Jamac Galad salaan sare sxb aad iyo aad jihaadka hal kaas ka wad ilaa Dawlad fiican laga helo 👍 gobanimo
@Shakir-y2m2 күн бұрын
Ilaa aan aragno in Ethiopia laga saarey dalkeena markaas ayaan aamini donaa..fiqi iyo balcad waa munaafiqin waxa ey dhahaan maanta bari wey iska badali karaan soo ilaa aan hubsano in badda loo diidey dalkeenana laga saarey markaas Wabilahi towfeeq ✌️✌️
@Soofehirre11Maxamed2 күн бұрын
Xasan dhiiqo ha dhaco
@muruudi49612 күн бұрын
Mr Balcad isagu awalba nin Itoobiyanka u shaqeeyo ayuu ahaa: Mr Fiqi'na waxa layiri kala dooro kursigaaga iyo difaaca dalka... kursigiisana ayuu doortay
@mohamedyousuf61322 күн бұрын
Qoom ma qayirmo ilaa iyagu is qayiraan anigu waxaan odhan karaa waa cabsi iyo fulaynimo iyo dullinimo balse weli somali ma dhiman ALLOW BADBAADI SOMALI
Gur gurte wu is dhibay dalkina wu gatay bad iyo bariba wax gacan ugu jirana maba jiraan gur gurte hadalki itobiya horey ushegtay ayu si dhaba uqiray kaso ahaa in itobiya Ay iyadu haysto inta badan somaliya xasan shekhna uusan ka talin waxan ka ahayn gobalka Banadir...
@FatumaOsmn2 күн бұрын
Xasaan gurgurte naceyb rer ayuu qabaa waxwalbo taas baa fashilineysaa waar ninka jilicsanaa oo bahdiil jacelaa subxanaalah
@Roob942 күн бұрын
Xasan Xoolo... Dameer. 😅
@NurIbrahim-t3o2 күн бұрын
Axmed madobe iyo itobiya walalnimada kadhexeysa kahadal
@HakiimHakiim-t8p2 күн бұрын
Axmed madobe ma madax wayne somali miyaa cawaanoow
XASAN itoobiyaan u sujuude BADA ma LEH SOOMAALI AYAA LEH itoobiya WAA KU JIHAADEYNAA XASAN bad GATE CABSI XASAN munaafuq ALAHA JABIYO AAMIIN XASAN FULAY DAMEER BAD GATE ALE KU QABAY AAMIIN
@maanshaallah87522 күн бұрын
Masha allah ciidanka xoogga Soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bulbulwaberi4462 күн бұрын
politically incorrect happy new year jamac
@Khdarcrashiir96Axmed2 күн бұрын
Xasan gurguurte askartii na manacday
@اممحمد-ج8ط6ظ2 күн бұрын
WAR NACALADI AMXAAR WASI JIRTAY HA RAACDO DALKANA HAKA BAXAANO LEYSMA SIRAYEE YEY DAL IYO DAD LA LEEYIHIIN AMXAARADAN IYO KUWA AY KUFSADEEN😮
Fiqi oo isagu rabay isagu wuxuu rabay in Itoobiya aan loo dabcin wax jaanis ahna lasiin waxaa ka adkaaday Farah cabdulqadir iyo cali balcad oo raadinayay in Itoobiya lala gorgortomo oo loona tanàsulo. Marka cali balacad fariintiisu wuxuu ka dhigaya in khilaafkii somaliya iyo itoobiya lugu xaliyay baaqii Ankara lakiin fariinta Fiqi si dadban ayuu u cadaynaya in Soomaaliya tanaasushay
@Shakir-y2m2 күн бұрын
Dal ka kali domestic policy iyo foreign policy laheen aduunka oo dhan waa somalia😤😤😤🤬🤬 waziiro waalan oo maanta waxey dhahaan bari badalo in waziiro dalkeena matalo noqdaan waa misiibo ayaan daro eh😤🤬🤬
@mustafaomar81752 күн бұрын
Hajahahhahaha.,,, somalia waa Dal ayaan daran dad buusan laheen.,,, shacab wadan kale ayuu waxaan ku dhici lahaa waa kici lahaayeen lakin maanta qof uudiyaar ah in uu dalka uu kaco ma jirto
@cabdirashiidawxashi1204Күн бұрын
Xasan gurgute nama matalo badayana gorgortan kama galayno waxkasta oo dhaca
@MohomedAbdullahi2 күн бұрын
❤😢😅😊
@MedIbrahimidrissIbrahim2 күн бұрын
Tani xukumad maha
@OglaMohmed2 күн бұрын
Dalxoreeye biximaayo ama barooro ama ooy jaamac cabtooy wadanka doowlad ayuu leeyahay madaxda Somaalia maxaa kaagalay oroom ka ahaaw dhulka hadee rabaan ha iibiyaan dhulkaaga oroomada ka ceesho
@AxmedxasanCabdule-ml3wn2 күн бұрын
Dadkiin ayaa lagu xasuuqaa beled xaawo
@awesabdi882Күн бұрын
Dalka dadka diinta idowlada guul iyo gobonimo xasan iyo xamsa weey guuleysteen horay baa loo soconayaa looma joojinayo canaasiir kkkkkkkk
@SayidSadaad-np7zb2 күн бұрын
Xasan naaga laaye in wax laga sheegaa xataa ma mudna fule nacas tuugah basaasa
Tani waa hadal beeshey oo somalia siyasadeddii moorada xoolaha bey gashay hadal na ma leh welibana xita iyahibs kala hadlaya oo mifoobi wayey oo midba meel ka hadlaya oo ah inarka ana iriye! Awal ba waa la wada igaa xasan sh & rakabkisa xun ba in aysna meel garsiisneyn mowqifna lahayn, waxase rajo ah in dalka aysan hogaankisa hayn magaca mooyee & ex xamar sida awged haddii somalidu nasiib leyihin rag waxan dhaqa baa la helo ama sidas bey ku quusi
@0markassim212 күн бұрын
Kkkkkkk kooxdaan xamar majoogto show
@AbdiNasir-n5h2 күн бұрын
Hala eryo tuga xun ee benalaha qabilaystaha ah...
@boondheeretvchannel2 күн бұрын
Ethopia adiga ayey ku gumeystan ee ka xuroow Ahmed madowe adeerka waa laso xera ethopia ayana so qabaneeso
@mohamedyusuf98092 күн бұрын
Cali daba cad wa qaniis uu ku ugaarto xasan najaaso uuna ku cabburinayo waziirka arrimaha Dibada
@Jonnybravo-g7w2 күн бұрын
Fa Ta DUG
@HawaA-w9g2 күн бұрын
Dowlad xaal ha qaadato. Dowlad somalia kama jirto . Burhano juulaa horay ayuu u sheegay somalia in aysan ka jirin dowlad oo iyaga ay ilaaliyaan . Somaliyey - i am sorry .
@ahlanahmed8860 KHANIIS WAA KA 8BADOOD U BALAN QAADAY UBAXYADANA U DHIGAYEY SANWEYNTII BAQTIDAY77KII &ADIGA OO AH KUWA JECEL AXMAARTA
@ahlanahmed88602 күн бұрын
@اممحمد-ج8ط6ظ AF somaaliga sida looqoroh soobaro ciyaal Amisoon
@hhhd-n7b2 күн бұрын
bismillah, madaxda soomaaliya, waa dad aan go aan lehayn, caalamka waa yaaban yahay, balcad waa dabadhilif itoobiyan, iimaanlaawe waa waxaan diinlaheyn, muraayada markey isku fiiriyaan tolow maxey arkaa, waa maxadax qolof bilaa maskax ah fiqi siduu uhadlay wallaahi cunug 10jira uma hadlo ceebta yaaleh shacabka qoorta udhiibtay wasiir qaarijiye miyaa, ileen yasid iyo ceeblooma dhinto shirarka ay qaybgalaan saasmey uhadlaan maxaa abiya axmed kuqoslay, waa wax dhintay fadeexad badanaa ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mustafaomar81752 күн бұрын
Badii na waa gateen ee ogow,,, AWALBA SOMALIDU IN AY AYAAN DARANTAHAY WAXA AD KU OGAATA IN AY JAAJUUSIIN TII ETHIOPIA MADAX KA DHIGTEEN. Cali BALCAD WAXA LOO YAQAANA CALI AMXAAR😂😂😂😂
@mohamedgutaale91392 күн бұрын
Aryaa xaaydahay cabsida idin hayso daroodoow
@axmedmaxamed6282 күн бұрын
Dagaal oogayaasha ubo argagixo ayaad tihiin nairobi iyo saxafadku ku dhuunta wale waa la idin so af jarayaa dhawan