseen Miiraale.
3:57
Astaan
Рет қаралды 51 М.
Xuseen Labka| Heesta Abaal | Xasuustii Xasan Adan Samatar
6:08
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,6 МЛН
HUSEEN  ALI  MIRAALE HEES XUSUUSAH 2021
5:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 965 М.
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 329 М.
Heestii Nagaadi fanaan miiraale 2022
5:50
filfil studio production
Рет қаралды 961 М.