Riwaayadii Caanka Ahayd 🔥 "MARKU I FARASAARAY JACAYLKU WAN FUDUDA" Iyo Qayb Heesaheedi Kamida

  Рет қаралды 38,488

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

9 ай бұрын

⭐️Riwaayadan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamed Adam Dacar 1972
⭐️Laxanka
A/ Maxamed Cali Nahaari AHN
A/ Maxamed Adam Dacar

Пікірлер: 42
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 5 ай бұрын
Dad waa dadkii hore fan waa fankii hore
@laylatul3qadri856
@laylatul3qadri856 9 ай бұрын
Dad wa dadki hore Hadalna wa intu yidhi Allaha u naxaristo inta dhimatay
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 9 ай бұрын
Shacni iyo wanaag one of the best Somali songs erayo iyo laxan maxamed Adam Dacar
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 9 ай бұрын
Ilaahay hawnaxariisto inta dhimatay
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 9 ай бұрын
USTAAD cumaroow mahadsanid walaal
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 9 ай бұрын
Cumar waa kuma kkk
@bashirmohamed8526
@bashirmohamed8526 2 ай бұрын
heestan wax badan raadinayay thanks khofki noo keenay.saharo siyaad wax u maleyn jirey fanaanti danbe.lkn waa kuwi hore.anigo yar 4.jir ah Baan maqli jirey.
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 ай бұрын
yaa salaam waar sxb gar iyo gar darraba waad nagu qaali tahay ilaahay hanoo kaa daayo
@shirenoor6089
@shirenoor6089 9 ай бұрын
Ma sahra siyad baa mise Amina gacanla
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 3 ай бұрын
Heesta mahad alaa leh yaa qaadaya
@hagaryare123
@hagaryare123 9 ай бұрын
Wow waxbadan waan raadiyey
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 8 ай бұрын
Ruwaayada miyaanu lahayn abwn dacar koley heesta ugu horaysa waxaa wada qaada sahra siyaad iyo daralamle
@Tuuyo
@Tuuyo 9 ай бұрын
Sannadku waa 1976, tiyaatarka Hargeysa oo markaa faraha laga qaaday ayaan ku daawaday riwaayadan. Waana tii iigu horaysay riwaayad aan daawado. Waxaan ahaa 6 jir, haddana waxaad moodaa inaan shalay uun goob joog ka ahaa. Xasuus igu qaali ah.
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 9 ай бұрын
Sanad ka dib ayaan hargeisa ku dhashey
@Tuuyo
@Tuuyo 9 ай бұрын
@@mustafadiriye1013 bal ka warran adeer odayga maalintaa iyo ilaa maanta u soo joogay, kana war qaba is bedelkeeda.
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 9 ай бұрын
@@Tuuyo walee adeer waa cajiib 51,ayaad tahay wali kaama, dhowa
@user-iy8jx2ci1c
@user-iy8jx2ci1c 8 ай бұрын
Walaal riwayadan laguma dhigin tiyatarkee aan kuu saxo halkii mulac dhistay ciyarana kadawan jirnay 1970
@Tuuyo
@Tuuyo 8 ай бұрын
@@user-iy8jx2ci1c haaye, waatii riwaayadaha lagu soo celcelin jirey. Ma lihi riwaayadaa markii ugu horeysay tiyaatarka lagu dhigay, ee waxaan idhi markii iigu horeysay ayaan tiyaatarkoo cusub ku daawaday.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 9 ай бұрын
Waxaa hal Abuuray Maxamed Aadan Dacar .
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
Waa riwaayad xusid mudan runtii old is gold
@Inakulmiye
@Inakulmiye 9 ай бұрын
Waa Sahra siyad 1972...
@siciidmaxamed8116
@siciidmaxamed8116 2 ай бұрын
sahra siyaad iyo axmed cali dararamle
@siciidmaxamed8116
@siciidmaxamed8116 2 ай бұрын
Axmed mooge iyo sahra siyaad
@sulemancumar-gc8mz
@sulemancumar-gc8mz 4 ай бұрын
@abdirizakjafane1178
@abdirizakjafane1178 9 ай бұрын
Sxbw Soo geli heesta : waxaa kan ishidayee shaansheye halistee lashiraa shaxda waxaan ladheelaa wax shabeelka muuqii leh Erayadii ABW XASAN GANAY Riwaayadii galbeed1978 Codadkii Amina c/hi iyo c Nasir m scid
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 9 ай бұрын
Sida aan shabeel ahay shafka aan ka reemaa. Somali wa tii hore
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 7 ай бұрын
heestaan leh hajbin abow xagee buuu jiraa mee jaalahay? waxaan moodi jira inay shankaroon qaaday lkn waa zahra siyaad AUN . waa hees aad umacaan. abwaan dacar cimri dheer allah siiyo. waaya waayihii wacnaa aad baad umahadsantahay
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 3 ай бұрын
Sahra siyaad way nooshahay UK bay degantahy
@user-eg6gc7pq4e
@user-eg6gc7pq4e 19 күн бұрын
Haa way noshahay alx
@shirenoor6089
@shirenoor6089 9 ай бұрын
Axmed mooge iyo heesta yaalaqaadayo
@BoreholeMonitoring-fv8yc
@BoreholeMonitoring-fv8yc 9 ай бұрын
Axmed cali haruun dararamle
@alihanash9829
@alihanash9829 9 ай бұрын
Sahra siyad iyo harun dararamle
@hagaryare123
@hagaryare123 9 ай бұрын
Heesta hore shankaron ma m yusufba laqaadaya? Shacni iyo wanaag sharaf badanidaa masheekeysanaa
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 ай бұрын
sxb midna maahan waa sahra siyaad iyo dararamle aun labadaba
@BoreholeMonitoring-fv8yc
@BoreholeMonitoring-fv8yc 9 ай бұрын
​@@CarabShiikh narista waa uwada bahanay lkn sahri waynoshay
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 ай бұрын
@@BoreholeMonitoring-fv8yc ok sxb sahra xagee joogtaa hadda nairobi miyaa
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 9 ай бұрын
​@@CarabShiikhsahra siyaad waxay joogtaa Austaralia
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 ай бұрын
@@axmedsixteen8509 haa ok sxb ilaahay cimri dheer hasiiyo maamada fankii waa ka fariisatay bay ila tahay
@user-iy8jx2ci1c
@user-iy8jx2ci1c 8 ай бұрын
Sahra siyad waxay ku matalaysey xanuun xanuunkiibana ku dhacay
@cabdicasiismaxamed5772
@cabdicasiismaxamed5772 6 ай бұрын
2:37
@husseinabdille
@husseinabdille 5 ай бұрын
Soo tan maraykan daganayd oo hesaha qadeysay
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 8 ай бұрын
ragaas yaa kanool? dacar kaliyaa kanool baan umalayn.
Riwaayadii Caanka ahayd "DIRQI MAHA JACAYLKU" 🔥iyo Heesahedii Dhamaystiran
42:46
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 51 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 156 МЛН
Riwaayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKA INANKAYGA 🔥 qayb ka mid ah
54:33
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 131 М.
Sahra Ahmed   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
2:04:21
ahmed nur adan
Рет қаралды 110 М.
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 502 М.
4 Naagle maxaa ku dhacay! Cawdaan kuu jarayaa!
30:23
puntlander Soomaaliya
Рет қаралды 332 М.
Riwaayadii "Sida Maysku Qabna Mise Wan Qasana"🔥iyo Heesahedii
58:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 145 М.
Riwaayadii Caanka ahayd "GAR CADAAWE IYO CAASHAQ" 🔥iyo heesahedii
23:02
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 66 М.
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 1,3 МЛН
Waka waka #4 🤣 #shorts
0:15
Adani Family
Рет қаралды 8 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,4 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
0:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 2,1 МЛН
Bacho Ne Ye Kar Liya 😱🥲
0:13
Sunnyy Rawal
Рет қаралды 10 МЛН