Malintaa markay faqashto soo jabtay wxy soo mareen ijaara iyo taaysa iyagoo dameeero dhawaca ku Sita
@AbdiMuse-kb6fz7 ай бұрын
Wll suuqa waraysiyada xasaasiga ah hku qaadin weliba melaha lamida u dhaw wayo guuxa gadhiga ayaan kala jogsi lhyn
@MohamedCawil-zk2bzАй бұрын
Sxb video ga wa la habeeyaa codadka iyo tashuush waa laga saraaa
@qwertyaserty84048 ай бұрын
mashallah
@Dulqusley7 ай бұрын
Morgan 600kun idoor by xasuuqey wa ka xumahey
@AbdiPianoChannel5 ай бұрын
Before you attempt to record anything, check the lighting and audio level.
@khadarahmed18987 ай бұрын
Kana waxba garanmaayo
@Cabdi1418 ай бұрын
Ninkani ma runtii baa 40 yrs ka hor ka sheekaynaaya
@YuusufAbdiqani8 ай бұрын
Haa waa runtii inta badan dagaalada soomaalida waxa gala carruurta yaryar ee meelahaas laga duufsado, ninku hadduu da'da soddonka ku soo dhawaado ma galo!
@Cabdi1418 ай бұрын
@@YuusufAbdiqani caruurtaa lagu laynayaa madaakiinta ah
@cabdirisaaqmaxamed31458 ай бұрын
Waxa laga yaabaa inu markaa 20 jir ahaa wakhtigu ka shekaynayo waxa kaso waregtay 37 sano 37+20=57 da da wu jiraa ninkani