Deg deg Somaliland oo ciidan Horle furimo cusub kaga furtay ciidanka DDS

  Рет қаралды 46,193

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 207
@rahmoismail8144
@rahmoismail8144 Күн бұрын
Wiilashii Soomaaliyeed oo noosoo warami jirey guuleeysta ❤❤❤
@ShmohamedAbdourahman
@ShmohamedAbdourahman 2 күн бұрын
Jaamacaw ilaahay ka baq maantana waa aduun barina waa aakhiro
@MaxamedCelmi-m3j
@MaxamedCelmi-m3j 2 күн бұрын
❤illaahow❤ islaamka guulsii aamin aamin aamin ❤yaa allah❤
@MakoFarax
@MakoFarax 2 күн бұрын
Cagdheereey waxanu madaxwayne u doranayna faysal cali warabe hawad resev eriya ee taasi ķu busharaysta
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 күн бұрын
😅😅😂
@nimcaankamas3763
@nimcaankamas3763 2 күн бұрын
Wlhi. Waad. Igaqoslisay. Qodobkii. Loobaahnaa. Ayaad. Sheegtay. Waasidaa. Hello. Adeero faysal 😂😂
@Riyanul-Jannah-nb1gz
@Riyanul-Jannah-nb1gz 2 күн бұрын
Illahay wixii sharwada naga qabo
@O.KERLES
@O.KERLES 2 күн бұрын
Jaamacow wll horay u soco runta anaga kugu jacal wll 👍
@Cabdi141
@Cabdi141 2 күн бұрын
Jaamac ciidan somaliland may gaynine dadkii aad doonaysay in aad dhulkooda ka qaadaa iska kaa celiyay markaasaad cid kale marmarinaysa
@FaysalIbrahim-i8y
@FaysalIbrahim-i8y 2 күн бұрын
Rental waye jamac galad ❤❤❤❤
@Beru700
@Beru700 2 күн бұрын
Runtii maaha ee waa been . Somaliland halkan ma timado mana aha dhulka Somaliland
@andynathon4771
@andynathon4771 2 күн бұрын
Jaamacow nuur ayaaba matalaya maamulka jilicsan ❤ isaguba waa wariye jilicsan❤
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 2 күн бұрын
Aar maanta jaamac wuu cadhoodey jabka reerkiisii gaadhey.....subxaanallah saxaafadi dhimatay
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 9 сағат бұрын
Madaxwayne mustafe waa caaqil nin wanaagsan
@YaxyeCaabi-lb3ek
@YaxyeCaabi-lb3ek 2 күн бұрын
Jaamac galadaw abti waxaan ahay nin aad abti utahay oo hargaysa jooga iisoosheeg abti numberkaaga
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 23 сағат бұрын
Hadoo abty kuyahaay waa beenlow
@MohamedHassan-kp7kf
@MohamedHassan-kp7kf 2 күн бұрын
Ilaahay ka baq dadka haysku dirin
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 2 күн бұрын
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 2 күн бұрын
KURDISH CAGDHEER XABASHI ADOONSATO BILILIQAYSATO HADAA GABALKIINI DHACAY 😂😂😂😂😂
@DeeqDeeq-bt5ii
@DeeqDeeq-bt5ii Күн бұрын
Ilahay kayaab meen ta iskada walaqoraya waxad ku has layso wax adan hubina ha shegin wll
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 23 сағат бұрын
Deeq labadaan Allah kama baqaayaan waa qabiil
@DeeqDeeq-bt5ii
@DeeqDeeq-bt5ii 23 сағат бұрын
Somaha wall been ayay isugu warayan
@MursalGeelle-c9m
@MursalGeelle-c9m 2 күн бұрын
Rag waawayn o been isla horfadhiya karaamada iska qaadeen
@aminaden638
@aminaden638 2 күн бұрын
Doqonkii cagdheer doollo laga qaad 😂😂😂 Doqonkii cagta cagligu 😂😂😂kaga jiray DDS laga marooji
@abdifatahomer7287
@abdifatahomer7287 2 күн бұрын
Idoor waxay galeen koontaynar ,go'doon.
@nugaal012
@nugaal012 2 күн бұрын
Yaa ku yighi. Malaa adaa isyidhi.😂😂😂😂😂😂
@BushrajamaMahmud
@BushrajamaMahmud 2 күн бұрын
​@@nugaal012😂😂
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 күн бұрын
Jama galad iyo nuur asc
@abdallagodane473
@abdallagodane473 2 күн бұрын
Adeer ma jirto cid u ku maamulayo ugaadeen Somali state
@mohamedraygal2234
@mohamedraygal2234 2 күн бұрын
Marka sirdonkii Ethopia wuu oganwaayey lkn jamacow adigu Kenya jooga ayaa ogaaday Alle maxad munafaqad samaynaysaa sirdoonka Ethopia iyo Somaliland way wada shaqeyen wax kastana waa la ogyahay lkn sanadka manta ah waxanu go,ansany sida doonaysan in Anuu idinla qadano
@aesse7702
@aesse7702 2 күн бұрын
SNM waxaa xadgudbka iyo dhiirranaanta ugu wacan waa inay aammisan yihiin in aysan Itoobiya ka qaadi karin iyaga tallaabo adag maadaama ay doonayso baddooda iyo xeebahooda.
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 23 сағат бұрын
Adiga odeygaan jamac oo qabiyalaada wadaa beenta kushekeeynayo miyaa run mudeey
@maxamuudcabdilahi8480
@maxamuudcabdilahi8480 23 сағат бұрын
Ilahy ka baq nacasyohow ilahay umada ka qabay
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 күн бұрын
Wixii darood ah oo iidoor xafadohooda lagu dhoco oo lagu dilo alle idiima naxariisto aada guryihiina wasaqyahay bilaa damiirkaa
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 2 күн бұрын
Cagdheer caqli xume😂
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Күн бұрын
WAR SHABAAB JILIB LAGA KEENEY OO MARKII HORE DHULBAHANTE AAD ZIRO USOI TABABAREY BIIXI BAA DDS IS HELEEN
@calishaakir1
@calishaakir1 2 күн бұрын
DAAROODKU WUU JIRAA LK WAY HABAC SANYIHIIN OO KALA DAADSANYIHIIN...!!!
@abdallagodane473
@abdallagodane473 2 күн бұрын
Adigu ka waran xumaaata aad la soo fadhiosatay tv xumaan ilahay ka baq waxayo afka dheeri
@MucaadcabdiMucaadcabdi
@MucaadcabdiMucaadcabdi 2 күн бұрын
war ilaahi ka cabso isku dirka jooji
@FaysalIbrahim-i8y
@FaysalIbrahim-i8y 2 күн бұрын
Umadaa somali walaal Lakin Inbaadaneynay❤❤❤❤❤
@DaboLibaax
@DaboLibaax 2 күн бұрын
kkkkkkkkkk Lascanod markaad ka hadlaysay maadbsidaa u hadashid degaanka intaanu degno waa kilir gaara adiguna kaaga deg kaygana iiga bax
@tamerat.
@tamerat. 2 күн бұрын
Waar waxy u eeg tahy in ethiopia la weerarayo somali way soo kala daashay 😂😂 wax baa is huwan
@HaweeyaAxmed-v2s
@HaweeyaAxmed-v2s 2 күн бұрын
Saleebaan nuur waa nin habarjeclo ah
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 2 күн бұрын
Maa laydika adkaaday
@faysalabdilahi2394
@faysalabdilahi2394 2 күн бұрын
Ogaadeen ninkii ugu Caqliga xumanaa abid
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 күн бұрын
asc snm hadba meel dulmi haugu doolala tagaan halasoo afjaro snm waakibrene
@LaasCabdirashiid-kl4fw
@LaasCabdirashiid-kl4fw 2 күн бұрын
Mweyne .mustaf Ba arka siyaad bare inuu joogo
@AamiinmaxamedHimilo
@AamiinmaxamedHimilo 2 күн бұрын
Waa sidi liyuboolisku yeelijiray dagaalki gooja cade yaykula xumaan
@Salamin77
@Salamin77 2 күн бұрын
Garaad Jaamac Wuxuu Yoshino saca geesaha weyn ha la gawraco.
@calishaakir1
@calishaakir1 2 күн бұрын
DAAROODKU MAR WALBA WAA LA KHIYAAMAYNAYAA MAY SIDAA ISU DHAAMAAN D5???
@AbdulahiAbdi-ns8eg
@AbdulahiAbdi-ns8eg Күн бұрын
Sababta ay SNM usoo dirayso gudii DDS wa khalad md. Mustaf wa inuu sida uguu dhaqsaha badaan talabo ugaa qadaa snm
@CabdiFataax-qs3ec
@CabdiFataax-qs3ec 2 күн бұрын
Qarka maan usiidayno saaxiib
@farhanyasin-w6h
@farhanyasin-w6h 2 күн бұрын
Jamac Ilahay Iyo aakhiro toona ma yaqaan ee difaaca beesha ogadeen iyo faafinta propogandada ayu yaqaan
@MucaadcabdiMucaadcabdi
@MucaadcabdiMucaadcabdi 2 күн бұрын
madaxwene aadan waxba ka ogeyna cayda ka daa
@AhmedDhere-v6m
@AhmedDhere-v6m 2 күн бұрын
iidoor habaarkii siyaad bare ayaa haya, itaala male tolna male
@zuhaip9985
@zuhaip9985 2 күн бұрын
@@AhmedDhere-v6m itaal male kuye 300dhimasha iyo 500boqol ku dhawad dhawaca ninkii kugu dhigay miyad ledahay itaal male waliba isaaq ismaydan arkin waxa sida kugu sameyay waa arab khasa markasad donaysa inad fanto ood tidha idoor itaal male yaa ehlu kana cagdheer
@dulmidiidrunsheege2487
@dulmidiidrunsheege2487 2 күн бұрын
Ciilqabayaal isku dir umadda ka kaa cadaab ba ku danbeeyee
@calishaakir1
@calishaakir1 2 күн бұрын
MEESHU DAWACAA MISE DACAWO???
@LugooyoOmar
@LugooyoOmar 2 күн бұрын
Cagdheer been badanaa war shaati xiro reer baadiyaa tahay
@abdihashi9863
@abdihashi9863 2 күн бұрын
Kismaayo ayey tegeen ee soo celi
@XasanBariise-o7k
@XasanBariise-o7k 2 күн бұрын
Jamaac waa into nayrobi
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 күн бұрын
Ilaahay nabad baan ka barinay meel aan joognaba
@abdiqadirali1425
@abdiqadirali1425 2 күн бұрын
Jamacow inad munaafiqi ugu waynaa
@AadamMaxamed-z3t
@AadamMaxamed-z3t 2 күн бұрын
Xabad keligeed waxba ma xaliso calling kale keen
@HaybeHaybe-h3w
@HaybeHaybe-h3w 2 күн бұрын
CUDURKA KAA GALA ISAAQ HADII LAGA GUBO SOMALILAND DAWADA LAMA GAARAYEE,WAXAA ISKAGA KII QALDAN ISAAQA DEGAANKA IYO SOMALILAND, DAROOD WLHY WAA DAD BUKA OO CUDUR ISAAQ LA DHAHO KU DHACAY,👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈
@fardowsaxmed184
@fardowsaxmed184 2 күн бұрын
Jaamac galad waa geesi
@AxmedDuufaan-uw3sb
@AxmedDuufaan-uw3sb 2 күн бұрын
Aniga jaamacoow waxaan u maleynayaa in dawlad degaanku ay rabaan in qaniimada loo soo badiyo
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 2 күн бұрын
Jaamac isaaq waxa iskuma raacsana waxaa yidh dad waxma garato ah meeshana waxaa walaaqaya muuse biixi oo ku xumanaya ciro iyo wadani
@XuseenAwcabdi
@XuseenAwcabdi 2 күн бұрын
Dhul kara giilahaabaa soogaleeti ku sheegay saa cag dheer kamata linkar taan dhul kayaga
@fathiaabdilahi630
@fathiaabdilahi630 2 күн бұрын
Dadku waa isku deegaane namiimnimada ka daaya
@jamawaliid2459
@jamawaliid2459 2 күн бұрын
Isticmaalka erayga ah xadka degaan soomalida iyo somaliland waxaad adeegsatan xadka somalida xegaanka dds iyo somaliya
@calicaateeye9279
@calicaateeye9279 2 күн бұрын
Waar.waxan.idinkaa.laydinka.bartay.laascaanood.sowtaad.katalinaysay.eelahaa.reerkayagaadega.oo.reerbaa.gumaysanaya.anagana.reerkayagaa.yaala.reerkalena.udawladaynmaayo
@GalabAtteyeh
@GalabAtteyeh 2 күн бұрын
Jaamacow alle garo oo waxan aad shubayso iska hubso
@Maxamedaxmed-t9j
@Maxamedaxmed-t9j 2 күн бұрын
Hhhhhhh jaamac afkaa juuqda gabay waa nunafaqoo
@CabdicasisCumar-i2o
@CabdicasisCumar-i2o 2 күн бұрын
Ku dadaala dhexdhexaadka illaahay waa samiicul basiiŕ
@bashirmohamed383
@bashirmohamed383 Күн бұрын
Beenta meeqa lydunkusiiya mise wa cabsi sidaa utaala
@daacisacadozmanshapel3562
@daacisacadozmanshapel3562 2 күн бұрын
Waligiinba idin adoon sanjirnay Imkana diyaar uah in aan idin adoonsano
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 2 күн бұрын
Jaamac qonofka kii udanbeeyay ayaa soomaali haya waana wax lagashaqeeyay dhaqaalo aad ubadan lagubixiyay in markii aad is xasuuqdaan soo cidla lagaqaadanmayo
@khadarpogba1243
@khadarpogba1243 2 күн бұрын
Ben Mahal wey e brnaamijkani
@GacanAxmed-gb2zo
@GacanAxmed-gb2zo Күн бұрын
Baanala 😂
@CabdicaliSaalax
@CabdicaliSaalax 2 күн бұрын
Qabilkii ku qaaday kuma dhigo buudhi kake ayan idinka kireyneynaa
@mohamedcabdidheereye366
@mohamedcabdidheereye366 2 күн бұрын
Ogaadeen iyo isaaq ayaa loo kala baxayaa kilinka 6 xaad isaaq
@forsh109
@forsh109 2 күн бұрын
Jama galadoow Daarood isgaa diiday in laascaanood isaaq u taliyo dee inaader anaguna waanu diidnay in daarood noogu taliyo deegaanka somalida itoobiya kolkaas yaan laysla yaabin Saleeban waa sax in aad nabada ka dhegeusato waayo anaguba ina wiil waal baa noo soo dirteen oo laascano nabadynaaya cayaartu waa jugjug meeshaada joog sxb
@AbdiBashiir-s4q
@AbdiBashiir-s4q 2 күн бұрын
War dhexdhexaad noqoda hadaad wariyaal tihiin meel baa idin xanuunayseee
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 2 күн бұрын
Waxaan maqli jiray Bisonka Cusko. Jaamacow Beenta Cusko ayay joogtaa.
@abdiqadirali1425
@abdiqadirali1425 2 күн бұрын
Markay laascoond ka hadlaysay ma hooyadaa gumcadlaheed baa laaha jaamac neef adeer s/land way ka hadlaysa
@David-i1u9o
@David-i1u9o 2 күн бұрын
Garacyadaas naarta afuufa makhaati ha laga ahaado muslimow waa kuwii laascaanood dabka iyo gaasta ku shubayay hadana halkanay ka bilaabeen ilaahayaw dabka ay Alle dooneen iyagu ugu horrayn ku gubtaan.
@Mofamisa77
@Mofamisa77 2 күн бұрын
Soomaali waxey isku raaceen iney Naar aadaan,quraanka ma xarfaa moodeen mise qowlka allah ayaa diideen oo idiin digaya,wae gadaa muslim wallaalkaa ah disho ahlu naar baad thy
@prosl11
@prosl11 2 күн бұрын
raysal wasaaraha somalia ee hamze cabdi barre yaa yidhi somalidu horta maa naarta jecelyihiin waa kuwaan kuu caraara
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli Күн бұрын
Jaamac waji maleh siduu waraysigu Hal dhinac Ugu socdo Uun Buu hal mar 360⁰ dhanka kale isku warejinaya, HADA saleban gaal inuw ku socdo Buu rabay wariyuhu Lkn Wuw ku qalibay wixiiba 😂😂🧐😎
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 2 күн бұрын
Wajixumeey waxaanad ahayn baad ismoodee mala gaa dhigay wixii aad ahaydeen
@DeeqSheekh-yn2ch
@DeeqSheekh-yn2ch Күн бұрын
Isaaqaw waad waalateen 3 million oo dolar ayaad xafiiska abiye gayseen kharasha idinka dhammaa waxbana kuma helaysaane maad aayar meel fadhiisataan
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 2 күн бұрын
Kkkk Jaamac waa laga Adkaaday Markaa waa inuu Masax dhulka la dhaco oo Been sheego
@saxaaf5
@saxaaf5 2 күн бұрын
Idinkuba sawdigan ku Jira oo waliba dhul isaaq doonaya iyo dad inaad u dawladaysan
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 күн бұрын
War argagixada iidoor ee soo duushay waa in laga saaro degaanka alqushaashka
@jamamahmud3210
@jamamahmud3210 2 күн бұрын
Bishuba hortaday iman
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 күн бұрын
@argagixisada iidoor ka soo duushay hargeeyasa waa in la soo afjaraa alqushaash ka dabka la wareegaaya
@xasancabdullahi7884
@xasancabdullahi7884 2 күн бұрын
Tuugo 110 isaqa adishaye madhig danbe arabtaaa
@AbdirahmanAbdi-k5e
@AbdirahmanAbdi-k5e 2 күн бұрын
Walee reerkan yar ee iidoor maydkooda iyo bucuurkooda la wadho mooyee caqli kale meesha kama soo socoto
@MaxamedReermagaal-e6e
@MaxamedReermagaal-e6e 2 күн бұрын
Cidanu is gees dagniyo goonyahy dariskayga xiga gardarada ulama tago cidii gardariyo xumaan aniga iigaysatana kolkay geeridu xaqtahay gaar baan dirirtA u dhashoo guushanu wallaalanahay cagdheerey lafahaaga u tudh
@AbdirahmanAbdi-k5e
@AbdirahmanAbdi-k5e Күн бұрын
@MaxamedReermagaal-e6e sanadkan inaad dhamaan doontaan baan umalaynayaa
@CilmiMaxamed-f8z
@CilmiMaxamed-f8z 2 күн бұрын
Afka day huurale
@XALIIMOFAARAX-u7u
@XALIIMOFAARAX-u7u 2 күн бұрын
Nogob xaarweyne
@MohamedcabdulaahiDhako
@MohamedcabdulaahiDhako 2 күн бұрын
Adeer onlf hubka iska dhigaa lagu laayay marka wixii diida hubka iska dhiga diida hala dilo si nabad loo helo isaaq orom ca far kuu yahaye hamodee hala laayo
@jubbavalleycarrierllc9319
@jubbavalleycarrierllc9319 2 күн бұрын
Xiisadaan waxay ku danbeeyn doontaa in itoobiya soo galiyaa degaada somaliyed sida boorame berbera iwm
@abdifatahomer7287
@abdifatahomer7287 2 күн бұрын
Jaamacaw , ma wax dagaal ah yaa jira hadda?
@qassimyusuf9694
@qassimyusuf9694 2 күн бұрын
ogaaden waxa cadaatay inadnan siyaasad waxabkaogayn oo jawajiistii SNM jigjiga inukuhaystan mahayan injawajiista SNM yimaadan jijiga
@ibraahinaxmed9930
@ibraahinaxmed9930 2 күн бұрын
Adna sooraac
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 2 күн бұрын
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
@soyanhussein6906
@soyanhussein6906 2 күн бұрын
Behind the curtain uk government is orchestrating plans for underdog Somali land to try and capture the half of Ogaden and eventually capture Ogaden Somali as a whole, This way they will have a say to demonstrate that somaliland and the Ogaden both of whom had been colonized by British to push for complete independence .Ethiopia is now cought off guard with no stomach to defend a land that did not belong to them. DDs is the only problem for somaliland contingent In my opinion somaliland should go courting the somaliland Ogaden then add up the maths this way they may have a concrete reason to appeal for a nationhood that they were long denied
@AhmadNouh-h8d
@AhmadNouh-h8d 2 күн бұрын
Jaamac warkaa maad iska hubisid ciidamadii federaalka ayaa jooga sidee?
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 2 күн бұрын
Caga dheerayaaloow ma ciilbaa idin haya caqligiinnu mabuurnee cabaadkiinna yaraysta
@ugbaadmaxamedcabdi
@ugbaadmaxamedcabdi 2 күн бұрын
Ragaan waweeyn waxay ku hadlayaan xishod maa jiro 😊😊
@CabdiqaadrCumar-r8i
@CabdiqaadrCumar-r8i 2 күн бұрын
Jamaca bahasha wuu cadaystay munafaqada nagala tag wariye nimadadii way cebaysay dagalka dacawalay😅😅😅😅
@AadamMaxamed-z3t
@AadamMaxamed-z3t 2 күн бұрын
Asc jaamacow maintain bahadur waa kaa luntay taad ku wadaana waa mid horse loogu hungoobay cabdi iley warayso
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Shiinow Idoor baa yaabay🤔 waxani ma hunguri baa mise wax kale?
8:29
Kaftanka Siyaasada 560 oo aad u xiisa badan
57:05
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 30 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН