No video

Dagaalkii Goldheero | Maxammuud Jaamac Nuux (Maxammuud Daallin) | Habbis (gabay).

  Рет қаралды 45,870

HOYGA SUUGAANTA

HOYGA SUUGAANTA

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@RamlaAhmed-fb5wj
@RamlaAhmed-fb5wj Жыл бұрын
Rerka kaliye Dagaal iyo gabay loga hadhay habar jeclo
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
Habar jeclo buuradka isaaq abtiyaashay from Habar yoonis ❤🦁✅
@sharmarkeahmed2593
@sharmarkeahmed2593 Жыл бұрын
Abtiyashay Habar Yoonis boqortooyo 🧡🧡🧡
@nourzaki1117
@nourzaki1117 Жыл бұрын
Al habarjecliya weliba ragii caynaba qaaday muuse abokor💪💪💪💪💪 raga qudhee aan faro hanti iyo dagaal lagu gaadhin muuse kibray muuse doolar💪💪💪💪💪💪
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 Жыл бұрын
awoowgay maxamuud jamaac maxamuud daliin
@sharmarkeahmed2593
@sharmarkeahmed2593 Жыл бұрын
SOLOMADAW aya mesha ku dhamaatay markasad libinta kaliga iska sheeganaysa
@caskaali4951
@caskaali4951 Жыл бұрын
@@sharmarkeahmed2593solomodow XAGAY joogtay manay hayan MAXAMED abokor kan dhulka u xoreyay
@SamsungS-jw6ii
@SamsungS-jw6ii 11 ай бұрын
Adeer ragga Dhulbahnte ka qaaday Caynaba wa Maxamed Abokor. Muuse Abokor Caynaba waxay soo dageen abaartii daba dheer ka dib (1974)
@caskaali4951
@caskaali4951 10 ай бұрын
@@SamsungS-jw6ii YAAN LAGULA GAABIN NIO SIDI LAXDA AYAD ISKAGA CIYAYSAYE MAXAMED ABOKOR XAGAY JOGEN WALIGOD BA DAGAL MA QADINE
@CabdiMaweel
@CabdiMaweel 7 ай бұрын
Cirka da'ay miyaan geelagayaga cidi la daaqaynin, laandhera laandhera dhalay Abwaan Maxamuud Daalin Raximahullah
@zahrawarsama7620
@zahrawarsama7620 2 жыл бұрын
Real talk #H LOVE #ISAAQ ROYALTY
@CawaalegeediCiirshe
@CawaalegeediCiirshe 17 күн бұрын
Taariikhda habar jeclo leedahay gaar ahaan muuse kibray muse abokor iyo hj bari, waa taariikh isaaqoo dhami ku faano kolkay daarood ubaanayaan.
@salloadam298
@salloadam298 Жыл бұрын
Awoowgay kita fiqi alle hakuu naxariisto
@maxamedcalicalifornia4280
@maxamedcalicalifornia4280 Жыл бұрын
Wale h jeclo nin dagaal iyo gabay ku gaadha majiro
@nimcocali6649
@nimcocali6649 2 жыл бұрын
Awoowgay allaw kuu naxariiso
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 Жыл бұрын
maxamud dalin awowgay ale haw naxariisto
@shaaibamir5604
@shaaibamir5604 11 ай бұрын
Caqliyay say rer hagar mar ku cunay warabuhu
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 Жыл бұрын
Dhulka Waa la wada deganaa ee Ceelashaa la kala lahaa.Xiligii Dowladii Kacaankana Habarjeclo ayaa magaalooyin ka dhisatay.Laakiin Baraagaha Talyaaniga laga bartay dagaalkii 2aad ayaa Hawd magaalooyin laga samaystay
@SiciidIkacase-if4od
@SiciidIkacase-if4od Ай бұрын
Reeryoonis ciilijirygii
@nourzaki1117
@nourzaki1117 Жыл бұрын
Al habarjecliya
@nejmanuura1068
@nejmanuura1068 Жыл бұрын
Reerka suganta loga hadhay iyo dagalka
@kaahmedia8041
@kaahmedia8041 2 жыл бұрын
Hadanu nahay dhulbahante dhirbaxadi ani kaga jawabnay wati 19957 dii xargaga iyo tuur caanod anu kudhuafanay habarjeclo wati anu ku diilay 2 di nin e habarjeclo ugu magaca weyna 1 botaan candhiil 2 warsame gadood ader dhulbahante wlhy sida illahy adame uga adag yahaybu uga adag tahay
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
Dhulbahantes are subjected of the mighty Isaaq national. The Faqsh government try to empower the Dhulbahantes but what was the result. We have subjected the Dhulbahantes. I guess the SNM dick is long and hard. History should be your lesson my friend.
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 Жыл бұрын
Odayaashii ergada ahaaa miyaad dilkooda ku faantay Maxaase ka denbeeyay Xergaga ayaa ka danbaysay
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
Remember Haye Bari mate 83Where I cut you down like logo work. Remember Wadamago also 88. Remember you the full support of the so called Somali National Army. Remember who you kingmens asked for peace. Remember SNM mohamed ahmed and Habar jeclo SNM east division stop their own Isaaq brothers form destroying the dhulbahante as people. Remember my friend. Your kingmens were saying ( abite we want peaceful coexistence back in January 1991. Remember my friend. Thats how your alive today because Habar jeclo commanders saved your sorry Faqsh souls.
@mohamedkhader5365
@mohamedkhader5365 Жыл бұрын
Ergo ayaad laysay nacasoowe guul maad heline wadse kaaba kaaga dartay waatii Nugaal lagugu ciilay ee Cismaan maxamud kusoo gurmaday hogaamiyahoodiina waatii laga dilay ina waladbaaas Markii Dana waa tii ciidkii qara weyne lagu siiyey markii lagaa adkaaday Fan aan jirin ha la Iman
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 Жыл бұрын
Ku Mar celinay duulaanka waa isga masayraaye
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
Dhug iyo AARLAA
@user-uw3fv6jp8y
@user-uw3fv6jp8y 11 ай бұрын
REER hagar 🆚 Isaaq+engriis inuu ahaa dagaalku baan ka ogaaday gabaygadan iyo taariikhdaba dhulbahanta nala dagalamay bay dadka ugu sheekeya😂
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal 9 ай бұрын
Muuse abokor vs daarood buu ahaa😂
@HaqabtireMobile
@HaqabtireMobile 7 ай бұрын
Gacan
@dugsiiyeofficial6762
@dugsiiyeofficial6762 2 жыл бұрын
Hada caynaba duleedka soo ma dagana dhulbahante waliba 10 kii sano u dambeesay dhulbahante waa soo noqday
@hnoor4361
@hnoor4361 8 ай бұрын
🎉🎉
@anshaxaalin7281
@anshaxaalin7281 10 ай бұрын
Car idhaaf miyaan Geelayaga Caalin ugu baaqay : Caalin xasan awoowgay
@CawaalegeediCiirshe
@CawaalegeediCiirshe 17 күн бұрын
caalin Ducaale xidig
@kaafiyafaarax3098
@kaafiyafaarax3098 10 ай бұрын
Haday maaxsaxa thy caynaba😂
@momoney00can
@momoney00can Жыл бұрын
Sanadka wa korma
@salloadam298
@salloadam298 Жыл бұрын
1920kii weeye wllo
@SiciidIkacase-if4od
@SiciidIkacase-if4od 5 ай бұрын
Kawarama. Huwan
@user-jt4fg6hf3l
@user-jt4fg6hf3l 10 ай бұрын
kan gabayga tirinaya wa muuse abokor cuqdad maxamed abokor ba haysa goldheer adeer adigaa lagu adoonsanayay oo maxmed abokor kuuso gurmaday
@MohamedAli-vv7jp
@MohamedAli-vv7jp 10 ай бұрын
Kkk oo Kite sawkii Maxamed abokor iyo ciise muuse ba u hiiliyey isago ahaa abaanduulkii Habarjeclo
@CawaalegeediCiirshe
@CawaalegeediCiirshe 17 күн бұрын
Adigay cuqdad mause abokor ku haysaa doqonow oo ciil qaba gabayga halkiisii buu dhigay xargagana cida duulaanka qaaday iyo goldheero muse abokor bay ahaaayeen cida dhulmahante u ciil qabay ee caynaba iyo ceelkii biyaha ka qaadayna muse abokor bay ahaayeen iyo soo raac dhulka bilaash iyo ceelasha layskuma siiyo Muse abokor ma kaftamaan mana suuroodaan ciilna maqabaan lkn kuwiina libta muse abokor ka xajiimoodaa ee yidhaahda maxay ku mutaysteen taariikhda hj muse abokor waa idinka maxamed abokorow ee cuqdada iska saara nin tolkii nacay tola aan uun baa lehe. iyo in aad guryo rag kale ka niikisaane.
@yaxyeawaadan3562
@yaxyeawaadan3562 2 жыл бұрын
Maanshaalah
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 2 жыл бұрын
Waxba dhul ingiriis qaaday oo lagusoo daba gabaday , haku faanina, midda kale dhulbahante haduu ilaa caynaba joogey isaaqoo dhan xagee u dhul ahaa, ileen dhulkoo dhan waxaad dhahdeen dhulbahantaa lahaaye yaab!! Midda kale nin badda hartiga kayimi waxaasoo dhula tolow siduu ku qaaday
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 жыл бұрын
War dhulbahante dhulka ma lahayn waxay iska haayeen dhul lagu guurguuro uun ee habarjeclo way degtay oo hanatay uun
@salloadam298
@salloadam298 Жыл бұрын
🤣🤣🤣alalylehe habarjeclaa mulkiday maaxdii caynaba. Yaakuyidhitaaa😂😂😂
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 6 ай бұрын
Saddex shay waa iska cadaan Dagaalku wuxuu udhaxayn jirey Dhukbahante iyo isaaq Dhulka Habarjeclo waxay ku soo degtay xukunkii ingiriis Dagaal dhaca oo aan ciidan ingiriisku lee yahay gelina ama qaybka ka ahayn odayadu ma sheegin Balse labadan reer waxay deris ahaayeen ilaa 700 sano ma waxay taariikhdooda xifiiltan bilaabsntdy 1950 s Meeye taariikhi ka horeeyey Mase waxaa la sheegsnayaa ciidamadii ingiirska ee ay Daarood dagaalameen Xagay isku arkeen Habarjeclo iyo Daarood Gabayadan beenta la iska sheeganayo arka
@Waxkasta
@Waxkasta 5 ай бұрын
Taariikh ma taqaanide. Ingiriis 1700s buu yimiye ka hor baa la hirdamayeee. Ceelafwein iyo sur ba Dhulbahante baa laga muquuniyey ingiriis na dhulka ma joogine
@kaviabdilahi8676
@kaviabdilahi8676 5 ай бұрын
@@WaxkastaMayee banaadir ayaad maroojisay 1950 ayaad taariikh ka samaysatay xataa maad bari hore ka dhigatid ingiriis hortii Isaaq xataa ceelka burco kama cabi jirin
@kayhass2510
@kayhass2510 Жыл бұрын
Beenta kkkk
Dagaalkii Xargaga - Taariikh kooban iyo gabayo
26:01
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 55 М.
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
Dhirbaaxo jin   Silsiladii HURGUMO3
24:37
Mr Xigmadle
Рет қаралды 126 М.
Taarikhda  habarjaclo iyo dhulbahante iyo dagaalkii qaara wayne
26:25
Weriye Guuleed
Рет қаралды 56 М.
Dagaal suugaaneedkii seed cawad iyo salaan carabey #yuusuf #shaacir
12:24
Abwaan walad baas vs Abwaan suusle
13:41
fiiro media
Рет қаралды 4,9 М.
Xaaji CabdiKariim Max’d Cilmi - Dabran (Gabay)
20:31
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 10 М.
Gabayada Gamuute, Ismith , Hagoogane , Tooyad , Uugaabo , Gamuute ,
34:59
Habar Jeclo - Jaamac Gacmadheere - Qaybtii 2aad - Gabayo qubane ah
16:21
Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!
32:42