DALAQ DAM BIRIQ AYAA DHASHAY WAANA RUN CIIL IYO CUDUR AYAA NADILAY WAA IN LAGA BAXAA

  Рет қаралды 4,360

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

Ай бұрын

CUDUR IYO CIIL BAA NADILAY HADAAN SOMALI NAHAY MAKA BIXI KARNAA YES WE CAN
SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS

Пікірлер: 9
@baroenglishwithameeramohamed
@baroenglishwithameeramohamed Ай бұрын
Runtaan kuugu jeclahay.❤
@faduumomohamed2176
@faduumomohamed2176 23 күн бұрын
Malyuun maxaa ku dhacay baryahan lamahaye
@monasuja6232
@monasuja6232 Ай бұрын
Diinta Islamka nin Somali maleh ee barta ❤❤❤Mms 🎉🎉🎉🎉
@AminaEggeh
@AminaEggeh Ай бұрын
Allah runbadanaa ilaahoow ku daa in badan❤❤❤
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 25 күн бұрын
Inaader waa ku salaamay horta weligaa qof ha u noolaan, wixii kugu dhacaya horta kunsano bay kaa wayn yihiin waxa kaa caawin kara alle ee isaga tallo saaro bini,aadmi waxaa laga helaa af lagaado‼️‼️ Iyo wax aynan xaqiiqdiisa ogeyn oo ay xukmiyaan‼️‼️ T2AAD: allxamdu lillaah alle muslin naga dhigey cid diinta kaa bixin karta iyo cidna kuu diidi karta ma jirto ee adiga iyo meeshaad is dhigto. Hadii waxa aduunka ku nool isku yimaadaan Cidna waxba kuma yeeli karto. Naftaaduna saacad bay leedahay. Qofna ha u noolaan . Hadal haynta badan waxaa laga helaa In aad ka hesho denbi dhaaf waayo camalkooda helaysaa iyo adkaysi badan🤣🤣soo badiya dheh Mida kale: naagtu hadaynan ninka qancin sheekhu wuxuu dhahaa hala furo Lkn gabadha haday ninku qancin waa ma xishooto‼️‼️ 🤣🤣🤣gurigii hooyadeed iyo aabaheed cunto kama waayine ninka kama Furanto miyaa?? 🤣🤣Gabadhu baahida ninku qabo ma qabto miyaa?? 🤣🤣 Hadaan isku xaquuq la ahayn xaquuqda ninku leeyahay gabadhu ma leh miyaa 🤣🤣 2aad ninku haduu gabadha soo wacdo gabadhu wax ma sheegankarto miyaa?? Anigu waxaan isleeyahay sababta waxaa keentay Ma jirto gabadh xafiis fadhida oo dumarka u dooda‼️‼️waayo ninka cabashadiisa waa la dhegeystaa haduu gabadh ka soo cawdo‼️‼️ SP : Aniga waxaan arkay nin 17 gabadh qabey oo alle uusan awlaad kala siin naag kale guursadey Rabey tii hore in ay isaga joogto, oo gabadhii tiri adiga waad istijaabisey anna i fur aan istijaabiyee‼️‼️oo uu diidey ka dib gabadha walaalkeed yiri sidey rabto u samee walaashay Culimadii waxay ku raaceenvninka in uusan furin Aakhir gabadhii waa la furay nin baa guursadey Waxaan magaaladii ka guurey iyadoo gabadhii Dhashay 2wiil lana qabo, gabadhaas hadaynan go,aanka qaadan ninkaas waxay ku gaboobi lahayd Sidaas marka go,aankaaga in aad qaadato way fiican tahay waayo cidkuu raadinaysa ma jirto Xaqa aad leedahay👌👌🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 25 күн бұрын
Diintana nin soomaali kaama xigo mana leh
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Ай бұрын
SOTAD DIINTA KA BIXIJIRTEY SUBX ADIGA NA HADLAYA
@munacabdi3746
@munacabdi3746 Ай бұрын
Wadaadadu haday aamusan diinta yaasheegaya
@aragsan6552
@aragsan6552 Ай бұрын
Eeyahe malyuun dhiiqo maxad is bedesha go,aan ma lihide
MAMA MALYUN SCHOOL SIDA LOO NOOLAADO KABARO ISKU KALSOONAANTA KABARO
8:02
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 48 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 55 МЛН
Dalaq Dam Maama Faadumo oo Ka Hadashay Sirta Dalaq Damta
15:02
HAMAR ADE TV
Рет қаралды 51 М.
FA'IIDOYINKA DHUUXA GEELA | AUTISMIGA | Sahra Adam Isse
37:59
NurseNima
Рет қаралды 30 М.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 48 МЛН