Wadanka waxaa iska leh shacabka Soomaaliyeed laakin ciidan ethiopia aan aheyn Atmis waa in wadanka laga saara mana ogolin ninkii taageera ethiopia ma ogolaneyno wayo in rag xabashi ah oo wadankiisa dagaal ka socda muxuu ka qabanaya baydhabo wuxuu ujooga in leyska horkeno shacabka Soomaaliyeed oo meeshas colaad ka bilabato waxa barnamijkas usoo dhiibay abiy axmed hubka yaala adis ababa iyo kan yaala baydhabo waa isla egyihin marka waxan soo jeedinaya in ciidanka xoog ku soo galay dalka laga saaro loo midobo dadka la kiciya si loo tuso in ciidan ka soo xadgudbo lagu mudaharada si looga saaro,baydho,gedo,hiiraan, in xiisada la dajiyo waa muhiin si aan u imaan isku dhac faidana uah abii axmed oo dhib nagu hayo