Dabaqyadan dhisanayo Anaa lehe maxa kagalay Habraha! Xasan shekh

  Рет қаралды 7,864

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 74
@rageosman1726
@rageosman1726 6 сағат бұрын
Markii uu laalay Dasturkii Dalka wixi ka Dambeyey cadi ayu u washay Xasan
@nourahmedhalanewakiil_caas433
@nourahmedhalanewakiil_caas433 7 сағат бұрын
Waa Ayaan Daro Inuu Sidaa U Hadlo Madaxwaynihii Dalka
@naalayeaadam2909
@naalayeaadam2909 7 сағат бұрын
Fadlan yaan loogu yeerin xasan sh. Maxamud madaxweyne
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 5 сағат бұрын
Ha loogu yeedho xasan bahal dhurwaa dad qalato iyo mujrim munaafaq dhagar qabe iimaan laawe IWM saw maaha???!!😂😂😂
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 4 сағат бұрын
Yur xaaraami dabadhilif ah
@barlinaden8850
@barlinaden8850 5 сағат бұрын
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun wallee waa la abhiyay oo ilaahay la xasuusiyay haduu yeelayo. Wallaahi qabashada Allah waa daran tahay.
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 Сағат бұрын
Dar shaydaan labadi ku heshisa dar illahay ayay u colooban. Ragi shalay formaajo u heshiyey bal maanta wax kadhex dhacay eega.
@siciidmaxamuud8500
@siciidmaxamuud8500 52 минут бұрын
Ilahii cirka iyo lulka abuurey kugu dimi ilaahey maryo naara kuugali amiin
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 4 сағат бұрын
Xasan najaaso ma calfan doono ku uu guryaha ku burburiyay hadii daaro dhaadheer iyo iyo waxbarasho ugu faanayo masaakiintii an sugno wixii uu ku dambeyo xasan najaaso iyo wixii uu faa iido
@Remember1977
@Remember1977 6 сағат бұрын
Alle ayaa kashifay. Garguurte maryuhuu dhigtay.
@YussufahmedDakane
@YussufahmedDakane 7 сағат бұрын
Hassan sh maaho wadani ee waa coloshi ushaqeyste wayey Allah kasoqabto dalka iyo dadka
@AliHersi-m1t
@AliHersi-m1t 2 сағат бұрын
XASANOW ALLE HAKU CIQAABO AMIIN
@mrjamac
@mrjamac 6 сағат бұрын
MASAKIINTII UU XOOLOHADA BOOBAY AYUU UGU FANAYAA LACAG IYO GURYO DHAADHEER BAAN DHISANAYAA HADAA DOONTAN DHINTA WEEYE MACNAHEEDA ALLOW WAA U JEEDAA
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 7 сағат бұрын
xasan sheikh waa wacel oo duli tuug ah waa ina lala xisaabtamo kuligooda siyaasi yiinta cunaya xaqa umada somaliyeed oo dhan
@moktarabdi7646
@moktarabdi7646 7 сағат бұрын
Waar ninkan Ismael Omar Guelleh ayaa cashar u dhiga, waa waxa Djibouti naguu haaysta
@Remember1977
@Remember1977 6 сағат бұрын
Xasan waa gediisa. Ceeb maba yaqaan.
@guledgled8695
@guledgled8695 2 сағат бұрын
Waa calooshiisa la cayaar gurguute.hooyooyinkii uu dhulkooda ka xoogay ayuu ku digtay oo ugu faanayaa dabaqyada uu xoolihii dadweynaha iyo qubuurihii
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 сағат бұрын
Xassan dalka asaga looga carara
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 Сағат бұрын
Asaga wiilashiisa jamacadaha dibada ayay udirsanayaaa wiilasha. Somalia dagaal baa lagu dhamaynayaa
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 сағат бұрын
XASAN MA WAALNA. WAA NIN OGAADAY IN AY CID DALKA KA QABATAA JIRIN. WAA NIN BOOBKA CADAYSTAY‼️
@AliHersi-m1t
@AliHersi-m1t 2 сағат бұрын
Xasan sh iimaanka ALLE HAKAQAADO. AMIIN
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 сағат бұрын
MAALGASHI DALKA KAMA JIREE WAA DHAC IYO BOOB DHULKII HANTIDA UMADA SOOMAALIYEED😢. XASAN WAA TUUG😡
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 3 сағат бұрын
Xassan dan Kama laha SOMALI QAYLINAYSA WAXKASTA WA IB SOMALIA 🇸🇴 FOR SALE ✅
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 6 сағат бұрын
sax madaxwenaha washaqale washaqestay
@abduladanismail9390
@abduladanismail9390 7 сағат бұрын
Suuqa gas ku gad mantana Gatway complex dhiso ogow adiga iyo reer kaaga iyo ilmahaaga in cuduro xun xun ka qaadayo xoolah masaakiinta laga dhacay cancer ka qaad (aamiin)
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 7 сағат бұрын
Reer mogdishow xaqbey u leyihiin inu HSM uu momulo haa wana cuqubadodii oo madax loga dhigey
@FadumoMahadalle-r5m
@FadumoMahadalle-r5m 5 сағат бұрын
Xaqban u lenahe kaga tuulada geyso
@ahmedomar1740
@ahmedomar1740 39 минут бұрын
Ninkaan wadanka halaka qabto . Anagaa duli ah saan rali uga nagnay inuu nasii maamulo. Ninka aan ku jihaadno wah!
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 4 сағат бұрын
Walaahi ilama aha inuu calfandono
@farahmohamud6712
@farahmohamud6712 6 сағат бұрын
Madaxweyne ma,ahan waa moiryaan doqon ah oo waayey wax la taliya
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 4 сағат бұрын
Allaa hawiye Maxaa Cashar loo dhigeey good job 😂 hhh Hassan dhiiqo saa ku waad😂 waa abaalkoodee
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 сағат бұрын
WAA YAABE XASAN MA ILAAHAY BAA FASHILINAYA ⁉️ ISAGII BAA IS SHEEGAYA😂. SOOMALI ISU SHEEG😂
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 6 сағат бұрын
Xasan sheekh Maxamood waa saxan yahay awood ayuu sheegtay markaa dadku waa kuwii shalay u sacabinayey
@elmiainanache4596
@elmiainanache4596 7 сағат бұрын
Hassan Sheik wa iskayelyel o siyasada dhanbee ee formajo xojinayaa wa shaqsiyade iscog😅viva Hassan iyo formajo
@HamadiMohamed-ju7vx
@HamadiMohamed-ju7vx 7 сағат бұрын
Asc afka ayaan khabsade markaan markhley ninkaan madaxweyne ma dhihi karo wariye daljir waa maxadsataxay.
@hassanabdi7062
@hassanabdi7062 2 минут бұрын
Madaxweyne aaa war midkan waa cabdulahi bin ubaya bin salool alle ma yaqan geeri ma yaqanan oo Diin ma yaqaanv oo aakhiro ma yaqana ee caqligiisu waa level billionaire inuu gaaro bas
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 5 сағат бұрын
Malintii u suaasha weydinayey cabdiwali cali gaas oo u ku labisna shar gacmo gaab ah iyo macawis cimamaadna aay garabka u sarneyn sidii u u ekaa umada somali weey wada arkayeen duruufta ka muqaatay marka manta wey u gaadhay in u u faano hoyooyinka dhibaateysan ee ladala dhacaya Caruur aan abahood meel u u shaqa taago la,a Hooyo haysa caruur agoon ah Hooyo ilmihii lagu furay Intaas iyo inkabadan oo aan waxba haysan oo arkaya haditii shacabka oo dad gaar ah aay ku tagri faleeyso waa cuquubo aan ka hareeyn isga iyo ilmihiisa(waxan sugeeyna madaxweynaha imaan doona oo la xisaab tami doon inta dhacday hatidii dad weynaha)hadan aduunka lagu xisaabin akhiira lagu xisaabin hadu alle idmo waa billaahi toowfiiq asc wr wb
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 6 сағат бұрын
Oo naaguhu kuwii tiibishada iskuridayey doorsshadiisi saw maahan xasanoow kabaha ladulmar dumarka qaylinaaya
@TufaahWarsame-x2k
@TufaahWarsame-x2k 5 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk Tiibijo Allaha igu rido 500.oo wiil ayaan haystaa.
@barlinaden8850
@barlinaden8850 5 сағат бұрын
Kkkkkk
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 5 сағат бұрын
500 wiil maantaa muruq loo baahanyahay waakaase xasan loojoojin maayo hajoojiyaan
@AdamIbrahim-hh4tt
@AdamIbrahim-hh4tt Сағат бұрын
Jamac Please Ethiopia Kashehgeh Please stop
@MaxamudYusuf-x9e
@MaxamudYusuf-x9e Сағат бұрын
Warwaasaalsaalay odogu waa sideetanjir xaaraancunay
@abdimohamed8730
@abdimohamed8730 7 сағат бұрын
Dabadhilifka Xamse sheegayey waa adigoo kale goormuu sidaas yidhi beenta dhaaf soo sheeg meesha uu saas kuyiri Beenlow yahow
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 6 сағат бұрын
magaladan wala dhisa dhuulka aydowlada ledahy walgada casimad erboortyin cusub ayan ku dhisa barlaman cusub aya lagu dhisa goobolada dhulka jiro sidi xeeradi ciidanka ee lagu dhisay dakada garacad kahadal goobolka banadir haku rafane
@abduladanismail9390
@abduladanismail9390 7 сағат бұрын
Cajiib
@cabdidayib9529
@cabdidayib9529 Сағат бұрын
Yaa kuu sheegay inay cashuutahay caqli malihide odayga ka hadh
@hassandaher3563
@hassandaher3563 Сағат бұрын
Lacagti umada ayuu dhacay .ciidi ka sodhicin lahayd ayaa lobahan yahay haddan maanta handida umada lacunayo. laqaban wayo kuwa ka danbeeyana sikadaran ayay u cuni donan.sida xasan dhiiqo xaranta caruurtisa isagu siinayo gurika xaraanta laku dhisanayo.salaad lakuma tugan karo kuma baxayso.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 сағат бұрын
XASAN AWAL WAX UU DHISTAY MA JIRINE HADA HALKUU KA KEENAY MAALKA UU DAL KASTA DHUL KAGA IIBSANO ?
@hhhd-n7b
@hhhd-n7b 2 сағат бұрын
bismillah, xasan sh, waxiisa maalgashi maahan dal gadid xasan, sh, waa idin xadi aamusa ayuu yiri waxan rabaa sameynkaraa shaqo kuma lehediin anagaa kusaarnay anagaana kusiibeyno sidii iko aanloo baahney ha iloobin shacbiga soomaaliya lowlaa ay aheyn taano magosid lowlaa shacab walaa sheymatihid lowlaa shacab idho la kudooran madaxda aduunka, waakula yabeen taariikhdana baal aswed ayaad kagalee kibirka aad shacabka kula hadleysid, ayagaa kugaarsiiyey itoobiyanka maad saas ula hafashid, waa adiga digaag qoyan u ege waa ninku faanaa ciyaalkiisa xaaraam waxku baray siloo hadlo waaka dhintay laakiin, xoolo, doortay ayaa kadaran waakaxumahay, sidii xoolihii ayuu, noola dhaqmaa laakiin anaga maahee asagu sheymaahan , wixii marlabaad doortey ayaa dambigaleh waana shacabka soomaaliya hadaanleyska qaban, soomaaliya waa udhamaatay illaahey ayaan leenay, 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂😂
@HayboHussein
@HayboHussein Сағат бұрын
😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@SaidMohamedElmi-z9l
@SaidMohamedElmi-z9l 7 сағат бұрын
LOL. 😅 WALEE FAR AA KUGU GODAN WARIYOOW.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 7 сағат бұрын
Hoyadas gurigedii carishka ahaa cagafbuu mariyey wuunna dhisanayaa schoolkii na sidokele waaba iibsadey xitaa isbitaalkii waaba iibsadey subxanallaah maxaa uharey walalaha Hawiye waa iney iska firiyaan siyasiyinta dilalinta u ah khaiminta khawarij ta Wuqooyi aa fadaralka jooga ayaa kushaqeysto aa
@mhashi7824
@mhashi7824 6 сағат бұрын
Galladow, ha isdaalin odegaani waa sixran yahay.
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 7 сағат бұрын
Hadalka.xasantuug.hadiiaanqiimeeyo.waa.dameer.dhergay.dameerka.markuudhergo.wuu.dhuusdhuusas
@mahamedhassan1657
@mahamedhassan1657 49 минут бұрын
Adiga ilaahay kacabso xan ta iyo dan biga iska dhaaf
@mahamedhassan1657
@mahamedhassan1657 51 минут бұрын
Af somali mataqaanid ee cayda iska dhaaf aflagaado iyo caaytan max kamad ayaad ku muteysan kartaa dowladu isha ayey kugu heysaa hadii ey kuu baahatana adigo maqoo qaa ku cunaya 12 islii yey ku soo qaban
@asad4630
@asad4630 6 сағат бұрын
Jijiga kawarn, axmaaradii
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 сағат бұрын
Xassan ayaa Badii siiyey kadibna Gacmaha ka dhunkanayey
@abdihaaji
@abdihaaji 7 сағат бұрын
Beenti maa soobillaawday
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 7 сағат бұрын
Xasan najaaso qabyo ninkeda dhameystira wixii uu dhihi jiray oo ayad u farmaajo u hayay ayuu hada dhameystiranaya ad u mahadsan tahay gallad sida ad uso bandhigtay ceebtiisa
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 4 сағат бұрын
Waaryaare odagu ma khamri buu cabaa waayo hadalkii hooyooyinka madaxweynaha isma ogeyn wuxuu u hadlayay sidii nin saqraasan oo kale oo cabsan waayo hadalkaa hadal madaxweyne ma ahan
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 7 сағат бұрын
kkkkkkk xayawaan kaasaa kuleh doorasho qof iyo codaan qabanayaa waa beena waas yaadooranaya waa kaase wuxuu rabaa inuu intuu nool yahay haaysto meesha si uu xabaalahana qote maaydkana canshuuro dhukana dhaco madharge
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 15 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 27 МЛН
MUXAADARO CUSUB 2024 | Xaalada Ummada & Imtixaankii Nabi Ibraahiim Cs -Mustafe Xaaji ismaaciil
53:57
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 15 МЛН