Dagaal ba’an oo SNM iyo Faqashti Idacada ku dhexmaray ayan ku dhaawacmay, Dhegaweyne Q: 5-AAD Awaare

  Рет қаралды 8,557

HAAD TV

HAAD TV

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@AhmedabdiMusa
@AhmedabdiMusa 8 ай бұрын
Ingaan nolashiisa waa maalintay igu darnayd subxaan ilahay intimi shiihiday Samir ha inaga siiyo
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 8 ай бұрын
Dagaalada sokeeye kollay taariikhda ma galaan, cidina ma akhrisato haddii la qoro. Wareysigu waa iska waqti lumis.
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 8 ай бұрын
Waad nagala raagtay waraysiga
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 8 ай бұрын
Waa maalinta ay ciidamada ku soo urureyan daloodh ilaa biyo shiinaha inta uu dhaxaysa.
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj 8 ай бұрын
Walhi wa mujahiid wadanka dhiibka loso maray ba xisbiga xaranta wadani bay cidanka qaranka jabeyan burta ugulan ay raban inay somalinad burburiyan caadka la siiiyo 😢😢😢
@abdifatahjama2223
@abdifatahjama2223 8 ай бұрын
Mujahid xaqa weye awaare
@hassanibrahim1233
@hassanibrahim1233 7 ай бұрын
Dilcad waxa na dhigay Xamarma waa lagu dambaysiine Dib u noqo belaayooy koonfur baa maanta kuu dihine Sidaas bay ahayd
@omarabdilahi2515
@omarabdilahi2515 8 ай бұрын
Wariye aad baan kuula socdaa si wacan baad usoo gudbisaa oo khibrad leh
@Jibriil571
@Jibriil571 6 ай бұрын
Meel bilaa buuqa dadka ku warayso
@AhmedabdiMusa
@AhmedabdiMusa 8 ай бұрын
Sababtii la nooga soo Saray waxay ahayd ciidankaa ayaa Aad uu riiqmay malintay igu darnayd. Nolashayda Biyo dhacay ga sare Ayanu galnay. O aa yarantaydii kubada ku ciyari jiray garoonkii (Faro gooye ) waa garoonkii Magaca Muuse (Googay) Loo gu gu bixiyey Muuse,
@HAADTV846
@HAADTV846 8 ай бұрын
Waa taariikh weyn oo umaddani leedahay
@dhagaxoqoti1472
@dhagaxoqoti1472 7 ай бұрын
anigu sheedaha yaan ku jiray said cumar ururkii 1aad
@warfaaden6369
@warfaaden6369 8 ай бұрын
abdirahman waxbaa gubaya ninkani wuxuu ka sheekeeynayaa guusha reer somaliland laakiin adigu wax baa kuu labeeya
@abdifatahjama2223
@abdifatahjama2223 8 ай бұрын
Anigu wan aqanay
Barnaamij Xiiso Leh: Guda Galkii SNM Hargeysa
59:11
SAAB TV
Рет қаралды 80 М.
BARNAMIJKA GOOB JOOG  Mujaahid  C/laahi Cabdi Faarax
46:51
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 381 М.