No video

Heesihii Riwayadii | Aabahaay Ka Samrey Adiga | Curintii Maxamed Cali Kaariye Ahun

  Рет қаралды 30,700

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер: 34
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 4 ай бұрын
Waa ruwaaydii ugu heeso macaan Somalia alaha unaxristo maxamed cali kaariye abwaan xaq nagu leh intii jacyl wax kataqan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Aamin
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 2 ай бұрын
Saaxiibkay buu ahaa Shaneemada ayaanu isu raaci Jirnay isga iyo c/qaadir bidaar Agtarkii riwaayadii shumeey Banaadiriga ahayd
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 3 ай бұрын
Alloow unxariso❤aabahey❤mcn❤iyo intii aydhinten aabahodba illhey janno frdowsa hoygoda hakayelo❤aamiin yrabbii iyo intii dhimatay waliden iyo dhmnt intii nuslim ah oo dhinteen yrabbii inagana nxris janno inaga Wasabi ❤❤aamiin yrabbii illhow❤❤❤ina cafi dhmnten yrabbii aamiin❤❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 11 ай бұрын
Aabahay ka samree adiga waxey ahayd riwaayad aad u macaan
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto m cali Kaariye nin wanaagsan oo Xigmad badan ayuu ahaa. Waxa Uu ahaa abwaanka ugu horeeya Abwaanada riwaayadaha Sameeya
@ahmedhabib3447
@ahmedhabib3447 Ай бұрын
Waxaan ku dawday riwayadan kismayo iyo dugsiga hoose iyo where ii calanlay Allah ha,uwada unaxariisto dhamaantood indeed dhimatay ee riwayadaan waday amin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 3 ай бұрын
Allaha unxristo aamiin yrabbii❤❤❤❤❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
Cajiib riwaayadani waxay ka mid ahayd riwaayadihii ugu muga iyo misaanka weynaa riwaayadaha Abwaan Mohamed Cali Kaariye AHUN 1972 dhamaadkiisii ayey ahayd baan filayaa hadaanan khaldanayn BADDI heesaha Mohamed Suleiman Tubeec iyo Hassan Sabriye Afrax Alle haw naxariisto Labadooda-bee ayaa Laxameeyey - heesaha ugu mcn ayaa ku jira raxmaanku haw wada naxariisto intii dhimatay Aamiin. - Mahadsanid Adna Walaal Cawayska.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Aamin, walaal adiga muddan, waxaan umalayn inaan ku daawaday riwayadan 1972-3 Cinema October Hargeysa oo markaas riwayadaha lagu dhigi jirey, intaan la dhisanTiyaartarka Hargeysa, Beerta Xoriyadan laga guuray, mahadsan macluumadka nala wadaagtay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
@@caweyskadalmar Allah yaa cisak saaxiib.🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Mahadsanid
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
@@caweyskadalmar 🙏
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 7 ай бұрын
aaway heesahii cigaal iyo tubeec iyo maandeeq
@MohamudmusseAden
@MohamudmusseAden 4 ай бұрын
Abaahay ka samree adiga waxaa isugu tagay intiii ugu qiimaha badnayd fanka somaliya
@janankajananka4650
@janankajananka4650 2 ай бұрын
heestan kowaad waxaan ku xasustaa anoo joogo baardhere...xiligii dagaalka sokeeye
@CabdiMaxamed-uu2we
@CabdiMaxamed-uu2we 4 ай бұрын
Gabadh..helideeed
@NajaxCabdi-te2xv
@NajaxCabdi-te2xv 5 ай бұрын
AUN ayeeydey macaan ayaa igu odhan jirtey Taladii la raajiyee la rogrogaa wanaagsan, sidey ila tahay aduunkan intii macaaneyd iyo dadkii macaanaba waaka hayaameen naxariis jano dhamaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@CaaqilcabdirsaaqxaruurXa-qq1qq
@CaaqilcabdirsaaqxaruurXa-qq1qq 8 ай бұрын
Erayadii m c kaariye muusiga inta badan waa m sulaymaan ahu
@Garaad1000
@Garaad1000 8 ай бұрын
Maya Laxanka waxaa lahaa Xasan Great
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
​@@Garaad1000muusiga ayuu kuyiri ee laxan kuma oran. Laba ayey kala yihiin.
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 5 ай бұрын
Aduuno.macaankeedi.sii.dabar.goayo.alaw.noo.sahal.aamiin.maxamad.wakhti.ayaanu.ku.wada.xidh naayn.tarxeelka.jida.sucuudiga.1989kii.alaa.yaxama
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 7 ай бұрын
axmed cali cigaal riwaayadda waxuu tubeec jirraday marka heesta durdurkii tubeec na waa qaadaa guryo samo na cigaal waa qaadaa marka waxaa sii jiro 2 hees kale ay cigaal iyo tubeec la qaadaan maandeeq marka waxaan codsaneynaa inaan mqalno
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 7 ай бұрын
cigaal waxuu metelay markii tubeec jirraday
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 ай бұрын
Allah unaxristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin
@abdullumohamed5674
@abdullumohamed5674 3 ай бұрын
G
@user-bn6ym1qn9c
@user-bn6ym1qn9c 7 ай бұрын
00
@CabdiMaxamed-uu2we
@CabdiMaxamed-uu2we 4 ай бұрын
Raaaacdo...vvvvv..we're.vvvvvvv________🎉☆☆☆(
@user-bn6ym1qn9c
@user-bn6ym1qn9c 7 ай бұрын
00
Riwaayadii Qabyo 1 Full 1998 Abwaan Sangub
1:32:06
Ik Hajji
Рет қаралды 110 М.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 39 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 489 М.
Heesihii Riwaayadii 1973 Qabrigii Jaceylka | Fikradii Ahun Abwaan Sangub
53:13
Xulka heesah khadara daahir cige heeso ad uu macan oo Ań kala dhicin
1:01:13
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 39 МЛН