Sheikha maskaxda allah ha ku caafiyo , vitammin B6 +B2 ama B complex cun allah ha no ka daayo Amiin wbt
@Abdi-uy2jj2 ай бұрын
somalidu qabyaalad dhulka la jartay wa wadanka calamka ugu dabar daran ciidan dhaqalaha milatariga dhankasta qabyalada la dagtay ee rabi aqliga ha usoo celsho
@hawayassin71722 ай бұрын
Mareykanku wa burburi insha allah
@najax1562 ай бұрын
Waa runtii kuwaa intaa la xiiqsan yuhuud iyo shiico waa isku mid, ninka qudus iyo reer flastiin oo dulman u hiilinaya baa yuhuudi kuula siman kaalay iga dhaa dhacsiin
@CabdiraxmaanaxmedCoofeey2 ай бұрын
Msh
@AbdiAgood2 ай бұрын
❤😂mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka 😂😂😂🎉🎉
Maxamudow adigo raali ah somali magaca muslim ayay wataan lakiin waxa uga weyn QABIILKA. Sheikh wuxu wax u shegayaa dad tiro yar.
@samirr5462 ай бұрын
Salida wall waxa ku filan uun inay reer reer tuulo tuulo Islaamka saxda ah a u gaarsiiyaan kuwa deegaankaa ka yimi noloshooda aas aasiga ahna ay isku dubai ridaan oo ay shacab ahaan isu caawiyaan xshareecadana isku dhaqaan ,waayo qabyaaladana lama joojin karo oo dadkii baa iswada dhalay oo isku dhexjira oo xanta iyo nacaybka reer abtiga ka maqlaya guriga tolka ama reer abtiga,dagaalkana waxa markiiba fidinaya oo u bedelaya dagaal laba qabiil jaahiliintii foqoradii qaadlayashii saaqidiintii aan noloshaba wax micro ah u arkayn dhimashadana wax ka danbeeya aanwar ka hayn.
@jubbavalleycarrierllc93192 ай бұрын
Video gaa haloo geeyo sheekh shibli labadaan shiico hala soo karbaashee,
Wadaaddada Soomaalida wexeey ku xeel dheereeyeen in eey Dumarka un daraaseeyaan, Sidda loola dhaqmo iyo sidda loo goldo ayeey qaarkood mashquul ku yihiin.
@smaliwolf2 ай бұрын
War bal duligaaan eeega. siyaaasi ahaan maaha caqiiido ahaan kulahaa. war duli baa thy. Siyaaasada maaha in ay caqiiidada ka horeeyso sababtana waa intaaa oo sanno siyaasad ku jirtaaane maxaa soo kordhiseeyn. markaan caqiiido ahaan ayaan rabnaa. waana siduu nabiga inooga tagy.
@wabaxa2 ай бұрын
ODAYGAAN MAALIN KAS SHEEKADII UUN BOO KU SOO CEL CELIYAA WAREESI KASTO WUXU LA MID YAHAY KII HORE WAXBA ISMA DOORIYAA WAAN KU CAAJISAY
@momindekk12 ай бұрын
Sheekha somalida hilib cun dilay
@wilsanali882 ай бұрын
Surata (QULIBAT ROM)HAVE ANOTHER VERSION SAYING IS THE RUSSIAN ORTHO NOT VATICAN OR ROME..
@Ahmed-jk6go2 ай бұрын
Mareykanku beri dhow shashaada siyasada wu ka baxaya
@abdikariin70022 ай бұрын
Sheikha su,aal waydii lkn ha u salixin banoonta oo hadhihin culimada aan indhaha siyaasada wax ku eegin
@Worldwide24hrs2 ай бұрын
Wa mushkilad kuwan culimada sheegto. Kani wuxu naga dhadhicin shiicada iyo Maraykan waxa no dhow Maraykan...yaahuu! War ma Maraykanka xasuuqaya masaakiinta Gaza ee billions oo Islam ah ku xasuuqay caalamka aya no sokeeya. Qofka waxaas ka dhagaysta aya kaa liita. Caruurtaada iyo xaaskaaga waxaas ugu sheekee.. iyaga maskaxda uga feegaar
@momindekk12 ай бұрын
Sheekh somali haduu khayr leeyahay dadka qabiil ayuu la saarinlahaa
@AxmedMaxamud-zc4ei2 ай бұрын
Sheikhow inaku muslim ahaan cise c.s masugeyno ee mahdigii baanu sugeynaa ee maxaad noogala bakheyshey ma wahaabi baad tahey?....
@aydidmahamed65002 ай бұрын
Wadadkan mar ban moodi jiray nin wax garanaya lkn waa 0
@ashqaraar.2 ай бұрын
Sheekha ha ka hoos hadline ka aamus haa hmmm da naga joogi wixiba wxd ka dhigysa in kaliga lgu sheekaynaye
@khalidadensudi62102 ай бұрын
Daa shekadu ka gurayayee 😂
@ugaas-yadareerhajji69552 ай бұрын
Shiico yahuud iyo Cristian ka waxba kama duwano wayna inoga daranyiyin marka waxba hano amaanina gaaladas